GABDHAHA SOMALIYED 🥰🥰🥰HADALKAN QATA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 02. 2024

Komentáře • 129

  • @ayaanmohamed4606

    masha Allah xamdi qurxey see thy intaa iyo in kabadan wad is tahishaa wad ku mahadsanthy sida qurxda badan aad nolo wadagto dhirigalinta iyo is gubabinta nadafadaa iyo muqaalo badan oo faa,iido leh Congratulations 11 year ee ka so waregaty gurigga qurxda badan iyo yusuf Warsame kamila kor dahab iyo hooyo qali ah oo hamdi qurx oo dadaal badan iyo samir badan iyo qabado bdan ka soo gudubtay Alxm m.a allah ku barakeeyo reerkada ❤💕

  • @istahil.roble7788

    Alx xamdiyey aniga hal wiil ayaa iga wayn oo booskii aabo ii joga wax i bara ikoriyay hal wiilka wuu igu xigaaa hooyadey adeerkey iyo wllkey aniga kalsoonida iyo rajada ay iga leeyihiin wllkey kama laha runtii waxan ahy inta aabehey dhalay qofka kaliya heerka 2aad ee jaamacada diyaariyay Alx aadna way igu faanan ❤❤❤

  • @user-mh9el7xc1h

    Bravo, congratulations Hamda on reaching 100K! 👏👏👏👏

  • @user-hb6ij7ep6t

    صحيح كلامك 👍👍 ماشاء الله

  • @user-we5sy6ku6i

    Maasha'allah ❤❤❤

  • @madinamacow8776

    Masha allah alf mabruuk ❤❤❤

  • @yusraabdllahi7131

    Ala sidan u sugaaye side ilmaha yar ee ciida ugu dhararayaan ba usugaye 100k m.a congratulations 🎉❤abyo ka badan ku rajeynaa I.a

  • @safiyadirsche3782

    MaanshaAllah 👏👏👏🌹

  • @mssdahiro6113

    Ayyyyy m.a kun jeer hambalyo xamdiyey intan ka badan aya u qalanta keep going boqorada dumarka 👸❤️🎊

  • @hodanahmed1456

    Maasha Allah

  • @nololwacan26

    Masha allah ❤ xppti hambalyo cod dheer iyo cod gaabanba xamdiyeey hambalyo❤👏👏

  • @user-hj8cx6ci3o

    Masha Allah hambalyo qaali

  • @fartunahmed7194

    Masha Allah Abyo grattis 🎊 🎉❤

  • @ayaannuuraani3433

    Masha Allah I’m happy for you

  • @filsanabar2272

    Congratulations huno, i am happy for us u r my own Sister ❤

  • @asmaxasan7803

    mansha allah hanbalyo 100k ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-yt9te2rl5h

    Congratulations 🎉 Qaaliyey hamda

  • @user-rg8ot9od2m

    Masha Allah qurux kunolada aduunka iyo aakhiraba❤

  • @amiishaahmed9865

    Congratulations Hamdi🎉🎉

  • @nurtoali7419

    Masha Allah ❤ hamdi ❤❤hambalyo❤