Taariikhda Facaweyn ee Magaalada Baraawe | Astaan 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Taariikhda Facaweyn ee Magaalada Baraawe | Cali Cabdiraxmaan Cige | Astaan 2022

Komentáře • 38

  • @kingckfilmsvlogs3225
    @kingckfilmsvlogs3225 Před 2 lety +9

    M.a waa magoolo xeebeend oo qurux badan

  • @ismailali5080
    @ismailali5080 Před rokem +3

    Baraawe waa magaaladii aan dugsiyada Hoose/dhexe ilaa sare ku dhammeeyey 1975/1985 Allaah ha dhowro Baraawe.

  • @calimaxamedjele6346
    @calimaxamedjele6346 Před 2 lety +3

    Masha allah

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 Před 2 lety +2

    Mashallah Mahdsind Asttan TV 💐🌺🍃galab wanaagsan ..

  • @Maaher07
    @Maaher07 Před rokem +1

    Masha allah 😍

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg Před 5 měsíci

    barawe caasimada k.galbeed ❤

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Před rokem +2

    Alla mxan uxiisay barawe m.a mar uun wan tegi doonaa❤✊🥰nolaato inta nolo jirto rer baraawe

  • @foos81
    @foos81 Před 2 lety +1

    Asc marka cadeyna noo soo geli xusuusta wadanka soomaaliya qofwalbo meel buu ku dhashay kuna koray soomali soomali baa leh 💙🇸🇴🤲☝️

  • @amiiraali1355
    @amiiraali1355 Před 2 lety +2

    Woow sad uga hadasheen ayanba ladhacay magaladeda anka sojedo 🥰🥰🥰

    • @suleimanyalahow1810
      @suleimanyalahow1810 Před 2 lety

      Raali iga noqo cay igama.ahan ee warkaan ma runaa hadaa reer baraawe tihiin
      Shiikh uwees waxaa laga soo wariyay inuu dhahay
      ما سُمِّيَ براوة الّا لبخل اهلها
      BAKHIILNIMADA DADKEEDA AWGEED AA BARAAWE LOOGU BAXSHAY

    • @shukridini7667
      @shukridini7667 Před rokem

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před rokem +1

    Masha allah baraawe

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 2 lety +2

    1984 baan laba jeer tagey. Beriga Huteel la seexda may lahyn

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Před 2 lety +3

    best city in Somalia ilabax dad ah lkn tuugo ayaa udanbeesay

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Před 2 lety

    Wara ninkan wan garanya golden voice

  • @NimcoCabdi-hj2qr
    @NimcoCabdi-hj2qr Před 11 měsíci

    😍😍

  • @Mubaarakkheyraad
    @Mubaarakkheyraad Před 2 lety +1

    Asc walal Murugada allah kaaqaado oo ilahay hakaa farxiyo iga farxi oo subscribte iisaar ha ixasdin maxaa yeelay xaasid maliibaano .
    Wax yaalo aad ka faa iido aad helaysaa halkaan جزاك الله خيرا

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 Před 2 lety

      Wllo wankusaray balse iducee wanxanuusanay wllha islaamkow

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 Před 2 lety +1

    Wan jeclahay inaa tago

  • @zahroabdukhadir1718
    @zahroabdukhadir1718 Před rokem

    M.a 🥰🥰

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před 2 lety +1

    Sinsibaar maxaa waYe igu so basa jwbta

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před rokem

    Talyaabi sadex boqol oo sano ka hor maba joogin dhulka somalida iyo geeska afrika

    • @dahabizizy
      @dahabizizy Před rokem

      Ya waxs kugu aqriyay opone ama hafun zeilac iyo mogadisho magaloyin is xukumay ahyen waqtigi giriiga iyo faracinta ma jini ba kunola

  • @husseinofficilchanel1616

    Next marko kasoo dhig

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63

    Baraawe yaa daga wll

  • @amanomar804
    @amanomar804 Před 2 lety

    Codka somaha c/rahman cige

    • @k7idr
      @k7idr Před 2 lety

      haa cali weeye

  • @calimaxamedjele6346
    @calimaxamedjele6346 Před 2 lety

    Barawe waa dagmadii aan ku dhashay

  • @yahyemohamed9128
    @yahyemohamed9128 Před rokem

    Barawe opuffar

  • @umusafiya1086
    @umusafiya1086 Před rokem

    Masha allah baraawe