Video není dostupné.
Omlouváme se.

01 Al-Qawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwaanil Mubiin~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 1/5

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2012
  • BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
    SH. XASSAAN OO KA JAWAABAYA MUXAADARADII SH. UMAL.
    Walaalayaal Muxaadaradani Waa Muxaadaradii Uu Sheekh Abuu Salmaan Ugu Jawaabayay Muxaadaro Uu Qabtay Sheekh Mohamed Umal Oo Uu Ku Eedaynaayay Sh. Xassaan Abuu Salmaan Arimo Badan Oo Ay Kamid Yihiin:
    1. Inuu Dhiiga Muslimka Baneeyo, .2. Inuu Fatwoodo Dhamaan Culumada In La Laayo Waa Sida Uu Sh. Umal Yiriye. 3. Inuu Fatwooday Inay Gaalo Yihiin Dhamaan Qabaa'ilada Soomaaliyeed. 4. Inuu Aaminsan Yahay Inay Gaalo Yihiin Cid Walba Oo Ku Hoos Nool Xukuumadaha Gaalada Ah. Eedaymahaasi Waxay Soconayeen Qiyaastii 45daqiiqo, Waa Inta Kusaabsanayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan.
    Walaalayaal Eedaymahaas Iyo Kuwoo Kale Oo Fara Badan Oo Uu Sheekh Umal Kusoo Gabagabeeyey Mudo Dhan 45daqiiqo Qiyaastii Kuna Wajahnayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan. Hadaba Sheekh Xassaan Abuu Salman Wuxuu Kaga Jawaabay Muxaadarooyinkaan Soconaya 5Maalmood, Isagoo Sheegay Inay In Badan Oo Muxaadaraadka Sh. Umal Ay Ku Jireen Iftiraa '' Been Abuuro Badan '' Iyo Waxyaalo Uusan Iska Hubin Wadaadku.

Komentáře • 189

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith  Před 5 lety +31

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/Daarul_Xadiith

  • @muminmohamed6494
    @muminmohamed6494 Před 4 lety +14

    Ilaahey dartiis ban ku jeclahy sh xasan❤❤❤
    Xaqa allha hkgu sugo

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d Před 7 měsíci +2

    شيخنا الحبيب شيخ الإسلام حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه من كل شر و مكروه يارب دايما

  • @ahmedmuhumed3298
    @ahmedmuhumed3298 Před 2 lety +4

    اللهم احفظ شيخنا شيخ الاسلام حسان حسين

  • @khalidabdi9537
    @khalidabdi9537 Před 6 lety +6

    mansha allah sheekh xasaan baabad moodaa inuu ku fahan badan yahay masalooyinki lalahaa aad uguma bisla wal cilmu cinda allah ilaahay habarakeeyo labada sheekhba ka xaqa ku taaganna ha noo cadeeyo bi fadlihi wa karamihi

    • @acazaam
      @acazaam Před 5 lety +5

      Shaki ma kaga jira ninkan usuuliga ee muxadithkaa oo faqiiha jadaligaa ah inow kaheersareyo waxan nawareershay oo manta hal shubho hdn keeno an xujo furi karin.
      Sheikh xassaan shubho kasto lakeeno dhaqso ayaw furaa oo uu shaafiya mashallah

    • @carafaadhassan581
      @carafaadhassan581 Před 5 lety

      maaashallh sheekana allh ku barakeeyo

    • @acazaam
      @acazaam Před 2 lety +1

      Yaaa salaam qoraalkayga ah hada kahora an ujedaa

  • @amtransport7328
    @amtransport7328 Před 8 lety +7

    sheikh xasaan ilaahey Ha ku xafido

  • @acazaam
    @acazaam Před 2 lety +2

    Wallaahi ilaahey subxanahu watacalaa waw kugu asturay sharafkaga iyo qiimahagana kalimadaan ayan kubartay mudo toban sano kabadan kahor aad wxn ugu faraxsanhy inad sheikh xasaan duqeydii iyo odayaashii kadiiday baajinta kalimadan waxa ay kuutartay waxaa kabadan boqol goor umada islaamka ah ee somaliyed waxay utartay wxn rajeyna sido kle umada islamka ah guud ahanna manfeceeda inow gaaro kalimadan oo ilaahey aw barakeeyay

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +3

    Jazaka Allahu kheyr Sheekh,
    Ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco

  • @abuusaalim9226
    @abuusaalim9226 Před 7 lety +16

    عالم الامة شيخ حسان افقه شيخ في الصومالي

  • @abdulkadirosman4550
    @abdulkadirosman4550 Před 7 lety +8

    jazaakumu allah kheyr sheeq xassan xuseen ubu salmaan

  • @abdiqadirmohamed9360
    @abdiqadirmohamed9360 Před 7 lety +6

    mansha allaah ilahay haku xafido sheekhaygii

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 6 měsíci

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety +1

    تهمة الخارجية ليست وليدة اليوم بل هي سلاح العجزة وحيلة الضعفاء

  • @qudusmedia6802
    @qudusmedia6802 Před 5 lety +4

    بارك الله فيك شيخنا

  • @abdalqadrbnahmd
    @abdalqadrbnahmd Před 6 lety +5

    الله يبارمك في علمه وفي عمره ،

  • @tawxiidmedia8606
    @tawxiidmedia8606 Před 8 lety +8

    mashaa alaah sh.xasaan xuseen adam abuu salmaan allaah haku xifdiyo

  • @maxamuudismaaciil448
    @maxamuudismaaciil448 Před 4 lety +2

    masha allaah shekh xasan ilaah habarakeeyo

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 Před 4 lety +3

    Mashallah fariid sifiican baad iskaga celisay odayaashii wadaadadaahaa

  • @Jamilajanno8206
    @Jamilajanno8206 Před rokem +1

    Sh xasaan allaah yaxfadka

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 Před 4 lety +1

    Mashallah Rabi hakuxiftiyo aduun iyo aakhiraba

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat4271 Před 3 lety +2

    قد أفادنا جزاه الله خيرا

  • @xassanwali1547
    @xassanwali1547 Před 8 lety +7

    alaha Ku xafido sheekh xasaan xuseen xaqaad markasta utagan tahaye difaciisa

  • @saalaxfaarax4445
    @saalaxfaarax4445 Před 4 lety +3

    لا اله الا الله محمد رسول الله

  • @abuusaalim9226
    @abuusaalim9226 Před 7 lety +9

    اللهم اكثر مثل هذا العالم

  • @xasancaliaadan1698
    @xasancaliaadan1698 Před 4 lety +1

    جزاك الله خيرا

  • @Jamilajanno8206
    @Jamilajanno8206 Před rokem +1

    Khayr Ayaan kuu rajayn

  • @alihajir3791
    @alihajir3791 Před 5 lety +2

    Manshaalah shk

  • @anfacmedia4610
    @anfacmedia4610 Před 4 lety +1

    ما شا الله بارك فيك

  • @macalinmaxamuud4435
    @macalinmaxamuud4435 Před 5 lety +1

    masha allaah sheekh xasaan ilaah hakubarakeeyo cadowgana hakaa qabto

  • @zekizimex
    @zekizimex Před 3 lety +4

    Amazing.Mashasllah.Subhaanallah.

  • @sharmarkeali9291
    @sharmarkeali9291 Před 5 lety +6

    شيخ الاسلام وقدوة الأمة علامة حسان حسين أبو سلمان حفظه تعالى

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    النصاٸح المنجية في الفضاٸح المخزية لشيخ حسان

  • @abdifarah9078
    @abdifarah9078 Před 5 lety +2

    Allaha xafido Al sheikh All callaama.

  • @jaamacxasan9071
    @jaamacxasan9071 Před 2 lety

    Allaha ku barakeeyo sh xassaaan lol

  • @Jamilajanno8206
    @Jamilajanno8206 Před rokem +1

    Maasha Allaah

  • @drcabdi123
    @drcabdi123 Před 4 lety

    بارك ألله فيك

  • @axmadaadan3268
    @axmadaadan3268 Před rokem

    الله يحفظك

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi7002 Před 2 lety

    Inalaaha layubu daalimin

  • @dayibaabdi8885
    @dayibaabdi8885 Před 3 lety

    ماشاء الله تبارك الله

  • @Zuhrimedia6418
    @Zuhrimedia6418 Před 6 lety +2

    لله درك شيخ

  • @tawhidchannel5629
    @tawhidchannel5629 Před 4 lety +1

    القول الأمين في صدالعدوان المبين

  • @ciisemaxamed4188
    @ciisemaxamed4188 Před 4 lety

    Shkh xasan xuseen abu Salmaan
    Alleh habara keeyo

  • @sacdiyosiman1838
    @sacdiyosiman1838 Před 7 lety +2

    sh xasaan Allaha

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    سير اعلام النبلاء للامام الذهبي

  • @user-lr3cd9mi6z
    @user-lr3cd9mi6z Před 8 měsíci

    Subxaana allah

  • @cabdiqani4697
    @cabdiqani4697 Před 4 lety +2

    M.a

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    منهاج السنة النبوية لشيخ الاسلام

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Před 2 lety

    Waa gurasho aan waxba laga faaiidin

  • @siradeali8101
    @siradeali8101 Před 4 lety

    Hooyo

  • @abdisheekhadan6336
    @abdisheekhadan6336 Před 2 lety

    Sheekhan uma bogin

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 Před 4 lety +1

    Shaki kama jiro inaad khawaarij tahee ii wat sheekada

  • @mohamedabdulahi9269
    @mohamedabdulahi9269 Před 3 lety

    Nairobi ayaa lalooka yeeray wana diidnay markasna Finland ayan usocday runtii wadadan cimadaha so wada xirtay waxbay ku hoos qarin wa wada xil doon yaaab war kitaabka aad hadba sida aad doontan ufasiraysan dadkan maatada ah ee cilmi iyo caqliga qabin ka daaya hadii kale alle cadaabta idinkaga aarsay slma

  • @wiilkasanadka6078
    @wiilkasanadka6078 Před 4 lety +1

    Al Shabaab inad tahay wey iska cadahay

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi7002 Před 2 lety

    Nikudulmihin madibikartit cabanay .waxi qilaafkaha ilaahy maslaxadoodaha hakanoho.rasul waxu xanaqaa maki dinta laku xadkudbo.ha icayso waa ka sbaraha .

  • @jabriilibrahim4417
    @jabriilibrahim4417 Před 7 lety +9

    wadadada manta wx gaara ma arg shiq xasaan

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 Před 4 lety

      Ptwtttwououiyorooooweupttttoqyttwtpqotttqqywpuqyqtpttttyqetptppytppqtqqqtiwwptqptqqppitytpttqrettptqtpeqptqqfshlakasldlkgdhlkaldslaadlsadatsiweeakahthhtptptqqpwpqqtptupwp

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 Před 3 lety

      Ma jira

  • @hudeyfaofficial7273
    @hudeyfaofficial7273 Před 5 lety +1

    Halkaan Bashir adaa sandiiq ah baasteryahow wadaaadka faraha kaqaaad yaaa sheedhaan

  • @user-fv5br9fn2z
    @user-fv5br9fn2z Před 11 měsíci

    Заносы конечно солидные. Яб тож не против такой джекпот словить))🎇

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi7002 Před 2 lety

    Alxassixu yakulu camalaku kama yakulu naar

  • @zakiomar-g7g
    @zakiomar-g7g Před 2 lety

    Hada waxa cusub maa kasoo hadlo sheekhu

  • @abdinasirdayib2440
    @abdinasirdayib2440 Před rokem

    44:30 kulankii guriga sh shibli

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    التحالف من اجل التحرير قضية الصومال

  • @jabriilibrahim4417
    @jabriilibrahim4417 Před 7 lety +1

    hadi nairopi ladhaho

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    15 9 2007

  • @hiilculumomediachanel7078

    Umadi wa lumiyay asagina wa lumay alaha sohadeyo

    • @maansame4877
      @maansame4877 Před 4 lety +2

      Adaa lunsan

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 Před 4 lety

      War ninkan isaga har hada run rabto hadiikale naarta la gal

    • @maansame4877
      @maansame4877 Před 4 lety +2

      @@hiilculumomediachanel7078 naarta waxa lagu galo kutubka ayuu ku yaalla ee waxaa dhahahyso iska kontarol
      Xaqa dadbuu dhibo ayagaa naarta galaya

    • @nasrayusuf5350
      @nasrayusuf5350 Před 4 lety

      faruuq somali naarta adiga maa iska leh

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 Před 4 lety

      @@nasrayusuf5350 Alah aya iskaeh wuxu ugu talagay kuwa xadgudban ee adomada ale ka baxsan wayen

  • @jamalhangule7731
    @jamalhangule7731 Před 4 lety +1

    Waxyaabo badan oo iga shaki galiyay ninkaan ayaan afkiisa ka maqlayaa balse aan ciribtiisa ogaano

  • @hanadxaaji5684
    @hanadxaaji5684 Před 3 lety +2

    Kuligiin inaad tihiin niman riwaayad jilaaya ma isku aragtaan

  • @jamacmaxamuud5517
    @jamacmaxamuud5517 Před 4 lety +1

    Shibili ayaaba khadka kasaaray sheekh xasaan

  • @abdulkadirismail2679
    @abdulkadirismail2679 Před 5 lety +1

    Asc
    Shiikh mar maad ka muxaadaraysid Murji'ada iyo waxay qabaan iyo taariikhdooda

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 Před 5 lety +1

    wallee xasaan waatuug mooryaan indha guduudan ummada soomaaliyeed asagaa liqay in ladilo waa waajib sheydaankaan yahuudiqaa waana zindiiq(diinlaawe) allana kama cabsayo!!

    • @acazaam
      @acazaam Před 5 lety +4

      Zindiiqnima so baro bal marka kadib dad xukum m.kale waajib waye afka lataag shaydaan yhow wujuubka xage ucuskata mrka lagu dhahana nah nahleey

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 Před 4 lety

      Nin fican ma ahan alaha so hadeyo asaga iyo inta racsanba asagi walumay umadina wa lumiyay

    • @maansame4877
      @maansame4877 Před 4 lety

      @@hiilculumomediachanel7078 adaa lunsan muxuu ku lunsan yahy sheeg
      Iska hadal bilaa cilmi ah uma baahnine

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 Před 4 lety

      Wa wax bananka yalo khaladkisa diiniga ah

    • @maansame4877
      @maansame4877 Před 4 lety

      @@hiilculumomediachanel7078 oo adiga ma culimadaa tahy diinta ma baraty

  • @saharladaamey1558
    @saharladaamey1558 Před 4 lety

    asc

  • @legoforzo
    @legoforzo Před 5 lety +1

    Yaaab
    Malaha somalia shacab iyo dowladba waa gaalo,
    Kenya iyo Eritrea-na waa dalal muslim ah, shacban iyo dowladba.
    Tusaale:
    Mxaa keeney in culimadaan iyagoo ku hoos nool Kenya mararna ay shirar kuqabsadaa Eritrea in ay gaaleysiiyaan dowladii soomaaliya loosoo dhisaaba????????
    That means shacabka iyo dowlada soomaaliya waa gaalo kenya iyo Eritrea-na waa Muslim.

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 Před 4 lety

    Wahaabi carab ayaa tahay cuthmaniyiinta waxeey ahayeen kuwa sharaf leh been haka sheegin