Sidee Shacabka Muqdisho U Arkaan Heshiiska Soomaaliya Iyo Soomaaliland Wada Galeen?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 51

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 8 měsíci +5

    Reer xamar qalbi nadiif waad ku caan bahdeen

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 Před 8 měsíci +2

    CiyaaaL xamarr qalpiGoodu waa saafi wllHi ❤🥺

  • @xareedsports2856
    @xareedsports2856 Před 8 měsíci +2

    Wad Riyonaysaan Shacabka somalilind ma ogola midnimo

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 Před 8 měsíci +1

    Umada somaliyeed midnimo iyo guul baan urajaynayaa

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 Před 8 měsíci +6

    Waxay rabaan cashuurtii Berbera ay wax ku baran jireen
    Somaliland kuu soo noqon mayso

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 Před 8 měsíci

      Taas adi cid ka baryayso maleh.

    • @nuraali5514
      @nuraali5514 Před 8 měsíci +1

      Walaal macaan, waxaannu nahay dad wada dhashay. Canshuur ma rabno. Qof kastaba, gobolkiisa isaga ayaa u xor ah.
      ❤️Somaliland❤️
      // Hooyo soomaaliyeed

  • @-ed5qt
    @-ed5qt Před 7 měsíci +1

    Somalida waxaa lagu yaqiinay dad qalbi wanaagsan ee wlakis wax la qaynsada lkn dadkan Walige ma arag dad ka cudqad badan somaliand wan jacelnhay walalaheen somliand

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Před 8 měsíci +5

    Jamuuriyada barakaysan ee somaliland dib uuma soo noqonayso ee HA LA KALA FAATAXAYSTO SOLALIYANA SHAQO BADANBAA U TAALEE DALKOODA SOMALIA HA MIDEEYAAN WAAYO TUULADA GAALKACAYO AYAY SOMALIYA MIDAYN KARI WAYDAY.GUUL JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 8 měsíci

      Abagaadhe warkiisa lama rabo, jeegaanta dadkaan maxaabiista u ah waa laga xorayn

    • @abdiabukar379
      @abdiabukar379 Před 8 měsíci

      Oog iyo Guumays hada Gaalkacyo ayaaba dhaantee 😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 8 měsíci

      @@beerkaaicadaaday2057 nacnaci jeerin bay ku hadhay iska hadlaw ina igare

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 8 měsíci +1

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 8 měsíci +2

    kii dhulbahante maantay run u gooeen marka horeba bukaan socodbay ahaayeen !!!!! waxay darood xaabo uga dhigteen dhulbahante inay wadahada somaliland /somalia kursiga dhan ka fadhiistaan lakiin waxaa loo sheegay in dumarka iyo caruurta uga danbeeyaan talada odayga ama kii hore muse bixi ama kani maanta ee xassan sheeikh !!!!!!!!! ahahahahahahahahah qaran iyo qabiil meel ma wada maraan ee radioga kala socda ciyaartowda samaale ..... from saylac

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Před 8 měsíci +1

    sidee isku fahmayan wiilka 35 jira ama 40 ka een wali is arag sey dawlad u wada lahanayan kuwii 1960 baa heshin waye en qabyalad iyo colaad midna marin waxa fcn intan xaga xasidka laga firin in si caqliyana lo fikiro 5 somali 🇸🇴 la heli maye o jabuuti watas o midnimo uma so socoto kuwa kalana gumaysi babay ku jiran marka 2 isku mustaqbal segay inay kala gadhan wlhi Somali o dhan bay dan u tahay insha allah guul kolay somalia iska hadhi somaliland la marsiin mayo midnimokale 💪🏼🙏🏾❤️

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před 8 měsíci

      Aad iyo aad wll waa runtaa

    • @Puntland1
      @Puntland1 Před 8 měsíci

      Aqoon daro ba ku haysa " British Somaliland" ma waxad utaqana damac ISAAQ? Away Qabiladi Somaliyeed oo kale? Mida kale Hadi Qabiil rabo Inu Qaran noqdo maxa udiiday? Isaaq ma Qabilada kale bu wax dheer yahay?

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 7 měsíci

      @@Puntland1 sidaad somaliland u xaasidaysen bad wada land iyo gobolo iska dhigten dalkiini an faido u lahayin ka dhigten qabiilkana muqdisho saw wabiil malaha oo hawiye maha wana dawldii waxba haka jaluusin hargeisa ee 1960 ay calanka laga tagayay mala dhhay wa qabiil cuqdad ba ku haysa biritsh somaliland ninkii ah ee ogol wa leeyy kii diidana lagu qasbi mayo ee hayska tago viva somaliland cadawgeesu ha jabo

  • @Abokorhazzan100
    @Abokorhazzan100 Před 7 měsíci +1

    Qiiro jabaanta igadaaya hoyadiin iyo irirsamale haad iguso gabanaysaan wase lagama yaabo midnimo inay dhacdo aduunkan idinku neceb nahay

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 8 měsíci

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI karaan.

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g Před 8 měsíci

      What about Bosaso port, Mogadishu and Kismayo? Why do you care Berbera?

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch Před 8 měsíci +1

    Waar waad riyoonayeysaane waxa layisku soon qol yaamajiro

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 8 měsíci

    Saxaarahaa Hargeeysa ku fiican yihiin in lagu haayo.😊

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před 8 měsíci

      Ciilan iska cilanoow weliga

    • @user-gz7zs8rs9g
      @user-gz7zs8rs9g Před 7 měsíci

      Saxaraha maxad uga hadhi ladahay peenala uurkaga peen ka sheegtay haday saxara tahay maxad uga ladi ladahay Hooyadeed anaga wasna soomaaliya caqligi dameeraha idinku jira nacala idinku yaala midaw

  • @najmacudoon6206
    @najmacudoon6206 Před 8 měsíci +1

    fadlan somalia wa mid Qur ah fowda maye

  • @user-in2td1yk1e
    @user-in2td1yk1e Před 6 měsíci

    Idin marabno

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před 8 měsíci +1

    Qofka mumuka ah godd laba jeer Lagan wada qaniin ee iska ilaawa .

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 Před 8 měsíci

      Adiga cid kale tashaney maleh midas, Muuse masuul idinka ah🤫🤫🤫🤐🤐🤐

    • @nuraali5514
      @nuraali5514 Před 8 měsíci

      Fidnada jooji Cumar Mohamed 2412.

    • @HayatMawliid-px5uu
      @HayatMawliid-px5uu Před 8 měsíci +1

      ​@@cumarmohamed2412😂😂😂kalay somaliland Ana ku tusaya inuu muuse noo taliyo iyo inkle bajunyay😂

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před 8 měsíci +2

    Reer xamar iyagoo sojeeda ay riyoonayaan midnimo dhimatay ay ku dhagan yihiin musana kalidii ayuu tagi xamar

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 Před 8 měsíci +1

      Adiga taas cid ka wareysaney malehe ee afkaada xero 🤫🤫🤫🤫🤐🤐🤐🤐

    • @maxamedsiciid8390
      @maxamedsiciid8390 Před 8 měsíci +1

      @@cumarmohamed2412 raganimadii aan afwayne iyo faqashtisi kuburburiyay wali waankeeyahay mana dhacayso sangadhuudhi mardanbe ciidayada imankaraa

    • @nuraali5514
      @nuraali5514 Před 8 měsíci

      DNA, iska qaad, markaas ayaad arki doontaa in aad Muqdisho walaal la tahay.

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 Před 8 měsíci +1

      @@maxamedsiciid8390
      Siyad bare Somali qabiil walbo leh aya ladagashy oo ridy, Muuse oo SNM hogamiye ka ahay aya manta idin mataloyo marka dadkada gees ka raac, hadi kale SSC Khatumo kuso xireyso 🤫🤫🤫🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maxamedsiciid8390
      @maxamedsiciid8390 Před 8 měsíci +1

      @@nuraali5514 xamar waxaa kunol dadkii talyanigu wabiga kaga talaabi jiray ubadkodii oo aan jacayl lagu korin waayo aabihi talyanibaa tunka kafuli jiray lsku dhaqan manihin isku afmanihin isku fikina manihin

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 8 měsíci

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před 8 měsíci

      Maxa kaa galay

    • @user-gz7zs8rs9g
      @user-gz7zs8rs9g Před 7 měsíci

      Ha no jajabnadan walee katahay ilaa qiyaamaha waa ino sidaa. Dagaal kii 1988 mid ka xun ayaa inakala dhex mari doona oo soomali lagu waayo insha allah

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Před 7 měsíci

    Laba kala batiday kala war la aa 😂😂😂

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Před 7 měsíci

    Riyo ayaad ku jirtaane toosa

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur5072 Před 8 měsíci

    😂

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka Před 8 měsíci

    Wadahadalada laguqabanayo meelakaleh. Waxay ilatahay in laguqabto hargeysa ama xamar