Ceebtii Ka Dhacday Maanta Baarlamaaka 3 Bilood Fasax & Baashaal Kadib!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Ceebtii Ka Dhacday Maanta Baarlamaaka 3 Bilood Fasax & Baashaal Kadib!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com/?aff=863
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com/?aff=863
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Auta a dopravní prostředky

Komentáře • 201

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Před 10 dny

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Umo580
    @Umo580 Před 18 dny +14

    BARLAMAAN MAAH E WAA MOORYAAN WAYO IMISAA HOOYO OYEESA WADAN KIIWEY IIBSADEEN☝️☝️🤲🤲

  • @saidohaji4800
    @saidohaji4800 Před 17 dny +4

    Allaa u maqan ummadda Soomaaliyeed oo ay dadkaasi matalayaan shiikhoow bal yay xanuuno kugu ridin adiga wadankeena waxaa ka reebay aduunka waa dadka aan waxba soo baran oo qabiilka lagu keenay diina aqoon maadina aqoon ilaahay baan baryaynaa inuu inuu dad isaga ka cabsada oo aqoonta kalana bartay uu noo soo dedejiyo aamiin aamiin.

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 17 dny +2

    ILAHAAY ha noo naxaristoo mudanayasha Barlamanka oo dharka aay gashanayan oo keliya Ayan kuwa yuruub sidaas aheyn waa xoolihii magacaa umadda aay ku helan. Xaqiiqdii ILAAHAY horteed suaalo ayaa u taala😢😢😢

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 17 dny +2

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا برحمتك يا أرحم الراحمين 😢🤲🤲🤲🤲🤲🫂🫂🫂👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 Před 17 dny +2

    Illaahay dad xaranta iska dhowro hana siiyo aamin aamin aamin

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Před 17 dny +3

    Subxaanallah xillbaanadi uguxumaaa 3bil diintee u ogollaatay kuwaan ilahey hanadhaafiyo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Před 17 dny

      Aamiin ilaahaay hana dhaafiyo oo kuwo ka khayr badan hanoogu bedelo.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 17 dny +1

    Subxaanallaha ilahow kuwaan iyo Xasan ummada ka hor wareeji

  • @abumoalim
    @abumoalim Před 17 dny

    Shekh dulmi diid kheyr Allah kusiiyo, hakadaalin dulmiga in aad kahadasho, kuwaana Allah naga horleexiyo, dowlad caadil ah Allah nookeeno.

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz Před 18 dny

    Sh. Khayr allaah haku siiyo

  • @nasradin143
    @nasradin143 Před 17 dny +1

    Sheekh wllhi
    Waad iga yaabinaysaa
    Markaad
    Somalia ka hadlayso
    Waan gubtaa ee ha noosoo gudbinin dadkan
    Ehlu naarada aha waxaa ka muusala madaxda dhamaan allah ha baabi iyo shiit
    Somaali kulahaa
    Juudaan bay wada qabaan

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 Před 18 dny +3

    Waa caada qaatayaal wax la xisaabtama ayay layihiin

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před 17 dny +1

      Ilaa laxisabtamayo madaxweynihii aaba dadkii dhacayee

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před 17 dny +1

    ❤❤Lacagta ay cunnayan waa xoolo yatiimeed waa xolo massakiimeed waxay ku raxaysanayan❤❤❤❤❤

  • @AsmaMahamod-tu2im
    @AsmaMahamod-tu2im Před 18 dny +4

    Supxana allaah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 18 dny +2

    Dhibka waxaa weeye kii soo xaadiri waaya hadii lacagta laga jari lahaa waa wada imaanlahaayeen

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r Před 17 dny

    Katie waa xoolo dad jira sheeg

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 Před 17 dny

    Subxanallah, 3 billod oo fasax ah aduunka kama dhacin, Waxan jeclaan lah xildhibanada labo sano kasta in ay doorasho aadan, xaq ma ah in ayaa iska fadhiyan oo aan la arkin waxa qabadkooda, caruurta tukey iyo malaysiya u joogo illaah ha ugu baqan.

  • @Xassan86
    @Xassan86 Před 17 dny +1

    “Hal booli ah nirig xalaal ah madhasho” waxa loosameeyay oodhan ayaa xaaraan ah maxaa yeelay waxa loosameeyay sooma ahan inay sharci dejiyaan? Jawaabtu waa haa hadaba midaas ayaa khalad ah waayo sharci dejin waxaa iskaleh ALLAH keligii

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 17 dny +1

    I was surprised,when it was elected Adam Madoobe as the speaker of Somalia lower chamber house. But the situation was deteriorating when it was deputy speaker of lower chamber house Elected Mrs Sacdia!
    I wonder where's going to be Somalia and what they wanted in the future. More than 33 years ago until now Somalia situation is deteriorating day by day. the image of Somalia showing us hopeless. Farmaajo government it was improving Somalia situation, but when Xasan Sheikh came to Villa Somalia second time, Somalia back to the past history like in 1991.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před 17 dny

      Why not if xasan sheekh president

    • @aali7203
      @aali7203 Před 17 dny

      Reer Mudug waxay yiraahdaan:
      Yaan waligeeed dab lakala shidan.

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs Před 16 dny +1

    Marka dad saas ku yimid maxey qabanaayaan ilaah baan idinku dhaarshee😢😢😢

  • @abdikarimg.427
    @abdikarimg.427 Před 17 dny

    Gabey:
    Anuubaa damqanayee dhaguhu uma daloolaane dadkaan lahadlayaa baa lahayn ducuyo imaane.
    "Timacade"
    Yaa sheekh dadkan Allaah kama cabsanayaan lkn haduu xeer ama isla xisaabtan jiri lahaa ma maqnaadeen.
    Aqoondaro na waajirtaa, waayo haddi ay inyar un Allaah kacabsi leeyihin wa ma sameeyen.

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před 17 dny

    shekh dulmidiid dadkaad kahadlayso meeshaan majoogaan ha isdaalinin

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Před 18 dny +2

    ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 18 dny +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před 17 dny

    الله يهدينا ويهديهم انشاءالله.

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 Před 17 dny +1

    👏🏼👏🏼👏🏼

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 Před 17 dny

    Wallahi ceeb weynaa cajiib

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn Před 17 dny

    EEBBE SWT CAAFIMAADKA HAKAA QAADO GUDOOMIYE BARLAMAANOW. WAAD NA DAYACDAYE ALLE. SWT HA KU DAYACO

  • @ahmedabdiwali7690
    @ahmedabdiwali7690 Před 17 dny

    Waa dhiig miirtayaal

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 Před 17 dny

    Yaa Raabi
    Subxanallah

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh Před 17 dny

    Dalka mesha lagacuryamiyay waa Barlamanka sheikh. Lacagto ey misharka uqatan waxey unoqon laheyd xalaal hadey Dalka iyo Dadka wax uguqaban lahayen lkn tas badalkeda waxey sameyan ninki jeebka ubuuxiyo iney u codeyan ayagon u firineynin aqoon karti iyo waxqabad. Xildhimanada intoda badan malahan aqoon ee waxey kusocdan xoog iyo ismaqiiq.

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 Před 17 dny

    Asc
    Sheekh dastuurka iyo xeer hoosaad ka uu ka hadlaayo xildhibaan walba marka uu dantiisa ka dhex arko ayuu xusuustaa. Adan Madoobe isagaa la haray baarlamaanka. Waa baarlamaankii ugu liitay ee soo maaray dowladda. Baarlamaanka madaxdiisa waxay ku milmeen xukuumadda,. Xildhibaanadu way ka niyad jabeen

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Před 18 dny +2

    Adeer shacabka lahadal
    iyaga dhaalay mooryantaa

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 Před 18 dny

    Yay matalaan oo ay wax u qabtaan?

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 17 dny

    Haday maqnaadan iyo haday sooxadiranba maxay umada uhayeen

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Před 18 dny +1

    Wadaad Adigaaba Qaldan Ragan Somaliya Maba Ahan Waa Cadowga Islamka Waxeyna U Shaqeeyan Gaalada Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waxey Ku Badashayn Dastuurka Galada Ahne Demuqraadiyad Marka Kuwaan Waaa Cadowga Islamka Dagaal Bay Kula Jiraan Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waxba Nagama Quseeyo Cadowga Islamka

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 18 dny

      Walaal sheekhani waa dimoqraadi wuxuu aaminsan yahay sistamka cilmaaniga. In badan ayaan ku xidhnaa boggiisa waligay ma arag isaga oo ka hadlaya dawlad ku dhisan jidka Allaah iyo sunnada nabigeenna CALAYHI SALAATU WA SALAAM.

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před 17 dny

    umadaan somaaliyeed wa imtixaanayihiin wana qabyaalad

  • @870mx
    @870mx Před 18 dny

    Waxaan kusoo koobayaa halweedh(danquuf)

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb Před 17 dny

    Waxa aad maqlayso ama aad arkayso maanta, waa mirihii qabyaalada, ee quruxda badnaa, dhalinyaro haye waa sax soomaahan??

  • @amineta378
    @amineta378 Před 17 dny

    Hakala reeebin kuli iinta dowada dammujadiid ushaqeeyso kuli waa xaaraan quute yaaa ugu horeeyo adan mugi xasan gacameey

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 Před 17 dny

    Asxaapay Sheekan kooraskii ma síi dayay ileen wuu balan qaaday ee saan uwadiinaye waan daale

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w Před 18 dny

    Subxaanallaah illahay ha Hadewych

  • @FartuunAbdullahi-vv6nd

    🎉🎉🎉

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3s Před 17 dny

    Heerkaan ayaanjoognaa dadkan ayaan horumar kasugaynaa

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 Před 17 dny

    JANNADA ALLE HAKU GEEYO, WAAQAC JIRO AAKA HADASHAA.

  • @Duqabto
    @Duqabto Před 17 dny

    Asc wr wb Sheekhow umadaan haku dalin qof ilahay u naxariistay ama allah imaan siyay ayaa wax fahma somali gajaba ma aragto dharag un baan naqana maskax dhargaysa oo cuunto un radinaysa waxba ma daha to

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před 17 dny

    One think very disappointed is that somalia don’t have strong generation who can save the country it’s so sad and pathetic how this generation are😂😂

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před 17 dny

    انا لله وانا اليه راجعون . الله كريم

  • @mohamedhirsi8436
    @mohamedhirsi8436 Před 17 dny

    Aad iyo aad

  • @mohamedosman5288
    @mohamedosman5288 Před 18 dny

    Asc shekhow nimankani makooso maleh shacabka ayaa iskaleh makoosada weyn
    Iyaguna hadaanay rabbi kacabsanayn siday doonaan hasameeyaan
    Rabbiyaw adaa noo maqan

  • @maanka4722
    @maanka4722 Před 18 dny +1

    Reaction buuqiisa wato waayey 😂

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 18 dny

    That’s true way kashaqastaan ee umashaqeeyan umada soomaaliyeed ilaahay xaqa hatuso

  • @najmaahmed3627
    @najmaahmed3627 Před 18 dny

    سبحان الله

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 17 dny

    Somalia wey duntay cidii wax ka sugtaa waa cid hal bacaad leh gacmaha ku haysa waxaa la yiri waano abuuri baa ka horeysay aniga waxaan isweydiiyaa kuwan yaa soo doortay anigaa isu jawaaba waa kuwa iyaga ka liita aan shaqsiyad yar iyo damiir wadanimo aan haba yaraatee aan ku jirin oo uun uun fiirsanaya shaqsiyadooda gaarka ah maxaad boobtaa maxaad dhacdaa waan is ognahay hadaan somali nahay cidna kama qarsoona wey nagu talaalan tahay suntaas dilootay sharafkii iyo qoyamkii somalinimo

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 18 dny +1

    😢😢😢😢😢dadkaasa dalkeena
    Gudoon u ah shacbkii cid
    Iyagaa muhar kaa daaro
    Iyo guryaa dhistaa shacab waloo
    Qabto majirto markaca iyo qabuuraha laqaxinyo

  • @AbdiweliAhmed-be6mi
    @AbdiweliAhmed-be6mi Před 18 dny +1

    Ceeb weynaa

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 Před 17 dny

    Barlamaan xaaraan ah weeye

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Před 18 dny

    Sheekh sodigii targeray badalka dasturka

  • @user-ll9qu9rf6f
    @user-ll9qu9rf6f Před 17 dny

    Sheekhow waxaad marka hore iswaydiisa Dadkaan baarlamaanka fadhiya hor siday bay ku yimaadeen xubinimada Baarlamaanka
    Ka dib iswaydii waxa ugu wacan foolxumadaan dhaqan xumadaa ???? Waayo waxaa la yiri Hal xaaraan ahi nirig xalaala ma dhasho
    Marka Soomaaliya Ilaahay baa dhibka ka saari kara nooma muuqato dadkii wax u qaban lahaa inay maanta hogaanka Dalka hayaan
    Biyatooni ilaa Madaxwayne Acs walaal wad dadaalkaaga

  • @MaslahMuhumed
    @MaslahMuhumed Před 18 dny

    ALLE haso hanuuniyo

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Před 17 dny

    Muslimka laba jeer god lagama qaniino.
    Afartan sanadood ayaynu ku celcelinaynaa qalad isku mid ah.
    Kitaabka quraanka ah ee aynu qawadnay ayaa ina inkaaray.
    Sidaas darteed mar kasta waxa ina hoggaaminaya kuwa inoogu liita.
    Kuwa soo socda ayaa ka sii daran kuwan.

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 Před 17 dny

    3 bilood fasaxa qof qaadanaya oo hadana masuul ka ah ummad 20milyan ah oo gaajaysan oo amni darro iyo intaas dhibaato haysato goirmay xallinayaan marka waxaasoo dhibaato ah oo haysta dadkaas wlhi alle kacabsina ma jiro islaxisaabtanna warkiisa daa .

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 17 dny

    Balaayo Ku matashay yey matalaan
    umada Allaha kaa hor wareejiyo Adigaa iyo kuwa Kula midka ah.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před 17 dny

    Hadii.ay.imaadan.maxey.sokordhinayaan

  • @Princehishaam
    @Princehishaam Před 17 dny

    I wish in ey kenya tusaale ka qataan😢😮where law and order is maintained. Wllhi kenya kudhashe waxan iyo wax udhowna waligey ma arkin😮Waa lala xisaabtama 😢only 3 weeks ago baarlamanka xoog lagu qabsade Xilibaanadi dhamaan naftoda la carareen wey baxsadeen Gawaridooda xita ka carareen ..Ambulances ku dhuunten qaarkoda xitaa Ambulance ka lagaladage oo dhagxya lagu garaace😮I have never seen a crazy and lawlessness parliament like this of Somalia 😢😢Allow xaqa tus umadaaan

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 Před 17 dny

    Shiiqoow “Hal booli ah Nirig xalaal ah ma dhasho “ waxaan ula jeedaa ninka gudoomiyaha u ah tuugada meesha fadhida wuxuu deggan yahay guri bililiqo ah oo naagtii leheed ay maalin walba idaacadaha ka ooydo. marka umad la halaagaayana madaxdaa ka xumaata. Ilaahow soomaali adigaa u maqan.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před 17 dny

    JEEB DHIBAAN DOOONI MEYNOON😢😢😢 XARAN CUNE DONI MEYNO

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 Před 17 dny

    Shekh maxamed kuwaas baa wadanka barlamaan u ah haddii la yiraahdo mooshin baa jira lacagna waa la bixinayaa meel la istaago baa la waayi lahaa waa dad ilaahey iloobey iyo akhiro

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 Před 18 dny

    Asc wwb maasha Allah tabaarakalah jazaakallah kheyr sheekh, nimankaan waxaa ka daran dakii soo keenay meesha ilaa qabiil ayaa lagu soo doortay soomaali waxaa xakummaaya waa camalkoodii oo lagu imtixaamaayo ummad walbana waxaa madax looga dhigaa sey ayaga yihiin

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 18 dny

    Waxay.cunauaan.xalaal.ayay
    U.haystaaba.wadaka.iyo.
    Xisaab.aakhirana.way.ilaaween
    Allaahu.akbar

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 Před 17 dny

    Kaquustey isbadal dhow uu dhaco 2050 xitaa in aan dowlad yeelaneyno ayaan ka quustey

  • @addealbakri6672
    @addealbakri6672 Před 17 dny

    Mooshin Qoyaan wato haduu jiri lahaa dhiiqada xitaa waa lasoo jiiri lahaaye raali noqda

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Před 17 dny

    Waliba lacagta mushaarka loo siiyo qayb waa canshuurta shacabka masaakiinta ah laga qaado qaybna waa loo soo tuugsada.ilaahay xaqa ha tuso Hana Ka dhigo kuwa fahansan masuuliyada saaran

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 17 dny

    Walaal xildhibaanadaan shacab madooran waa lasoo iibsaday cidii iibsatay ushaqeeyaan markii cod shacab lagusoo door to bay noo shaqaynayaan lanana xisaabtamayaa hadii alla idmo

  • @faaraxcawaale3291
    @faaraxcawaale3291 Před 18 dny

    Weligay maantaan si mug leh kuu taageeray sabab ha ku milmin siyaasada soomaaliyeed ee qabiilka ku dhisan ka waani dadku halkey ka dhinteen sida had oo kale

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI Před 17 dny

    Gudoomiye xajka malagaa aqbalaa adoo xatooyo dadweyne gurigooda xoog kudagan ❓

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah6554 Před 17 dny

    Guul daro wayne

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před 17 dny

    Oo iney maqnaayeen iyo inkale yaaog yeyse howl uhaayaan waatuug

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 17 dny

    Guudoomiyaha danbila iyo gudiga qabilsan kakaca kurasta dhalinyaro waxbarataya baga mudo ah qabilada haku badashan

  • @mohamedalisadik3232
    @mohamedalisadik3232 Před 17 dny

    Adiga dalkaaga maxaa kuugu diray aniga waayaawayee

  • @cismaanmaxamed29
    @cismaanmaxamed29 Před 18 dny

    asc shiekh maad soomaalida inaga daysid qaracankeeda

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 Před 18 dny

      Wcs wlhi niyadaan kadhahaa sheekhow Somalia maad naga deysid ee caalamkaan kale waxa kadhacaaya noo soo gudbi
      Bro kugu rayi Waan ahay Lkn anagii ayaa somalia eh xageen aan aadnaa oo dhul noo noqdaa

  • @mohamedfarah2420
    @mohamedfarah2420 Před 18 dny +1

    Xildhimanada waxay uu bahan yihin halsano oo fasax ah.

    • @AboweAdo
      @AboweAdo Před 17 dny

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-yx2bk9xj9k
    @user-yx2bk9xj9k Před 17 dny

    Adan tough ilaahay birthday ayaad ceebkalkumdontaa inset alaah marlin Samantha ahayn

  • @maryanmohameddirie2043

    Barlamaanka Somalia ceeb iyo allah ka cabsi intooda badan ma garanayaan. Wax cusubna ma aha. Sidee bay sharci u dejinayaan markii ayagu ku dhaqmayn sharci.

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 Před 18 dny

    Shiikh kutuubtii meel ku sheeg

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 Před 18 dny

    Shacabka ayagaa wiilashoodii farta kasaaray oo yiri xildhibaanadaas u dhinta idinkana aduun akhiro iyo aduun u waaya shacabka ayagaa mooryan ah oo mooryaanta kalkaala

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Před 17 dny

    MARKA HORE A.MADOOBE HAKA BAXO GURIGA XAARAANTA AH EE UU KU JIRO.!!!!!!!!!

  • @user-rv7th4mf9x
    @user-rv7th4mf9x Před 15 dny

    🤲🤲🤲🤲👌👌👌🙏

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro Před 18 dny

    Waxa la dhahi kara waxa ee samenayan waa waxa dadkoda ku sugan yahin wana waxa nola dhaho dunida 3

  • @addealbakri6672
    @addealbakri6672 Před 17 dny

    Maanta Roob roob ayey aheyd Sariirta ayaa laga soo kici waayee halaga qaleeyo😢

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Před 17 dny

    Sheekhow in ay iska maqnaadaan yaa laqaatey awalba kheyr kama shaqeeyaan hadey yimaadaana wax dalka iyo dadka ka dhana yey sameynlahaayeen kuwa joogaa iyo odaga hadlaayaana kheyr lama joogaan ilaahay dhamaantood hana dhaafiyo kuwo dhaamana hanoogu badalo waxaase keenay in saas u dhaqmaan awalba lama dooran ee waa soo gateen shacabkana waxba gacan uguma jiraan isagaana daalim ah oo qabyaalad ku tasgeera dawdaradaas meesha mushaarka ku qaata iyo laaluushka wadanka waxa ka dhanka ah marka lameel marinayo mana joogsaneyso arinkaami ilaa soomaali ka kortoqabyaalada ooy laxisaabtamaan cida metesha eey baarlamaanka u dirsanayaan shacabka yaa kamasuula tayo xumada baarlamaanka

  • @user-eu4ep5hv9j
    @user-eu4ep5hv9j Před 17 dny

    Wqxn yey matalan horta wa su allae
    Waayo anagu manan doran islamnimo iyo akhlaaq midna naguma metalan
    Lk. Allah waxan weydisaneynaa inuu waxan dalka ka suuliyoiyagoo duleysan

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Před 17 dny

    Comments xildhibaanada waa maal Doon uma naxaayaan shicibka masaakiinta ah. Xildhibaanada qaadanayo 6,000 kun wiilka askariga ah qaado 200 dollar mushaarkiisa waa in laga celiyaa mushaarka loogu daray mar kaas ayey oganayaan micnaha.

  • @mohamedalisadik3232
    @mohamedalisadik3232 Před 17 dny

    Dowladda somalia maxaa alle kuugu diray

  • @AbdurahmanAmien
    @AbdurahmanAmien Před 17 dny

    😂 Class kayaga ayee is shabahaan , kutarkrifalida ma uliyadeed 😢

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 Před 17 dny

    Xildhibaan ama siyaasi lacag iyo musuq maasuq ku yimid maxaa laga sugayaa ma iney daacad u shaqeeyaan baa laga sugayaa waayo qaabka ay ku yimaadeen ayaaba qaldan.

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 Před 17 dny

    Maalin walba waxaan arkeynaa dhaqamo nagu sawabaaya quus oo aan ka quursaneyno in aan dowlad fadhisa aan yeelano

  • @jamalahmed7459
    @jamalahmed7459 Před 17 dny

    ASC. Qaladka inagaa iska leh. Maxaa loogu banaan bixi waayay. Qabiil walba qofki ay soodooraty iyadaa ka masuula , Lacagta ay bilaashka ku cuneen hasoo celiyaan.

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h Před 16 dny

      @@jamalahmed7459 Shacabka Somaliyed Kuwan Maba Xukuman Ragaan Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Galada Ayeee U Shaqeeyan Waaana Cadowga Islamka Shacabka Somaliyed Waxba Ma Wadaagan Haliska Dhiciyo Najaasta Xaraamta ah Haday Baqtiyan Godka Halagu Rido Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaaagno Dhawaqiiida Asnamta Cabudayo Qabuuraha Muslimiinta Faganayo

  • @saja9892
    @saja9892 Před 17 dny

    Laaluush kale bay rabaan xasan baa dano kale kayeeshay bal maxay ka shaqeeyaan bal waakuwaase dadkaas shacabkaa oo la qaxinayo haka hadlaan Waa dhibka ugu yar oo shacabkaan dhiban haysta

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 17 dny

    Ninkaan feraha weyn leh dheyluu ka soo dhergay waa iska daacdaacsanayaa