Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020

Komentáře • 1,6K

  • @abdikarimmaalinguur5318
    @abdikarimmaalinguur5318 Před 4 lety +34

    Illaa hadda waxaan la yaabanahay sida ay iiga hadlayso iyo sida ay waaqica aan ku suganahay u keentay, Ayyy🥁🎻 Kabayare codka iyo haybadda Alle hakuu siyaadiyo😢♥️ saameyn ayay noloshayda ku yeelatay wlh💛

  • @hanijolie6097
    @hanijolie6097 Před 4 lety +25

    The Queen is back and she’s on fire.🔥👏🏼love my Somalian people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴& my homeland 🇩🇯 🇩🇯

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan Před 4 lety +33

    Farxiyo dheman Love you sister ❤️ nolow intay nolol jirtaba

  • @ciisedaahir9647
    @ciisedaahir9647 Před 4 lety +67

    Wwwww
    Ishcala hees
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Music 100%
    Stylka 100%
    Intaas hadaa igu racday like
    Kabayare wan kuwadanaa

    • @abdulazizyalahow3238
      @abdulazizyalahow3238 Před 3 lety

      Fact Farta Haji kabayare Everything Is 💯 & 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 Need I Say More

  • @hoodidji
    @hoodidji Před 4 lety +166

    Allow dhowr Somalia iyo dowladeda
    HOME OF ALL SOMALIS
    🇸🇴🇸🇴😍😍🇩🇯🇩🇯🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴💋💯

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 Před 4 lety +26

    Farxiya qalanjo waad caatoday love ❤️ from Oromia ❤️💚

  • @nimcamohamedrabay8383
    @nimcamohamedrabay8383 Před 4 lety +189

    Team kabta xaaji intii eh like dhac iku sii👍waa hadii aad u soo gashay inaad comments ka aqriso😂

  • @kaltumaissa6329
    @kaltumaissa6329 Před 4 lety +8

    Always My fav Marka arkan wan iska farxa she is my role Model big love Siz

  • @mohamedibrahimnor8007
    @mohamedibrahimnor8007 Před 4 lety +243

    Tii hore tan ku ilooba soomaaliyey like ha iga baqiilin yaqey dhac iskaga sii ✌👍

    • @bilanmohamed1507
      @bilanmohamed1507 Před 4 lety +1

      Ma istiri run ay shegee dhukuro dheman ee like dhac ku siii 🖕

    • @mohamedibrahimnor8007
      @mohamedibrahimnor8007 Před 4 lety +1

      @@bilanmohamed1507 aad iyo aaad weliba kuwa kale hadey iyada oo kale ahan lahayen dalka idinka ayaba xukumi laha hhh

    • @bilanjama2656
      @bilanjama2656 Před 4 lety

      Widodug😤😡😈💔😹🧟‍♀️🤢🍖🍿🍚🍦🎂🍪🍩🍡🍬🍭🍮🍯🍼🥛☕🍬🍭🍯🍵🔪🥄🍻🥤🥃🍽🍴🥂

    • @cigalnur
      @cigalnur Před 4 lety

      @@bilanmohamed1507 j

  • @ndug495
    @ndug495 Před 4 lety +4

    Educative song wish all Somali songs are like this one. True reality of our society.

  • @fartunbashi196
    @fartunbashi196 Před 4 lety +70

    Legend waaye Farxiya kabayare ❤️❤️like ikusara walayalow walashiina lee waye 😂❤️

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 Před 4 lety +5

    Heestii Nairobi Kenya dhawaan naga soo gaadhay ee murtida ka madhanayd heestaan qiimaha badan ka hor geey.Waa jawaabteedii oo ku haboon.Hanbalyo 👍
    Nabad iyo Nolol guul 👍❤️

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator Před 4 lety +16

    🎯👌🏾✌🏾👍🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅💪🏾💪🏾💪🏾Murtimaalkii Somaliyeed waa kuwa maata muuqdo Magacooda difacanaya Masha allah Dad waxaan arka in wadaniyadiii iyo Daljacelkii Sonoqday Alx Hiraa losoconayaa💪🏾💪🏾✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏾✌🏾👌🏾🎯

  • @farduusaadanjaamac7007
    @farduusaadanjaamac7007 Před 4 lety +1

    Anigu farxiya wan ku haystaa wa qof fariidnimo iyo dhiig leh hore u soco farxiya from hargaysa

  • @najaxcaynab6237
    @najaxcaynab6237 Před 4 lety +41

    Farxiya kabayare fanaanad aan si gaar ah u taageero Allah ya cisak ❤👍

  • @shumhamid8677
    @shumhamid8677 Před 3 lety +5

    I don't understand what she say but i lover her music...
    Somalia my brothers and sister's
    🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaismacil6637
    @safiyaismacil6637 Před 4 lety +448

    qofki sadexaad like isaara bl waligey comnti kma muqne😭😭🙏

  • @xasanali6767
    @xasanali6767 Před 4 lety +1

    Heestan wey iga gadan tahay farxiyo sis thnx heesta waqti fiican ayaa qaaday waa hees inaba caadi ehen thnx sistet

  • @aymaniibr2064
    @aymaniibr2064 Před 4 lety +43

    Waa heestii ugu horeysay ee an la kulmo iyadoo dawaahaa laga soo qaaday tageera yaasha kabtan Xaaji soo tuura like ta

  • @Muhammadhadi_
    @Muhammadhadi_ Před 3 lety +7

    Farxiya kabayare is a true artist, she was relevant from the jump & I just stan

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +348

    Qoftan kartideeda iyo Indha adeegideeda jeclahay Say rabtaa Yeeshaa uma joojiso Somali Qayladeeda 😂😂😕
    Naa Walal Xooga kartida Evc igu so dir 😂

    • @abdirahmanali958
      @abdirahmanali958 Před 4 lety +17

      Masha alh udheh ado mahad san kartideda qaladna ha ifahmin qofka muslimka masha alah in ladhaaha fican mahad sanid

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 Před 4 lety +9

      @@abdirahmanali958
      Mnsh Allaah Walal Allha U siyaadiyo 😊

    • @abdirahmanali958
      @abdirahmanali958 Před 4 lety +2

      @@dr-abdala8403 mahad sanid walalkay

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety +1

      Dr- Abdalo😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shugrifarah7267
      @shugrifarah7267 Před 4 lety +2

      @@abdirahmanali958 waa runtaadaa abwe

  • @user-NNN_
    @user-NNN_ Před 4 lety +17

    She has a beautiful Unique voice🥰

    • @aminabdo6517
      @aminabdo6517 Před 4 lety

      ماشاء الله احلا فنانه صوتها يروح القلب ماشاء الله 💓💓🌹⁦🇸🇴⁩⁦🇾🇪⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇾🇪⁩😍

  • @lulmohamed799
    @lulmohamed799 Před 3 lety +24

    Gorgeous LADY with beautiful VOICE and great advice in the SONG,
    Maanshaallah.
    GREAT voice for nasheeda and Qur'an recitation.
    IN SHAA ALLAH KHEYR

  • @2669pink
    @2669pink Před 4 lety +25

    The beat of the music is great the lyrics is true well done 💯💯♥️♥️

  • @munaali2594
    @munaali2594 Před 4 lety +22

    Absolutely true words ❤️💯

  • @moonworld453
    @moonworld453 Před 4 lety +7

    Am from Eritrea Love somali 😘😘😘😘

  • @bern807
    @bern807 Před 4 lety +43

    Queen is back 😍🔥👑

  • @An-mb9do
    @An-mb9do Před 4 lety +12

    I love somalis music ❤️❤️ love from USA 🇺🇸 very beautiful people

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 4 lety +17

    QoftaaN kartidaH dhiraanadi ku jeclahay 💛
    Hees dhaxaL gaL ah 🤗

  • @mssmaanka2259
    @mssmaanka2259 Před 4 lety +12

    Hees xigmad weyn beey xambaarsanthy tusaale yaal bdn waad uso Qaadan kartaa 100% Kabayare Waan ku Wataa🔐❤💯

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 Před 4 lety +72

    Hees dareyn xambaarsan waan la ilmeeyay heesta 😭😭😭

  • @cabdidalmar247
    @cabdidalmar247 Před 4 lety +4

    Walee maasha allaah
    Heestaan waxee xanbaarsantahy murti
    Wali fanaanniinta fanka gabadha ugu codka mac ayaa soo qaaday
    Kabayare guul wacan

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj Před 4 lety +228

    Heesahaan oo Kale waa Sarbeeb
    Meel walba na waa u adeegsan kartaa
    ilaahow Kaba Yare oo timo dhaa dheer Na Tus laba arki maayee 😂😂

    • @camimascuud9215
      @camimascuud9215 Před 4 lety +2

      Maqartan hested wa baqdin cml nag hade thy ha weerarta dadke heysato 🤣😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @anigaaniga7960
      @anigaaniga7960 Před 4 lety +16

      Ruuun一 Husein Intaad Qof Ku Mashquuli Laheyd soo Kama Wanaagsano In Aad Afkaada Hooyo Sidaa Loo Qoro Baratid🤣🤣🤣🤣

    • @mohaarab3034
      @mohaarab3034 Před 4 lety +3

      @@anigaaniga7960 abaayo unaxariso dabalka

    • @xaliimaxasan8722
      @xaliimaxasan8722 Před 4 lety

      😂😂😂😂😂

    • @hafidadaauud4660
      @hafidadaauud4660 Před 4 lety +2

      Hhh you're funny really

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před 4 lety +8

    The Best song of the year, kabta Haji is back..... Lockdown time...

  • @Sodhawaaw
    @Sodhawaaw Před 4 lety +32

    Naag nola farxiya kabayare waaw 😭

  • @lucywanjiru9676
    @lucywanjiru9676 Před 3 lety +6

    Love from Kenya 🇰🇪

  • @amaaryare4132
    @amaaryare4132 Před 4 lety +64

    DANTAADA HADA Ka RAACDO O AD DOW KALE BEYDHO NINBA DOQON KUGU TILMAAMA 🎻❤
    Axsan Cod Hestan Hadad Darensantahay iney Jawabta Wayaha Cusub Tahay Like Dhac Kusii 😂👍

  • @haybe7
    @haybe7 Před 4 lety +7

    WHAT A SONG!!! 10/10 for me.. I don't listen to Farhiya Kabayare that much but this song is brilliantly written and composed. Keep up the good job Sis @Farhiyakabayare

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 Před 4 lety +6

    I don't understand what say but hit song somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 Před 4 lety +9

    I really like it it’s soo meaningful ❤️❤️

  • @keefsiyaad2679
    @keefsiyaad2679 Před 4 lety +4

    Farxiyo wiilo jecliyaa Style kaada love you from Wardhiigleey 🇸🇴💖💖✅✅✅

  • @flyervisions2ndchannel179
    @flyervisions2ndchannel179 Před 4 lety +26

    The legend stay strong you said enough I hope they understand meaning of the lyrics she stalking about slandering or what you call back biting

  • @saedawke
    @saedawke Před 4 lety +10

    Farhia Kabayare is one of the best somali voices of all time 💙. KEEPGOING_KABTAXAJI

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 4 lety +10

    Amazing song and beautiful nature voice. One nation insha Allah.🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

  • @qurux2001
    @qurux2001 Před 4 lety +10

    Waah waah halis iyo badh mashallah! dheeman dhaayo wacaneey👍👌👏🌷❤

  • @noormaalim2045
    @noormaalim2045 Před 3 lety +12

    It carries a good message. Shared in my groups. Literally depicting what our DP is undergoing. Thanks A million.

  • @Primecaseer
    @Primecaseer Před 4 lety +134

    EvErything She said is 100% FactS 👸🏽🥰

  • @dirisleabdi9546
    @dirisleabdi9546 Před 4 lety +12

    Calanka Somaliyeed
    Dawlada Somaliyeed
    Alle Ha Guuleyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @nasraali2301
    @nasraali2301 Před 4 lety +25

    Keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤

  • @knannasir8539
    @knannasir8539 Před 4 lety +1

    Inaba caadi mahan heestan best song in 2020 ayan dhihi karnaa runtii

  • @husseinojey8753
    @husseinojey8753 Před 4 lety +31

    Legemed wa kaba yare in the building

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 Před 4 lety +4

    Kabta xaaji is back waa naagta keeli Hablaha somaliyed O fananiinta ah daan Ayada kaligeed hessaheda Jeclahy❤

  • @Fadna-.-
    @Fadna-.- Před 4 lety +43

    Yaa la socdy dubisteda heestan 🥰

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 Před 4 lety +3

    Laxanka heestaan inaba caadi maahan
    Xargaha uu isticmaalaayo AANaaji waa xargo nagu cusub over all 👍❤️🇸🇴❤️!
    Xogmaal waan idiin wataaye horay u socda guul ayaan rajeenaayaa.

  • @maryamomustaph7282
    @maryamomustaph7282 Před 4 lety +24

    waxa tahy qof adag❤️ oo an saiid ujeclhy dartaba xita qabiilkaga ujeclahy🥰❤️

    • @cabdifitaxmohamed2393
      @cabdifitaxmohamed2393 Před 4 lety

      Ani xte drted qbilkeda ujclhy gbdhan wlhi mrymo igu dbecad aa thy wllhi apyh 👌👌

    • @AhmedAhmed-us3ll
      @AhmedAhmed-us3ll Před 4 lety +1

      Waad mahad santihiin walala yaal murusade waa dad cadalada uhiliyo lagama yabo in qof murusade ah uu dulmiyo qof kale oo bini aadan ah . Hadaa aragto qof murusade necab waa qof dulmi badan . Dadka kaliya ee somalia dulmiga didan ee kasoojedo HAWiYE waa murusade . Alshabaab aad maqashaan 100 % 71% waa murusade waxey ugubireen alshabaab waa cadalad raadis . Waa gesiyaal lakiin dad baa iskudayaya in aay hoos udhigaan karamadoda murusade . Aniga waxaan ahay murusade . ❤

    • @amiishamankah4259
      @amiishamankah4259 Před 4 lety +2

      @@AhmedAhmed-us3ll *WLLKAY pal naga aayar bahazha faruHu ilaHay ma Zimin murursade DHANA si Qura ma wada noqon karayaneeH*

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety

      Maryamo Mustaph iga walee sidoo kale

  • @abdiwahabmohamed5592
    @abdiwahabmohamed5592 Před 4 lety +15

    A living legend. God bless you ❤

  • @somaliqueen3310
    @somaliqueen3310 Před 4 lety +35

    Mash’Allah I love it Our Minneapolis queen 🥰

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 Před 2 lety +32

    I can't understand what she saying. But I love the the song. I even admire to be a somali

  • @inayahyeali3433
    @inayahyeali3433 Před 4 lety +6

    Farxiya kabayare Karti Alle aya ku siyay wlhi Keeb going my fananadena ❤ inta ila qabto Farxiyo ineysan diracyada ku nureyn ay dharka kle ku nureyso like dhac nh

    • @fowsiyamahdi8057
      @fowsiyamahdi8057 Před 4 lety

      kabayare cadkar baathy aadku taageeraa hees aan caadiaheyn fanaanadeen myqueen farxiyo cadowgaahajabo

  • @mohamedosmanahmed9259
    @mohamedosmanahmed9259 Před 4 lety +3

    heestan aad bay u runbadantahay, aad baan u mahadinayaa Abwaankii sameeyay iyo Farxiya kaba yaraba🔥🔥🔥🔥👌🏻👌🏻👌🏻

  • @marwaan_gamers4103
    @marwaan_gamers4103 Před 4 lety +76

    Waxaas ka hees ah inta snapchat kala socty farta taaga f kbayre viva

  • @sumayaluqman8736
    @sumayaluqman8736 Před 3 lety +5

    Legend talking about the fact....keep moving😚😍

  • @abdimullah1141
    @abdimullah1141 Před 4 lety +12

    She has beautiful unique voice

  • @khadraahmed5
    @khadraahmed5 Před 4 lety +30

    Yes she’s speaking facts 😩💯

  • @mohamedwiito8186
    @mohamedwiito8186 Před 4 lety +5

    Second person baan ahay like ta igu sharfa inta jecel farxiya fiska

  • @aslam8475
    @aslam8475 Před 4 lety +1

    Hees ay soqaso farhiya kabayare waa tii ugu horeysay aan dawadey 🙄🙄👋👋🇸🇴🙏thanks you sister

  • @hashimkasaai4983
    @hashimkasaai4983 Před 4 lety +3

    Hestaan xitaa dhambii maleeh xaqiqadhaa kaa hadhashee Farxiyoo, yaa iguracsaan 👍

  • @pristineforest4399
    @pristineforest4399 Před 4 lety +1

    My Somali is not fluent( Ode to the Gurbo Joog generation lol) but from what I can pick out of the general message - in life in general got to learn to be resilient and grow a tough skin. Indeed, when people start to spread runours - nevermind the talk and don't let it bother you. Life is too short. Truth lies with God and people's perecptions are all relative - no solid objectivity. Nothing personal -shrug it all off!!( My wobbly translation- take it or let it alone lol)

  • @malyuunabdulahiahmed1745
    @malyuunabdulahiahmed1745 Před 4 lety +12

    Keep Going Sister Farxiya kabayare

  • @willejama7025
    @willejama7025 Před 4 lety +1

    Waasax guleeso
    Guuuuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ❤❤❤❤👈😍😍😍😍👈

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Před 4 lety +5

    Kabayare nagta ugu codkarsan fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤my
    #Hapo 🔥🔥🔥🔥😘😘💯😍❤

  • @wardaomar9325
    @wardaomar9325 Před 4 lety +7

    MashaAllah Our queen farxiya kabayare is bck 👑❤️👏🏽🎤

  • @sameerah1405
    @sameerah1405 Před 3 lety +4

    love from Nigeria! I love your songss 😩🖤🖤

  • @Lavisha254
    @Lavisha254 Před 3 lety +2

    So true 👍 👌

  • @basitarahussein7673
    @basitarahussein7673 Před 4 lety +3

    The definition of a true legend...
    My wonder woman 😍😍😍😍😍

  • @xamseabdi3672
    @xamseabdi3672 Před 4 lety +1

    waa malin khamiis ah 2020 / 7/9 waa malinaka aan heeskan dhagaystay aad bay hees ka ushidantahay

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 4 lety +27

    Weligay 100 like mahelin iga farxiyoo mantay 1k igaarsiya😰

  • @mohamedabdalla9574
    @mohamedabdalla9574 Před rokem +1

    Song and half my dear sister keep up

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 Před 4 lety +20

    Like ta isaara reer nabad iyo nololl

  • @neymaraboubaker942
    @neymaraboubaker942 Před 3 lety

    Farxiya i love you walahi bilahi hoyo dhig leeh hesahego dhan wax murtileh weyan from djabutii salan sare

  • @ayaanabdi349
    @ayaanabdi349 Před 4 lety +9

    I love you sister that's true 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 Před 4 lety +1

    Afkaaga hadaaad daboosho oo hadalkiiba dayso inbaa kula doonto ceeb ku dhiba adigoo daryeela👌🏻
    Queeen farhia is back😍🥰❤️

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 Před 4 lety +20

    Faxiya darood ba abti yal uh halkasbay geesinimada kagaayntay

    • @dhemanhani9896
      @dhemanhani9896 Před 4 lety +2

      Cali dheere na dad buu uxigaa ogow 😜😜

    • @fartacabdulahi7326
      @fartacabdulahi7326 Před 4 lety

      @@dhemanhani9896 taas been ahyn 😂😂

    • @anfasalad7448
      @anfasalad7448 Před 4 lety +2

      @@dhemanhani9896 waad ku sugty caydiidna waa adeerkeed Dee😂😂😂😂

    • @fartunali965
      @fartunali965 Před 4 lety

      Naa gabadha hawiye Wayne ha isku kabin
      Daarood badaa keentay waxba maahee

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Před 4 lety +1

      @@fartunali965 wa run rer abti weye

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 Před 4 lety

    Mashalaah Heestaan waxay ku socotaa madaxweynahayna soomaliya

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali Před 4 lety +6

    Heestaan wan sugaayey Farxiyo kabayare fanaanad qaali ah keep going

  • @karlenabdi6839
    @karlenabdi6839 Před 4 lety +2

    Maanshs allaah caqliga iyo codka alle kuu barakee keep gång cagta xaaji 🙏🙏🙏🙏💞💞💞💞💞💞🤲🤲🤲🌹🌹🌹

  • @kamaldahiir7905
    @kamaldahiir7905 Před 4 lety +5

    Hees iyo bar😋hadad like iisarto waxad tahy ruux darajo badan leh😍

  • @foosiyomahamud7270
    @foosiyomahamud7270 Před 4 lety

    Waa runtteed heestan wa mid ka hadlaysa dadka xun siday dadka ula dhaqaman farxiyay kaba yare ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @gedidakane2905
    @gedidakane2905 Před 4 lety +70

    Aamusnaanta hadad jeceshahay ❤ saar waa true story

    • @al-ustaadyaaboow3190
      @al-ustaadyaaboow3190 Před 4 lety

      Alaah haku xafido fannaanada farxiyo kaba yarre🙋‍♀️👨‍🦰

  • @bashirnoor8636
    @bashirnoor8636 Před 11 měsíci

    Farxiyo kabayare you really spoke the truth. What a song that touches the vains ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmaabdi99
    @najmaabdi99 Před 4 lety +3

    boqorada codka Masha Allah farxiyo keep going ✨🥰

  • @ramahabshir148
    @ramahabshir148 Před 2 lety

    gawadhan waaba iska jeclhy wlhi alle haku dhaafo abyo farxio😊💋

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 4 lety +5

    Farxiyo Farideeeeey Runtad ka hadashey 🌷💗🌷💗🌷💗🌷💗🌷

  • @naimaabdirahmannaimaabdira681

    Farxiya kabayare alla yaa ciska wllo sharaf baad ledahaay alle haku siyadiyo anigu tageran ku ahaay xaqiiq

  • @user-pe8is1si7c
    @user-pe8is1si7c Před 4 lety +20

    Allah hees iyo badh 👍💕🧏🏻‍♀️💋❤️

  • @karlenabdi6839
    @karlenabdi6839 Před 4 lety +1

    Maansha allaah hees dareemay kala duwan xanbaarsan 💞💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 4 lety +14

    ռaa ɦɛɛɖɦɛ ɨռa ҡaɮaʏaʀօʏ ռaaɢռɨʍaɖaɖa ɨօ ҡaʀtɨɖaɖaռ ҡʊɢʊ ʝɛċʟaɦaʏ ʄaռaaռaɖɛɛռɨɨռa աa tɦʏ ռօօʟօա զʊʀʊxsaռ ❤😍

  • @salmashhassan2467
    @salmashhassan2467 Před 4 lety +1

    Heeestaan waxaanpa ka qaate waano wlh ku dhipa adigoo daryeela😭😭 kabaye thnk u fanaanadeena

  • @abdirahmanmohahanshi5770
    @abdirahmanmohahanshi5770 Před 4 lety +43

    Heestaan qiso run ah ayeey ka hadleeysaa wllhi