Maxa dhacaya hadii tiirka toogashada la geeyo Sayid Cali Walalka la dhashay Sayid Cali oo sheegay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 05. 2024
  • Maxa dhacaya hadii tiirka toogashada la geeyo Sayid Cali Walalka la dhashay Sayid Cali oo sheegay in uu ka shaleynaayo soo qabashada walalkiis ee uu gacan geliyay dowlada.
  • Zábava

Komentáře • 119

  • @Ruuneey15
    @Ruuneey15 Před 20 dny +23

    Waa famil wada mooryaan ah alaabta ma meel cidlee taalay uu gubaye been badanaa??? Waa marmaraiiyo cad yaa waaye hooyada caruureeda guriga joogaan oo qol gubanayo aadayso mise caruurteda hurdaye ka badbaadsan lahayd dabka??? War beenta nalaga taga

    • @A...A...A383
      @A...A...A383 Před 20 dny +7

      Wax igu rayi ah adan ka arkay sidu u bilowday kiskaan marxumada loga hadlayo dadko dhani meelo kale ayay wax ka eegayan lkn wataa ugu fuduud in saan lo fikiro wayow ma jirto hooyo 6 caruurri guriga u hurdaan oo qol gubanaya galaysa marka ugu horeysa ba waxa maskaxdeeda ku so dhacayayi waa seed uga badbadisa ubadka intuna dabku wada gadhin qololko dhan

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před 20 dny

      Aniga idinku raayi ah wale wax surta gali karo ma ahan ​@@A...A...A383

    • @nadiifoyusuf1949
      @nadiifoyusuf1949 Před 20 dny +1

      Xasbunallah wa nimcatan wakiilan, waddanka cadalad kama jirto san marku u dharanayo in talabo laga qado meysan ahay

    • @kiinay4946
      @kiinay4946 Před 20 dny +3

      Sooqabashadii wallkey wa ka shalaayay ku lahaa
      Waxuuku fakaraaye iñ odayga gabadha dhalay uu diyo ka qaadan doono

    • @muhuboalidahir7288
      @muhuboalidahir7288 Před 18 dny

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 20 dny +3

    Subxaanallaah ilaahay baa idin qancinkara dad ku ordaya dhiig Muslim ilaahay baa qancindoona subxaanallaah

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 Před 20 dny +5

    QOFKII QOF DILA WAALADILAA !!! HADAAD WAX DISHO ADNA WAXAA RAACEYSAA JIDKUU MAREY 😢😢

  • @user-wi4gd1yo4n
    @user-wi4gd1yo4n Před 20 dny +8

    Waa in la soo qabtaa ninkaas dhaaranaya cadaalad ma uu rabo

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 Před 20 dny +8

    Farxaan hadalka uu ku hadlay adduunweynaha waa xarik waa handadaad toos ah wuxuuna sheegay haddii gacan ku dhiiglaha la dilo inuu dilayo aabe cabdicadiid dowladda iyo ciidamada amniga waa iney soo qabtaan farxaan si cadaalada loo horgeeyo maadaama uu ku dhawaaqay inuu dil ku kacayo haddii walaalii dil lagu xukumo wabilaahi towfiiq

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Před 20 dny +1

      Waasax halla soo qabto frxanku sheega wax ey gashey mallaha dhaq tacka waa cadeeyay caga heeda waa fayoowaayeen ee xishoo wallaalkaa u hiili oo cadaalad u ogallaaw

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 Před 20 dny

      Yaaku dhahy odayguu dilayaa kkkkk amu qof kale dilaa

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Před 20 dny +10

    Tuugo wada dhashey soo qabashada ay keeneen waa Been Al shabaab baa ka dambeeysey soo qabashada. Teeda kale sayid Ali haddii la Dilin Waa Balan inuusan Noolaan Doonin. Oo dad kale Dili Doonaan. Teeda Kale Ninka Dhaaranaya Waa Lays Arki Doonaa Geerida Aad Sheegtey.hadaad habadigir Tahay Waa Lagaa Daran Yahay

    • @Zurich527
      @Zurich527 Před 20 dny

      Alshabaab waa Adiga miyaa

    • @Zurich527
      @Zurich527 Před 20 dny

      Sayid cali wuxu Wabasho lahaa maalintuu guursanaysy luul cabdi casiis markaan baad qabsan leheed. Oohinta joojiya

    • @farhiyaabdullahi6681
      @farhiyaabdullahi6681 Před 18 dny

      Shaanshi a 2024 habargidire laga baryaa miyaa dab a ku ciyaareysa habargidire waa taqana ina laga daba hadli karin dhilada ku dhashey was car Wakasa ha la dilo sayid cali hadii la dilo tii dheereda a dhaceyso balan waaye

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Před 18 dny

      ​@@farhiyaabdullahi6681Cajiib gabadha iyadu ma dhulkay kasoo baxday saw dad ma dhalin anoo puntland udhashay baa caro iga haysaa ficil ku sayid cali sameeyay

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Před 20 dny +6

    Kana dila koley horey ayuu dad u diley? Qaabkuu u hadlayo arka😂😂😂😂😂

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Před 20 dny +3

    Qof ayadoo gubsn ciyaalkeda u danqaneesi ma ayadoo miir qabto mey qol aan ciyaal iyo xoolo midne u oolin gali laheed runta aan isku sheegno dowlada ayaa soo qabatay abti xukun nooca aad adi taqaano la imaaw

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1m Před 20 dny +4

    REERKA IYO BEESHA UU KA DHASHAY GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WARKIINA LAGUMA JIRO WAA LA DILAA GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WAX AAD SAMEYN KARTAAN SAMEEYA HADANA DANBI CUSUB YAAD GALEYSAAN WAANA LA IDINKU XUKUMAA DANBIGA KALE WAA LA DILAA GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI TAAS QALBIGIINA GALIYA QARANKA SHARCIGIISA MA BURBURIN KARAAN DADKA LA DHASHAY GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI

  • @LiimaHassan-cn9if
    @LiimaHassan-cn9if Před 20 dny +4

    Yanigala tashanayo tiirgesmada dilaagas idinladhashay iyo adinkaoo mooryan bilaaxishod ah

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 20 dny +2

    Subxaana Allaah,MARXUUMADDii aad NOLASHA KUCADAABTEEN😢BAAD NAMAYSAA😢OOD HADDANA AABAHEED UDHAARANAYSAA??? DAWLAD MAJiDDHAAA?????

  • @AsmaAbdilahi-oj2dk
    @AsmaAbdilahi-oj2dk Před 17 dny +1

    1d😢❤ 0:35

  • @user-qh6wz7cz5k
    @user-qh6wz7cz5k Před 20 dny +2

    Subxaanalah ilahow iimaanka iyo diinta islaamka nagu soceli

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 20 dny +2

    Ninkan hadlaya waxaan leeyahay war Ilaahay kabaq waxaad u eg tahay nin ladiriraya cadaalada Ilaahay

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Před 20 dny

    Xasbuna llahu wa nicma wakiil ilahay ba idinka awood badan ilahay ha idin siyo jazadiina

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 20 dny

    Allah ha tuso xaqa family ka sayda cali

  • @AsmaAbdilahi-oj2dk
    @AsmaAbdilahi-oj2dk Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 Před 19 dny

    Ninkaan afkiisuu isku xirayaa hala soo qabto
    Waa famil wada mooryaan ah waligood dad soo dili jiray diin waxba ka aqoon subxaanallah subxaanallah

  • @mohamedabdullah3235
    @mohamedabdullah3235 Před 18 dny

    Waa qoos u wada dharanayo in ay wax dilayaan Cadaaladana u arko sida ayaga ay rabaan.!!!!

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel Před 20 dny +1

    MOORYAAN XOOLO XAARAAN ISKU GUURSADAY KU CARUUR DHALAY XUKUNKA ISLAAMKA KU QANCIN.WAA ADEER XAQII AYAA SOO DAAHIRAY

  • @user-rm4gq4hp3k
    @user-rm4gq4hp3k Před 20 dny

    Ala

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Před 20 dny

    Sayid cali walaalkìi walaalkaa shidaalkal wuu soo gaday dab buu ku daaray wayna ku noo layd guriga adigu halkeebaad qiil ugu hayssaa yaa dilay luul alah kasakaw waa dabkii said cali

  • @user-hx2yg2vg2f
    @user-hx2yg2vg2f Před 20 dny

    Daalim

  • @user-pc6yq3sj9i
    @user-pc6yq3sj9i Před 20 dny

    Mooryanta haabargidir umada ilahaye haka qaabto

  • @simplelifecooking413
    @simplelifecooking413 Před 20 dny

    Cadaalada xagga Alle ayay taala. Gabadha isaga ayaa gubay. DAB shidan of isku tuurayo malahan😢

  • @user-vr7gl4bx9n
    @user-vr7gl4bx9n Před 19 dny

    Yaahuuu yahuuuu

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 Před 20 dny +1

    🔥FARXN😭M,DAUD🔥

  • @aliabukarahmed6357
    @aliabukarahmed6357 Před 20 dny

    Waa la diliyaa ninkaas maxeey sameeyn karaan yaab waayo

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 20 dny

    Wa xoolo hadlay

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 20 dny +1

    SAskii aad AGOONTAA KU ABUURTEEN YAA idinka CAFiNAAYO?????😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 Před 20 dny +1

    Ninkan.wanin.xun.halasoqabto.farxan

  • @razmi4568
    @razmi4568 Před 20 dny

    Waa runtiis

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 19 dny +1

    Bal Dulmigaan fiiriya.... Ninkaan wuxu ka hadlayo?

  • @madinaali6274
    @madinaali6274 Před 20 dny

    Dulmiloow batahay aan xaqa usocon

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 Před 20 dny

    ASC .ma waxay faasid mxkadu xukunka wllkaa Misa horey u ahayd tan kale ma aarsi Ayad KU baaqi

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Před 20 dny

    Laga tagay warkii hore qabiil waa dhamaaday abti ee dilka dilbaa ka horeeyay oo asi geeztay ciyaal inuu rajo ka dhigay

  • @user-ur1fe7cw6p
    @user-ur1fe7cw6p Před 20 dny

    Ninka dhasranaya isagana waa in la soo xiraa oo sharciga la marsiiyaa

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Před 20 dny

    Wlhi qof kaa jaahilsan ma jero

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 20 dny

    ALNNAARO LAA TARXAM,ALNNAARO MiN MUSTASGHARiR SHiRAR???????.......MADAARiSTA ibTidaa iGA AA LAGUSOOBARTAA?????XAASKiiSoo uur uleh !!!! AGOON😢😢😢😢😢😢😢😢 YARYAR AH ,Oo AMAANADiiSA AHAA?????? BACDA ALLAAHI XiLi HABEEN AH

  • @iqraabduwali2406
    @iqraabduwali2406 Před 20 dny

    Istaqfurulla bal marka aygalesay asika ma la joogay😢

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h Před 20 dny

    Hhh kaalay waa la toogana hor is taak

  • @user-rm4gq4hp3k
    @user-rm4gq4hp3k Před 20 dny

    Alla ka weyn hadi aad xoog ku faneso

  • @mohamedabdo1458
    @mohamedabdo1458 Před 20 dny

    H

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 20 dny

    Waala toganya sheeko waalgu diilaye 40 ayuku jiira ninkan diilaga ah ufff ninkas

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před 20 dny

    Hadaba mad cararsisid ya ka hortagan awelba waxd dihi jirteen muqdisho unuka leeh

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 20 dny

    Sayid cali. In qabiil laku tageero maha .waa danbiile waye waa in tiirka lasotaga. Loma bahna mooryan iska hadlaysa .

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 20 dny

    rerka ninka kasooo jeeda waaa xoool isma dhaaamaannnnnn baryo aayya kulahaayenn iswaalwaal laguma helo

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Před 20 dny

    Kkkkk bal in uu jaahiil yahy waxaa uu isku cadaynayaa danbi wax baan delayaa kuma lahoo aniga waxaan ahay somali labada dhenac midna ma aqaano waxaan ku leeyahy wax aad qaade karto malahan hhjjhh

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 Před 20 dny

    Siid cali waa latooganaya ee wiilyahaw cid aad wax yeeli kartaa malahee kabaha hanooga mataqin hukhaacada nagala tag.

  • @user-cm1fv3gd6v
    @user-cm1fv3gd6v Před 19 dny

    Waxad waydiisan qoomkan wajaqsan ma kitaab alle iyo sunenabi oo kale ayay haystaan miyaanay ogayn naftu gooyay iyo tiisu inay xag alle kasimantahay

  • @user-cb8uf7fq6z
    @user-cb8uf7fq6z Před 20 dny

    😂😂😂😂

  • @mohamedabucar2074
    @mohamedabucar2074 Před 20 dny +1

    Maqatigii maqlaayi 😂😂😂, haduu rabin in u dila xaaskisa maseer awgiisa, marqaati oo sheegay in uu maqlaayi u maqlaayi siid cali Muslim ma tihidoo ha i gubin, ninka gabadhiisa aad fisher maad udharanaysa, micnaheeda waxay tahay khasab diyo ha ku qaatan kuwo qabiilkiina ah waxay dhahaayeen naag ayuu dilay ma nina lo dilaa naag

  • @khadarilyo4838
    @khadarilyo4838 Před 20 dny

    Afkaagaa uraya waala dilayaa ,ilaahay ayaa cadaaliya jaahil yohow.walaalkaa ma umaduu kaweyn yahay aar waxan markaanu dalkayaga ka saarnay khalad maanu lahayn walaahi.

  • @gurisoomaliyeedtube2163

    waar waa iska huuhaa cid uu wax ku samayn karaa ma jirtoi illaahay unbaa wax samayn karo bin aadan xun wax uu samayun karo ma jirto

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821

    Doqonnimo saan eyey u taalaa

  • @engabdikariimiid8438
    @engabdikariimiid8438 Před 20 dny

    Xaarè dhe

  • @mohamedabucar2074
    @mohamedabucar2074 Před 20 dny

    War adinka diinteed haysatiin sharecada islamka maad ka weyntihiin, xukunka ilahey maad diideysaan, walaalkaga afkiisa ka qirtay

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před 18 dny

    Maxaa wali jooga mooryaano somalia bal Waan eegna waxa qaado adne waalaga daba qisaasi hadad wax disho garsoorku uu shaqaynayaa nin ayay xukumeen saleeban ka lasheegayo lama xukumine qudhunimada joojiya

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 Před 20 dny

    Kan waa lacuna maxaa kale
    Maalinka tiirka waxaad keneysaan an aragno

  • @HoussenHoussen-un9rj
    @HoussenHoussen-un9rj Před 20 dny

    Waan ku farax sanahy inan la tog to

  • @AbuuCarafaad
    @AbuuCarafaad Před 20 dny

    Kan hala soxiro away amniga mxkamada halasosaro xabsigane halagu turo

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před 18 dny

    Tuuga nisa il gaara haku eegto

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před 20 dny

    Waxaad doonto keenso waala dilayaa habar gidir oo dhan soo shiriya calaacal iyo shalaayto waa gunimada reeraha dumarka ceejiya

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Před 20 dny

    Alaab taydaan gubanaa yay alaabta miyuu kugubo dibada iyo meel banan

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 Před 20 dny

    Inuu gubay waacadahaye waadna ogtahay ee marxuumada aabaheed la xaala

  • @user-ww2ib7vl2i
    @user-ww2ib7vl2i Před 20 dny

    Si iga raban bey raben in loyelo lkn madhicin shreco islam xata walosoqatay caden intasa nogu fln fmlkan moryanta ah wax din islam in aysan hysnin hadalkoda wu catyhy marmarsiyo by dintena islamka kadhiganyn wllhi wat fashlantn famil dolad an rabin waye kuwan allha anaga qabto shartoda war kuwan dolada awodeda halatuso fmlkn moryan cadalad io dolat an rabin

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 Před 20 dny

    Calada idin dan ah hg ee u duceeye wiilkeene kuna qanca wixi cadalada ku dhawaaqde Wlh hadii aad qof xaqdara ku disho ogoow inaad naftada danbi ka gashe oo aadna baxsan doonin tii Allane ku danbeen doonto marka intaadan falin ka fiirso hadii kale 😢😂

  • @user-pc6yq3sj9i
    @user-pc6yq3sj9i Před 20 dny

    Mooryaankan haadlaya walalalki into 6 ilmod oo agoon ah hooyadado ka diilaye miya mooryan saayd ali naa xamar nabad ku joogaya waar hala toogto mooryaanka haabargidir naa soomali oodahn ma raabto waa rar mooryan ah oo dadka nafta u kaanaye

  • @user-cm1fv3gd6v
    @user-cm1fv3gd6v Před 19 dny

    Waxad uwalateen diyo reerku qaatan hasugina culimo matihidin diinta haysataan waaloo noqon

  • @user-cm1fv3gd6v
    @user-cm1fv3gd6v Před 19 dny

    Waa idinka wadaado walan ah iyo somalidaayoo islamkoodhan waxaa wacnaanlahayd in sayid ali maraykanka kudilo gadhiisa

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 20 dny +1

    Caama in aad Tahay waxaa udaliil ah ,alaabta uu lahaa buu gubanayay ood kusii ilAdagtahay???...intuu SHIIDAAL ka doonanaayay muu BAABUUR WAYN SOO KAXAYSTO!!!!! MARKAA ALAABTiiSA RARTO

  • @user-tv6ei3bg3s
    @user-tv6ei3bg3s Před 20 dny

    Tan maxkamad maahan waa niman kiska soo shaqo tagay xitaa lama dhageeysa karo waxa cadaalad ku sheegaydo..... somaaliya halugu xukumo habaar ka daran ma jiro cadaaladeey xaal qaado

  • @anwarawad-zl8fd
    @anwarawad-zl8fd Před 20 dny

    Ehelada Sayid cali waxa ee afka ka dhahayaan waa in cadaalo ee raban.. Madam wiilkoodi bansin so iibsadey hadana guriga gubey xaaskiisa ku dhimatey inta aya ku filan... hadi ee xoog wataan sida oo sheegey in tacsiyada ee ayaga kaliya ku ekeen taas waa arin kala aan sugeyna in ee fuliyaan.. lakin Sayid Cali cadaalo waxa u ah in la dilo

  • @safwaanehelcaashaq1449

    Write waad qaldanta waadna gaftey alle unoqo

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před 20 dny

    Waxa rabatay in gabadha dilkeda nilka lexiyo xaq islame nilasiyo ooy

  • @mohamedabucar2074
    @mohamedabucar2074 Před 20 dny

    Xukunka Illahey kuma qorno qabiilka reer xaaji saleeban hadeey dad dilaan lama dilaayo, diinteed haysatiin diinta islamka wa ti maanta dhecday. Hadeey ahaan laheyd walaashada kula dhalatay oo ninkeeda gubilahaa ma sidaanaad baad u hadli laheed,

  • @aliabukarahmed6357
    @aliabukarahmed6357 Před 20 dny

    Islaam maxuu ka ogyahay diinta diinta ala kugu qabay

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Před 20 dny

    Wala waayay inaad gar qadataan kii saraaji dikay san ayaad u dhaaran jirteen wane la dilay siid cali asi ayaa sheegay in uu asi qofka gubay qancita aad rabtid maxeey tahay hadii shiiq idin joogo mu idin dhaho waa run xukunka lagu riday

  • @user-go1td2sw7s
    @user-go1td2sw7s Před 20 dny

    😂😂😂😂 Allah kusoo aruuriyo

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 Před 20 dny

    Adeer habardhidarey maxaad samaynkartaan seyid iyo adiga iyo daayeer badan oo gaalada ad tihiinba waa la toogan wax ad tarikartaana ma jirto nacdal baana idinku dhacday kuligiin

  • @razmi4568
    @razmi4568 Před 20 dny

    Waa runtiis hadii la dilo asna qof haloo dilo halees wada dilo

  • @user-cm1fv3gd6v
    @user-cm1fv3gd6v Před 19 dny

    Waar fulaynimada iska daa dhaha ooistaaqfurulaah dhah intaa wakhtigaa kafa iidayso

  • @amiinhajiciise7908
    @amiinhajiciise7908 Před 20 dny

    oo hada qof Muslim ah oo geriyotay xaqeda inaad duudsiiso ayaad ku hanjabesa muslinimana waad shegeneesaa xukunka Allah sw waad doneysaa koley awood ayaad shegatay illah ayaase kaa awood badan ee Allah umadiisa hakaa qabto

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 20 dny

    Bal adiguba faham waxey eey ku hadlayan
    Ma Idinka baa ISLAM AH????

  • @user-cb8uf7fq6z
    @user-cb8uf7fq6z Před 20 dny

    See Ali where I will be here in adhere Manila Road yesterday, so I had to go to Wayn and didn’t I will hear delete sick is the dog edition silly one working Annika says 11 the Kennedy 19 Mutombo Madera is enough colors in the interest to me, what I have down certain William this your best

  • @user-fu8tj7io5s
    @user-fu8tj7io5s Před 20 dny

    Haladilo mukrimka gabadha gubay

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před 20 dny

    Mara ledahay qolkas hadu shito badar moku karsanayey gabar islame inta karsatiin melana ka calacala

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 Před 20 dny

    War nimankiinaan budhuu badhaada meeshaan ka lahoow dullmi iyo been baad meeshaan la timaadeen waxa aad ku hadleeysaane waa baadil aan allena raali ka aheeyn laakiin aan su'aal idin weeydiiyee bal yaad u hanjabeeysaan ma doowlladda gacan ku dhiiglaha xukuntay baa ? mise waa luul aabaheed iyo wallaalaheed iyo agoonta aay dhashay ? bal caqli xumadiina sharci doowllada soomaaliya u yaalla oo idinka hortiina wax lagu soo xukumayey gadaashiina wax lagu xukumi doono miyaad ku tilmaameeysaan wax aan jirin mise caddaallada ayaa idin dhibeeysa aan runta idiin sheegee dadka soomaaliyeed baad ka mid tihiin oo wax aad dheertihiin ma lahan wax aad ka hooseeysaana ma lahan haddii intaas aay idin dhibeeysana ogaada inaad aad u qaldan tihiin hadaad qaladkiina aad u jeedi weeysaana maalin cad baa la iska kiin qaban doonaa mida kale garsoorka doowllada soomaaliya iyo shacabka soomaaliyeed aay isku xukumaan baa maanta idinla noqday wax aan sal iyo raad toona ku laheeyn diinta islaamka miyaa ? Wallaahi baadi baad tihiin waliba jaahilliin ah laakiin ragiinaan hada halkaan ka hanjabaya ee dilka ku hanjabaya iyadoo dalka doowlladi aay ka jirto waliba ninkaan ku dhaaranaya ineeysan tacsida siid cali oo kaliya noqoneeyn ogoow inaad adiga tacsidaada eey labeeyn doonto tii gacan ku dhiiglaha kula dhashay ee aad u adduun iyo aakhiro beeleeyso . Ugu danbeeyna doowllada soomaaliya laamaheeda abniga waa ineey si deg deg ah ninkaan magaciisa farxaan ku sheegaya ee iyadoo doowllad ay dalka ka jirto iyo callanka hoostiisa ugu dhaaranaya dad aan waxba ka galabsanin maxkamadaha dalka ka jiraana xukunkooda ku tilmaamayo inuusan waafaqsaneeyn diinta islaamka sidii ayadoo wax ku xukuntay diimaha aay aaminsan yihiin gaallada alle aan aqoonin diintiisana aan wax ku xakumin . hadalkaana waa gef aad u weeyn in doowlada aay sii daawatana ma ahan waayo waan hujuum iyo weerar cad oo uu ninkaan ku wasaqeeynayo xukuumada soomaaliya walibana uu si toos ah ugu dhaaranaayo inuu dad dilli doono codkiisana ku baahiyey falkaas inuu sameeyn doono hadaba doowllada waa ineey si deg deg ah aay ninkaan sharciga u hor keentaa hadii aaysan doowlladu sidaas sameeynina wuxuu dalku noqonayaa meel aan doowllad nidaam & sharciba uusan ka jirin ee ruuxba ruuxa uu rabo uu dilli karo ama uu dhici Karo sidii Cawaan aan diin , doowllad , iyo nidaam wax kala haga una Kala garsoora aaysan ka jirin dalka oo kale / xaqa iyo xukunka doowladaa Mar waliba guulleeysanayo isagaana dadka u dhaxeeya / wscww

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 20 dny

    Doktoora DiiNTA TAQAANOOD SHEEGAYSiD !!!!!BANii ADAM LAMAGUBO ???? MAXAAYEELAY WAA CADAAB ALLAAH !!!!!! MAXAY USOOBARi waayeeeN???????

    • @ZuheylaAli
      @ZuheylaAli Před 20 dny

      Waa maaweelo waxay kudoodaan ay la'yihiin

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 Před 20 dny

    Maya baroorta orgiga ka weyn
    Ee cidaan waa alshabaab waa ay cadahay taas

  • @iloveyoumum2922
    @iloveyoumum2922 Před 20 dny

    😂 farxan waxaa u hadashsy iska hadal oo ku saleyssn awoood rabi xukun kiisana aad beenisey.hadiiba aad leeday tacsida reer mcln daaud kuma ekaaneyso she cabdicasiis waa qof cadslad dawkads ka doontay xukunkana. Dawlads ridsy ama gudoomiyaha.maxkamada marka maad dhahdid gudoomiyahan dileynaa mise gudoomiyaha waa laan dheere waad ka baqeysaa marka luul aabaheed miyaa kuu fudud

  • @user-vb1kv7xn6i
    @user-vb1kv7xn6i Před 20 dny

    War meesha dawlad kama jirto miyaa waa maxay ninkan sii hanjabaya ee inuu dil gaysanayo ku sii dhiiran ar somali illaahoy meel ay somali joogto ha i dhigin waaba lagu gubi hadana lagugu sii jeedjeedsi kawrn war somali arinatan ma isku raacsan thy horta mise qabiil unbaa wata howshan ilaahay ka cabsada ree kunfureedow waxaad ku dhaqmaysaan idinkay idinku danabayn doontaaye oo waad dhamaminaysana horta somalidu mawada muslimbaa mise diini kala duwab bay kala haystaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 20 dny +1

    Sinji waa ma guuraan,horaa loo yiri doofaar ma daahiro,cidaan isma bedesho ,awilba waa Mooriyaan iyo dhashoodii maxaa laga sugi

  • @AyaanmaxamedAyaanmaxamed-lh1nb

    Hadii aanu nahay Ehelada siid cali meel waloo aanu siid cali uga helayno waanu aaadi

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 Před 20 dny

      Ilahay ha Isku kiin diro ilahay idin gub hadii aad khainin fidna wada ilahay ha idinka qabto xasbuna llahu wa nicma wakiil

  • @user-cm1fv3gd6v
    @user-cm1fv3gd6v Před 19 dny

    Diintaad ka cararaysan dimoquraadiyad ayaad rabtaan

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před 20 dny

    Booto booto badanaa

  • @hakimoabdi588
    @hakimoabdi588 Před 20 dny

    Aniga labada famil waa labo walalo nahay waayo aniga oo hadane dumar ah walibA ka xanunsan dhibka ku dhacay gabadha hadane ilama saxno maxkamada

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 20 dny

    Cajiib hawiiye dad noocan ah weeye somalia inteeda kale dawlaad haasamaysaato inkaarta somalia waa reerkan wadaa dhiiga musliimka wax dhibyar layahay

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 Před 19 dny +1

      Wala hawi dhan ha ugafin ano hawi ayaa donaya walashey inay cadalad xesho

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Před 20 dny

    Afkiisa ayuw ku qirtay siid cali adeer waxaad heyso la imow adigane sidii sid cali oo kale ayaad u qal qali dontaa san uma maleyneenin dil isma laheen tiirka ayaa ku sugi doono adigane abukate xalane

  • @FarxiyoCiise-tk5sd
    @FarxiyoCiise-tk5sd Před 20 dny

    BULLSHITE BOOTOOLE EEEE BOOTO BADNAA ODAY CABDI CASIIS WAXBA HA U BOOTEYNIN HADI LA DILO ADIGAA WALAALKAA CAMAL TIIRKA LAGU GEYNAA WAX HADEY KU DHACAAN CIDAA KA XOOG BADNAA JIRTEEN RAADIYA BY BY NAAGA DILE