Markabka ay Haystaan Xuuthiyiinta Yemen.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 21

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Před 7 měsíci +2

    😮nimankaan magaceyga. Xoote wata alaha guuleeyo
    Waa xaq I dirir

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Před 7 měsíci +2

    Guuuuuul Yémen 🇾🇪 brother

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c Před 7 měsíci +2

    Juuuus ragaa Allaha ☝️
    Is garab taago in shaa Allaah ☝️
    Guulaysta 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Před 7 měsíci +2

    Somaliland iyo itoobiya ilaahey mooyee cidna waxba kama qaadi karto somaliya waa xaasidiin hadey somaliland xukumaan car ha yimaadaan somaliland iyo itoobiya guul forever insha allah❤❤❤❤❤❤

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 Před 7 měsíci +2

    Xuutiyiinta guul gaalo jabiya falastiinba garabkeeda ahaada illaahay ayaa idinlaji guuuuuuuuuul waal xuuti

  • @QaaliKeynadiid-rx1bv
    @QaaliKeynadiid-rx1bv Před 7 měsíci +2

    Yuhuuda ayay ku xidhantahay furitaanka marinkan maxaa yeelay xaq ma,aha yuhuudu inay xasuuq argagixisanamo falastiin kawadaan iyagoo si nabad ah umaraya meel kasta oodunida kamida

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 7 měsíci

    👋 Weriye Iimaan &Xuseen bare Aden.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 7 měsíci

    Xutiyinta waa geesiyayaal

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 7 měsíci

    Wacawaan hada intan iyadonmarkabka waxgarin balagudul dilikara cadawgodu fursadkuhelikara maxaykawadan sidan

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw

    Waaba hadaan udalxiis tago hal gantaal hadii loo dhiibo ka waran 😂😂😂😂

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse Před 7 měsíci

      😅waa runtaa laakin Yemen 🇾🇪 ma ahan dad cabsado la soco

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v Před 7 měsíci

    War xumad iyo doqonimada .wariyayasha voa.
    Dil ayay istahilan 😂😂.shaqalah voa waa daalimin dhiigoodu waa xalaal

  • @RidwaanCabdiwaaxid
    @RidwaanCabdiwaaxid Před 7 měsíci

    Wararka cusub soo gudbiya waad fashilanteene

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 Před 7 měsíci

    VOA RUN ahaantii indinku waxa aad u shaqeyneysaan wadanka in giriiska!
    Ingiriiskuna ma ogala in la faafiyo Gaalada jabkeeda
    Muuqaalka mar hore ayuu ahaa

  • @GaneyCabdi
    @GaneyCabdi Před 7 měsíci

    Ciilan

  • @afrodiamond143
    @afrodiamond143 Před 7 měsíci

    Mashallah

  • @user-ok6sm6sz8x
    @user-ok6sm6sz8x Před 7 měsíci

    Aqlixumada iyo xumaanta maraykanku waataas wuxuu aqbalilaaya ay in dagaalka gaza lajoojiyo in cunaqabataynta lagaqaado reer gaza iraaiilla aan lalahadal maraykanka musiibo hakudhacdo isaga ayaa israaiil dabafadhifa

  • @GaneyCabdi
    @GaneyCabdi Před 7 měsíci

    Ciilan