PAYPAL Somalia maka shaqeeyaa? | Xog Muhiim ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Muuqaalkaan waxaan kuugu sheegayaa sida saxda ah uu Paypal Somalia ugu shaqeeyo iyo inaad lacag ku dirsan kartid.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu

Komentáře • 76

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  Před 2 lety +20

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

    • @sidra_4657
      @sidra_4657 Před 6 měsíci

      Wall waxaan rabaa inan wax ka dhigto meel markaas waxay idhahen hadad paypal leedahy kusoo dir fee ga maxan sameya on somalia joogo

    • @user-nj8rb9ue2r
      @user-nj8rb9ue2r Před měsícem

      Zhp adi ma I sari karta hadan paypal kaga kugu so dirsado lacag ❤

  • @iM252
    @iM252 Před 2 lety +17

    Mahadsanid mudane 💯

  • @idiris.7
    @idiris.7 Před 28 dny

    No long introductions or bullshit, straight to the point. Thank you!

  • @maxaadwardi
    @maxaadwardi Před rokem +6

    Sxp qali xal noo keen midda kale gaymakan crazy drop kasoo hadal waa game lacag laga sameeyo

  • @buurjooge
    @buurjooge Před 2 lety +2

    Xog aan u baahnaa waaye,
    Mahadsanid Saaxiib 🙏🏽🧡

  • @somalisongs1082
    @somalisongs1082 Před 2 lety +2

    Thanks 🙈💟 runta wa muhim

  • @MohamoudBurhan
    @MohamoudBurhan Před 2 měsíci +1

    Macalin paypal sidee lacagtayda ugalabaxaa ama payeer sidee ugalabaxaa❤❤

  • @FatumaOsman-ch1im
    @FatumaOsman-ch1im Před 4 měsíci

    Clearly Understood , Thx ...

  • @learnenglishwithlisa4
    @learnenglishwithlisa4 Před rokem +3

    Asc wllo ethiopia ma ka shaqeeya qof ethiopia jooga ma ku samaysan kara

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +2

    Nio xaasidnimada maa iska deysid aduunkaan lee wll lagu yahee maa isoo jwbtd isla weynida wax fcn maahin

  • @yuugachannel6117
    @yuugachannel6117 Před 9 měsíci

    mahadsanid mr yu hadii aan su'al ku weydiiyo payoneer kwrn asaga

  • @wiilsanali4213
    @wiilsanali4213 Před 2 lety +1

    Mahadsanid bro

  • @UmuAbdiraxmanUmuAbdiraxman

    Thanks ustad lkn waxan raba online inan kashaqeysto marka xage ka hela acon

  • @abdualrahem8209
    @abdualrahem8209 Před rokem +1

    Mahadsanid pro

  • @drashraf6369
    @drashraf6369 Před měsícem

    Thanks

  • @xeefobaango1889
    @xeefobaango1889 Před 2 lety +2

    Ustaad markahore wan ku salamay waxan raba inaad waxnogashetid click bank sidee lacag looga sameyaa Ustaad wad mahadsantahay

  • @user-sv2en4qd7q
    @user-sv2en4qd7q Před 7 měsíci

    Waa mahadsanid wllo

  • @Maxamudnuur-w3d
    @Maxamudnuur-w3d Před měsícem

    Thank you masuul

  • @user-zg1rd7xc8q
    @user-zg1rd7xc8q Před 7 měsíci

    Mahadsanid

  • @Hhjjhgiojggg
    @Hhjjhgiojggg Před rokem +1

    Walaalo hadii aan mastercard kayga ku xidhiidhsado paypalka mala isoo diri karaa lacagteena

  • @Jucuke
    @Jucuke Před 8 měsíci +1

    Waxba tari maayo hadaan lacag laguu soo diri Karin

  • @AxmedzakiAxmedzaki-tl3dk

    Sidee looga soo dajin karaa paypal

  • @Mohamed-dp1qf
    @Mohamed-dp1qf Před měsícem

    Mahad sanad pro ee hadan qof jooga UK hadan ku dhaho accoun i sameey marka ma ku helayaa lacagta marka

  • @maxamedbile2859
    @maxamedbile2859 Před měsícem

    Adigoo somali joogo qof Dibada joogo gemaylkisa hadad isticmaasho lacagta asiga miyuu ku dhacaya qofka isoo jawaab saxiib

  • @BashiirYusuf-bj6qo
    @BashiirYusuf-bj6qo Před měsícem

    Zxp hadaa bank hadaa laheen maxaa gu xirdaa iso jawaab pls

  • @xasansaas4005
    @xasansaas4005 Před 15 dny

    Dadkan social mediayaha isticmaaala hda maxay kuLa BaxaaN 😮?

  • @ajinaismail142
    @ajinaismail142 Před rokem

    Kenya

  • @user-pv2zd9qo3v
    @user-pv2zd9qo3v Před 8 měsíci

    Haa

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před rokem +1

    Asc #ENG_YUYU SUAASHA aan qabo waxa weeye anigu imika waxa aan joogaa Taiwan 🇹🇼 hadii aan furto PayPal account hadhow hadaan dhulkii ku noqdo lacagta ma laygu soo diri karaa caadi ahna ma u isticmaali karaa

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 Před rokem

      Mya wl wadnka ayuu ka shqynya

    • @user-lw7pi3qm5h
      @user-lw7pi3qm5h Před 28 dny

      Saxiib markagihore hadaa xaga kusameysay waacadi.hadii aad inta imado.fiibii emka ayaad kacsan.kartaa.oo lacagtaada.sidedi.bey.kugusodheceysaa.oo.adiga.somaali.kuma.sameysan

  • @kaxorowaqliga
    @kaxorowaqliga Před 2 lety +2

    waxaan u baahnaa inaad kasoo hadasho hadaad iiga aqoon roontahay facebook page waxaanan rabay inaan sidiisii hore ku celiyo pageka waxa uu iga noqday page profile ah waxaanu korka soo mariyey like oo followerskii waa uu qariyey markaa inaan pagekii hore ku celiyo rabaa mahdsanid✌️

  • @SaaMiYaKhaalifSaalaxshire
    @SaaMiYaKhaalifSaalaxshire Před měsícem

    Gaymbaandheeley 200 iga jirà paypal maxa sameyana

  • @user-gl7vh9tl7k
    @user-gl7vh9tl7k Před 2 měsíci

    Master card mahayste sikale maleh miyaa

  • @hooyohalimomacan4388
    @hooyohalimomacan4388 Před 2 lety +1

    Link Ku furta hubal wuu nii shaqeynaaa

  • @deeqtalantaliofficial5618

    Pls bor wn kula so hadal e iso jwb ina wxa iga cawiiso aya rba wa iga codsi

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 Před rokem +1

    Sxb lacag iiga jirta ayaa 180 days layga xayiray maxaa xal ah?

    • @AbdihaliimHassanAbdalla
      @AbdihaliimHassanAbdalla Před 2 měsíci

      180 Malmod kadip Email ayey kusoo dirayaan taaso ey kugu shegayaan qaabkii aad ubaxsa lahayd

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 Před rokem

    Wlo maxa jira aniga hadan ku qoro googlaha wlo error leyhy fadln icawi

  • @nuurcalixasanaadan359

    Wadmahadsantahay

  • @osmanhusein2622
    @osmanhusein2622 Před 2 lety

    Ok wll mhadsanid lkin abdication lacag maugudirsankaraa sxb

  • @CabdowQasim
    @CabdowQasim Před měsícem

    My

  • @abukarabdi2371
    @abukarabdi2371 Před rokem

    Asc

  • @Rp__updllah
    @Rp__updllah Před 4 měsíci

    Zxp Kenya maka shaqrya peybal

  • @MutaasUpdirashit
    @MutaasUpdirashit Před měsícem

    Wllo sidee usamysan karaoke

  • @cabdinaasir-ce4xj
    @cabdinaasir-ce4xj Před rokem +1

    Balance lacagta ma arki karaa?

  • @Feysalabdllaosman143
    @Feysalabdllaosman143 Před měsícem

    Saudiga maku shaqeyaa sxp PayPal

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 Před 7 měsíci

    Paypa waa specialba haddaaa

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 8 měsíci +2

    Lacag agon iga jirto makaga sobaxsan karaa anigo Muqdisho joga wll PayPal

  • @ashaluul
    @ashaluul Před rokem

    Bro sual qabaa qof kenya jogo maukasaarikaraa tiktok lacag qof somalia jogo plz video kasusamee

    • @mr.farahmohamudisse7169
      @mr.farahmohamudisse7169 Před rokem

      Walal aniga kenya jooga paybal na isticmalo lacagna wa lagugu so diri kara cid family ah la xariir caawinadna waydiso mahadsanid

    • @user-tz4zm6lo3e
      @user-tz4zm6lo3e Před 2 měsíci

      ​@@mr.farahmohamudisse7169zxp nambarkaaga isi aan kulaso hadle

  • @Ruuxiquruxofficial9321

    Wall peopleperhour sida logashaqesto mosogali

  • @muhammadtariqmuhammadtariq9012

    Bro i need some help paypal account

  • @CabdowQasim
    @CabdowQasim Před měsícem

    My kama shaqeynayo

  • @IsmaaciilAxmed-k9q
    @IsmaaciilAxmed-k9q Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 Před rokem

    Zxp lanbarkaaga whatsapp isoo sheeg

  • @mahadmohamed5042
    @mahadmohamed5042 Před rokem

    Adiga ma ii soo diri karta walal lacaga kula bixi lahaa💔

  • @Boqorada2024
    @Boqorada2024 Před 6 měsíci

    Paysii ka soo hadal

  • @MahamedRobleh
    @MahamedRobleh Před 6 měsíci

    Djibouti kaa waran sxb

  • @ISLAM36363
    @ISLAM36363 Před rokem

    Wu ka shaqeya wad diri karta want lagu so diri kara Ana isticmalo

  • @Teamiitaataabo
    @Teamiitaataabo Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @Nasteexonlka
    @Nasteexonlka Před 3 měsíci

    Dhal garad

  • @deeqtalantaliofficial5618

    Wxa igu quran deeq Talantali waye

  • @Siciid__boy
    @Siciid__boy Před 5 měsíci

    Mahad sanid libax

  • @Hashi350
    @Hashi350 Před 2 lety

    Zxp ano jabuti Ayaan jooga sweatcoin. Iimashaqaynayo.iyo PayPal ba.isoo.caawi

  • @Hashi350
    @Hashi350 Před 2 lety

    Sixp Ani jabuti. Ayn.jooga.sweactoin.iima.shaqynyo.iyo.paybal.ba

  • @MushtaaqQalanjo23-wc9lw
    @MushtaaqQalanjo23-wc9lw Před měsícem

    Thanks