Sidee dadka maskaxdooda & dareenkooda loo qabsadaa| mawduuc muhiim ah|سيكولوجية الجماهير|Sh.A.bashir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 01. 2024
  • #subscribe #like #share #somali
    Sidee ayaa aad luuqad cusub ku baran kartaa? :-
    Daawo | • sidee ayaa aad luuqad ...
    ka mid noqo asxaabta kanaalkan oo la wadaag asxaabtaada sub & share :-
    ☆ CZcams
    / @abdallamansuuri
    ☆ instegram
    / @abdalla.mansuuri .
    ☆ Facebook / abdalla.mansuuri
    muuqaalkii u dambeeyay :-
    Sidee hibadaada halabuure wanaagsan ugu noqon kartaa| qodobo muhiim ah| #abdallamansuuri
    • Sidee hibadaada halabu...

Komentáře • 57

  • @dhoomehire660
    @dhoomehire660 Před 5 měsíci +8

    Maasha allah sh.A.bashir waa mawduuc aad iyo aad muhiim ah Waa markii ugu horeysay qof soomaali ah oo mawduucan kaa hadlaya arkaa .. Waxaa kaloo jira buug la yiraahdo ( psychology of crowos ) Waxaa qoray nin la yiraahdo (gustave le bon) . Laba jeer akhri, mar af Carabi iyo mar af Turki ku qoran , Buugga waxaa inta badan isticmaala siyaasiyiinta Ujeedada isticmaalkeeda waa sidee dadka maskaxdood & dareenkooda loo qabsadaa Waa buug aad khatar u ah Haddii aad si khaldan u isticmaasho

  • @eidraabi12
    @eidraabi12 Před 4 měsíci +4

    Manshaa allaah.. wa mawduc muhiima oo dadka badankiisa anfacaya.

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 Před 5 měsíci +5

    Mahadsanid Sh runtiina wax badan ayaan kaa faaiiday miisaanka xasanaadka illahey swt ha kuugu biiriyo.
    Suaasha madaxadeyga ka guuxeysay ayaa ahead sidee looga bixi karaa siriqdan naloo dhigay oon filayo iney u baahan tahay howl culus.
    Laakiin nasiib wanaag adaaba ka dhawaajiyay iyo next meeting bi-idnillaah.
    ALLOW SAHAL AMUURAHA

  • @abdiazizfuadshafie3059
    @abdiazizfuadshafie3059 Před 5 měsíci +8

    Soo badi mufakirkaan sh abdirahman alle ha ku dhowro addun iyo aaqiro

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  Před 5 měsíci

      Hyeh wll

    • @yow4367
      @yow4367 Před 5 měsíci

      @@abdallamansuuri sheekh ninkan wa aabaha strageyda umadaha sida lo jahwareeriyo, umada soomaliyeed ugu faidee czcams.com/video/OsKEKqxv14k/video.html&pp=ygUKc3VidmVyc2lvbg%3D%3D

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  Před 5 měsíci

      @@yow4367 mahadsanid walaal hal muuqaal baan ka sameeyay oo kooban

    • @yow4367
      @yow4367 Před 5 měsíci

      @@abdallamansuuri share please.
      link ?

  • @Sadaniitaomar
    @Sadaniitaomar Před 5 měsíci +3

    Mufakirka keliya ee hadalkiisa dhuuxo mahadsanid sh.❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Před 5 měsíci +1

    Allahu akbar.masha allah ilaahey ha xafido adiga soomaali maad ka dhaletaye walaal waan ku duceeyey.I have to say masha allah never saw like you amazing Iam not jelous walaalkey proud of you soomaali in aad tahaye.caadi ma ihid magacada waan maqal ley laakiin kuma aqoon laakiin markaan ku dhageystaye.walaal dhaliyada in ay kaa faideystaan oo televesion soomalida lagaa siidaayo.laakiin anaga waxaa ima baabiyey isku qabiil baan nahaye oo qofka aqoonta leh waa lahagirayaa oo hoos ayaa loo celinayaa kama dhalen laandheera lama taqaan.waa waxa na baabiyey.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Před 5 měsíci +2

    Walaalkey cabdirahmaan masha allah maskax caadi ahayn ayuu ilaahey ku siiyey eebow madexweyna noo noqo hada laga bilaabo macalin ayaad ii tahaye hiil walaal jabouti wadnahaye ayaad tahiin

  • @Lafaruug
    @Lafaruug Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid

  • @proabdirahmaanmohamed3080
    @proabdirahmaanmohamed3080 Před 4 měsíci

    Mashaa al.lah

  • @zeynapahmed8298
    @zeynapahmed8298 Před 6 měsíci +4

    Jzk allh wall

  • @HadejaBeebi
    @HadejaBeebi Před 24 dny

    Waa Baddow akhaligu seeman yaha suurcada lagutaa xukumada soomaalida dada masakada kaxora baa waxa khabasnakara laakiina nilahaasta muxuukhabakar maaha maskada iyo akhaliga hadiilagula yee sho waa dhimasho halakii ugudabeese

  • @musabbashir4591
    @musabbashir4591 Před 5 měsíci +1

    Legend

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475 Před 5 měsíci +1

    ❤ mahadssnid

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 Před 5 měsíci +1

    Precious speech

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 5 měsíci +1

    Jazaakallaah

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 5 měsíci +1

    22:41. Walaa-Aqriyuuna, Wa Walaa-Qoriinaa.. Jannan ah baa Africa buuxa.

  • @Mohamedcadeye
    @Mohamedcadeye Před 5 měsíci +2

    غافلون 😂

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci +1

    Thanks brother ❤❤

  • @fuaadiisaa
    @fuaadiisaa Před 4 měsíci

    wall sheekh you Tube nalawadaag

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 5 měsíci +3

    WallAhi waxban fahmay wax an tabayay baa iga jahil bixisay arinkan allah haka abaal mariyo sheekh from muqdisha ❤

  • @SawdaDaoud
    @SawdaDaoud Před 5 měsíci +1

    Stratégie gratte-ciel

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Před 5 měsíci +3

    Cilmi ay fahmi kadho inta labeenta u ah ummadda

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  Před 5 měsíci

      Nacam, aad iyo aad.

    • @MrAntoniyo12
      @MrAntoniyo12 Před 5 měsíci

      Labeemteenu hadey arintan fahmi karaan maxaan horey ugu socon la'nahay?🤔

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Před 5 měsíci +1

      @@MrAntoniyo12 labeebtu saaxada siyaasada kuma jirto ee banaanka ayey ka joogaan ayaan qiyaasayaa.

  • @dalxiischannel6570
    @dalxiischannel6570 Před 5 měsíci +2

    Cashar aad u muhiim ah bad soo gudbisay

  • @najmamoalimmohamed5434
    @najmamoalimmohamed5434 Před 5 měsíci +2

    Imfar meshin dheh😂

  • @user-tq2pu6nf8j
    @user-tq2pu6nf8j Před 2 měsíci

    18:50 illaa 19:10 bal intaas si fiican udhuuxa oo luuqada jireed ee sheekh cabdiraxmanna eega bal wax baa inoo tilmaamayaahe

  • @user-lj2qz2zl1b
    @user-lj2qz2zl1b Před 6 měsíci +1

    Wllka shiikha youtubekiisa maxaa ugu qoran adoo mahadsan

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  Před 6 měsíci +1

      CZcams gaar ah ma leh walaal

    • @suurtagal1977
      @suurtagal1977 Před 5 měsíci

      Somali info video ku qor ama facebook ga ka raadi sh Abdirahman bashiir

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 5 měsíci +1

    2:18 Iyo 8 Sano Ama 10 Sano, Oo Jaamacad ah. Aqlaaq Dhoowr iyo, Erayo dhig ah., Iyo Muaadin-nimo7.
    Wariye Qaran iskugu yeer. Kenyana xigso, na Waa sheeko kale.
    Lakiin MW Xasan, Baa Dhahay.
    🎤 Habarteey dhahay.
    Hadal Warriye iyo Hadal-Doowlad.
    Iyo Af-Shacab waa kala Gooni
    Lakiin Somalidu. Waa Yaab. Geeljirihii, iyo Ciyaal-shuuqii iyo Askartii iyo MW-nahii ba. Waa isku Af.
    Oo Kii Garaad badan?. Lama kala garto.. Qof walbana Reerkooda baa Saxan.
    🤔 Waa Waxa aarn ka arkay.
    Wariye iyo Doowlad ba?. Garaad yari, Iyo Cilmi aan Maryo la baran. Biibito ku furo.

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 Před 5 měsíci +1

    Subxaan Qofba Qofka Uu Ka Balaaqo AMa Ka Luqad Badan Yahay Wuu Ka IntelligentI Sanyahay Ka Caqli Badan Yahay Ka Fikir Dheer Yahay ……..

  • @user-sf6uq1dp7w
    @user-sf6uq1dp7w Před 4 měsíci

    😢😂

  • @deeqbaariyoow4618
    @deeqbaariyoow4618 Před 5 měsíci +1

    Bookan halke kaheli karaa

  • @Czetttt
    @Czetttt Před 5 měsíci +1

    Ninkaan maqaaladiisii gore soo baadigoob legenow🙏

  • @hamoudjibril294
    @hamoudjibril294 Před 5 měsíci +1

    Dad waynahaan hanuuninaa
    Hasaawinaa danta u hagnaa

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 Před 5 měsíci +4

    Gentle persuasion is what i learned form the West 😁

  • @asparo4497
    @asparo4497 Před 5 měsíci +3

    Edward Said

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Před 5 měsíci +1

    Sheekh diintii ilaahay Samanan Qaliil baad siisatay bal waxaad ku hadlayso isku fiirso, Maskaxda dhakhaatir baa baratay haysku qaadqaadin

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  Před 5 měsíci +2

      Qadafku ma fiicna waana wax inaga reeban in uu diinta aduunyo ku badashay maxaa aad daliil u haysaa?!
      Ta labaad maskaxda intaas oo qaab maan looga hadli karin, maanay ahayn aqoon imta uu qofku baadho uu ogaan karayo haba lagu sii kala aqoon badnaadee, marka aad wax dhaliilayso dhaliisha abaar oo si cad u sheeg si lagula fahmo hadii kale iskadaa ka hadlideeda.

    • @nimodahirify
      @nimodahirify Před 5 měsíci

      Maad gaadhin halkane orod wax soo baro

  • @GadiidaxmedNuur
    @GadiidaxmedNuur Před 5 měsíci +1

    Adna ismaaciil c geele ayad been ka samaysaa sheekhna waad sheegataa

    • @anisaosman743
      @anisaosman743 Před 5 měsíci +3

      Oo maxaa kaa galay adigu!!

    • @COD-MIIR.
      @COD-MIIR. Před 5 měsíci +1

      Adnan Gaal 🤔 Mise, Adna kalaa jirta. Mise Galiyii-Taliye-Geele.
      Shacabkaa7 97% baa ku raacay taayr.?. Ma Habar-Awalbaa tahay. Mise Xaqiiqo-doon baa tahay.

    • @GadiidaxmedNuur
      @GadiidaxmedNuur Před 5 měsíci

      Illaahay cilmi & caqliba waa siiyay balse sida uu wacdi kuugu wado ayuu Mar keliya mucaaradnimo diinta kuugu raacinayaa waayahay si cilmiyaysan xitaa ugana hadlo digteetarka hadalo u balance kicin shacab oo n/gelyada waxyeelaysa ayuu galaa ma sheeq baa ma xisbi baa ma CZcamsr baa ???