GARYAQAAN OO SIXUN U BAHDILAY DAHIR CALASOW & KABTAN AYUB OO U TAHNIYADEYAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 10

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 Před měsícem +4

    Masha allaah waxaatahay geesi weligeedaa lakala guulaysanaayay horay usuco wllo

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem +2

    Oohinta jooji caawa waa lagaa guulaystay u hambalyey MJ

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Před měsícem +1

    Dhaahir hacaayin waa walaalkaa halakala roonaado yaanla qaraarin

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem +1

    Xalay aa lagaaga baahnaa 😢😢😢😢 viva MJ

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 Před měsícem +2

    garyaqaan wax yar ayaan kuu shegayaa waxad tahay nin waxgarad ah waxaan kaa codsanayaa waliba anigoon aheyn habargidir ah maamo somaaliyed nooga fuq DAAHIR Calasow waa masuul waqti xaadir

    • @Hmpk5020
      @Hmpk5020 Před 27 dny

      Ma saada baatahay😂😂 Ninka 30% sadaqada daahir alasow qaata waaxaaraan😂😂😂

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem +2

    Daahir waa nacas markuu dadkiisa kumeereesto wax jira maaha

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem

    Aaway I saaqi aa u daba dhaqaysay adeer M J boqol sano oo hada soo sosota ma gaaraysaan ee iska seexo

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před měsícem +3

    waar hooy isku xishood nin weyn baad tahee america joogtaa shaqayso waxaad haysaa shaqadii caruurta game baad habeen iyo maalin ka hadlaysaa waar dib isugu noqo reer baadiye

    • @Hmpk5020
      @Hmpk5020 Před 27 dny

      50k dollar buu qaatay game ka aina 200 kuma soo kasho aamus