Gaalada Ila Iminkan Sirta Somaalia Wey Qarinaayan Maso Saaran Sh Xassaan Abu Salmaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshafi...
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/...
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

Komentáře • 43

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před 2 lety +12

    Soomaali Galbeed (heeysato) ithiyoobiya iyo Soomaalida Koonfur Galbeed (heeysato keenya) Labadoodaba Waan Soo furandoonnaa InShaaAllaah

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 2 lety +8

    Raximallaahu Cabdullaahi ibnu Mubaarak wasalaful mu'miniina wakhalafahum. AllaahummarZuqnaa Xubbaka waxubba man Yuxibbuka wacamalulladii yubliqanaa ilaa Xubbika yaa Allaah.

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 Před 2 lety +11

    Ilaahayo kuxafid sheekh xasan ilaahay dartiis ayan kuu jec lahay walaahi ilaahay haku jec laado sheeqeena

  • @shucebabdi2527
    @shucebabdi2527 Před 2 lety +9

    اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Před 2 lety +6

    صلى الله عليه وسلم

  • @ismaildaauud2271
    @ismaildaauud2271 Před 2 lety +4

    Scw

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před rokem +1

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ابن عبدالله على آله وأصحابه الأخيار وسلم تسليما كثيرا .

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 2 lety +1

    Asc alle ha ku dhawro cimrigana ha ku siyaadiyo sheekh xasan

  • @ribixyare1002
    @ribixyare1002 Před 2 lety +3

    جزاك الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء وكثر الله أمثالك

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +2

    MashaAllah ilaahy haku barakeeyo Sheekh,
    Jazaka Allahu kheyr

  • @hanat9504
    @hanat9504 Před rokem +1

    Shekhw dar Alle kujeclahy

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Před 2 lety +3

    Masha Allah

  • @leebenofficial9842
    @leebenofficial9842 Před 2 lety +3

    Mashallah sheikh ilah inoo daysto

  • @governosacad8174
    @governosacad8174 Před 2 lety +1

    Sheekhoow noo sheeg 😭

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Před 2 lety +3

    Masha Allah Sirta Somaliyed Allah Qariyo ilaa Qiyamaha

  • @abdimahamed4691
    @abdimahamed4691 Před 2 lety +1

    Masha allah Sheek

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +1

    بارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Před rokem

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @burhanmohamed9175
    @burhanmohamed9175 Před 2 lety

    عليه أفضل صلاة وسلام

  • @AhmedMohamed-xd9ii
    @AhmedMohamed-xd9ii Před 2 lety +4

    Alla sheqow kujecliya

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před rokem

    Allah swc ha Xifdiyo Sheikh Xasaan Cilmigiisa marka laga yimaado Waa Nin Aftahanimo, Xogogaalnimo Ragganimoba kulan sadey Hanbalyo.

  • @xsnysf5433
    @xsnysf5433 Před 2 lety +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد عليه افضل الصلاة والسلام

  • @maxamedibraahimxaaji3780
    @maxamedibraahimxaaji3780 Před 2 lety +1

    Scw scw scw

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před 2 lety

    Soomaaliya ✔

  • @adanmahamed866
    @adanmahamed866 Před 2 lety +1

    Soomaalida walidiintalagamasaarn

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv Před 2 lety +2

    Asc sheekh sidaad u sheegtay khadiija waxay noqanaysaa ugaasad
    Ka fadli badan faaatma
    Taasina waxay muujinaysaa in ugaasku
    Ka fadli badan yahay culimada!!!!!!
    Haddan qaldanahay halla
    I saxo wllolayaal

  • @adanmahamed866
    @adanmahamed866 Před 2 lety +1

    Waasidaawuxuusirtaudiiday

  • @abdallasaabirdukow7759

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adanmahamed866
    @adanmahamed866 Před 2 lety +3

    Ingiriisnainuudiintakasaaro ayuurabaywalinakumauusanguulaysan

    • @salahahmed2091
      @salahahmed2091 Před 2 lety +4

      Asc adan mahamed
      Walaal afsomaaliga kala saar
      U dhaxeysii isbeys tusaale
      Ingiriisna wuxuu rabey inuu diinta ka saaro ilaa hadana kuma guuleysan
      Sidaa u qor si luguu fahmo
      Mahadsanid

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 Před 2 lety +5

    Videowyada 5 daqiiqo yey ka badan ugu badnaan 8 daqiiqo

    • @omarabdi8298
      @omarabdi8298 Před 2 lety +1

      Axaadiista waan ku seexanaa ee sidaan ha loo daayo i.a

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 2 lety +1

      Video = Muuqaal (Afsoomaali)

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 2 lety

    MA DADKAN IYAGII IS CUNAYA??‽?

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 Před 2 lety +6

    Calankaas TPLF nama matalo fadlan sharafka umadaas somali galbeed hala ilaaliyo shalay ayay Rag masuuliyiin ah lahayeen dhulka amxaaradu leedahaye
    Shanta somali midba midka kale ayuu ka liita

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 2 lety

      @Abdifatah waa runtaa. Laysma dhaamo. Xaajadu waa :-"Maroodiga takarta saaran ma arke takalu arka"

  • @AHH677
    @AHH677 Před 2 lety +2

    Somali galbeed
    Kkkk
    Ninkaan waa geesi
    Alloow daa in Ku filan
    Cadawgana Ka xijaab

  • @msalad6532
    @msalad6532 Před 2 lety +1

    Waxaa somalia ku dagaalamaya ogaadeen darood iyo ogaadeen kii
    La beeray waqtigii boqartooyinkii ethiopian

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 2 lety +1

      @M Salad waxaa kuu roon inaad dantaada kahadasho. Ogaadeen iyo Rabbigood isu daa. Ogaadeen Culimay leeyihiin caamo Ahlu khayr ah bey leeyihiin. Haku danbaabin. Ogaadeen waa mid. Soomaaliyo idil iyo umad kastaba waa laga heli mid Rabbi kabaqi iyo mid Hawadiisa ay horkici. Allaha nahanuunsho

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 2 lety +1

      m Salad
      walaaloow ogaadeen daarood waan gartay oo waa dad soomaaliyeed ee ka la beeray ii sheeg aan iska ilaaliyee ethiopian xagee bay ka keeneen Ogaadeen la beeray?

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Před 2 lety

    Sirta Soomaalidu waa WAHAABIYADA baas ee lagu soo dhex tuuray.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 2 lety

    Soomaalidu waa dameer Malabar ku ratan maxaa loo qarsan waayey nimco baylah ah

  • @abubakar-ol5fz
    @abubakar-ol5fz Před 2 lety +2

    Masha Allah