Hadraawi & Xabaashii CILMI BOODHARI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Halkan Hadraawi su'aal la weydiiyey ayuu laga jawaabay.

Komentáře • 119

  • @yusufmoalim9506
    @yusufmoalim9506 Před 5 lety +9

    Abwaan Hadraawi marka laga soo gudbo afmaal nimada Ilaahey hibada usiiyey, waa shakhsiyad lagu yaqaanno hal- adeyg iyo dhowrsanaan.
    Ilaahey madaxiisa ha raajiyo. Amiin

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 Před 10 lety +26

    Cilmi iyo hodan maa qisadooda film laga sameeyo waan jeclahay wax lees wareysanayo looma baahna film oo kale u jila reer baadiye yaal. I love hadrawi iyo cilmi boodhari

  • @maryama729
    @maryama729 Před rokem +4

    Ilhay dhamantood ha u wada naxariisto😢❤

  • @mustafagood6617
    @mustafagood6617 Před 10 lety +17

    Aabaayaashii af soomaaliga Cilmi BOODHARI ilma mooge Hadraawi ilaahaw dhaamaan u naxariiso XIKMAD SOCOTAY ahaayeen

  • @zakariam.alimire8863
    @zakariam.alimire8863 Před 6 lety +3

    Abwaan hadraawi waa mid ka mid ah Indhaha soomaalida Waa astaan utaagan dhaqanka soomaalida iyo gobonimada one love abwaane❤

  • @mohamedmohamudaliarralle1829

    Abwaanka Somaliyed Hadrawi Waa Ruux Ku Dayasho Mudan Eebana Uuka Dhigay Ruux Afka Soomaliya Hodan Ku ah Dhaman Bahweynta Soomaliyed Aad Ugu Farxaan Uguna Riyaaqaan Magaciisa & Muuqiisa Abwaane Alle Haka Rali Noqdo Adiga &Anagaba Amiin Yaa Rabi

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 Před 6 lety +5

    Aakhira Jannaan kuu waydiinayaa adiga iyo Muslim-ka kalaba aamiin aamiin abwaan 2018

  • @zuhaibtio
    @zuhaibtio Před 9 lety +11

    Qiao laga sheekeyo waa kuwan u jeclahay nolo cimrigaa Abwaan hadraai

  • @ItsDiinibashir
    @ItsDiinibashir Před 11 lety +9

    Masha alaah ilahoow hadrawi cimigiisa dheerey cafimadna sii,cafis iyo hanuuna ugudar,,,aad baan u jeclahey hadrawi,,,

  • @barwaaqoibrahim1150
    @barwaaqoibrahim1150 Před 6 lety +10

    HadraawiH abeH somaliyet nolow in badaN

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety +2

    Hadraawi wuuu xanuunsanayaa iminka somalidii uudhaxalka uga tegayna ma oga lamana socdaan xaaladiisa in Illahay xaunuuunka ka korqaDo faataxada usoo maara

  • @MohammedAli-rr2bw
    @MohammedAli-rr2bw Před 2 lety +1

    Alle ha naxariisto my uncle hadraawi

  • @abdifatahaxmed8002
    @abdifatahaxmed8002 Před 7 lety +6

    Ilaahey ha unaxaristo cilmi booldhari

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 Před 5 lety +2

    Aalle hawnaxariisti awoowo cilmi yaraxmaan janada nagu kulansii iyo muslimiinta oo dhan

  • @Tafo775
    @Tafo775 Před 8 lety +13

    cilmi ismaciil liban
    Hodan Cabdulle walanwal
    lovers

  • @drdhobo1334
    @drdhobo1334 Před rokem +1

    Allah ha u naxariisto abwaan hadraawi kama daalo dhagaysiga maansooyinkiisa qalbiyada bani,adamka saamaynta ku leh

  • @soranjawan1895
    @soranjawan1895 Před 11 lety +3

    hadraawi ilaahay qabrigaaga ha naruuro amiinnnnnnnnnnnnnnnn dheh wll

  • @mohammedabdiguuled30
    @mohammedabdiguuled30 Před 6 lety +2

    Wllhay abwaan hadraawi Waa qof illahay hubo usiiyey gabayga

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 Před 6 lety +3

    Kolay waan hubaayoo
    Hawlihii aduunyada
    Heshay
    Wuu tooyanayaana jawaabna waa loo soo diray waligay kuma maqal diinta mayd lala hadlayo jawaabayana nebigeenii suubanaana csw ma sheegin inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaahu Aclam

  • @asmaabdilahi52
    @asmaabdilahi52 Před 3 lety +2

    14.12 2020 malin isnin aaah goobtu waa garmany

  • @abdirahmanalisheikhbilow6983

    well love and well song Mr. bodhari and mr. abu hadra

  • @Tafo775
    @Tafo775 Před 8 lety +12

    abwaan hadraawi cmri dheeri iyo cafimad qab

  • @TheAhlaamoo
    @TheAhlaamoo Před 11 lety +7

    waaaaw waa ninkii ugu horeeyay uguna danbeeyay lol soomalida sidooda kale caasjaqa waxba kama yaqaanaan

  • @jaallecabdicasiismmeegaar9729

    Cimri dheer iyo cibaado suuban abwaan hadraawi waanu kugu dhaadanaaye

  • @khamzifqaalid3424
    @khamzifqaalid3424 Před 6 lety +2

    axsn yaa abwaan hadraawi cimri dharer iyo cafimaad

  • @shaficicali3670
    @shaficicali3670 Před 10 lety +13

    ilaahaw cimrika u dheeree hadraawi

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 Před 8 lety +3

    qiso dhab ah axsan abwaan hadrawi allow cimri dheer ku siii

  • @gujisibrahim5706
    @gujisibrahim5706 Před 9 lety +12

    Hadrawi iyo dadka uu tiriyay waa hormuudki fanka iyo ilayskii murtida

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 Před 4 lety

    Ilaahay caafimaad sariic ah ha siiyo waa abwaan qaaliya
    Oo ku suntan taariikhda Somalida

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 Před 5 lety +1

    Alle hawnaxariiste maxamed s tubeec uu eega ninka garabka hadrawi fadhiya talaw ma marku nola ayaa laduubay aalahu aclam

  • @xaajixaaji1003
    @xaajixaaji1003 Před 9 lety +3

    masha alah abwaan hadraawi magacaa hajiro

  • @shaaficifrance2025
    @shaaficifrance2025 Před 6 lety +3

    Ilahay cimiriga ku dheere hadrawi muxuu tuujiyay masakaxada

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 Před 6 lety +1

    Abwan Maxamed Ibrahim warsame mashaa'alah
    ALE Wax ayuu kugu Maneystay

  • @helsinkiinternet6450
    @helsinkiinternet6450 Před 5 lety

    Illahay Hawnaxariisto cilmi boodhari
    Iyo ilma mooGaba

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175

    hugunkaad maqlaysiyo hoobaydu waa geel igu soo hormanaye haye orod walaalow axyaa xigmad hadraawi ale kuma qaado asxaabta usoo duceeya boqorka xigmada

  • @ifraaxcabda1361
    @ifraaxcabda1361 Před 2 lety +2

    Ilaa xad wan la dhaca heesagaga waxad noga tagi doonta dhaxal aad u wayn cimri dherer iyo caafimaad bn ku rajynayaa abwankaygii

  • @Waayeel23
    @Waayeel23 Před 11 lety +1

    ABWAAN HADRAAWI IYO XABAASHI BOQORKII JACAYLKA CILMI BOODHARI ......., WAA QISO TAARIIKHI AH .

  • @ayaanmuse8755
    @ayaanmuse8755 Před 5 lety +2

    2019❤️

  • @nuurkhaalid435
    @nuurkhaalid435 Před 6 lety +1

    11.3.2018 Norway-Kopervik

  • @cabdimalikmaxamud2342
    @cabdimalikmaxamud2342 Před 9 lety +13

    Hal abuurka masada abwaa kii ay uhayataw hadraawi alaw cimrigaaga dheere Waxaan isku aragnay xajkii dhawaa ee 1435kii hijriga

  • @kaysemohamed1900
    @kaysemohamed1900 Před 7 lety

    Alla ha u naxariisto cilmi bodhari

  • @hoodoyussuf6776
    @hoodoyussuf6776 Před 9 lety

    Masha Allah ilahay ha ku xifdiyo akhira iyo aduunba

  • @FarxiyaHadhuudh
    @FarxiyaHadhuudh Před 2 měsíci

    Ilhy ha unaxriisto abwaank

  • @cabdigurey4945
    @cabdigurey4945 Před 8 lety +4

    qiso dhab ah

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 Před 5 lety +3

    Waa qisooyin marka laga shekaynaayo muruga leh aanad oganaysa inuu jacayl jiro

  • @muxudiinyare6281
    @muxudiinyare6281 Před 4 lety +1

    allow ku naxaristo aabihi fanka iyo suugaanta hadrawi
    aabihi jacaylka cilmi boodhari iyo hodan allow u wada naxariisto
    6/ 2 / 2020

  • @kaysemohamed1900
    @kaysemohamed1900 Před 7 lety +2

    hadraawi xayaato ku waar

  • @cambaroceebla9710
    @cambaroceebla9710 Před 12 lety +8

    ax ax ax waa tani waa wax laga qiirodo sababtu waa jawiga uu ka sheekaaynayo iyo raga meesha maraya

    • @ladanetv1289
      @ladanetv1289 Před 5 lety

      mnsha allaah
      harawi waa Hibo eebe kuma naysty

  • @Maasal123
    @Maasal123 Před 4 lety

    Geeridu haku ilawdO apwaaN aaN u jecelhy kal iyO laaP😍

  • @muhsimdhoof7335
    @muhsimdhoof7335 Před 4 lety

    2020 xusus 6/4 wakukaz

  • @Mumtaas
    @Mumtaas Před 6 lety

    Masha Allah hadraawi

  • @zicitadan6402
    @zicitadan6402 Před 6 lety

    2018anaa u hordaawaday

  • @shaaficihassan8709
    @shaaficihassan8709 Před 4 lety

    cilmi boodhari ciyaar ciyaar u muu dhiman

  • @zadikzadik3787
    @zadikzadik3787 Před 5 lety

    Ilaahy haku daayo Abwaan

  • @c.raxmansiciid1530
    @c.raxmansiciid1530 Před 7 lety

    cilmi bodhari legend

  • @ahmedsheikh5602
    @ahmedsheikh5602 Před 7 lety

    ilaaheey haunaxariisto

  • @adenupdul1900
    @adenupdul1900 Před rokem

    2023🥺

  • @Ftwom-g
    @Ftwom-g Před 7 lety +2

    18/11/2017

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175

    bal maxaan haweenkiyo dumar ugu hilooba ama kula heshiiya

  • @cabdiwasaccabdiraxman3444

    Weeeweeeeee🤩

  • @looyaan323
    @looyaan323 Před rokem

    AUN dhamaantood 😢

  • @zicitadan6402
    @zicitadan6402 Před 6 lety

    jacaylku waalanaa

  • @footballgamesmaster5626

    Qiso iga dheh

  • @kaltunabdi6628
    @kaltunabdi6628 Před 8 lety

    25/6/2016 xasuus

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 6 lety +1

    Ku dayo halyay gaaga

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 Před 2 lety

    Abwaanka abwanda somaalida ilahay cafimad sareecana ha sigo

  • @alfananmunazilyare8707

    Abwan hadrawi nin Ku dayasho mudan

  • @ahmedozil1847
    @ahmedozil1847 Před 5 lety

    Geesi

  • @khalidhibrahim6203
    @khalidhibrahim6203 Před 4 lety

    Madaxdeyda

  • @laylohabonofficial6222

    13 12 2020 ❤

  • @kingyare4607
    @kingyare4607 Před 7 lety

    ale hawnaxristo

  • @abdifataahabdilaahi5273
    @abdifataahabdilaahi5273 Před 5 lety +1

    U boqoolka boodhari
    Bataalaale iyo
    Haddii aan berbera
    Baradii jacaylkiyo
    Buur caashaq imi
    Cilmi sow bilado
    Badh imusa siin

  • @user-nr1xi4ii7l
    @user-nr1xi4ii7l Před rokem

    D😂E😂😂

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 Před 4 lety

    19/4/2020 From Alperto Canada Stay At Home

  • @msiciidsanka2246
    @msiciidsanka2246 Před 7 lety +5

    boqorkay huq iyo ciil hagardamo lumisow heesaha baroorta ah

  • @xasanwali3317
    @xasanwali3317 Před 6 lety

    abwaan allah no kaadaayo

  • @heroburco9877
    @heroburco9877 Před 5 lety

    Khad

  • @amiir2299
    @amiir2299 Před 2 lety

    😰😰😰

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175

    Hugunkaan maqlaysaa hoobaydu waa geel igu soo hormanaye haye orod walaalow

  • @zusaabdiyare3794
    @zusaabdiyare3794 Před 6 lety

    Hadii aydaan fahmeyn waxa uu leeyahay waxaad doonto dhe iska hadle

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 Před 4 lety

    hhhhhhhhh haye nabad walaalow cajiiiib

  • @noursamat279
    @noursamat279 Před 8 lety +6

    waxan ujawaabayaa ninkaa rer woqooyiga haya jacayl baanad waxba ka aqoone hadii uu lahadli karo sowta dhamatayba sheekadu qofku markuu qofku jecelyahay uu arko wuuba iska qariyaa lamana hadli karo dadka kale ayuumbuu usheegi karaa dadkaas ayaa usoo dhameya arinka

  • @abshirdheere7640
    @abshirdheere7640 Před 6 lety

    LAANDERRIHII MARKABKA WATEY EE HODON GUURSADEY MA WUXUI AHAA HARTI WARSANGELI,MAXD SHABEELE

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 8 lety +5

    waa nin meel kaliigiis ka gabyaaye sidhaan ka dhageestey rashiid mohamed shabeele naagtaa rabto waa loo tagaa waad heli ama laguu diidhi lkn in aad iska joogto misane waxbaan jeclahay tiraahdho waa iska riyo laga dabatag sheekadhi cilmi ee nawaashay wax badhan allah reer waqooyi maxay buun buunsheen sheekadhaan lkn ceeb ayay ku soo idhlaatay 2.11.2015

    • @osmamsufi7817
      @osmamsufi7817 Před 7 lety +4

      Abdullahi Ayoub yasiin nin hooyadii u hiilinaya ayaad dhegeysatey taariikhda baadh ogaw labada ruux ee aad leedahay reer waqooyi ayaa buu buuniyey sheekada looma kale hiiliinayo waayo waaba isku reer garxajis ee xanuunka ku hayaa muxuu yahay

    • @fadxibarre6283
      @fadxibarre6283 Před 6 lety +1

      Abdullahi Ayoub ilyasiin
      Wll horta adigii baaba dhageysta ah waxbana kama sheegi kartid sheekadan kamana ogid malaha se dadka kaa waaweyn ayaa la weraystaa
      Ma ahi cilmi difaac se sheekada ayaan hubaa inay dhab tahay rashiid ina hodan hooyadii ayaa la jecladay ee iyadu waxba may jeclayn
      Se rashiid waa xogogaalka ugu dhaw hadana hadad dhagaysato waxaad arkaysaa khalkhal ku jira sheekadiisa waraysiyo uu bixiyay mhdsnd

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 7 lety

    illahey ha u naxriisto cilmi

  • @THESABRINASRI
    @THESABRINASRI Před 11 lety

    BRO CILMI GOOR MU DHINTAY

  • @abdirahmantimo1542
    @abdirahmantimo1542 Před 7 lety

    Hadraawi iska daa dambiga

  • @mulamuxamed
    @mulamuxamed Před 8 lety

    kulahaa hablo xuural caynihi sow kuma heesaan !!!!!!!!!!!!!!!!!!! aakhiro miyaa lagu heesaa tollow waa cajiib laqwi alle hanoo sahlo

    • @Hamsa4375
      @Hamsa4375 Před 8 lety +1

      waayo akhiro Ilaahay waxa doontad weydiisan karta sowt khamriba lagu cabayo

    • @professorali5736
      @professorali5736 Před 8 lety +4

      Haa brother janada walagu heesa hablaha xuralcaynt ahi way heesan ragode u heesan

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 5 lety

      seef la bood waaxid

    • @drbuux4429
      @drbuux4429 Před 5 lety

      Waa wax walba waa laga helayaa jannada

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 7 lety +4

    Odaygaa gadhkiyo xiribo cadaadenow, e Hadrawi la yidhaahdow, goormuu Cilmi kuu soo jawaabo akhiro kaala Soo hadlay? Subxanalah, Maxaad hadrawow hadalkii ilahay iyo akhiro u beenayn?

    • @drbuux4429
      @drbuux4429 Před 5 lety +1

      Walaal maad fahmin ilaahay haku fahansiiyo

    • @aziztoure2115
      @aziztoure2115 Před 4 lety

      Sheikh Mohammed
      hhhhhhhhhhh Amin

    • @moh4127
      @moh4127 Před 4 lety

      😀😀😀bilaa caqli

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 Před 4 lety +1

      astqfurllh 😂😂 xiska ku istaagey mlaha