DAGAAL ADAG OROMO Vs SOMALI DAGAAL ADAG OO TIKTOK KA BILOWDAY | SOMALIDA WA LAGA WATAA DHIBCAHA WLHI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 585

  • @HamzaSheikhJabir
    @HamzaSheikhJabir Před rokem +17

    Come down. Bro there is no dagaal between somali and oromoo we are brothers wa dagaal 2 qof kadhexeeye ee ma aha dagaal oromoo iyo somali ok

    • @zakibinxaaji
      @zakibinxaaji  Před rokem +8

      waan dareemayaa sxb lkn ogow dagaal laftigiisa waa qayb integration-ka kamid ah iyo is dhex galka bulshada 😂
      respect hamze

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 Před rokem

      ​@@zakibinxaaji kkk Dagalka isdhex Gal bulsho Miya kkk
      KUBADDA CAGTA LEN KU OGAA ISDHEX GAL BULSHO🤣🤣

    • @MurtiEntertainment
      @MurtiEntertainment Před rokem

      Ummata qabbanesite bruh😂

    • @hamzemouzeali6128
      @hamzemouzeali6128 Před rokem +1

      There is no dagaal maxay ahayd engllish +somali miya macanaha😂

    • @SUNEEYE_FILMS
      @SUNEEYE_FILMS Před rokem +3

      Oromoon nama gaarii dha❤🙏 I'm somali

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Před rokem +129

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤😍

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +56

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před rokem +27

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +51

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +29

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤

  • @farhanyare771
    @farhanyare771 Před rokem +64

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @electronicparacticsengshek6488

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💕💕❣️❤️❤️

    • @nila7120
      @nila7120 Před rokem

      Oroma n borana are all somali

  • @husseinmohammed1991
    @husseinmohammed1991 Před rokem +12

    Brother zaki . I am from oromo. Believe me I am big fun of you and I love you because of Allah. ALLAH says in Quran love your brother. This war between SOMALI and oromo is just joke of tiktok. To All my brothers of SOMALI please don't take it bad. And please let us stop it here.. thanks. One love from. Hussein Abdulkarim Mohammed . From UK

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 Před rokem +19

    Viva somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimahassan972
    @fatimahassan972 Před rokem +23

    Kusaliya nabiga scw

  • @khadarmohamed6079
    @khadarmohamed6079 Před rokem +33

    Wasiir Hada ma waxaad I leedahay Luuqada Somaliga Waa international 😂😂😂😂

  • @salmaabdiaziz2062
    @salmaabdiaziz2062 Před rokem +18

    My first time , viewing the first minutes 😊 big fan of you,your the best Somali CZcamsr I come across..keep going,you deserve Million subscribers.

  • @cabdishakuurculusay6618
    @cabdishakuurculusay6618 Před rokem +14

    Ku Sali nabiga scw ❤

  • @carafayoutuber5002
    @carafayoutuber5002 Před rokem +23

    Asc somali ween ❤️🇸🇴

  • @Salinakhader143
    @Salinakhader143 Před rokem +3

    Zakiyow warma hayside dadkani iyagaa luuqadeena bartaa basaasnimo ahaan sidoo kle magaalooyinka waaweyn ee ay Somalidu dagto weyku soo badanayaan in leyla arkey mooyiye

  • @Fatiima416
    @Fatiima416 Před rokem +10

    love your show aboowe..great commentary

  • @farxiyaaadam6756
    @farxiyaaadam6756 Před rokem +14

    Full respect zaki. Lkn in ay AfSoomaali ku hadlaaan annagee faa'ido wayn noothay.. halkaas waxaa iiga baxay in ugu yaraan Afgeena uu international ka yahay east africa

  • @mohamedabdullahisaid2457

    ba'aaaa ileen waxa 90ka umada soomaaliyeed qabyaalada iskugu dirta waa Oromo afkeena baratay Soomaaliyey halkaa cashar kala baxa

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před rokem +13

    Hadaad maqasho ama aragto magaca nabigeena suuban ❤ maxamed SCW SCW SCW an kusalino
    Like isaar. PleaseHadaad maqasho ama aragto magaca nabigeena suuban ❤ maxamed SCW SCW SCW an kusalino
    Like isaar. Please

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 Před rokem +12

    Cool down oromo Somali is not easy ✊👊🤛

  • @abdallahbaari94
    @abdallahbaari94 Před rokem +9

    Af May Baynu ku xamanaynaa waziiir😂

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 Před rokem +13

    Waxankasoo hadlayaa dagmada tuli.guleed ee deganka somalida wardadkan waa jaarso cidiigaran baagarane hadaantuli.guleed ee beesha gari.koombe nahay waan isnaqanaa ragas waana oromo somaligana way yaqaanan anaga waxan nagumacusba wanan arki jirnay lakin hadda indhahaan ushidnay
    Somaali nimo yaanan udhimanaynaa ilaa hada dagalamaynaa somali 💪

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před rokem +1

      😂😂😂 jaarso wa somali ee war kale ma haysaa
      Xagaad indhaha ugu shideen sawtaad barooranysen mantii dhawaydna yaahu
      Faanka reerki bad u tahay se 😅

    • @abiibakarahmad2148
      @abiibakarahmad2148 Před rokem

      @@ayaanmohamed1862 adi xageed kasoo jedaa aduu reerki baad tahybaan umalena

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před rokem

      @@abiibakarahmad2148 🤣🤣🤣anuu inan ka soomalisanahy ban huba wlale
      Ee waxan diiday benta aad shegaysid
      Jaarso idinka mar walba ku duula o laydin kari waaya marka danbena idinka unba baroorta
      Ama adkaysi danbe lahada ama afeef hore

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před rokem

      ​@@ayaanmohamed1862 jaarso soomali waye be see camal waligey isma dhihin jaarso qolo aan soomali ahen waye

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Před rokem +2

    Cawaantii Somalida ahayd Meelwalba weydhextaaganyihiin.
    Subhanalah Masahlano Arikeena.

  • @saiomu524
    @saiomu524 Před rokem +7

    East Africa language is somali ❤

  • @sifoon_guure
    @sifoon_guure Před rokem +10

    Malin walpo darbigaygay fadhiyaan ma taasay noogu dareen😊

  • @user-oz5ms8lz7i
    @user-oz5ms8lz7i Před rokem +12

    somali is Power

  • @gaacirmediatube9731
    @gaacirmediatube9731 Před rokem +5

    Somali and Oromo are brothers. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibramohamed2889
    @ibramohamed2889 Před rokem +4

    Zaki sxp wn ku farax sanahy sbb ah in ay luqadena dibadda laga barto
    Dunida wxa lagu tartma nin weliba in uu luqadisa gado
    Muhiimadu waa in luqada labarto ee ma ahn in aad luqad dadow aad baratid fifa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShucaybHajji-cz2oz
    @ShucaybHajji-cz2oz Před rokem +13

    Dagaalka gala inta luqada omaramada taqaaam 😂

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 Před rokem

      😂😂😂😂😂 dagaalka gala waa kalmada qarniga!

  • @azmarmaxamedcali8702
    @azmarmaxamedcali8702 Před rokem +3

    Wlhi maanta aad baan u faraxasanay 😇, sababta oo ah laba orama ah ayaan dilay 😎😎

  • @haredibroomar3889
    @haredibroomar3889 Před rokem +5

    Zakiyow hadan ahay will oromiyed o af somalika hata qora madaha ino sarantahay adiku ❤❤❤

  • @halalboy1166
    @halalboy1166 Před rokem +5

    War sxb inaad sidaas daciifka ah inaad u fakirto ma ahan adiga hada Belgium ayaad jogta wadanka luqadisana wajib ayey kugu tahay sidas oo kale markasto luuqadaada aad weyneysiiso waku sharaf dad ajaniba oo luqadada ku hadlayo waku sharaf lkn inaad ayaga luuqadooda weynesiso wa sharaf daro! Kalexo aan luqadena wada doodnee anaga Oroma inan barano manta bahi uma qabno. Mahadsanid wll zaki

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 11 měsíci

    guul Oromo iyo samaale

  • @yahyeabdirashiid7513
    @yahyeabdirashiid7513 Před rokem

    Oramadu waa dad Wanaagsan
    Badanaan waa Muslimiin

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před rokem +11

    Waa dad badanaa somalia katuugsada saas ayee ku barteen somaliyeey manta ma oroma nabacsaneee wake up 😂😂😂😂

    • @hussenbishar5726
      @hussenbishar5726 Před rokem

      Oromo maba nagala celcelinaa😅😅 yab

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před rokem +1

      ​@@hussenbishar5726 anaga ka laandhereysan wa ka dhulwenahay lknse wee naga tiro badan yihin 😂😂

    • @muudahir7081
      @muudahir7081 Před rokem

      @@hussenbishar5726 yaab wlee😁😁

    • @muudahir7081
      @muudahir7081 Před rokem

      @@mahdimo6276 kuwas waa iska filanhy daris waye ku xushmenenaaa somalida deriska wey dhowraan😁😁😂😂

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před rokem

      @@muudahir7081 haa

  • @Kaasheey14
    @Kaasheey14 Před rokem

    Salaan sxb

  • @user-xw9ct2qh3b
    @user-xw9ct2qh3b Před rokem +5

    Wasiir anaa aqaana afka oramada 😂😂😂

  • @POKAROFFICIAL
    @POKAROFFICIAL Před rokem +1

    Wll zaki youtubers cusub nahay na garab qabo respect

  • @osmannoor7811
    @osmannoor7811 Před rokem

    Alla walajabay waa nala dhacay

  • @adirreboy7891
    @adirreboy7891 Před rokem +1

    Oromo is the greatest of somali

  • @asmokhalif4959
    @asmokhalif4959 Před rokem +17

    Nacladaan siday jigjiga ugu tugsanayen bay nagu afbarteen aawiya somali galbed dakan amxari iyo oroma ankukarbashna😂😂 😂

    • @NasriinDaud-li3lz
      @NasriinDaud-li3lz Před rokem +1

      wadedab daran tahey orma maxad uceyne oroma iyo amxari maxaska galay mida kale xadey oroma dagal kulajiran amxari in tad cawendahed mad sandhehesa iniga somaliba axhay orman wangarb istagaya doqonyahay uff aniga ree jigji ban aahay doqonyahay uff isku xisho

    • @asmokhalif4959
      @asmokhalif4959 Před rokem +5

      @@NasriinDaud-li3lz qalpi ma icaynosa mise waxbad ishegoysa😂🤪

    • @adanali171
      @adanali171 Před rokem

      Lacagti tuugsiga nilaga qaadey ayaa hada guriya loga tagtey jigjigo Kawaran hee .. war somaliyee warka jigjiga iga so gara haduu run haye waxba noma yalan jigjig aan howd keni iskaga labana oo aan arigeni iyo geeleni iska dhaqaleysano

    • @asmokhalif4959
      @asmokhalif4959 Před rokem +1

      @@adanali171 😂😂😂apti adaba igu dhama anu Ethiopia marhora igudamvysay

    • @habiboisaak9409
      @habiboisaak9409 Před rokem

      Caydajoji somalida xita wey tugsadane qabil masakinlahena majiro

  • @generallygaza7235
    @generallygaza7235 Před rokem +1

    Wasir dadkan Aad leedhay somaali mahan ayagaba ku fananayan iney somali yihin weyna ku abtir sanayaa marka wasir sharaf baad mudan tahe arinkas dexdexad ka ahow wana labo qabill oo somaliyed inaad ukala gar qadaa mudan tahay sharaf baan kuu haynaa Mar walbo wana ku salmaya inbadan Wazir

  • @16850
    @16850 Před rokem

    Sheydanka oskanara kuna saliya nabigena subban
    Scw scw scw scw scw

  • @ShukriAli-uv8ii
    @ShukriAli-uv8ii Před rokem +1

    Kkkk zaki wallhi fani waye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před rokem +1

    AKISHA WA MADAXWEYNE DIR

  • @Somywood
    @Somywood Před rokem +1

    Waziir wax jira matihid dhalanyarada ARDAYEDA ah xaqood lagu tumanaayo. Maadkahada shi

  • @muxumed-qanixasan239
    @muxumed-qanixasan239 Před rokem

    Asc waziir somalida aad u taqaan afkan oromada Waa Ajuran Iyo Karanle Deriska la ah Oromada

  • @mariomario1227
    @mariomario1227 Před rokem +6

    Waziir emotional damage yadi mad izka dayzay 😢

  • @saidyasin7551
    @saidyasin7551 Před rokem

    Wasiir mana baxarayneee
    Oromo waa 50milyan 99.99% afsomalia matawqano
    00.01% baa naga adkaaday kuwa hurda hadan soo kicino barqo cad ay na jiiryaan itan kee alle haku kala qaboojiyo

  • @ugaaskamr3798
    @ugaaskamr3798 Před rokem

    Wasiir de luqadeni baba international no noqon rabte
    Ee da haku socden

  • @abdullahiabuasad1802
    @abdullahiabuasad1802 Před rokem +8

    Mhadsanid saxb like ii saar 😢😢😢

  • @ridhuamirridhu8369
    @ridhuamirridhu8369 Před rokem +3

    Wasiir salaaman somali vs pakistan so qabo 🇸🇴 vs 🇵🇰

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 Před rokem

    Zakiyoow dadkan oromada ah waa kuwa somalia ka tuugsado ee jooga hargaisa iyo jigjiga

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před rokem

    Waa kuwa dalkeena ku nool afkeena bartay oromadu afsomali ma yaqanaan lakin waa inaan atkeena ka ilaashano

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před 8 měsíci

    Wa fariid gabadhu

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 Před rokem +3

    Warsoodaaya af maaymaay aan hilfaha ugu qaadaa Welcome new language😂

  • @nabilayub7690
    @nabilayub7690 Před rokem +1

    Sxb zak Aniga aan garan af oramo Lkin bro Aniga ma jeceli
    In aan TikTok sogalo. Bro. Wan jiraan somali badan oo oromo ah bro. Why waxa ka Mid ah wiil aan saxibo nahay. Hoyadisa wa Somali. Abihisan waa oromo bro.

  • @user-cj2mt7xy6v
    @user-cj2mt7xy6v Před rokem +1

    Oramadu sharaf baay leedahay shaqada lagu cayaa 😢somalina ma caayan from jigjiga ❤

  • @farxiyomuuse7718
    @farxiyomuuse7718 Před rokem

    Wasiir reer dirirdhaboo dhan oromo waa iska soomaali iyo kuwa reer jigjiga iyo weliba kuwa dibadaha kadaran

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 Před rokem

    ZAKIYOW Oromo iyo somali ha dhihin taas eex weye anagana hana bahdilin ee somali iyo Ethopia dheh

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 Před rokem +1

    Zaakiyo filmkii ardey lacag lga dhigey dawashadiiisa😏😥ka soo hdal hadhow

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Před rokem +3

    Garab igu si inan noqdo CZcamsr sxb 🙏❣️

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 Před 6 měsíci

    there's no war, but little disagreement between neighbours and closest tribes in East Africa.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 11 měsíci

    waanu naqaan afka oromada anagoo isaaq ah balse oromo waa walaalkay daarood dabshid umada ka dhexbax

  • @fatmaabdirahman9872
    @fatmaabdirahman9872 Před rokem +2

    Arin nagu cusub waye ceshka cunaa cayda yaqana maqlijiry waba iyadi practical ah AR SOMALIYEY inta taqano afkas meel nagasara hadi kle nabara an cashir udhignee ethiopian maba Nala hadli karo Alla ciil badanaa 😠😠

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 Před rokem

    Hamza sheekh jaabir wax uu dagen yahay magaalda diridhaba halkaas ayuu kubartay af somaaliga waana nin wngzn runtii

  • @abdimussa1558
    @abdimussa1558 Před rokem

    Wasir dagal mahe waa 3 qoof dabka dami anigaba oromo ah wasir viva wasirka

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Před rokem +3

    Wlhi intaan isku jeednaa inalagu soo maqan yahay nacalaye😂

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Před rokem +1

    Oorama iyo Somalia asal isku meet Ayaan ka imanay 😊

  • @user-gf2qo9ly8k
    @user-gf2qo9ly8k Před 2 měsíci

    Iyakuuuu Somaliiidaaa Dhex Kaleeen Eey Ka dhexsiidaqeeeysanayeeen

  • @qayskr9765
    @qayskr9765 Před rokem +1

    Wasiir xanuun waa ku wataa nio 👊

  • @ahssansaas212
    @ahssansaas212 Před rokem

    Ader waa hayna we haa qimeyn Aniga Ku hadlo

  • @LeynsaLeynsa
    @LeynsaLeynsa Před 3 měsíci

    Salamaa..amauui

  • @ibcilow8764
    @ibcilow8764 Před rokem

    Fiiri zaki pro in luuqadeena lagu hadlo waa inoo sharaf❤❤

  • @jaaleofficial1813
    @jaaleofficial1813 Před rokem

    wasiir xalada deji pro anagu waa idin jecelnahay eenaga daa zxp

  • @fatoumahamed1467
    @fatoumahamed1467 Před rokem +1

    Viva somalia❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayosusu
    @sumayosusu Před rokem +2

    Kuwan hda comantiga ku faladaya inay oramo yhin ya og he😁

  • @inamohamout
    @inamohamout Před rokem +2

    Wasiirka 🎉❤

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před rokem +1

    Wlhi anigu waxan ka naxay mid oromo ah oo ku leh mid soomali ah anigu ku caayi maayo sababta oo ah cay waxa kuugu filan intaad idinku istidhaahdaan beerkaa i go ay

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial Před rokem +1

    Wlh waa buxaan dad oromo kuhadlo lakiin dadkaan waa walaalo oromo iyo somali waa is dhaleen ee yaa dablaga shidin

  • @anisaahmedabdallah758

    Aboow zaki kistoo maxaa Google translate ugali waydey adi oo labadoo erey oromo ah meesha ula soo fadhiisan waydey markaa inuu dhiigu na dubaaxiyaa macquul ahaan laheyd jah waa ku sidee wllo😢

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 11 měsíci

    somalida af oromotaqaan waa dir iyo hawiye waana dadkaa dhibtay yaa daarood

  • @mandaweyemohan
    @mandaweyemohan Před rokem

    Wasiir kuwaas reer apti Ayaan u nahay anaa garanaya suldan zaki❤

  • @muloff3578
    @muloff3578 Před rokem +1

    Viva oromo

  • @mohamedalimuhumed647
    @mohamedalimuhumed647 Před rokem

    Wllhi way jogan qabilka la riyahda karre aya ku hadli kara af oroomo

  • @SahiimElmystro
    @SahiimElmystro Před rokem +11

    Viva Darood ❤❤❤

    • @cabdaleidiris7472
      @cabdaleidiris7472 Před rokem

      wll Marka camal walidinka dhexfa idesana Somalia Hanoqoto plz 🥺🙏🏽❤️🥰

    • @suleekhofarax5597
      @suleekhofarax5597 Před rokem

      @@cabdaleidiris7472 somaali iyada diiday darood oo dhahday mawanaqaano melayka imadeen irir waxii kasoharayna marabno haday oramada aqoonsatay maxaaa dhib oo kujra

  • @apdure______official_____1643

    Zaki taliye xitaa saraakiisha ayaan ku dhex jirnaa adigana waaxaan ahay teegarahaaga wakhti dheer waliba ❤❤

  • @cabdikariimcabdilaahi9638

    Af somaliga sow somaliya kumay barran?
    Ciirtaada dhamaa ceebtaada yaqaan

  • @sahrocawale-dv8co
    @sahrocawale-dv8co Před rokem +1

    luuqad naga hoseyo ina barano waa iskala weynhy hda nah ny somalia

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j Před rokem

    Somali and oromo are brothers and sisters

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Před rokem

    Jaarso somali bay ahaan jireen, iminka labadaba way yaqanaan

  • @Abdallepoi____1___7
    @Abdallepoi____1___7 Před rokem +2

    Hadda dhulkena lagu jira maa ledahay 🤣🤣

  • @aslamaslam5520
    @aslamaslam5520 Před rokem

    I do believe most Somali problem coming from hidding Oromo in Somali community, they know our language, they know our tribes,

  • @Hassan18ilkacase
    @Hassan18ilkacase Před rokem

    War wasiir Oramada la sheegaayo waa Somali asalkooda

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Před rokem

    Saki waa xaqiiqda hadalkena dhaqso webarten As3nagudeqeynayan dadyaqano wejiran eee sowadaa baaxaa somaliyee insha Allah

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před rokem

    Waziir anageba noo egyihiin hadana afsomali ku hadlooyan woow

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY Před rokem

    waa lahelayaah waziir qof oromada sifiican ugu hadlah

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc Před rokem

    Asadhuftee ibaneey ana aqaare war oromaay somalili waxba idinkamaqabtee kuwamadajidyada idinkaburburiyay ordaha ada etobiya madegano qowmiyad oromadakanadan kana waxtaryar

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Před rokem

    Wasiir Oromadu corner kasta koombo la taag naayeen ilaa 1960 oo Waa tii la dhihi jiray Soomaali abow marka dadku ilaa males Zanawi gi bakhtiyey ilaa afawargiga Eriteriya xukuma waa kaa Af-Soomaali badan yihiin sidaa ogaada