Guda Galkii SNM ee Cadaadlay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 75

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Před rokem +2

    Mujahid Axmd Waysa-cade waa xbd-xbda kasii nool halyeeyadii naftoda hurayashii SNM ❤ waysa-cade waa dagaal galiyihii guutadii Sayid Cali 🙏

  • @Zhimbir
    @Zhimbir Před 4 lety +5

    Walhi waan qiirooday rag guul iyo dhimasho miduun usoo diyaar garoobay, waad guulaysateen if akhiraba alle haydin sharfo. La aantiin maanta nabad kumaan jirneene

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Před 4 lety +5

    Masha'a allaah, cimri dheer iyo caafimaad alle haydin siiyo

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 Před 4 lety +3

    Snm guulbad gadhsiisen dalkini iyo dadkina intii dhimtay xaqby kudhinteen ilaahow je antulfardosa gee inshallhu somlilaanhanblyo

  • @israabdirahmaan4069
    @israabdirahmaan4069 Před 4 lety +7

    Waaa guuul aad gadheen SNM proud off u abo

    • @jamalwarsame5587
      @jamalwarsame5587 Před 4 lety

      Snm. Miyd jecshhy

    • @apdikaafiahmed8111
      @apdikaafiahmed8111 Před 4 lety +1

      smith hadaa ma ada lagu jeclan lhaa naanaabyo nanaabku dhalay

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 Před 3 lety

      SNM MUJAAHIDIIN WADANKOODA U SOO HALGAMAY OO FAQASHTII TUSAY IN AANAY SOMALILAND HAYSAN KARIN OO SOMALILAND RAG JOOGO AAN LA LOODIN KARIN MASHAA ALAAH GUUL SOMALILAND

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 Před 4 lety +3

    Hubkayga ninkii soo dalbaday
    Hamfariir ka qaadyoo
    Rasaas lagu halaakeye
    Ninkastoo hawaystaa ka baqay aar hamaansadaye
    Snm 🙏🙏🙏

  • @xidigochanel34
    @xidigochanel34 Před 4 lety +2

    Alle ha unaxariisto intii kunafwayday Inta noolna Alle cimriga hawdheereeyo
    Indinkaa noosoo halgamoo
    Nabada noo hoorshay
    Nabadaad iihorseedaad
    Dambarkeedii maalaa
    Nidarbaan kugalayaa
    Nabar inaanan gaadhsiin
    Nabadaad qotomiseen

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Před rokem

    Axmd waysacade mxu yidhi wxn donya hablhygii xural-cynta ahaa ee faraha xinysty iyo shalmdodii udgonyd iny dhwcyga qdn woow wxsa lyidhaa is-jcylka dhbtee duriyada sh isaxaaq ❤❤ wxy nftoda u hureen dadkoda iyo hablahoda shrftoda iyo dalkooda xoriydiisa wlle iyo billee SNM somali cashar bay u dhigeen iyo duruus ay ku cibro qaateen illaahw u nxriiso if iyo akhiraba SNM ❤

  • @abdijabarhussenjama3317
    @abdijabarhussenjama3317 Před 3 lety +2

    Sayd Cali Ragbay ahaaayen ilahayow idiin naxariiso ragaana ilahy cirmriga hawdheereyo

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw Před 3 lety +1

    Mansha Allah ragi rag aha

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 Před 2 lety +2

    Ahmed weyso cado mujaahid aad u weyn ayuu isagana watey ciidankii galey cadaadley

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Před 4 lety +3

    Dul ahaan somali anaa dunida ugu jecel, inay noqoto saddex dawladood, oo Qaramada midoobay kasoo wada muuqda

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +3

    Guushii waad gaadhay viiva Somaliland

  • @nimcoabdi4784
    @nimcoabdi4784 Před 4 lety +3

    Snm guul guul

  • @maxamedaxmed5902
    @maxamedaxmed5902 Před 4 lety +3

    Maansha allah maalin xusid mudan ayay ahayd oo waxaa lala dagaalamayay daalimin dadka dhibtay oo xoolahooda iyo dhiigoodaba banaystay

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 Před 3 lety +1

    rag mushekha illahey ha idin xifdiyo oo dhowrsan

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 Před rokem +1

    Sanacni cidankasi Arab ayu ahaa

  • @siradxassan5360
    @siradxassan5360 Před 3 lety +1

    Walal howlgalkii cusbitaalka buro ee lagu fartay sarkaalkii Ethiopian ka ahaa ee snm soo badbaadiyeen ayaanu jeclaan lahayn fadlan Waxaan umalaynayaa inuu hogaaminayay operation kaa mujaahid harag waafi please we need

  • @siraad8026
    @siraad8026 Před 4 lety +7

    Wuu shahiiday ninka walaashii iyo hooyadii oo hortiisa lagu kufsanayo Xoreeyey

  • @juweriyaxzzan5306
    @juweriyaxzzan5306 Před 4 lety +2

    Snm🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 Před 3 lety +2

    mujahid weysa cade iyo c/raxmaan dheere

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 Před 4 lety +2

    Sheekaddi way qadhaadhatay markii waraaqdi hargaysa ka timid imika ayaan moodaya fadhigii wan xamali kari wayay

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +2

    Talkyihii cadaadaly ismuu dilinae ogaadebaa dilay ilahay haunaxariisto imikaa LA ogaaday kii dlay ayaa sheegay oo jidhku googoay markaasu sheegay ilahay ha unaxariisto maxaamuud Cali kaahiye ogaadeen ayaa dilay taasa LA xaqiijiyay janaduu hufdaa maanta

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 Před 4 lety

      makaasay waliba been wuu isdilay ah ka sheegeen. Faqash wuxuushtaa dhaantay.

    • @asmaomar7065
      @asmaomar7065 Před 2 lety +1

      War jannada muxuu ka qabanayaa waa faqash

    • @wehelcaashaq5397
      @wehelcaashaq5397 Před rokem +1

      @@asmaomar7065 😂😂 wllhi wd asiibtay janada hysugu keen keenina faqash waa ehlu naar

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Před rokem

    Janan oogo abaaduulahaa xageed kaga tagtay maalintii u horaysay ayuu dhintaybee taariikhda wixii maalintaa dhintay lama xuso wixii ka dambeeyey iyo wixii nool uunbaan arkaa

  • @cabdiqadirkayse6595
    @cabdiqadirkayse6595 Před 4 lety +2

    mujaahid guul

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 3 měsíci

    Waxan dawanayaa 29 / 5 /2024

  • @somtelkhayriyada9496
    @somtelkhayriyada9496 Před 4 lety +2

    Runtii waamalin xasuus leh cid waliba waa inay ogaato in rag qiimoleh kumaqanyahay nabad gelyayada ay ka in dhala yihiin in badan o bulshada kamid ah

  • @abdirizakadam6687
    @abdirizakadam6687 Před rokem

    Zee see Dr

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 4 lety +1

    Waaabo cado ninkii yaqan ba yaqan

  • @ahmedmagan1417
    @ahmedmagan1417 Před 4 lety +1

    S.N.M GUUL IYO GOBANIMO IDINKU HADAYDAAN SOMALILAND XORAYN AF SOMALIGA MAAN BARTEEN OO XORIYAD UGU MAAN RAAXAYSTEEN WADAN KAYGA

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 Před 4 lety

    saabtv waxan uga fadhina axmed xuseen dheero sheekada hargaysa ee no balan qaaday ad markale waraysatan

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 Před 4 lety

    Jisaa,igood waa naar nacasow.
    Kan kalana waaba la garanaya waayo abdiraxman dheere

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 Před 4 lety +1

      Ma taliyihii naarta iyo janada ayaad ismooday? Adigu teebaad isku qortay?

    • @ahmedmagan1417
      @ahmedmagan1417 Před 4 lety +1

      Yuusuf jama ey ciyaya baad tahay naanaab yahow

    • @wehelcaashaq5397
      @wehelcaashaq5397 Před rokem

      Yn lga grn ciilka iyo oohinta wligaa😂😂

    • @yusufjamanoor417
      @yusufjamanoor417 Před rokem

      @@wehelcaashaq5397.
      Horta maxad ka hadlaysaa,
      Teeda kale ma nin baad tahay mise naag??
      Maxa meesha kuugu qoran

    • @yusufjamanoor417
      @yusufjamanoor417 Před rokem

      @@omarosman4440 ninkii ku faanaya dad ayaan laayey, dabadeedna waxan ahay mujaahid. Quraan ha aqristo oo ha barto waxan lagu shiihiido. Ilaahayna lagama been sheegto.

  • @ahmeddarajo5873
    @ahmeddarajo5873 Před 4 lety

    FC:CIIDAGALE

    • @Abdalle11
      @Abdalle11 Před 11 měsíci

      Ma ninkana cidagala 😂

  • @ismailabdulle2208
    @ismailabdulle2208 Před rokem

    Dadka aad leedahay wey na taageerayeen waa dad aad qabyaalad darteed shucuurtooda ugu kiciseen si ay idinku dagaalamaan adinkoo wadankiina kusoo duulay. Waxaa taa kasii daran in mujaahidnimo aad sheeganaysid

  • @abdilahimohamed6272
    @abdilahimohamed6272 Před 4 lety

    Xasan cabdiraxman waa mujahid ilka case abihii isna

  • @cawaaledangarad1652
    @cawaaledangarad1652 Před 4 lety

    Axmed waysa cadaw cididaa uskageeda lays amaahina maayo

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 Před 4 lety

    Yaab waar geerida xasuusta odayaal ayaa tihiin iimaanka laydinka qaadye

    • @ahmedmagan1417
      @ahmedmagan1417 Před 4 lety

      Maxaa ku daba dhigay mujaahid waso cade Aabahaa buu xabad madaxa kaga dhuftay miyaa faqash yahay faqashtu dhashay

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 Před rokem

      Hooyad geeridu wastay

    • @yusufjamanoor417
      @yusufjamanoor417 Před rokem

      @@saakiyaroble9991 anigu hooyo caayi maayo lakiin hadii aan ku arki laha ama ku garan laha waan ku garaaci lahaa

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 4 lety

    snm miyaa la wasa

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 4 lety

    ninkii dilay musli aan dhib ku hayan wixii kale waa ehelu naar mujaahidna waa ku wii asxaabah ok

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 Před 4 lety +1

      Faqash Muslim maaha waa gaalo nacala ku yaale

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 Před 4 lety

    Wixii iyaga , dadkoodii iyo somali oo dhami ku baabaday ayey weli faan moodayaan,

    • @nuuraahmedxuseen8548
      @nuuraahmedxuseen8548 Před 4 lety +2

      Waxba ha ooyin kubadu waa bar madow iyo bar cad

    • @mohamedducale4836
      @mohamedducale4836 Před 3 lety

      sxb maad difaacatid hub waad haysatee 300 taanki iyo diyaarado haysatee
      qofna ha canaanan adaa iska baxsaday oo hubkii ka orday

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 Před 4 lety

    Waxay u jeedan maantana aynu somali kale layno bismillah

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 Před 4 lety +1

      Haddaanu ku garan lahayn adaa ugu horayn lahaa, hadhaa faqash dhuuntay.