Qisso aad u xanuunbadan Boqor Gaaloobay Sh Xassaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 09. 2021

Komentáře • 113

  • @abuwali1546
    @abuwali1546 Před 2 lety +23

    Masha Allahu qisadaan qiso iiga qiimo badan ma maqal oday-na waa ahay.

    • @adamdhible5704
      @adamdhible5704 Před 2 lety +1

      Ma is weydiisey waxa loo diidey in kastuumo laga hoos gashado marada ixraamka?

  • @user-sv3tq6bn8k
    @user-sv3tq6bn8k Před 5 měsíci

    والله هذا الشيخ الصغير حافظ❤😢 والله انسي كل ما حفظت ياربي اجعل عندي ذاكرةً قويه❤

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před 2 lety +9

    Allah ha Xifdiyo Sh Xassaan Xuseyn waxbadan baa kaa faaidaysty run ahaantii Allah khyr haku siiyo

  • @siyatyussuf2724
    @siyatyussuf2724 Před rokem +6

    It is really a good historical story and based on knowledge too manshaalah

  • @abdullahigass4170
    @abdullahigass4170 Před 2 lety +11

    لا إله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم يا رب لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك

  • @dr.khadarmohameddaud6993
    @dr.khadarmohameddaud6993 Před 2 lety +13

    غفر الله ذنبك يا شيخنا الحبيب

  • @cabdicasiisismaaciil4517

    ماشاء الله تبارك الله شيخ حسن

  • @maxamuudxasan8334
    @maxamuudxasan8334 Před 2 lety +9

    Maansha allah sheekh xasaan

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 4 měsíci

    Allaahu Akbar. Alxamdulillaahi Rabbil Caalamiin.
    الحمدلله على نعمة الإسلام وكفا بها نعمة.
    Akhayaarey waxaa Cad in Hanuunku Ilaahay swt leeyahay oo uu yahay Nimco wayn oo Allaah swt bixiyo..Akbaru Nicmah waa Islaamnimo ☪️ ♥️ mashaa Allaah.
    Ninkii Boqorka ahaa isagoo Shaleysan oo inuu Gardaran yahay Qiraaya oo ay uhaboonayd inuu Cafis kadalbado ninkii uu dharbaaxadda kudhuftay ama uu aqbalo in laga aarguto ayuu Diintii iyo dadkiisiiba jaanta urogayo isaga dhexbaxay Subxaanallaah taagaasna waa shalaytoonayaa 😢 kasii daran sidii buu kudhintay. Midda kale in oo Cashir ah waxaa weeye in wadaadki uu cafiyo isagoo laga dalban oo markuu arko siduu ninkaan Boqorka isyeelaayo uu dhaho Bes khalaas Anigaa Cafiyay. Allaha swt hanagu toosiyo Towfiiqda

  • @madiinaaxmed9610
    @madiinaaxmed9610 Před 2 lety +6

    Masha allah 💖

  • @maxamedmuslimgaalnimodiiis824

    ALLAAH TABAARAKA ALLAAH DIINTU MACAANAA ADUUNYO & AAQIRANE KALA FIICAN KALANA WEYN, KALANA QIIMO & QAAYO BADAN.

  • @amalali6668
    @amalali6668 Před rokem

    Jasakallaahu khair wacdi
    khaira dawany dhageesenay alhamdulilaah

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 Před 2 lety +4

    Kibir ma fiicno subxanallah, jazak Allah sheekh

  • @binshinaahussein1726
    @binshinaahussein1726 Před 2 lety +11

    ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء وحفظك الله

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +1

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 Před 2 lety +1

    Masha Allah jazaka Allah

  • @abdiazizaliissa9286
    @abdiazizaliissa9286 Před 2 lety +1

    Jazakallah shekhana

  • @adnaanlove4336
    @adnaanlove4336 Před 2 lety

    Subhanllah ilaaheey kibir hanaga haayo

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 2 lety +7

    Waa qiso cajiib ah oo sheekadeeda igu socotay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +2

    Baaraka Allahu fiyk sheekh,
    MashaAllah, waa qiso xanuun badan, ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen
    Jazaka Allahu kheyr sheekh

  • @cabdicasiisismaaciil4517

    جزاك الله خير الجزاء

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 Před 7 měsíci

    Subxanallah, yaa allah khaatumada noo wanaaji

  • @abdulazizahmed2568
    @abdulazizahmed2568 Před 2 lety +1

    Illaheey haku barakeeyo yaa sheikh

  • @Akuloo04
    @Akuloo04 Před rokem +1

    M. A

  • @abdirizakbashir5464
    @abdirizakbashir5464 Před 2 lety +8

    حياك الله وبياك ياشيخنا

  • @hassandaljirahmed334
    @hassandaljirahmed334 Před 2 lety +2

    Somalia 🇸🇴 hanolato ❤️

  • @abukarhassan5488
    @abukarhassan5488 Před 2 lety +2

    Ilaahow qaatimada inoo wanaaji

  • @updyahmed-pd7cj
    @updyahmed-pd7cj Před 11 měsíci

    M.a

  • @shukran9045
    @shukran9045 Před 2 lety +2

    Baraka Allah

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +9

    SubxanaAllah wlle waa cajiib,
    Ilaahy baanu kamagan galney kibir iyo xasadba,
    Ilaahy haku barakeeyo sheekh ummadana hakugu anfaco dhamaantood

    • @mohamedabdirahim4794
      @mohamedabdirahim4794 Před 2 lety +1

      الله يحفظك ويبارك فيك أخي العزيز أشكرك جدا

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Před 2 lety

      @@mohamedabdirahim4794 آمين وإياك أخي الكريم،
      بارك الله فيكم وجزاكم الله خير

  • @caydarusabdi6180
    @caydarusabdi6180 Před 7 měsíci

    Subxanallah

  • @Hassaansubey
    @Hassaansubey Před rokem

    Tabaarakalaah sheekhanaa Xassaan abu salmaan❤❤❤

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 Před 2 lety

    Jazak Allah sheekh

  • @mohomeddheere1629
    @mohomeddheere1629 Před 2 lety +3

    M.a yaasheqii

  • @abshirabdinormohammed9129

    Shukran

  • @Yaab-anaa-arakay
    @Yaab-anaa-arakay Před 2 lety +1

    Wa acmaalikum aaa😳😭 waligeey ma maqal Shekh xasaan ka hor. Dambidhaaf Allaaha siiyo

  • @whome4851
    @whome4851 Před 2 lety +1

    Alleeylaha

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 5 měsíci

    Sh xasan

  • @qibllateyntvchanel7457

    Yes

  • @hamzamohamedhussien8444
    @hamzamohamedhussien8444 Před 2 lety +5

    ما شاء الله يا شيخنا حفظك الله

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Před 2 lety +8

    Amazing story thanks for sharing 👍👍👍

  • @abdiyareahmed9521
    @abdiyareahmed9521 Před 2 lety

    Sheikh Hassan is a Whays Man waa Nin karmeed aan Runta la gaban Ada yaabaya Cml waana Xabali Shaaficiya u dhow 97%

  • @yasircade9051
    @yasircade9051 Před 2 lety

    Scw

  • @darishore814
    @darishore814 Před 2 lety +1

    Waa maqlaysaan kibirka dhibka uu leeyhy anagana anagoo afkeena uraayo ayaa laandheere isugu faaneynaa subxanak yaa cadiim

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb Před 2 lety

    Allow ku gaar Sh Hassaan.

  • @farxaanjayte6218
    @farxaanjayte6218 Před 2 lety

    Wlhi dad badan ayaa dhaldhalaalka,Dunida,kukad,soomay maanta

  • @mahamuudaxmed8649
    @mahamuudaxmed8649 Před 2 lety

    ما شاء الله

  • @nuuraxmed1191
    @nuuraxmed1191 Před 2 měsíci

    Xabiibo

  • @user-lb9wr9sg3y
    @user-lb9wr9sg3y Před rokem +1

    Kkkkkkkkkkkk waa bari

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi Před 2 lety +1

    wats ap ama lambar fadlan iisoo qor ama iisoo dir

  • @user-qy3ey4nr2n
    @user-qy3ey4nr2n Před 2 lety

    Qiso saaamen igu leh

  • @kowtharabdirizack55
    @kowtharabdirizack55 Před rokem

    السلام عليكم

  • @modaud3858
    @modaud3858 Před 2 lety +3

    hobaladii wabari shekh funny

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Před 2 lety +1

    Sheeko cajiiib ah.

  • @wadayhore4191
    @wadayhore4191 Před 2 lety +1

    Sheekha waa runtii protestanka ayaa qaba caqiidadasi

  • @nareeri
    @nareeri Před 2 lety

    Cajiib

  • @salmaanahmed9072
    @salmaanahmed9072 Před 2 lety +6

    😅😅😂😂 sheekha kulahaa hobolada waaberi 😅😂😂

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Před rokem +3

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKA salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @mmoallimabdi3169
    @mmoallimabdi3169 Před 2 lety

    Hy

  • @mohamedqoje8335
    @mohamedqoje8335 Před 2 lety +1

    Asc turkida 🇬🇧 UK joogta sidaas ayay sameeyaan qalbiga nadiifi laakiin waxaad rabto waad samayn kartaa

    • @farhan9564
      @farhan9564 Před 2 lety

      Daliilbaa marka turkiga uk hhhh

  • @abdulahinuur7056
    @abdulahinuur7056 Před 2 lety

    HADAL CADDE RUN BADANAA

  • @cabdiraxmanmaxamad7865

    M a

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 2 lety +3

    14:16 hoboladii waaberi kkkk

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 Před 2 lety +1

    sirta ku jirta cabitaanda?
    czcams.com/video/DsJwvXqus9o/video.html

  • @imranciyax8233
    @imranciyax8233 Před 2 lety +2

    Adunka kibir baa oogu xun

  • @ahmeddaauudchanel3949
    @ahmeddaauudchanel3949 Před 2 lety +1

    czcams.com/video/o-U-jOFaqNw/video.html
    Muqdisho❓

  • @jamaalyuusuf8904
    @jamaalyuusuf8904 Před 2 lety +1

    Aqoon la aan lama hadlo

  • @adonallah
    @adonallah Před 2 lety +2

    Qaxootigu ilen waliged ayeey rer yurub ugosan Jireen

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel Před 2 lety

    Sooo daawo
    czcams.com/video/Ps-_NT9TS-g/video.html

  • @zakariyexuseen8138
    @zakariyexuseen8138 Před 2 lety +1

    Hi I'll &;

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 2 lety +1

    Kani shiikh maaha ee qisada been ayuu ka sheegay
    Qisadu waxay sax ku ahayd in ninka boqorka ah la cafiyey oo uu cafiyey ninkii uu wax u gaystay, waxan uu ka sheekaynayaa wax jira maaha.

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 Před 2 lety

    Reer hebel iyo reer hebel ayaa kasoo hadhay ee qabil waata meel xun na dhigee sheekhow bahasha reer hebelka nagadaa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před rokem

    Waddaankan ma illaahay iyo quraanka ayuu aaminsanyahay mise taariikhdii odayadii carbeed ee hore? Marka aad jaahil tahay dadka jaahiliinta unbaad ka mid noqotaa sidda waddaadkan geelhiraha ahaan jiray🤣. Dadka dhagaysanayaan layaabanahay

    • @Ahmizzo143
      @Ahmizzo143 Před 7 měsíci

      Amiirul mumiin maa odayaal carbeyd leydhahay

  • @worldbig9925
    @worldbig9925 Před 2 lety +1

    kan ma dad ba wax ka dhageysta kan wa munafaq weyn waliba walahi wa rufiiyan iska ilaaliya kkkkkkkkkkkkkk

    • @nasra591
      @nasra591 Před 2 lety +3

      Adigu aakhiradaada ilaasho waxan aad soo qortay aakhiro wa lagu waydiine ogow

    • @worldbig9925
      @worldbig9925 Před 2 lety +1

      @@nasra591 jow kow jaahil yahow adigan ku digaaya ee wax faham

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Před 2 lety +3

      Kelmadaa munaafaq iyo gaal saxabadii taqaanay ayaa ku dhici wayday in ay qof muslin ah ay munaafaq iyo gaal yidhaahdaan.aqoon badan inaadan lahayn ayeey markhaanti u tahay dhaliil laakiin Munaafaq iyo Gaal ha isticmaalin waa kelmado culus oo aakhiro aniga aan ilahay I waydiinayn adigase lagu waydiin doono taxadir walaalkay

    • @user-ij3el9go5e
      @user-ij3el9go5e Před 2 lety

      ماشاءالله

    • @kahiyemohamed3276
      @kahiyemohamed3276 Před 2 lety

      SubhanaAllAH illahy kacabso waa luguxisabi dhona. Qabrica abeso hagucunte, ulluma kadhamoow. Illahy cafis wedhiso

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 2 lety

    Lol 😂 sheekh xasaan oo gaalobayna goormaan arkeyna, oo dunida wax la qeybsanaya inta uu sandaqada kasoo dhex baxo lol 😂

  • @affarokurz1486
    @affarokurz1486 Před 2 lety

    Alla yaa been iyo khiyaali ku nool