War naxdin leh: GROUP 5 USA niyadda ayay naga jabiyeen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @Ali34388
    @Ali34388 Před 8 měsíci +1

    Inshallah khayr walaal mahadsanid 👍

  • @muhanadboi5482
    @muhanadboi5482 Před 9 měsíci +3

    alle hano rumeyo riyoyinkena , ❤️

  • @maxamedbile2992
    @maxamedbile2992 Před 9 měsíci

    Thanks for everything and notification that be will great news about American

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 9 měsíci +1

    Adeer Xanun majiro araaaqada qof kasta loo qoray meshiisa ayay ugu iman.
    No worry wadanka hada hubkii wa lo fasaxay dayntiina laga dhaafay.
    Somalia ayaa noqon baraaqo soo ran Inshalah

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Před 9 měsíci +7

    Allah ayaaa Arzaaqad badan wadankeena nagu siin insha ALLAH

  • @user-dq6ec4ki2z
    @user-dq6ec4ki2z Před 8 měsíci

    Mahadsanid wllkey shaciye

  • @mariemjama
    @mariemjama Před 9 měsíci +24

    USA miyaa sidaas dhan loogu murugoonaya sidiii in aan janadii weynay😂

  • @milestonerose8982
    @milestonerose8982 Před 9 měsíci +4

    warkii iigu murugada badnaa 2023 😭😭😭

  • @puremaths2444
    @puremaths2444 Před 8 měsíci +1

    Sharuudahas oo dhan wan buuxiye lakin kuwa iqadi lahayen oo ila dhahsen waa xasidin 😢

    • @cxakiinaxmed2305
      @cxakiinaxmed2305 Před 8 měsíci

      Wllhi wll Bila adinka Oo Dhan A sidaas ah Kuwa kula dhashe Oo kaliya ma ahan

  • @SAAID-if3bn
    @SAAID-if3bn Před 3 měsíci

    5 guruub ugu danbayn b 5 Mey 2024
    Gi aanka 5gurjb

  • @JamilaOsman-lc8bn
    @JamilaOsman-lc8bn Před 9 měsíci +3

    16 Sano Ayaan qaxonti joognay Montana waa Mahad alle

  • @user-bu4qg9if6s
    @user-bu4qg9if6s Před 9 měsíci +3

    Qof Register kiisa sanada 2018 ahaa lkn card kiisa wax kabadal September 30keeda kadib wax sameyn miyoo kuyelanaa update greyntaas sxb

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 Před 9 měsíci

    Thanks masuul

  • @homesports8346
    @homesports8346 Před 9 měsíci +10

    walahi umada waxan ushegaa maskaxdiina waxan kasara dibada ayan tagaa nafsada ayan horumar garsiina hadad iska dhac dhacsisaan wad ka dhimateen maskaxiyan ahaan adigoo africa ama wadan muslim ah aad jogdo ayad wax walbo hurumar ah sameen kartaa hewal america ama canada ayuu jogaa aniga neh waan tahaa somaliyee waxaasi iska dayaa sxb shaciye adiga neh walalo umada maskaxdooda haku ciyaarin wax waxtar ah usoo keen dhalin yarada

  • @abokortomi4072
    @abokortomi4072 Před 9 měsíci

    Zhp wadanka ugu wacan yurub nala wadaag

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před 9 měsíci +3

    Uganda card refuge hadaad haysato kwrn Uganda kuma jiran mala dhahy

  • @rowdajamal6673
    @rowdajamal6673 Před 9 měsíci

    Ilaahay baa wax ka fiican na siinaya.

  • @AhmadMaanka
    @AhmadMaanka Před 9 měsíci +5

    Shaaciyow sxp group 5ka face twoga hadu so boxo ilaaa inte qadane ina ku baxdo

    • @ayanadow742
      @ayanadow742 Před 9 měsíci

      @@Xaadle-iq8flreally who said that I heard it will take 3 months

    • @ahmeddakir9262
      @ahmeddakir9262 Před 9 měsíci

      Marka dadka huu dacwoonaya la yidhaa dad waad soo qaadi kartaan oo iyaga hawshoodu dhamaato ,ayuu qofka qaxootiga jooga hawshiisu bilaabmaysaa mudo badan ayayna qaadan kartaa (waxaan filaa ugu yaraan 1sano)

  • @rzackyt
    @rzackyt Před 8 měsíci

    Wcs shaaciye macaleesh

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi Před 9 měsíci

    Really appreciate

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 Před 9 měsíci

    Aad iyo aad bro

  • @shugriyasin3679
    @shugriyasin3679 Před 9 měsíci

    Ok khayr allah kadhigo

  • @halalinvestment8639
    @halalinvestment8639 Před 9 měsíci +1

    Horta welcome corp maxu ahay please qasab miyaa in u quf ku jogo usa

  • @puremaths2444
    @puremaths2444 Před 8 měsíci

    Is there link for those conditions, i want to share them with someone

  • @QadarfanaxQadarcade-nf4gg
    @QadarfanaxQadarcade-nf4gg Před 8 měsíci

    Sax aniga kow ah

  • @team27112
    @team27112 Před 9 měsíci +5

    Waan heystaa awey hee qof iwadaayo malahan 😢

  • @GaabsheKoke
    @GaabsheKoke Před 9 měsíci

    Shaaciye wan Ku salamay marka hore walaal ee waxaan rabaa inaa ifahansiiso Ka waran hadan qaxooti Ku ahay south Africa lkn kuwa kale ee yuganda joogaan madaama hadan aado ugunda aan qaxooti Ka aheen September Ka hor aan heestaa qaxooti south africa

  • @omshorts2
    @omshorts2 Před 9 měsíci +1

    Bro wa haystaa ani kaarka waxaana haystaa mudo 20 sani kudhaw so sanadkii hore2022 tarakob lasameyay 20 Sana jir waxana qafka loogu goynayay kaarka 21 year Marka sida hada shegtay 18 year waka wayn yahay kaar yar oo ISA leyahay laakin xafadana kama go'in family dhan waxa rabaa kaligay ina socdo ? Isoojawab su'aasha bro thanks

  • @abdiwahidmahamed1
    @abdiwahidmahamed1 Před 9 měsíci +1

    Asc walal shaaciye waan kusalamay walala iso jawaab ado rali ah aniga waxa la idiwaan galiyay bishi june 6 lkn kaarka waxam qaatay bishii november

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 9 měsíci

    Ustaad Aniga ilaa 2022 waa kula socday su aalna waligaa ima.aadan soo jawaabin tan iga jawaab hada ustaad aniga 2017 ayaan Ethiopia refugee kubiiray marka dadayda 18 way ka yarayd lkn hada waan ka waynahay 20 dhaafay marka dadii hore uun may xisaab sanayaan oo walid layga baahanyahay mise waa okay arinta 😢?

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx Před 9 měsíci +1

    Zhp waxaan is ragistergareyay bishi 4aad ee sanadkan 2023 walina cardki maan qaadan sidoo kale waxa xogtaydi update lagu sameeyay bishan 10 aad oo wax lay saxay marka maka faaidaysan karaa zhp please

  • @salaadcumar1384
    @salaadcumar1384 Před 6 měsíci

    Asc

  • @user-xq3cb9sg5k
    @user-xq3cb9sg5k Před 9 měsíci +1

    Me

  • @mohamedabdulaahi6512
    @mohamedabdulaahi6512 Před 8 měsíci

    Markii la i soo xumeeyo meel aan u laabto waa heestaa

  • @mr_wadn6660
    @mr_wadn6660 Před 9 měsíci

    Wll waxaan ku waydiinayaa hadii family ayjoogaan kenya kuna jiraan qaxootiga kaakuuma
    Ma isku midbaa inaan ku biiro iyo inaan kaar cusub jarto
    Fadlan iisoo jawaab✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️

  • @rooplejr_1058
    @rooplejr_1058 Před 9 měsíci +1

    Zxp ma kuwa Dawladu soo qaadaysaa mise Kuwa Qofku soo qaadyo Face2 Hadii aan rabo inuu Qof i keeno balse aanan weli qaadan Card_ka Qaxoontiga Miyuu Qodabka 4-aad igu keenayaa Caqabad?

    • @kikiki1189
      @kikiki1189 Před 9 měsíci

      Face 2 waaye, waa inaad diiwaan gashaneed intaa lagaarin September 30keedii

    • @AbdurahmanPanda
      @AbdurahmanPanda Před 9 měsíci

      Whtsup aan iska soo qabo ugz i

    • @abdirahmansuleiman3675
      @abdirahmansuleiman3675 Před 9 měsíci

      @@kikiki1189Feb 2023 baan is diiwaan galiyay Lkn kaar ma heysto marka G5 maxaan ku xareysanayaa?

    • @zaynosman5162
      @zaynosman5162 Před 8 měsíci

      ​wali registration-ka kampala ma socota?@@kikiki1189

  • @ramloramlo8332
    @ramloramlo8332 Před 9 měsíci

    Alx🤲

  • @abdirahmanabdirizak4367
    @abdirahmanabdirizak4367 Před 9 měsíci +1

    War sxb shaaciyo kaarkayga waxaa iigu qoran inaan soogalay qaxootiga bisha9aad 15 keeda lkn cardku waxaa sidoo kale ku qoran soo bixitaankiisu inuu ahaa bishii 10aad 13keeda ,ee iiga soo jawaab please sxb

  • @C.RONALD-s4e
    @C.RONALD-s4e Před 9 měsíci

    Goorma ayuu furmaya wllo

  • @husseinmohamed439
    @husseinmohamed439 Před 9 měsíci +1

    Hada ma la ii xareyn kara cardka waan haysta

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Před 9 měsíci +1

    Waa qodob xun lkn la filayay anuu waxaan islahaa inay odhani jan 19 2023 wixii ka horeeyay ayaa kaliya ka faaidaysan kara hada 9bilood oo fursada ayay siiyeenba dadka cusub

  • @HamzaMohamed-qh3xn
    @HamzaMohamed-qh3xn Před 9 měsíci

    Asc wll waxan ku weydina 4 sano kahor ayan qaxatii ku ahay maleysia hada na ma jokii karka na qaxoti naa iga dhumay somali ayan jogaa maxan samey karaa hada wll igu so jwb

  • @user-fs1im6em7g
    @user-fs1im6em7g Před 9 měsíci +1

    Salimseekar ayaan heystaa maka faaiseysan karaa

  • @abdullahiibrahimyuusuf7264
    @abdullahiibrahimyuusuf7264 Před 9 měsíci

    Canada g5 xog nagasiii sxp

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 Před 9 měsíci

    Shaaciye sxb waxaad ka soo hadashaa dv lottery 2023 meesha xaaladiisu marayso

  • @AbdirashiidMohamed-ty6ww
    @AbdirashiidMohamed-ty6ww Před 9 měsíci

    Dadkii dv lottery ku guulaystay ma xaraysan karaan ama ma codsan karaan
    Macalin 🙏

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge Před 6 měsíci

    Shaaciyeone show waxaad nooga warantaa dadka Yemen jooga ee haysta kaarar qaxooti 10 sano iyo wax ka badan hadana aan loo ogolaan in ay qayb ka noqdaan group 5 ka wax raja ah.maleeyihiin maadaama aan maqalnay in laga reebay iyaga

  • @user-vq4fs9xz2b
    @user-vq4fs9xz2b Před 9 měsíci +3

    hada ma xareysan karaa mala furey

  • @zakariyeyusuf3239
    @zakariyeyusuf3239 Před 9 měsíci

    Shaaciye sxp ma waxa muhiim aha xiliga aad is registered oo xogtada lo gudbiye UNCHR mise cardka so qadataye
    Aniga bishi February ayan is registered waxan hytsa asylum cardkina wn sugay ma ka faaidaysn kara sxp

  • @MohamedAhmed-qs8zr
    @MohamedAhmed-qs8zr Před 9 měsíci

    😭😭😭😭

  • @xudayfiyamamapoi9140
    @xudayfiyamamapoi9140 Před 9 měsíci

    Dacwada hooyda ilmaheeda seekukeeni kartaa

  • @xudayfiyamamapoi9140
    @xudayfiyamamapoi9140 Před 9 měsíci

    Macalin kasohadaal hoyada ilmaheda sekukeni kartaa Africa

  • @mngames514
    @mngames514 Před 9 měsíci

    Nio qofkii Salim uganda Heston maxaa tal ah

  • @maxamed2966
    @maxamed2966 Před 9 měsíci

    Link meeyey aad soo xigatay

  • @osmancumar5895
    @osmancumar5895 Před 9 měsíci

    18 hadaan ahay side ayay .hooyo /abo iraaci kara

  • @xafsaahmed2285
    @xafsaahmed2285 Před 9 měsíci

    😭😭😭 sorry 😢

  • @OthmanRazhid
    @OthmanRazhid Před 9 měsíci

    Hhh wlhi wa funny...😂😂

  • @user-fi3yf6hs6e
    @user-fi3yf6hs6e Před 9 měsíci

    Kwrn qofka darbiga somaray maxkamadana ku gulaytay oo la aqbalay trump haduu solabto maxuu dhihi karaa taarxiil ahaan??

  • @QadarfanaxQadarcade-nf4gg
    @QadarfanaxQadarcade-nf4gg Před 8 měsíci

    Sac anoga kow ka ah

  • @mahamedmire4533
    @mahamedmire4533 Před 8 měsíci

    Dadka haysta asylum Seeker Certificate ma xaraysan karaa five group ka mareenkanka.

  • @rowdajamal6673
    @rowdajamal6673 Před 9 měsíci

    Qaxootiga Turkiga jooga in laga reebay ku dar.

  • @user-qk7gj8rd1x
    @user-qk7gj8rd1x Před 9 měsíci

    😢😢😢😢

  • @TUREV____OD3
    @TUREV____OD3 Před 9 měsíci

    5 group waxaas qiyali weye waaxabarta USA daad aya dhistey 😅

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg Před 9 měsíci +1

    😂😂😂😂 .markiisa hore ma rabin inan America tago😂

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Před 9 měsíci

    Anaa feb adi mana kala jecli yaan ubadalaa😂

  • @Sports12684
    @Sports12684 Před 9 měsíci +1

    😂😂😂 aBti usa mrkan u oyayo ma jandi ba lagu shegay we u hdlysa wx wyn ban modye qiirdan nagala tag

  • @user-fi3yf6hs6e
    @user-fi3yf6hs6e Před 9 měsíci

    Kwrn qofka darbiga somaray maxkamadana ku gulaytay oo la aqbalay trump haduu solabto maxuu dhihi karaa taarxiil ahaan?? 4

  • @user-xq3cb9sg5k
    @user-xq3cb9sg5k Před 9 měsíci

    Waan garaty

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Před 9 měsíci

    Hadaa faraxsanaan lahayd wajigaaga saan maka duwanaan lahaa sxb.?
    Dhul Gaalo maxaa yaala ood dadka inay janno imaanayaan uga dhigaysaa wll?
    Hubaal in Khasaare badan laga qaaday

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 Před 9 měsíci

    Waar see no galeen inkasto kadka lay diwan geshy xili hore an helyna in january 2023

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally Před 9 měsíci

    Ka wrn qofka qoxoonti hore ku jirey ee ka tagey hadna wadan kle qaxoonti ka galey muu qabanya qodabkasi waayo wadanka danbe waxn Iska dhibey October
    Balse hore 4yrs ayan qaxoonti ahaa

  • @user-mv7nf1uu5j
    @user-mv7nf1uu5j Před 9 měsíci +1

    Mashllaah 😂

  • @abdulmajidabdiii9326
    @abdulmajidabdiii9326 Před 9 měsíci

    Shaciyow please Midan igasojawab sanadkan 2023 Bishi February ayan process kaarka qaxotiga maray Uganda Lkn wali kaarki mahelin Makafaidesan kara hadan hada kadib kaarka qaato

    • @saidsms8488
      @saidsms8488 Před 9 měsíci

      Websiteka rasmiga ah soo akhri kama faa’ideysan kartid

    • @abdulmajidabdiii9326
      @abdulmajidabdiii9326 Před 9 měsíci

      @@saidsms8488 siden ugafaideysan karin kaararkas marhore sobexen bro Lkn unhcr iskahesato maaqano maa muqalasin lacag kudonayo maogi

  • @ifrahhasan341
    @ifrahhasan341 Před 9 měsíci

    Hhhhhhh❤❤

  • @user-ug8fo4lq9h
    @user-ug8fo4lq9h Před 9 měsíci

    Kkkkk

  • @ogaazkareerserar2585
    @ogaazkareerserar2585 Před 9 měsíci

    Asylum seeker Please kaso hadal Shaaciye before march qatay bro

    • @amiirofficial4318
      @amiirofficial4318 Před 9 měsíci

      Zxp qoraalka aqri mrka hdi laga diwaan geliye wadanka aa joogtid aadna asylum heesatid waad xareesan kartaa

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 Před 9 měsíci

    AAN KU SAXO WALAAL WAXAAD DAHDAY WAN MURUGEYSANAHY OO MA FARAXSANI
    MAXAAD SIDAAS ISUGU MURJINEE HADII UU QOFKU WAAYAYEY AMERICA 🇺🇸 AADITAANKEEDA MA JANADII ALLE AYUU WAAYAY
    MARKA CULEYS HA U YEELIN ARINTA
    UMADA SO ALIYEED ALLE HA U Djiyo wadankooda

  • @user-he5oi6up8f
    @user-he5oi6up8f Před 9 měsíci

    Nala a sosodocdsii I.a

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 Před 9 měsíci

    Imisa dad badan mudo dheer qaxooti ahaa qaarkood baahiyo gaara qabaan oo sugayay kuwaas haday kafaiidaystan waa farxad

  • @xudayfiyamamapoi9140
    @xudayfiyamamapoi9140 Před 9 měsíci

    Macalin sida laisugu dacwoodo kasoohadal

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před 9 měsíci

    Sorry aad baan uga xumahay runtii halkaas qodob💔🤦‍♂️😪

  • @Fardowsoabdulaahiilmi
    @Fardowsoabdulaahiilmi Před 9 měsíci

    Ani qalbiga bash karkaqaxotiga wali maqadan G5 aderkey idhahay wakuwada karka qaxotiga mahesto October imaday kampala karka mafurno maxa ixala marka😢

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 Před 9 měsíci

    Inaan hal qof wax ka badan loo dacwoon karin ama family isku qoys ah.micneeyeya bal.
    Family maxay ka wadaan?.
    Ma walaalo uunbaa loola jeedaa.

  • @yahyexidig7537
    @yahyexidig7537 Před 9 měsíci

    Lotery gii canda kasoo hadal muu furmay

  • @anasxasanAnas-qm4dm
    @anasxasanAnas-qm4dm Před 9 měsíci

    bro karka 5bilood iyo bar kahor an qaxotiga Ethiopia iska diwan geliyay lkn karku ima iman pro

    • @shuraxbiil1
      @shuraxbiil1 Před 9 měsíci

      Waad ka qeyb gali kartaa waa caadi

    • @barkhadhasan1870
      @barkhadhasan1870 Před 9 měsíci

      Anigu kula midbaan ahy september 14 keedii baan il register gareeyey lkn weli cardkii maan helin

    • @zaynosman5162
      @zaynosman5162 Před 8 měsíci

      Isdiwaan galinta kampala wali ma socota sxb?​@@barkhadhasan1870

  • @abullomar8085
    @abullomar8085 Před 9 měsíci

    Runti waa arin naxdin 😢😢

  • @rodaali1179
    @rodaali1179 Před 8 měsíci

    Hubal waa Naga jabiyeen
    Tasba waxa ka daran dadka turkiga mudo badan qaxoonti ku aha oo isna laga saray hawada sorry

  • @abdirahmansuleiman3675
    @abdirahmansuleiman3675 Před 9 měsíci

    Feb 2023 baan is diiwan galiyay kaarkana wali ma helin hadiiba aan G5 xareysan karo oo inaa is registered gareeyay kaliya la iga rabo maxaan ku xareysanayaa G5 kaar ma heystee mise asylum seekerka baan ku xareysan karaa ii soo jaaaab Bro

    • @zakariyeyusuf3239
      @zakariyeyusuf3239 Před 9 měsíci

      Isku mid nahaye sxp anigaba bisha February ayan is registered asylum ayan haya cardkina ma
      Hyo sxp

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 9 měsíci

    Ustaad Aniga ilaa 2022 waa kula socday su aalna waligaa ima.aadan soo jawaabin tan iga jawaab hada ustaad aniga 2017 ayaan Ethiopia refugee kubiiray marka dadayda 18 way ka yarayd lkn hada waan ka waynahay 20 dhaafay marka dadii hore uun may xisaab sanayaan oo walid layga baahanyahay mise waa okay arinta 😢?

    • @ayuphaji5942
      @ayuphaji5942 Před 8 měsíci

      Hadda ayaa laga hadlayaa qof qaangaara ayaa tahay waalidna lagaagama baahna

  • @xamdiaxmed651
    @xamdiaxmed651 Před 9 měsíci

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-fi3yf6hs6e
    @user-fi3yf6hs6e Před 9 měsíci

    Kwrn qofka darbiga somaray maxkamadana ku gulaytay oo la aqbalay trump haduu solabto maxuu dhihi karaa taarxiil ahaan??