Hassan soya Waxan ogaaday in uu i jecel yahay 🥲🫂

Sdílet
Vložit

Komentáře • 367

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 Před 11 měsíci +85

    The Best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed scw

  • @Zahraruuxi34
    @Zahraruuxi34 Před 11 měsíci +60

    Igula sali xabbkena Mohamed Salalaahu Aleyhi wasaalam ❤

  • @deeqaahmedsabriye1881
    @deeqaahmedsabriye1881 Před 11 měsíci +44

    Hassan soya qof qalbi wangsan wye wllhi will snao kle lama hela allha ku sharfa abowe tagera number 1 ku ahy wllhi❤😢

  • @maxamerchital5014
    @maxamerchital5014 Před 11 měsíci +10

    Alla iLaahayow ayaa rago dhan ka dhig hassan soyo oo kale waa baari la sheego

  • @hibomoud1565
    @hibomoud1565 Před 11 měsíci +45

    Waan ku ceshan ayu dhaheey hassan xaqiq qof ku ceeshanayo ana familkaga ahayn waa qof ku jeecel hadilkale xumantada ma dhibayso qofka aan dareen qabiin❤

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 Před 11 měsíci +25

    😁😁 lug iga qabo midna cirkaa u tagaa jaanis dadka qaarkiis anyhow wlhi waa idin tageeraa sharafta hala ilaashado umu❤️

  • @nimcocabdi21
    @nimcocabdi21 Před 11 měsíci +7

    Walal an lawad hysan xasan soya keep going wllo

  • @ApdiParaf-up8qg
    @ApdiParaf-up8qg Před 11 měsíci +11

    Umu ahsaab naag Wayland baa ty nio ninkii waa bururey

  • @fatumaahmed7968
    @fatumaahmed7968 Před 11 měsíci +4

    Manshaalah wilasha somaliyet Hassan soya cml Alle hakadigo

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Před 11 měsíci +26

    Masha allh Umu ahzaab Horey usoco xbbti ❤

  • @daganmomo
    @daganmomo Před 11 měsíci +17

    MashAllah Mcnto Awow Zoya Legend Ragganimo❤ inadery cayarta ka daa culumada😅

  • @maaneyy
    @maaneyy Před 11 měsíci +12

    Walhi qosol u dhintay xamdi imadena mahan😅😅

  • @user-vl5vi8xi5q
    @user-vl5vi8xi5q Před 11 měsíci +11

    Jah😂xasano kale allow😂nimanka ka dhig

  • @s77official3
    @s77official3 Před 11 měsíci +11

    Kkkkkkkkkkkk karibu Kenya xassan soya.umuu ❤

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Před 11 měsíci +10

    Qufka humantaa kacilyaa waaa walal kujecel runtii 🥰

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +13

    Habo Xamdi Qurx Soya yusan kafakanin habo❤❤❤❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Před 11 měsíci +2

    masha allaah umu ahzab is so fanney walhi keep going umu ahzab kal iyo laab baad iiga qoslisay runtii horey u soco umu

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 11 měsíci +10

    Hasanow dhiqadan waku jirta 😂.
    Maskin dheh😂Alla wa washay wilkena😂

  • @haninuura
    @haninuura Před 11 měsíci +11

    Jah suu udhahy "but I will not Allow U"😮😫😫waanii baryaa isku yaaca 😂

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před 11 měsíci

      Hhhhh ma aragtay si dareen leh ayu udhahay inti caqliga usaaxiibka fahmi marta

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 Před 11 měsíci

      ​@@naxwamohamed3928Ninkan Mutarjum waaye Hadal Ma dhibo

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +21

    Waaayo wuku jcylyahay❤❤❤❤

  • @ahlamabdi-oh7qq
    @ahlamabdi-oh7qq Před 11 měsíci +33

    Walhi Stress aya I haystay waad iga qosliseen siiba umu Ahzab 😂😂😂😂😂 thanks sis

    • @fatimaaflow
      @fatimaaflow Před 10 měsíci

      Abayo istareska Allahaa ka dul qaado

  • @user-ws3hn8vn8d
    @user-ws3hn8vn8d Před 10 měsíci +3

    Masha allah xasan soya walkhi wa qof wanagsan horay usoco wll❤❤

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 Před 11 měsíci +31

    wlh labadan qof fani waaye waan fuure san uqoslaye 😂😂😂 hore usoco my queen ❤❤❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 11 měsíci +55

    Prank ka funnys san weligay ma arag yaa ila mida hhhh Umu ahzab so funny alla hamdi dhib badanaaa ku soco quruxeeey 😂keep going adi iyo hassan soya labo qof isfahamsan asxb ah walalo ah msh allh alow il cadaw idinka haay amin

  • @nimcodugsiiye
    @nimcodugsiiye Před 11 měsíci +12

    Abaayo waan idin taageeraa❤❤❤❤

  • @FaadumoShariif-cq1gd
    @FaadumoShariif-cq1gd Před 11 měsíci +1

    Hassan soy caadi mahan m. Ash alle ku xafido gabadha waa xaq dhow

  • @hamdiapdullaahi4191
    @hamdiapdullaahi4191 Před 11 měsíci +10

    Asaxab aan iska jclhy😂❤gulaysta sxbyal

  • @AsmaKhadar-my6cx
    @AsmaKhadar-my6cx Před 11 měsíci +15

    Wllhi wuu ku jecelyahay ilaasho umu Ahsaabeey❤❤❤😂

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před 11 měsíci +2

    Xamdi wlhi xassan soya wuu ku jecel yhy walee ❤❤❤❤

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 Před 11 měsíci +4

    Mashallah tabarkallah keep going my brother very good brother

  • @ShaficiMaxamuud-yl3cc
    @ShaficiMaxamuud-yl3cc Před 11 měsíci +7

    war naga xishooda oo haddad isjecel tin isguur sada

  • @markaboaden894
    @markaboaden894 Před 11 měsíci +2

    Masha allah hassan soya sharaf iyo karamo

  • @ZahuurBby-wd5np
    @ZahuurBby-wd5np Před 11 měsíci +2

    M.a xasan allh kuxafido abowe macan ❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 11 měsíci +6

    Isobooqda ana wan isinso celinaya

  • @hodanmuhumed6814
    @hodanmuhumed6814 Před 11 měsíci +1

    Walahi Dacad baa u qoslay Hassan Soya waa yabay ano abe ah iyo ado Hooyo ah kulaha

  • @yaxyecamarxasen7036
    @yaxyecamarxasen7036 Před 11 měsíci +7

    Comntiga ugu horeyo mee love Ii saar umu axzaab

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 Před 11 měsíci +1

    Illahow wax na ceshta hano waayin wlhi hassan poqor waaaye mshalllah

  • @hanaanapdikariim8494
    @hanaanapdikariim8494 Před 11 měsíci +27

    Lug iga qabo ma iikeentay xamdi😂😂 any way aad ayan ku jeclahay wll❤

  • @user-ou8sl1sp1r
    @user-ou8sl1sp1r Před 10 měsíci +1

    Walaahi masha alh xasab aboowe ashaftaad alla Hakusho dhoowro ❤❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 11 měsíci +5

    Masha Allah xasan soya is not easy 🎉🎉🎉

  • @sadocabdi7737
    @sadocabdi7737 Před 11 měsíci +26

    Daad wanagsan ayaa tihin ❤❤❤lkin anigu maka rafonka sifican ayaan uarkey😘🤣

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 Před 11 měsíci +1

      Makkarafonka way haystan lkn xasan wuxu uqaba in muqalka la istajiyay

  • @merianobintiak8692
    @merianobintiak8692 Před 11 měsíci +27

    MashaAllah Hassan soya runti wxa waye sharaf iyo xishmadii oo qof ah Allah ku dowro walal❤

  • @MuniiraMoha-jr8sx
    @MuniiraMoha-jr8sx Před 11 měsíci +8

    Uma ahzab xasan soya waa wiil ficn isku yaca dumshi ❤❤❤

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před 11 měsíci

      Umu ahzaab is not keep going siz😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qaseofficial2537
    @Qaseofficial2537 Před 11 měsíci

    MASHA ALLAH WALLKEYGI HASAN SOYAA WLHI SIDAN KU SOCO WAYHY AQLAAQIYADKAAGA WA MUSTAQBALKAGA AMA NOLOSHADA DANBE WAAN KU FARAXSANAHY BARIISKA YUUSAN MEEL KA BAXSAN DINTEENA YUUSAN KAA GALIN DHIIQO LUGAHA LAGU GILIN RABAY WANA KA BADBAADAY WAAYO ADIGA AH QOF WANGSAN MASHA ALLAH MAAHANE DADKA QAAR AAN AQAANO WAABA SAMEN LAHAYEEN EE SXB SARE HORMAR WACAN

  • @monaahmed12468
    @monaahmed12468 Před 11 měsíci +7

    Hhhhhhhhhhhh umu Ahzab walhi huno funny baa tahay 😂😂😂😂

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 11 měsíci +6

    Manash allaah xasan soy wllhiy wangasan weya good❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailosman8304
    @ismailosman8304 Před 11 měsíci +8

    Hal lug an kor uu qadaa aaa

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 Před 11 měsíci +39

    This is afunny umu Ahzaab😂😂😂

  • @nawalismacil5477
    @nawalismacil5477 Před 11 měsíci +1

    Mansha allaah xamdi waa qof alle haybad u dhameeyay gabar asturan alle ayaa ku sharfay wll xasan waad ka nixisay

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 Před 11 měsíci +1

    Woooow m.a xassan kale lama helo wlhi waa wiil wngsan

  • @CapitalElectricalCo.
    @CapitalElectricalCo. Před 11 měsíci +7

    umu ahzab xasan soya prank kusoo samey walipa mid uu la ooyo pleas waa cod sigayga ugu horeyo

  • @user-bw2tv6qp5w
    @user-bw2tv6qp5w Před 11 měsíci

    Hasan soyaa wax garad umu Ahzam wiilka iga leexo yaaah allow zxptnmdna idin xafid ❤❤

  • @FaisaClaahi-hj2uz
    @FaisaClaahi-hj2uz Před 23 dny

    mashallah xasan soya qof diinta ixtiraama waye

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 11 měsíci +6

    Umu maso walatay😂😂😂 wllhi cadiya uquslay😂😂😂

  • @user-hb7up7uy8q
    @user-hb7up7uy8q Před 11 měsíci +10

    Masha allah❤❤

  • @UbaxMoha-fs6wt
    @UbaxMoha-fs6wt Před 11 měsíci

    Hassan qof wanaagsan ayaa tahay m.a

  • @adenmohamed1665
    @adenmohamed1665 Před 11 měsíci +1

    Masha Allah hassan soya weldone bro stick to your point

  • @naciimoaxmad9918
    @naciimoaxmad9918 Před 4 měsíci +1

    Masha allah xasan soya❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamMaxamud-tf3hw
    @ZamzamMaxamud-tf3hw Před 9 měsíci +1

    m۔a allha illha ha idin dhoro my brother and sister ❤❤❤

  • @ZamzamMaxamud-tf3hw
    @ZamzamMaxamud-tf3hw Před 9 měsíci

    xasan soya m۔a allha illha ha ku xafido wllka ❤❤

  • @almasmoha9864
    @almasmoha9864 Před 11 měsíci +1

    Hassan soya geesi wllhi wan ku wataa 🤩😍🤩😍😍😘

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 Před 11 měsíci +1

    Kkkkk wlhi wan qoslay xamdiyey waa kanax satay xasan soya m.a lkn wlhi xasan soya waa wiil wanaagsan m.a walaalkey jira oo jooga waligiin adi iyo umu axzaab❤❤

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 Před 11 měsíci +6

    2 boqor mii😂 hmda qurx ❤

  • @fatumaxaajiabuukar-ty4ot
    @fatumaxaajiabuukar-ty4ot Před 11 měsíci +1

    Xamdi caadi matihid hooyo❤❤❤❤ xasan soya waad haasa❤❤❤

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Před 11 měsíci +6

    Dadka social media isticmlao qaawnashaha mawaxey uyaqanaan in qorta iyo timaha lè laqawiyo in sako kugudhgan xirato Taraxad bas qadato Masaxna xijab sharciyana ma aha marada iney Wasac tahy xijab qadato bakuwajiba gabrwalbo muslina

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 Před 11 měsíci +12

    Waa baran kartaa luqada English-ka kaliya qof go'aan leh noqo 🎉😊

  • @ilhannimanahmed9324
    @ilhannimanahmed9324 Před 11 měsíci +5

    Mnsha allah

  • @mohanayaanfamily2265
    @mohanayaanfamily2265 Před 11 měsíci

    Mesha allah xasan soya walal sharaf mudon ❤

  • @qaalimohamed8622
    @qaalimohamed8622 Před 11 měsíci +18

    Xamdi is not easy 😂

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Před 11 měsíci +8

    😂😂😂😂 Xamdi caadi mah

  • @luulhassen4337
    @luulhassen4337 Před 11 měsíci +1

    masha allh wllhi😢 hassen soya😊

  • @fatumaarshard495
    @fatumaarshard495 Před 10 měsíci +1

    Mashalalh my brother Hassan soya🥰🥰🥰🙏🙏

  • @SagalDahir-ui8lc
    @SagalDahir-ui8lc Před 6 měsíci

    Wllky mcn xasan sooya waa kuwataa

  • @SagalDahir-ui8lc
    @SagalDahir-ui8lc Před 6 měsíci

    M.a❤❤ wllky xasan

  • @farduusmaxamud2463
    @farduusmaxamud2463 Před 11 měsíci +3

    Hora waxa lodhahay kun qofo wax kusiiya wad hesha lkin kun qofo wax kushega ma heshid ilaa wax yar mahane marka anago og inay prank tahy ban ka xumaday hadana wllhi gabadha sharafteedu waa dhalo hal mar haday jabto ma hagaagto waligeed marka wlzhayey saad hada u asturantahy u akhlaaq fcnthy waliga saas ahow wllzhy mcn❤️🫶

  • @user-rb7yv3wk7n
    @user-rb7yv3wk7n Před 11 měsíci +2

    Mashaalah❤❤

  • @user-yg9kv4mx8h
    @user-yg9kv4mx8h Před 11 měsíci +9

    Abayoo Hassan soya Haq maahan inau kuseyo prank maha adi kusame❤❤

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 Před 10 měsíci

    Asc walaahay wad iga qosol sisen ilaah qer hain siyo masha alaah

  • @almasmoha9864
    @almasmoha9864 Před 11 měsíci

    Hassaaaan wllhi wan jclhy abyo ha samay nin umo ahzab

  • @rihaadchannel9827
    @rihaadchannel9827 Před 11 měsíci +6

    Yqay TaaS horaan u ogeyne 😮😮😮🎉

  • @fuaadfuaad6395
    @fuaadfuaad6395 Před 11 měsíci +6

    Ma nooli😅

  • @XafsaAbdiwali
    @XafsaAbdiwali Před 11 měsíci

    M.a hasan soya walal qalbi wanagsan horey usoco❤

  • @Bishaara
    @Bishaara Před 10 měsíci

    Hasan sooya m.a qalbigaaga nadiif waanadu waa muhuum ❤❤❤❤❤

  • @monam7931
    @monam7931 Před 11 měsíci

    Kkkkkkk xasan soya waa qof akhlaq Lee

  • @RamlaUpdydiirie-xp2uh
    @RamlaUpdydiirie-xp2uh Před 11 měsíci

    Walahi xasan soya waa nin karameed

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 11 měsíci

    Guuleyso abaayo ❤❤❤

  • @user-yr7nt8qv4c
    @user-yr7nt8qv4c Před 11 měsíci +2

    😂😂😂walhi daacd uqosly hhh xamdi funny waye😂😂

  • @user-ht8vb3pb9x
    @user-ht8vb3pb9x Před 9 měsíci

    Mnshallah wll alle hakusharfo wlhi wiil nocana sandakan lama helayo❤

  • @osmaanfuaad245
    @osmaanfuaad245 Před 11 měsíci +34

    Ummu ahzaab Hassan zooya siaad ayuu kuu jcelyahay Adna Waa jeceshahy ee isku yaaca hee 😢❤😅

  • @rahmohassan3538
    @rahmohassan3538 Před 11 měsíci +4

    🤣🤣🤣🤣🤣xamdi waan wataa walhi

  • @bishaoali123
    @bishaoali123 Před 11 měsíci +11

    Masha Allaaha xasaan soya walahi waa qof wanagasan ❤❤

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Před 11 měsíci +27

    Mashaalah ❤

  • @anzalabdifatah4819
    @anzalabdifatah4819 Před 11 měsíci +1

    Umu azhab wlly xassan meshuu lugta kub kaleeyhy adi inad kalen malagayaabaaaa😂😂😂 intas waa kftn abyo illhy ha ku xfdho wn ku aminsanhy❤

  • @arafoarafoyacinassoweh942
    @arafoarafoyacinassoweh942 Před 11 měsíci

    Machallah wll aan la heligarin

  • @cashoak885
    @cashoak885 Před 11 měsíci +4

    generation kaan leen jooga ayantaan wuu yaabay😂😂😂😂😂

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 Před 11 měsíci

    Hassanow abowe athiga kiswahili bara Kenya as kunuuri athi mashalah

  • @user-boqorada
    @user-boqorada Před 11 měsíci

    Hhhh wlllhy labadaan waaa Dani alllha idin xafido

  • @AaminaCabdi-lc1ly
    @AaminaCabdi-lc1ly Před 8 měsíci

    Masha allh xasan

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 11 měsíci +1

    Manash allaah❤❤❤

  • @MulkiAhmed-oy9et
    @MulkiAhmed-oy9et Před 11 měsíci +10

    Sidan u qoslay waligey uma qoslin 😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před 11 měsíci

      Alla manooli waligey uma qoslin sidan keep siz umu😂😂😂😂😂😂😂😂