Video není dostupné.
Omlouváme se.

Cabdi Muxumed Amiin Iyo Hiba Nuura Maxamad 🔥Iyo Heesta "DADWAYNAHA LA WAYDIIN"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 05. 2022
  • ⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Xasan Shiikh Muumin AHN 1968
    ⭐Laxanka
    U/ Axmed Cali Cigaal
    -Music
    1- G.bass : U/ Siciid Xarawo
    2- G.Lead : U/ Axmed naaji
    3- Kaban : U/ Axmed Cali Cigaal
    4- durbaan: U/ Maxamad A Akhyaar AHN
    5- sax 1 : U/ Cabdi Calasow AHN
    6- Sax 2 : U/ Muuse Maxamad AHN
    7- clarinet : U/ Cali rooble AHN
    8- Violin 1 : U/ Xasaani shahibu AHN
    9- Violin 2 : U/ Macalow Nuur AHN
    10- Fisarmonica : U/ Xuseen Mabruuki AHN
    11- Corneto : U/ Cali Caruush AHN

Komentáře • 87

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 3 měsíci +5

    Soomali oo calanka qaadatay 1960 bay bilaabeen musuqmaasaq 1961 abwaanka alle ha u naxiirstee heestaa ayuu sameeyay ay abdi muhumud iyo hibo ku luuqaynayaan mantana wayba ka sii dartay musuqmaasaqa iyo qabyaaladu allo u naxariiso abwaanka iyo fanaanka isaguba abwaanka ahaa

  • @user-sc7ho9ik9y
    @user-sc7ho9ik9y Před 11 měsíci +2

    Hiba nuura shabeel naagood waa rewayade ugu horeysay ooay kaqeybgasho iyadoo 15jirah

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 Před 2 lety +5

    Alla Dadkii Hore waxay ahayeen Dad Nasiib Badan ,Balayo Qarankeni. Dhulka Dhigtay Uf uf

  • @jimaleahmedyusuf6512
    @jimaleahmedyusuf6512 Před 7 měsíci +1

    heestan Curinteda waxa sameyey;; Abwan:marxum,xasan sheikh mumin.
    iyo codki halasiga aha
    hibo maxamed cudon iyo cabdi muxumed amin
    alle haw naxaristo inti dhimatay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +4

    Dadnawaa Dadkiihore Hadala’h Waa Intuuyidhi💯Su’aal Iyo Jawaab Qiimo/Murtixabaarsan👍🏾👍🏾

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 Před 7 měsíci +1

    Riwaayadaan waxaa lagu furay tiyaatarka Muqdisho marki la dhisay 1963 ilaa iyo 1964 ayey soo baxday shabeele naagood af talyaani ayaa ka buuxo waxaa actor ka ah abwaan cabdulle raage Taraawiil allaha u naxariisto riwaayadaan waa anti iyo sarbeeb Dowladda ayaa lagu dareensiinaayay qalad markaas jiray 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yuusufhersimadadaal6668
    @yuusufhersimadadaal6668 Před 2 lety +2

    Abwaan xasan sh muumin
    Alle ha u raxmado.
    Waa maskaxdii lahayd curinta riwaayadii heestani ku jirtay ee shabeel naagood.

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 Před 2 lety +4

    Ruwaayadii Shabeel Nagood waatii ugu horeesay, lagu soo bandhigay Tiyaatarka Muqdisho Sanadkii 1968kii waxay ka hadleesay Siyaasad

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před rokem +3

    Amiin,allaha unaxariisto, hibo nuura caafimaad iyo cimri dheer ayaan allah ugu rajaynaa

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před rokem +4

    Adoo dagan u firsow u jeedaada i deeqsi 🥰👌

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 2 lety +4

    Wow avwaan xasan sh mumin xigmadiisii maasjhallah dawn bukootay

  • @maamudahmed2729
    @maamudahmed2729 Před 2 lety +5

    May ahayn 1968 ee waxay ahayd1961 taariikhda sii fiican uu sax

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před rokem +1

      yahuu, riwaayada inay 1968 soo baxday waxay ku qoran tahay buuga uu qoray Allah u naxariiste Cabdi Muxumud Amiin, xitaa buuga suugaanta ee dugsiyada sare ee xilligii kacaanka ayey ku qorneeyd riwaayadda shabeel naagood iyo waqtiga ay soo baxday

  • @user-sc7ho9ik9y
    @user-sc7ho9ik9y Před 10 měsíci +1

    Rewayada shabeeL naagood warewayade uhoreysay ooay kawybgasho hiba nuura iyadoo 15jirah erayadii abwan xasan shiiq muumin Laxanka axmed caLi cigaaL codadkii hiba maxamed hodoob hiba nuura iyo aLaha unaxariisto abwan cabdi muxumed amiin

  • @aweesamoore2965
    @aweesamoore2965 Před 2 lety +5

    Cabdi muxumud amiin Allaha u naxariisto hiba nura cimri dher iyo cafimad Allaha siiyo waxey ku jirtay riwayadii shabel nagood

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 Před 7 měsíci +1

    Murti ayaa ku dhamatay meeshaan 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem +2

    Waagaas tantan mabajirin gabadha khatraaaaaycaday khatro dahir qiimobadan dumaaaar ugu daaran yareeey waaaaayo wanaagsan waqtigaan bay ii tahay iina ahaan.yaryartaan.5👋

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 2 lety +3

    Mirihii xasan sh muumin laxankii a.c.cigaal codka hibo nuura iyo a.m.aamin

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 Před 2 lety +3

    Waaow eeshcalaa abwaan xasan shiikh muumin aun

  • @maxamedleloon8394
    @maxamedleloon8394 Před 2 lety +4

    Baraawo waayo waayo

  • @mrharryodeel6287
    @mrharryodeel6287 Před rokem +3

    28/01/2023 habeen xasuus leh oo aan ku raaxeysanay heestan inta 2023 ila dhageysanaya 🖋️👀

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před 2 lety +14

    Eryada: Xasan Sheekh Muumin
    Laxanka: Axmed Cali Cigaal
    Codadka: Cabdi muxumed Aamin Iyo Hibo Nuura
    Riwaayadii: SHabeel Nagood 1968

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety

      waligey xassan sheekh mumin iyo cabdi muxamuud amiin allaya raxmee isku qof baan modi jirey iskuna magac ma ahaa allaay raxmaa malaa laabduba waa dhinteen koley ku ahaa ma garayno lakiin heestii wadadii cadeyd cagta saaran waa hooyadey allaya raxmaa Cabdi muxamud amiin baan u badinyaa inuu yahey
      Thanks saxiib qof wax ku jiraan wax baa lga faaidaa hada waa naagii garte iney kal laba nin yahiin iyo xataa riwaayadii hesta ku jiretey mar laabad maahadsanid dad badan baad wax kaa korarsdey why somalida waa dad hadal waxba ma qori j irn mid wlaab waxuu o dhanya ainaaderkeybaa sameyey iyo inaaderkey baa ku heesey

    • @yahyajama8319
      @yahyajama8319 Před 2 lety

      @@abdullahiomarali5241 haa alle u naxriisto labadba

    • @macaashyare
      @macaashyare Před 2 lety +1

      @@abdullahiomarali5241 AUN Cabdi Muxumed Aamiin wuxuu ku dhashay Gebiley halka AUN Xasan Sheekh Muumin uu ahaa reer Boorama;

    • @mushtaaqhassanmohamed1867
      @mushtaaqhassanmohamed1867 Před 7 měsíci

      1963 ayey soo baxday wexeey ku jirtay riwaayadii shabeel naagood cigaal ma lahan laxanka c.karin qaareey heesta iyo riwaayada xasan ah.muumin baa leh allaha u naxariisto abwaanka iyo fanaankaba waa xikmad socotee heeskaan

    • @mushtaaqhassanmohamed1867
      @mushtaaqhassanmohamed1867 Před 7 měsíci

      Cigaal laxanka malahan wuu yaraa qaqtigaas 1963 ayey soo baxday heesta wexey ka mid eheed riwaayadii shabeel naagood

  • @saraabdullahi161
    @saraabdullahi161 Před 11 měsíci +2

    Hadu durdurkii omo halke laga warabsha…1963-2023🎉❤

  • @aminaabdi5831
    @aminaabdi5831 Před rokem +1

    Ilahay ha u naxaristo amiia

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 Před rokem +2

    Heestan iyo qaar lamida waxaan dhagaysan jiray dhawr iyo lixdaneeyadii
    Markay Ku dhawaadiin dareen koodi
    In aan ilaabo seurata badan oo.quraanka
    Ah ayaan.ka haajiray 88kii haddana maantay iigu dareen waynyiin sidii
    Wax aanan hore u maqal waxaan
    Ismoodaa qalbi caruur ama qalbi xabxab

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem +1

    Jaalle Madaxweyne Xasan shiikhoow Shacabka Daalay U Hiili Beledweyne Waa Abtiyadaa Jaalle Madaxweyne Xasan Shiikhoow Laascaanood Libdhimayso Maamulka Hargeysa

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před rokem +2

    Hibo Nura ma 15 jir ayey aheyd waqtigan sababto ah waxay wareysi ku sheegtay inay 1954ti dhalatay halka ruwaayadan la dhigay 1968tii😮😮

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před rokem +1

      Marka ay ugu yar tahay waxa ay jirtay xiligaas 20 sano. Maryan Mursal waad ka dareemaysaa iney ay aheyd Qof yar, laakiin iyana kama yareyn 17 sano. Cimriga Allaha noo wada dheereeyo Dhamaanteen. ❤

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb Před 2 lety +1

    Assalamu calaykum allaha u naxariisto cabdi amiin iyo xasan sheekh muumin

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Před 2 lety +2

    Dadwayanaha la waydiin

  • @smiledon77
    @smiledon77 Před 2 lety +3

    XASAN SHIIKH MUUMIN WAA SUAAL

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před rokem +2

    waayo waayo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci +2

    Dab haduu dhaxmoodo
    Maxaa Laggu Diiriyaa?.
    Waa tilmaan La daahoo
    Deg deg kuma haboonee
    Addoo deggan U fiirsoo
    UJEEDADA I DEEQSII!.

  • @abdisamadwarsame272
    @abdisamadwarsame272 Před 2 lety +1

    Waayo waayo sual iiga jwaaba
    War horta heesta
    geesiga dhulkiisa
    guusha u horseeday
    Geerida dishay
    Yaa lahaa ereyada

    • @abdisamadwarsame272
      @abdisamadwarsame272 Před 2 lety

      Aad baa umahadsantihiin wll
      Waayo ,alle hydin sharfo qarkii jabay ayaad hantidiisa ilaalisaaane, lkn wallee hadii aanan dhiman geed dheer iyo mid gaaban waxan u korayaa in abaal marin caalamiya laydin siiyo, abaalkiiina cid gudi kartaa majirtee,

    • @abdisamadwarsame272
      @abdisamadwarsame272 Před 2 lety

      Heestan wax ii sheega ayaan waayey
      Wax kasta oon baadhayo waxa marjac ii ah waayo waayihii wacnaa chanal ,qofkadtana waxan ku dhehaa War halkaa ka baadh waxad u baahato tarikhda fanka ee ummaddeena.

    • @abdisamadwarsame272
      @abdisamadwarsame272 Před 2 lety +1

      CODSI
      waxan idinka codsanaya 2 qodob.
      1: inaad soo gelisaan taarikh faneedkii fanaan Xasan Diire .
      2: hee saha riwaayaddi xorriyo ood noo gu samaysan Lyrics ,gaar ahaan heesta
      jacayl kayga tirada
      Todobada laba ka goo ah.
      Oo faalka iyo cilmi fellegu ka buuxo oo xata waxay sheegaysaa 1990ka wixii kadambayn doona .lkn way adagtahay cid lyrick sax ah ku samayn karta idinka mooyaane, waayo ereyada caadiga ah ayeyba khaldaan ood layaabaysaa

  • @MullaMadar
    @MullaMadar Před 2 lety +6

    axyaa axyaa in badan waan raadiyay
    laakiin maanta waxan fursad u helay
    iyadoo inyar taallo youtube--ka
    saaxiibayaal mahadsanidiin
    *waayo waayihii wacnaa* my fav channel💖

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Před rokem +1

    Heestan waxaa la qaaday waqtigii Dowladdii Rayidka ee Cabdirashiid Cali Sharma’rke iyo Ibrahim Cigaal.
    Waxayna ahayd hees eedaynaysa xukunkii dowladaas.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem +1

    Waagi danbe unbaan ahay.gabadha khatraaaaaycaday yarey shamsaaaay cadceed.iyaaaaaa

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 Před 2 lety +3

    Hees macaan oo Qaraami best song

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety

      qaraami waa waa xagiii islaamhee waar waa hees wadani ah waxey ka hadlaysaa dawladii somaliada ee shacabka u adeegi waydey dlawadii kowaad waa dhaliil lakiin dawalad shac doortey baay aheyd waxey dhib laheydaba wax xukunkii boobey askar aan islaam aheyn oo qaatey diinta ruushaka Hanti wadaag

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Před rokem

      qaraami maha heestani
      lkn dadka aan aqoonta u lahayn fanka wa u qaraami

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Před 2 lety +3

    Subaga.waa.midkii..dhulka.kuduuugnaa.garanweydey.laguuu.isticmaaal.......dadkiisu.aaso.sheegto.gaajo.nimcana.eebe.siiyey.garab.marte.g..YAASIIN. dawdii.haya....To.raadyow.muqdisho

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad Před rokem +1

    Riwaayadii Shabeel Naagood

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Před rokem +1

    Yaasiin aburaas

  • @sooraanmaxamadaxmad6890
    @sooraanmaxamadaxmad6890 Před rokem +2

    Sooraan

  • @dubatmahamed2792
    @dubatmahamed2792 Před rokem +1

    1968

  • @dubatmahamed2792
    @dubatmahamed2792 Před rokem +1

    riwaayadii shabeel naagood baan filayaa inaytahay 1968

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem +1

    5👋

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 Před 2 lety +1

    Nolasha dunidu waa dadkee

    • @maxamedadan441
      @maxamedadan441 Před 2 lety

      Erayadii abwaan xasan sh.muumin codkii maxamed c.amiin iyo hibo nuurs riwaayadii shabeel naagood

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 2 lety +1

    Somali Waqoyi aa heesaya Cabdi Muxumed Amiin Iyo Hiba Nuura Maxamad

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      Cartan 21 sxb hibo nuura ma reer waqooyiba adoo mahadsan markaad fariintaydan Aragtid bal iisoo sheeg

    • @Cartan7
      @Cartan7 Před 2 lety

      haa, sxb, hibo nuura

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety +1

      @@Cartan7 waan garty ale ha daayo hibo iyo intii reer waqooyiba ah mahadsanid

  • @maxamedcisman6382
    @maxamedcisman6382 Před rokem +1

    Asc

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 2 lety +3

    Heestaan waa sarbeeb

  • @casowegedi7763
    @casowegedi7763 Před rokem +1

    Yutuub

  • @hiiraanlyric2118
    @hiiraanlyric2118 Před 2 lety +2

    cajiib

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 Před 10 měsíci +1

    codka maamada 15 jir waa uu kaweyn yahay

  • @mahadjawad8885
    @mahadjawad8885 Před 2 lety +1

    Mahad jawad
    1972

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 2 lety +1

    Axsan hes dab hadu dhaxan oday

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Před 2 lety +1

    Creditka heesta ma waxaan siinaa Ninka Laxanka saneeyey misr Abwaanka Miraha lahaa ? Mise Ragga Muusikada garaacaya? Intii dhimatay AUN kuwa noolna Caafimaad qaatay iyo Cimriga oo Ilaahay u dhereeyo. Aamiin Allahuma Aamiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

      Abaanka leh allaya raxme 100% wax kale waa qurix

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Před rokem +2

      Xassan gareet wuxuu yiri heesaha ninka laxanka saaraya ayay masuuliyada oodhan kudhacaysaaa,xataa hadey caan noqonwaydo nabadeey

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 Před 2 lety +1

    Asal codad toolmoon

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před rokem +1

    Waxa bedelay dahabkii moobeel inlaguibsado losinado logawada shubto kedka lacagtoda igufirso

  • @sacdiyolucky1423
    @sacdiyolucky1423 Před 2 lety +1

    Waagi hore camerada we jirtay hadane daka madow maxay thy dadki hore iyo dadka hda wa haben iyo malin

    • @anliza1324
      @anliza1324 Před rokem

      Abaayo cameradi waqtigaas ayaa black and white kuwa ah ubadneyd malaha

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před rokem +1

    Tolow markaa ulajeedada riwaayadani maxay ahayd?ma waxay ka hadlaysay dawladihii itaalka daraa ee guumaysi ku sheegii dhaxlay ee kaba liitay.

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před rokem

      Maya waxa Ay soo odareysay tii Hooyadaa in ay Oientationiska ka niikiso kuqasabtay ee Wadaadadii gowracday markay u sheegeen inaan “ Ragga iyo Dumarka dhaxalka ku sineyn” Dowladdii shuuciyada aheyd ee Burburka Maanta wadankeena haysta ka danbeysay.😢

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před rokem

      @@abdullahihersi1188 waxaan xasuustay islaan dhalfo jecel la odhanjiray waxaan filayaa inaad iyadii tahay.

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před rokem

      @@abdihakimmmohamud7230 Islaan Ilkoyar ah armey aheyd oo aad Qaraabo aheydeen! 😂

  • @maamudahmed2729
    @maamudahmed2729 Před 2 lety +1

    Waxay ahayd 2961

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Před rokem +1

    Doc=>>>)))miyaney.u.ekeyn.gan.dhiico.diisan.godon.....??? durdur uur R D ?????? D dar=Raad.....