Koofiyad Baraawe - Made in Somalia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Koofiyad Baraawe waxay ka mid tahay waxyaalaha soo saarkeedu ay Soomaalidu ku faantami karaan.
    Koofiyad Baraawe is a unique hat that Somalis can be proud of - Made in Somalia.

Komentáře • 85

  • @akrammubaarak3139
    @akrammubaarak3139 Před 7 lety +15

    Maashaa allah waa shaqo wanaagsan waxeey u baahnaan lahaayeen doowlad garab siiso sii loo kordhiyo wax soo saar kooda loogana faa'ideeys-to

    • @RajoSchool
      @RajoSchool Před 7 lety +1

      Mohamed Hassan Ali Akhiiiiii waad taabatay qalbigayga hadalkii ku jiray

  • @ibnabdullah3832
    @ibnabdullah3832 Před 7 lety +3

    This city has a lot to offer as well as the whole Somali country. Although there's some progress of peace and growth, the system is still corrupt and twisted. When justice and equality is a bigger priority than tribalism

  • @muminhussein4261
    @muminhussein4261 Před 6 lety +5

    Masha Allah reer barawe waadad aqoon leh iyo xirfado Alaah hausiyadio

    • @meychannel797
      @meychannel797 Před 5 lety

      Thank you walla subscribe share iyo like ta isaar channelkeyga boqo inshallah thank you

  • @ALANLEEY
    @ALANLEEY Před 7 lety +13

    I think the justice ministry should protect this people. Other tribes are robing their land blind.

  • @zizukoshk1161
    @zizukoshk1161 Před 7 lety +1

    masha allah ad Ayn ujeclahay barawe in kasto rer barawe aheyn wa magalo taarikhi ah nabad kunolada

  • @salemo12
    @salemo12 Před 7 lety +3

    bravanees people were hardworking as we know.

  • @ahmedomar2529
    @ahmedomar2529 Před 7 lety +5

    Barawe❤️

  • @abdurahman90982
    @abdurahman90982 Před 3 měsíci

    Mashallah we need more

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 Před 4 lety +1

    Waa shaqo fiican. Beautiful

  • @cabiiralive
    @cabiiralive Před 6 lety +2

    Qureysh carab haysku dhe dhejin carabtu iyagaa africa yimaadey inaguna uma yeeran tankale reer baraawena waa dad soomaaliyeed

  • @user-nt1hu3bs5b
    @user-nt1hu3bs5b Před 3 lety +1

    كيف الاسعار وكيف احصل عليها في اليمن

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus4638 Před 6 lety +4

    Mashalah ilaah ha u siyadiyo wax qabadkooda

  • @rise3987
    @rise3987 Před rokem

    Maasha allah

  • @Buurmadow
    @Buurmadow Před 7 lety +1

    Masha Allh

  • @maxamedyare562
    @maxamedyare562 Před 6 lety +1

    Masha allah

  • @mohaissemoha3573
    @mohaissemoha3573 Před 7 lety +1

    masha allah

  • @zak.886
    @zak.886 Před 5 lety +1

    what happened to the maadhibaan shoes

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 7 lety

    I really liked it so much. Guul iyo Gobanimo Allow Somaali sii.

  • @cabdisamedtayyip6993
    @cabdisamedtayyip6993 Před 7 lety +2

    MADE IN SOMALIA

    • @MK-ps2gw
      @MK-ps2gw Před 4 lety

      Cabdisamed Tayyip made in BARAWA

  • @ayanhassan8199
    @ayanhassan8199 Před 6 lety

    Masha Allah Tabarakallah

  • @noordiinshow248
    @noordiinshow248 Před 4 lety

    mashallah mashallah waxey u baxanyihi dowlada garab istaagto.

  • @beternal9611
    @beternal9611 Před 9 měsíci

    Where can we buy ine

  • @cabdullaahicalisaleebaan4912

    mash allah somali way isaku tashatay

  • @razaubaid1196
    @razaubaid1196 Před 10 měsíci

    Hii I want these caps please help me

  • @abdikadirkaskey9634
    @abdikadirkaskey9634 Před 4 lety

    mashaallah

  • @sfoomm7419
    @sfoomm7419 Před 4 lety

    Ale ha unaxariisto dadkeyga

  • @razaubaid1196
    @razaubaid1196 Před 10 měsíci

    Assalamualaikum

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 Před 6 lety

    warshad sameysa fooyayada ayaan sameynaa insha allah hargysa ka samy ayaa waxaan u bahan ahye 100 shaqaale ah dhabtii dadkan waa dad wax soo saar leh dhiiri galin ayey u bahan yahiin walahy

  • @umaraly
    @umaraly Před 7 lety

    hello fantastic I used to think only Omanis do this Kofeeyah Sawahili but it's good to know that Somali Brawavan do it also by the way there're people of the same name in Oman called Barawani does anyone knows the relationship??!!

    • @mohamedabdullahi1081
      @mohamedabdullahi1081 Před 6 lety +3

      Quraysh القرشي lol what are you talking about? The Barawe lighthouses were built by the Ajuran Sultanate long before you were even controlling Mombasa which you Omanis run away from the Portuguese and Somalis liberated Mombasa and the Zanzibar coasts from the Portuguese.

    • @kla3781
      @kla3781 Před 5 lety

      Omar Ali barawanis in oman r originally from barawa somalia as i think and all somalis wear the koufiyah not only reer barawe😊

  • @shiresharif2985
    @shiresharif2985 Před 7 lety

    good

  • @ruumahmed1355
    @ruumahmed1355 Před 7 lety

    💕

  • @calicabqaricalicabqari8242

    WAAD MAHSDSANTIHIIN dalsoor

  • @cabdiiidhussein3528
    @cabdiiidhussein3528 Před 7 lety

    aad bad u mahadsantihin bahda #dalsoortv
    isku daya inad muuqalka noo waqti dheeraysan daqiiqadaha u soconaya
    #mahadsaadiin.'

  • @cabiiralive
    @cabiiralive Před 6 lety +1

    maxaanu u bixin 10 dollar ama 5 dolar sabab maan fahmin

  • @onelovesomalioodhan1770
    @onelovesomalioodhan1770 Před 4 lety +1

    Taloow dadka ma bareen mise kaligood baa sameeya say unoqoto dhaxal

  • @malaakyakub3853
    @malaakyakub3853 Před 5 lety

    Moriyaan xalaal quutiyaal ah waaye rer paraawee dalkooda jooga ??

  • @zak.886
    @zak.886 Před 5 lety

    maxaa ku dhacay kabaha maadhibaan(cag ba cag)

  • @caddeynuur3036
    @caddeynuur3036 Před 7 lety

    wan kahely soda ad uso tabinysan barawe mahadasanidin dalsoor

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e Před 5 lety

    Barawan waa carab masar qolada cadankaka aqwan muslim

  • @daganey8163
    @daganey8163 Před 7 lety

    baraawe yaa haysto hadda dawlada mise alshabaab?

  • @meychannel797
    @meychannel797 Před 5 lety

    Mashallah walalyal subscribe ii sara, inta reer baraawe jecel channelkeyga cuno karinta soo booqda love you from baraawe
    Nandikani subscribe channel wantu wa mini

    • @mustafhaashim740
      @mustafhaashim740 Před 4 lety

      Mar&mey channel ani waa ku saara adna ii saaar subscribe like share ifka laku yahay wll mahadsanid

  • @hamzikhm6439
    @hamzikhm6439 Před 3 lety

    My life is baraawe waana jeclahay wlaahi

  • @mowlidahmed2228
    @mowlidahmed2228 Před 7 lety +1

    waan arkale kofiyadan lkn baraawe in lagu sameeyo ma umalenen

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e Před 6 lety

    Baraawe waxa kutaalo xiro weyn oo xalane mida kutaal lamid ah waxa daganaa dad gaalo waqtiga uu dhacay siyaad bare ayaa joogay amaakedana aad ayuu ufiicna hadii aankasooqado koofida ay xayeesinayan oolagaqaato wadan kasta oo joogo oday dhaqamed dadka siyaasada kujira kamid ah soomalida dagan waa mii iyo magaal aniga kuweyga waa mii waxbadan makafahmi magaalada waana kudhax ganacsanayay midfudud salida lashida laguugu keeno bilaash kana raadisid faa iido waa inlahelaa cid damiin kaa eh hehelkey ayaa kanacsi ahaa nuucyo kale unahoyda miiga habeenki aniga magalada laiigatagijiray socod dheer majeclen waxa arkay wiil xaafad xamar wada daganen wuu isoo agistaagay awal wajigaa iska naqiin waa gartay caradana waa colaad murug badan ayaa kamuqatay aniga kudhahay xaafada maadagantahay maya baabuur badan ayaanahay waxaa naga sooxirmay jidka saaan suuqa uiman waa qalqalsanahay haafadin igee inbow naftaa ayee taagantahay haween iyo caruurti dhulkaa dajinay sian yeelno magaraneyno wax dhahay magaa lada hadii aadageysan waad ubadbaadeysan afkahore kuyaha waxa kunoolaa habrkidir iskuhadalna waa tihin cididiin tuhmeysa maleh aniga dad leeygu amaaneyay ayaa dulsar ku ahay habeen haiskubixina jidkaa loogala waxmaqlaa anigoo jifo dhalin qoryo qaadato dhamso wixii haben socdo markersbshada dagta iska guura sidiayekubadbaden xirada xalane waa waqtigaa ninkii soomaliga sidaa ucabsanayay gaalada waxay keenayay soolar dukamada ayago hub haysan iskuna kalson balse naago reer matan ayaa lasocday xamarna dadka iska leh waa reer mataan xirada baraawe oo usoogurtay muqdisha meesha dadka kataliya waa reer mataan hada kahor iyagoole gudoomiyaha xamar darsa waawalanyahay dhulana kahadlayay meeshaas waaye meesha xamar ulaaban lug gaal dabagaab iyo garan kudhax socday soomalina muf iyo maf ayee iska dhigesay dadka cadcad barawaaniga kixun iyo kii fiicanba guryahad ayey kujiren mana garanen muslin iyo gaalo waxa ayihi lacagta wey igasodanan jiren marmarna anigaa geeyni jiray dhaqan kood soomali oo kala ayaa u arkayay hadana marqaati koofidii aayaa aragnaa awbaabuur wadow baabuurkaa isaar buula mareer igeey sooboodoy fitig jig

  • @TI-bw8er
    @TI-bw8er Před 7 lety

    It's sad peopel are taking are country in front of are eyes but we don't see it wow

  • @insaaniofficial
    @insaaniofficial Před 6 lety

    Subescarbe
    igu sharfa

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Koofiyadaan waxay naga soogashay sanjibaar

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 Před 5 lety

    Masha Allh

  • @zakirmohammed9662
    @zakirmohammed9662 Před 6 lety

    masha Allah

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Před rokem

    Mansha allah