HANA ABUKAR WAA JAAJUUS SIDAAN ISAGA CELIYAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 210

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před měsícem +3

    New video czcams.com/video/69G-egtF9to/video.htmlsi=HnSLibQzLALBaBop

    • @user-wp5fq9de9d
      @user-wp5fq9de9d Před měsícem

      Maxkamada daahir calosw way ku kashiftay yahuudi dumarka gumaysta sixiroole ah

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před měsícem

      Horta maxamed buskud maxaa isu cadaysay Bisinka

    • @Cadeey-h3n
      @Cadeey-h3n Před měsícem

      Oo gabar xaamilo maxaa u furtay

    • @Cadeey-h3n
      @Cadeey-h3n Před měsícem

      Oo maxaa naag xaamilo u furtay ayadoo ifur kudhihin

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +94

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

    • @user-om6rk1oe9g
      @user-om6rk1oe9g Před měsícem

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @Aisha_23354
      @Aisha_23354 Před měsícem

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @nagadaali545
      @nagadaali545 Před měsícem

      Walhi warunt Hani waa aqisnai Hana Buskuda

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j Před měsícem +50

    Walalow gabadhaas uurbay ledahy waana gabar aad u miskina gabar kafican helimaysid istareskana adiga kuma ficna iyadana uma fcna ilmaha calosha kujira kan dibada joga midna uma ficna ee shydanka iska naara cadawginana ciila ee isku noqda shaqyso gabadhaas biil keeda meel usar idinko faraxsana wax noso dubo ilahy ha idila jiro in sha alla❤❤

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Před měsícem +76

    Intaa maxmed busukd iyo munira isla jecl likta hayla dhafina

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Před měsícem +1

      GABADHA GAAJO ayu kudilay mxa ULA jeclanaysa

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před měsícem

      War waxaan waa filim waa views raadis baq baq aye meesha kuhaayan 😷😷😷😜😜😜

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Před měsícem

      Ma inoow gabadha gaajo kudilo ayaan lajeclaadaa

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před měsícem

      @@ashaoali8020 dadkaan social media kujuro lama Aminikaro hadee rabaan waa views raadis 😷😷😷😜😜😜

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před měsícem +43

    Hana iska Celiya waxeey tahay majirto like saar & subscribe saat

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před měsícem +11

    Absolutely he is a nice humble man and a great personally.

  • @farxiya267
    @farxiya267 Před měsícem +12

    Maxamadoow muniira sooceli lacagna waxeey doonto sii hadaad awoodit hal CZcams ne sii ee kushaqeeso dhen🥰🥰🥰🥰

  • @falisa576
    @falisa576 Před měsícem +11

    Hano abukar somalida Allaha ka
    Qabto dhib weyn bay ku haysaa
    Aakhiro ayada arki doonto dadkan
    Ay ka dhex shaqaynayso jaajuusnimada Allaha ka hanuunsho

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +2

    Mohamed Buskud gabadha uurka kuleh cunugna kudhashay qalbiga udeji oo illaahey dartii ugu nxriso oo ubadkaga hooyadod weye yeykawalanin madaxoda xitaa ugu nxriso sheydankana rbi heydinka qbto adunkana gebi walaga tagayaa su aalbaa ina sugeysa taa xasuso oo is cafiya xitaa hdii aysan noloshiina so labaneyn adigana rbi hakudhibyareyo wllnimo talo leh

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g Před měsícem +13

    Asc maxamed wan ku slamay wan ka xumahay wixi dhacay wa amar illahay waxan ku shegaya sida ad u amustay u amus wayo somali wa taqana hadal ma dhafayan illahay amarkiis hal hadal aya laga dhigaya wa badan maxamad hadlka dadka dhag ha u dhigin janis ha sinin xaska haka hadlin kher allaha ka dhigo

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před měsícem +15

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @user-ix2ll8uz7o
    @user-ix2ll8uz7o Před měsícem +7

    Waa jajuus wajigeda ayey kamuugata adkhaar ka agriista qumayada, sharkeeda illahay haniga wareejiyo.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem +11

    Waan kanxay arkiina wallahi

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Před měsícem +3

    Waan kusalaamay wllo qoys quruxbadan ayaad ahaydeen adaa ninkiiya xalkeen oo muniira raaligali wllo is badalna keen muniira qof fiican ayey ahayd way kujeclayd reer quruxbadan ayaad ahaydeen soo celi shaydaanka na ika naara wllo ❤️

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Před měsícem +6

    Buskud ❤
    Munira ❤
    Children ❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +20

    Buskut maanta stress aya kuu haya ilmihi yara ayad ladasheey cunto macan mad cunin dhibta oo dhan ayey munira ka hayseey balse illahay aya wax oog illahayow qoys walba oo islam ah barakee wa malin khair badan Hejira 1446

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Před měsícem +6

      Istareeska indhihisu ka muuqdaa ilaa hoow qalbiyadoda dib jacayl isugu beer

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před měsícem

      MAXAA KAA GALAY GAAJADIISA? GSBADH 🎉XAAMILO AYUU GAAJO KU DILEY

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Před měsícem +2

      @@shukri114mohammed2 wax wuu naga galy oo waa qoys islaama ee ilahow isu cabidi isagana gajada kasar hadu wax hayana bakhilnimada katirtir waa cudure

    • @suldaancaydaruus9352
      @suldaancaydaruus9352 Před měsícem

      Naagtay nin gaala faran siiska ku wada nolayeen waxay is jeclaadeen oo si cheating ah isu shukan sadeen buskud. Oo reer leh. Iyada way ka timi gaalkii iyo 5 teedii caruurta ahayd. Isna wuu furay xaaskisi iyada u timi. Muran baa media ha ka bilaabmay ninkeedii gaalka ahaa bay tidhi wuu isixray wuu iska kay haystay. After view years buskud baa isixray. Lkn. Labaduba khiyaano nabsi iyo dulmi ka galeen ubadkoodii waalidkood waxay tagtay xaaladooda barigaa cirka. Dadkoo dhan ehelkoodu wuu didanaa guurkooda. cawana waatan 😂😂😂 kacsigii barigaa isku hayay waynayee. Nagahan maxakamada saaran. Waa kuwii galadu qabtay. Asma daus iyo tan hadlaysa ka jareerka adan furtay ee ka farances ka ah. Xaranta isku haysteen. Daahir mashruuca Faminism ka dumarka galada la nool baa kugu shaqaysta,madaama raga badan media soo galeen. Sida xaliye. Jiheeye. Daaci umukhtaar iyo cabdiraxmaan ka Uk joga. Oo olole ka dhana dumarka. OO been iyo runba ku QAADAY. UGU danbayn Contract daahir ka soo qatay dumarka galada la nool. Siday jiheye xaliye intii maxakamadani timi hoos u dhaceen. 😂 caseka mam saafi baa xalaal ahe. Muxuu uga meraysanayaa

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před měsícem +2

    Reer Muslim ah oo dumay laguma farxee illaahayow haday calaf isku leeyhiin isuu celi Muhammad bal digtoonow muniira haku dayan waxba haka sheegin ayduna way ku khaldandahay siraha xaafada inay lawareegto

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před měsícem +7

    Quraanka isaasaar wllo maxamed busk

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před měsícem +10

    I hope you and Munira make up my heart hurts for that little baby may Allah help you guys😢

  • @shaamredbill4112
    @shaamredbill4112 Před měsícem +3

    Mohamed Buskut❌Daily somalia✔️naagta maxaa gaajo ugu dishay oo fridge uga xeratay😂😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu maxamad buskud ilaahay ha kugarab lalo Alaahu ma aamiin aamiin 🤲🤲☝️❤️❤️ gabadha xaskags ah na ilaahay abshirta ha idinwafajiyo aamiiin 🤲

  • @nasra9836
    @nasra9836 Před měsícem +1

    Mahamed Buskud horta Hana Abukar kheer khabto maahan, Cidii maciin bado ayaa ka daran, Mahamad adiga iyo Muniira laba qof oo sharaf iyo qurux ku nool ayaad aheedeen, Allaha ha idiin Fududeeyo, Muniira Allaha dajiyo,Mahadsanidiin.

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Před měsícem +2

    Wllo maxamed qoys qurux badan oo habiya ayaad ahaydeen waa xaamilo ilmo yar ayaa idiin jooga aabo iyo hooyo raba inay wada koriyaan wllo reer kaaga hayso oo dhaqo oo gacanta adag jooji waa ceeb nin lacag jecel oon xaas kiisa waxba u ogalayn waa ceeb caleeg wiil fiican ayaad u egtahay faxal xaas kaaga unoqo wllo inantana soo celi gurigeedii kusoo celi wllo xaal sii waa hooyo uurleh una xariiso furida badana iska daa muniira kufara adeeg oo dhaqo reer kaaga wllo❤️

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 Před měsícem

    Hana abukar waa naga xuuuun oo jajus ah Ilaahay umaadiisa haa kaa qaabto waa maasiibo umaada ku dhaajiirtah ee haala diilo

  • @bintusalaad115
    @bintusalaad115 Před měsícem +5

    Waa runtaa wll iskaceli daa warufiyaanka galada lashaqesaa

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Před měsícem +2

    Wax kasto xal ayey leeyihiin adiga iyo muniira wax walboo jira xalista waxan xal leheen ma jiro qeer allaha idin kugu dhameeyo

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před měsícem +11

    NIN LACAG ISKA SAMEYNAAYO SHARAF DHIMATEY WAR ISKA AMUS😢 soo noqonoqo saacad Walbo. Nin yahow waan ognahey hana in ey qof fiican aheyn ee adna nabsi ayaa ku hayo

  • @fkfk4107
    @fkfk4107 Před měsícem +3

    Naagtii aad qabtay ayaa u dacwootay marka ma waxaad diidee runta ay sheektay

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Před měsícem

    Hanna inay jaajuusad waaye. Waa musiibo. Ilaahey umada haka qabto

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem +1

    ILAAHAY HAISKUKIIN SAKHIRO MAWAC NA USRADU IN AY BURBURTO AND 🙏🙏🙏☝️☝️🤲🤲

  • @amalali6668
    @amalali6668 Před měsícem +1

    Mxd gabadha gajada ugu riday hana hy danbeyse haskaagi hore oo aad dayacday ayaa nabsigeedi kaso baxay malays dhihi kara muniira qudheda nabsiya haayo awlaadeedi bay shalay so dayacday jabouti yaanka dhib kodu waxa waye nin la,aanti manolan karan xita boyfred dhankoda waa caadi wxy ku ledahy markan isbaranay wn so boqday buskud wnba iskala dagay swedan yab

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před měsícem +3

    Hana maxaa ka rabtaa xaaskaagii hore ayadaa ka hadashay wixii ku dhacay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +3

    Maxaad u furtay Mariira iyadoo uur leh oo iska dhibaataysan oo iskaantarooli Karin???waad degdegtay 😢

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 Před měsícem +1

    Walalow gabadhas waa miskiin xamila ah waxa laga yaba uurka in uu iskukin dirayo marxalada uurka aad ayey uu adag tahay marka cadowga ka so celi oo xalmari oo ilmahina uu naxa wlhi dad qaldan ayeey aday waan ka naxay

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před měsícem +4

    Qooftadaa hoore xataa ninkaa qawii jiiraay ayee kuu lawatay madaxeey ayaa laa dhahaa nag tawaar tadaa😂 mahaa maxaa kuu geynayo😂 adaa tadaa uu yabaan😂jiiskaa dhaaf oohiintaa nag camal ayaa careem😂 marsatay

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 Před měsícem +2

    Niyow dadkafadeexadooda sow ma deyn weynin buskudow illah baaku kashifey ceebtada gurigaga ma cidba ku kashiftey bal illah baa bananka ku keeney Subxanallah niyow illah u laabo ceebaha islaamka mar danbe ha qashifin inuu illah ku qashifin 👍

  • @user-nq3dg4jq5p
    @user-nq3dg4jq5p Před měsícem

    Nabiga ku sali maalintii 100 times waad qaboobi, shaytan ka tagi.

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa5195 Před měsícem

    Khaain alle iyo rasulba ka furtey sixir baa gabadha ku haysatey

  • @fartunelmi914
    @fartunelmi914 Před měsícem +1

    Walaalow gabadhas dartaa dhib yusan ugaarin waa iga talo mesha leys dhigaa waa aragtay marka wixi jiro adaa oge ee karonoow ee cunuga yarkaa sii hadey heysaneyso waa hooyo adine nin ragaa tahay wlh ee gabadhas unaxariso fadlan

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Illaahay islaamka haka qabto iyada iyo daahir calasow

  • @shukrifarah5038
    @shukrifarah5038 Před měsícem +2

    Walaahi sheikh cumar faaruq bee xirtay xataa wee dacweesay wadanka ayaduu ogacararay

    • @user-ee1hk3ff6l
      @user-ee1hk3ff6l Před měsícem

      Hana miya dacwaysay 😢

    • @user-ee1hk3ff6l
      @user-ee1hk3ff6l Před měsícem

      Allaha u naxariisto shekha , wana isku reer

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před měsícem

      Allah u naxaristo sheikh cumar faruq lakin wa calaf maxa u geyay isku shinbir maba ahe wan maqlay wan yabay

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 Před měsícem +2

    Bro taas waa shuupo walhi waa layaqaana mana ushaqeeso ladhahay haa walhi 👍👍

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před měsícem +2

    Hanaa ruun ayee kaa sheegtay Ee waxboo haa ooyni ok atkeeso qooftadaa hooree xataa ninkeda hooree ayee kuu lawataay 😢maxaa laa ooyne jiiskaa waxaa tahay waa ogahay xaskagaa hoore ayaa laa hadlaa anigaa madaxey ayaa Waax walbo ii sheegay

  • @xerilaliye
    @xerilaliye Před měsícem

    Ma shaqeyste duli ah baa tahay amus nacalad haku dhacde

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před měsícem

    Waa Run Hana Malaayiin Caruur Ah Ayey Gacanta u Gelisey. Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil. Waa Run

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 Před měsícem +1

    Sharteeda Allaha idinka qabto

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před měsícem +4

    NIN RAXANWAYN MXA U GEEYAY IYADA DADKAS GAAJO IYO IYAGA WAY ISLA SOCDAAAN.INAY MAR WADA DHASHEEN U MALESAA

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 Před měsícem

      Istakhfurlah

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 Před měsícem

      Raxwayn way idin wasayaan.
      eey eey dhalay.

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Před měsícem

      @@xasanmaxamed7905 FAQRI ma IDINKA haro iyo tuugsi

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Před měsícem

      @@xasanmaxamed7905 WAsmada HADAY xalal tahay wa caadi ceeb ma ahn lkn NAAG xalashada ah INAA GAAJO ku dishid wa DHAQAN RAXANWAYN leeyahay

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před měsícem +1

    waraa gabadha sii biil inty kadhalayso xuquuqdii way kugu leedahy waryaa baqiilnimada iska dhaaf muniiro gabar fiican waaye miskiin ah

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 Před měsícem +7

    Ninkii Francisiska ahaa ayaad nabsi ka gashay eed lahayd waa gaal nabsigiisi ayaa ku haayo hadaad nin wanaagsan tahay adigoo 30 jir ah 3 gabdhood maad furteen mid haday xumaato waa inay mid wanaagsanaato lkn 3 gabdhood ayaa xumaa oo anigaa wanaagsan kaama yeelayno ee gabdhaha kuu dhaxo ilahay uga baq

  • @Nimcomohamedmohamoud132
    @Nimcomohamedmohamoud132 Před měsícem +2

    Doqon kasta marka nin laga dhigo ayuuu qoooqaaa doqon nacas baad tahy waji xumadad ka tag meesha ka tag

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Před měsícem

    Gaajada maxaad ugu dishay umusha Xasbunallah

  • @ZahraYusufAbdi-ky8el
    @ZahraYusufAbdi-ky8el Před měsícem +1

    Take care insha Allah
    Masiibooyinka Allaha ku hareŕmariyo

  • @Qamar-wj9nc
    @Qamar-wj9nc Před měsícem

    Xaa lagaa jaajuusaa, gaajo indho,Lugo,gacmo,,oo nin u eg baa tahay,,,,,,,, somaliyeey h/gidir baa reer koofur taqaan iyagaa karbaasha ee halagu taageero

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 Před měsícem

    Soomaali markey aaday dadey kilyaha kala baxday.

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 Před měsícem

    Bisinka maxaa ku dhacay Familkan waxay ahayeen laba qof oo isku wanagsanaa shaydaanka soo dhex galay allaha ka qabto

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 Před měsícem +1

    Allah kuusaqiro amuuraha Amiin Amiin ❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem

    Hanna Abukar caruurteedi iyada meel haa ku sheegto habarta 60jirka ee faasuqada.

  • @sugrayyusuf6383
    @sugrayyusuf6383 Před měsícem

    Habo munira xor kadhig so cesho ilmo hoyo la an maficna ee so cesho please warka maqal

  • @FatumDahir
    @FatumDahir Před měsícem +2

    See you at maxkamada dahir soon😂😂 munira she is coming

  • @33750
    @33750 Před měsícem +1

    Doqon nagtada so cesho

  • @user-xm4zo4gr1v
    @user-xm4zo4gr1v Před měsícem +2

    لأحول ولا قوة الا بالله 🙁

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 Před měsícem

    Wll ilaahay in aan isku sabarno ayuu na faray sabar badan muuji adiga xaaskadana ku dadaal inaad soo ceshato dadka warkooda iska daa

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm Před měsícem +1

    Subxanallha

  • @adan10000
    @adan10000 Před měsícem

    Doofaarkaan yaa u fasaxey youtube. Who let the dog out.

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před měsícem +1

    Arinta hana ma joogto hoostaada firi adigaa lagaa cabanaayaa

  • @sugrayyusuf6383
    @sugrayyusuf6383 Před měsícem

    Asc habo mcn so cesho nagtada lasaxib xaaskagii soo cesho cadow badan bad lee dahay munira so cesho

  • @ubaxabdulle7059
    @ubaxabdulle7059 Před měsícem +2

    Adiga ayada maa ku gashay waata xaaskaaga kugu dhaganeyd fadlan isa sax adiga waxa qaara ma fiicno

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před měsícem

    Qoosaaska waa is ku dhaacaan waaxaan oo kaale laama arga.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před měsícem

    Waa faasiqad ureysa

  • @Mimi-pe4jj
    @Mimi-pe4jj Před měsícem

    you can tell that he is stressed. his dark secrets have come out😳

  • @roodaMaxamed-iv2wj
    @roodaMaxamed-iv2wj Před měsícem

    Muniira ayu fariin u diroya ka sheekey cabisu galina gabadha

  • @maryan3892
    @maryan3892 Před měsícem

    Wiilkaada ayay hada kaa qaadeysaa labada ilmo ee ku haysato sweden

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem

    Xaaskaada ilaasho caawi nin rageed iska dhig dumarka lama dhibo lalama ficiltamo gabadhu uur bey leedahay waa xiliga ey caawin iyo daryeel bey ubaahantahay Hana waa tuugo ilmaha iyo dumarka xada somaliya bey ilmo iyo dumar kasoo xadi jirtay

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 Před měsícem

    Mahamed Buskut guul abowe❤❤❤❤❤

  • @nasroabdi2533
    @nasroabdi2533 Před měsícem

    Maxamed buskudow dumarka qayba marky uurka yeshan noqda sensitive o nimanka naca o hadalka dhibsada waliba gabdhaha uurkoda ubadan e gabdha so sasab

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho Před měsícem

    Walaalow maxMed rajactu dheh gabaraan waa gabar fiican

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 Před měsícem

    Adigey ka shidantahay😂😂😂😂

  • @halimomohumud5311
    @halimomohumud5311 Před měsícem

    W

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lx Před měsícem

    Allah..xaka.qabata

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf

    Hadaad nin rag tahay hooyo uur leh maad furteen

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před měsícem

    Brother are you ok? Gabdhiii oo Uur Leh Guri baan dulsaar ku ahay ayaad CZcams oga ka soo daldalmeysa? Maxaa damiir kii away?
    Muunira soo tii mahan marxaladan ogeyn kula soo martay? Are you are ok? Markalaba yeelkadeed lakiin hooyo pregnantii is in bad situation cunug cafimad qaba xitaa ma dhakeyso…due to all that stress ka ay dareemeyso!!!
    adiga banaanka aad iyadana soo labo anaa ka masul ah intaad ka dhaleyso ku dheh waayo dalqadii unbaa dhacday lakiin cudadeeda waa Ila intey ka dhaleyso…oo sheydanka iska naaraa hadey waxa ay tabaneyso ay sax yihinaa please iska sax hadii kalana waxa jirtaa Si dagan si kale U Xaali…wlhi meel xun baad dhigtay gabdhas ee please dib isugu laabo…you are a man? Iska ilow dadkan hadalkooda waa lagu dhama hooyo Uur leh talabo ma qaadi karto Subxanallaha!

  • @Qamar-wj9nc
    @Qamar-wj9nc Před měsícem

    Aqas caleeg,,, adeer gaajaa lagaaga orday

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem

    adunka hadey istiri aduunkad kukibreysa aaqiro kufosinmeysa

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Před měsícem

    War cunuga oynaya hooyadis sii ilma hooyadod wax u dhama maleh

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před měsícem

    You don't go to Apple

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835

    Soomalidu Hana is kama qabato miyaa

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Před měsícem

    YAANLAGAA DAREEMIN BAHASHA.
    FALANQEYNTA YAANLAGAA BADIN MAALINKII 5 VIDEO SOOGALI.
    SHEEKADAADA ADIGAA XAQ U LEH WAA,INAAD LACAGBADAN KA SAMEYSAA.

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 Před měsícem

    Nin xasiid ah ma liibano midgan Ayana noqotay xaskaga aya gajo ku dishay iyado xamila

  • @MaryamXasan-je1lm
    @MaryamXasan-je1lm Před měsícem

    Walaal nooma tihid waraabe kuqaadaye naagtaada maxaad uqadisay😊

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před měsícem

    Hana warkeeda iska dhaafee gabadhaas masaakiinta ah ee ilmahaada hooyadood ah soo maslexee soo celi Ilaaheyna ha kula garab galo

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 Před měsícem

    Weji canug gajo lugaa leh baatahay

  • @MasbalMj4
    @MasbalMj4 Před měsícem

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    Waa..Runtaa.

  • @user-lu4rw7nj9g
    @user-lu4rw7nj9g Před měsícem

    Munir waa maskin wlhi soori 😢😢😢

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před měsícem

    After ceytama kugu yaal xaaskaga iyadoo l qabo guursatay doqon

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Před měsícem

    Xaaskaaga soo cesho maamo cadawga alaha idin ka qabto soi celi gabadha xaanilada ah wiil yaraabatahay 3 guur maxaa sub xaana laaah naagaha waalooo sabraa eedo hano adaa karayn karto xaas kaaga la heshiii cadawga ha jabo

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před měsícem

    maxamed buskut dadka xun ha u dheg dhigin. kuma gaaraan.

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Před měsícem

    Please stop

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 Před měsícem

    Hablaha Europe ku koray mid talo ah baan idin siinaya nimanka soomaliya hada ka yimi een wax badan joogin waliba soo tahriibay ha isku guursananin mid waddanka ad joogto ku raagay guurso hadii kale wallahi adigaa basasha iyo baradhdalaguu laguu xisaabin doona