MEEDAD KIINA LASOO BAXA REACTION BUUQIISA WATA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #kingck #somaliyoutuber #reaction

Komentáře • 192

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 2 měsíci +69

    Ha Isku iloowina like ta thx all ❤

    • @somalispotify
      @somalispotify Před 2 měsíci +3

      nio runta markaad usheekayso oday xaayow kasho haday qataato ay dhacdo ku in kir😂

    • @user-st7cu8rn4h
      @user-st7cu8rn4h Před 2 měsíci

      Siikay xalane kaso hadal amaray kutaala carurta yar yarkaabay kataan dibadana wala iib sada

    • @user-st7cu8rn4h
      @user-st7cu8rn4h Před 2 měsíci

      Halkii qabri waxay kucan shuurayaan 30 dolar😢😢😢

    • @user-st7cu8rn4h
      @user-st7cu8rn4h Před 2 měsíci

      Ck vidoka darfadka kasoo saar bsl😢😢😢😢😢

    • @KINGCKFAMILYANDVOLOGS
      @KINGCKFAMILYANDVOLOGS Před 2 měsíci

      Waryaa king ck

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 2 měsíci +40

    Cida nabiga jecel loofta saara❤

  • @user-tt1qh2qc4s
    @user-tt1qh2qc4s Před 2 měsíci +14

    Fahad yaasiin wuxuu horey udhahay kuwii dalka laga ilaalinayey buu gacanta ugalay

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 2 měsíci +24

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @mohamettyonis1267
    @mohamettyonis1267 Před 2 měsíci +18

    Nabiga ku sali scw❤

  • @SomaliNewsomaliaonenation
    @SomaliNewsomaliaonenation Před 2 měsíci +5

    Guys let stand together NO GABIL SOMALIA 🇸🇴

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. Před 2 měsíci +5

    Alla dowladeenu dhul iyo beeso jeclaa “alloow madaxdeena dartood hanoogu caroonin 😢

  • @mohamedsaidwarsame4250
    @mohamedsaidwarsame4250 Před 2 měsíci +8

    Adiga hadiiba lagu arko like afka hore waaye sxb
    Midakale walhi dad aan meel kusoo wada kornay aabahood ayaan labasano kahor ku duugnay waana laga bixinaa ayaa ladhahay waxaa kaaga siidaran in dadkii ladhahay gobalka war qad kasoo geosta oo 30$ ma awodaan yaab ayaa Naga sooharay walhi waa meedka labax lacagna dhiib naxariis ma jirto kaapo

  • @libanabdullahiyusuf4774
    @libanabdullahiyusuf4774 Před 2 měsíci +3

    Deeqo afro markey dhaheesy geed ha lii saaro iney saaan soo socotee ogeed😂😂

  • @guuuledsayid5932
    @guuuledsayid5932 Před 2 měsíci +8

    Waan ku wata Lpx Burco ayaan ka soo salamaya ❤😮😂

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Před 2 měsíci +6

    SEEY U EGYIIHIN WAJIGOODA DAAY CAALAD ALLAHA KU RIIDO

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdinasirovic7847
    @abdinasirovic7847 Před 2 měsíci +9

    KING CK GAALADII BAA YAABTEY ISLAAN ISKADHAAF YAAAB!!!!!

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 2 měsíci +1

    سبحان الله😢لا حول ولا قوة الا باالله العلي العظيم☝️🤲💔😓🥺😭
    Culumo ma joogto somaliya RABIGAYGA uun baa noo maqan
    Culumadan hada leh meedadka hala bixiyo wa dhul dowladeed maxay u hadli wayeen marki la laha halaga baxo xaruunta dab damiska ay dadkii degnayrna maka baxayno dhahayeen culumadan intay jireen waan yaabnee hada may dhasheen kuwasa dhowaa inay ka baxan wayo way nolyin wayn socan karan balse meyd dhintay 20sano ka hor hala baxo wax caqli gal ah maha war RABIGAYGA ka baqa o ka xishooda somali si walbo way u baabaday culumo, aqonyahan, ganacsato, dowlad wax u roon male oo danteedi ka hadlayo YAA ALLAH shartooda iyo tan sheydaankaba naga ilaali 🤲😢

  • @UbahAhmad-gw2zi
    @UbahAhmad-gw2zi Před 2 měsíci +1

    Wlaigay cawo baan 👍 kuu saray arinkan waan ku gu raac sanahy inay xuntahay in dad la so saro soure walhi

  • @abdifatahmohamed7544
    @abdifatahmohamed7544 Před 2 měsíci +1

    Dadkii Xasan Shiikh taageersanaa fartooda ayey dhexda ka qaniineen wax ha ka gurteen

  • @user-tt1qh2qc4s
    @user-tt1qh2qc4s Před 2 měsíci +4

    SOMALIA 🇸🇴 waa in af gambi lagu qabtaa

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 2 měsíci +1

    Somalia ahlu qabuur iyo ahlu dunya toona lagu dayn maayo😢😢😢

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt Před 2 měsíci +1

    Ck sikey maxaa kaagalay mashallah boon maakujirta

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Před 2 měsíci +1

    Kkkkkkkkkk. Laadiriin. Calaa meyd waxa ka bixinee canshuur 20 dollar ah

  • @mustapharizoona289
    @mustapharizoona289 Před 2 měsíci +3

    Thank you so much my brother from another mother ❤️ck peace and love 💕

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 2 měsíci +1

    Thanks ck wallaahi waa ka niyad jabay waddankaan

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 2 měsíci +1

    Waaqwaaq laadariinta hawiye😂😂😂😂😂😂

  • @Cilmi-KoobAcademy
    @Cilmi-KoobAcademy Před 2 měsíci +1

    Soo raac Cilmi-KoobAccademy

  • @ayaanlemohamoud4518
    @ayaanlemohamoud4518 Před 2 měsíci +1

    Somalia wa mesha kaliya inta lagu dilo hadana lagu soo sarayo 😮

  • @adanmaxaadan269
    @adanmaxaadan269 Před 2 měsíci +2

    Ruun sheeg nolow❤🎉

  • @Naafic__hassan
    @Naafic__hassan Před 2 měsíci +1

    The reaction king apapa ck from Jabuuti sxb wa ku wadana walalka🎉❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 měsíci

    Inalilahi waa inalilahi rajicuun xasbunalahu wanicmal wakiil

  • @Ayub252
    @Ayub252 Před 2 měsíci

    King Ck wiil murursade
    6:00 hadalkaan 100% waad ku saxantahay Yaa ismaqlaya oo dhagaleh

  • @cifowofficial7061
    @cifowofficial7061 Před 2 měsíci +3

    1k people hda iga dhax aragte qlbiga ka salame❤

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 2 měsíci

    Waa dhaqankii shiicada waayo markay xaraanta xalaalka dhigi rabaan waxay soo kaxaystan shaydaan sheekh isku sheega oo diin aan hore loomaqal halkaa ka xalaleeya warkuwan galka ayaa ka khar badan aakhiro iyo aduunba walaahi

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 2 měsíci +2

    Firly coment

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Před 2 měsíci

    Waa run waye ck medadka waa la bixiyey ❤❤❤❤❤yaab waye aboowe ❤❤❤❤❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 2 měsíci

    Waa ceeb iyo karaahiyo dadkii dadkooda ka samrey waa Nardin labaad

  • @ismaaciilhassan
    @ismaaciilhassan Před 2 měsíci

    Azxaabey ciwan 1k hali garsiyo codsi waye ❤❤❤❤❤

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 Před 2 měsíci

    CK sxb reer Social Media haddii aad tihiin soo jeesta waxa aad aadaysaan aan aragnee meesha dawlad ayaa ka dhisan dalkana horumar ayuu samaynayaa sxb

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 měsíci

    Laxawlawalaquwata illabilah inalilahi wa inalilahi subxanalah xasbunalahu wanicmal wakiil Acuudubilah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 Před 2 měsíci

    Anigu waxa usleyahay akhira samanki baa la joga hadi ehli qaburkii la fagayo war haleska qabto dadkan war yan ale nocaron Bisinka 😢😢😢😢😢

  • @hmaiff8817
    @hmaiff8817 Před 2 měsíci

    Waa yaabka yaabkis 😂🙆‍♂️ somalia is very dangerous brooo

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. Před 2 měsíci

    Waaq waaq kulaa😂😂😂😂 aaar ckeeeeeeyaaaah wa youYuber Abdalla Gaani o kambala kaso salanayah boss ck😂

  • @user-zx9vy4wf8j
    @user-zx9vy4wf8j Před 2 měsíci

    Waxaasi waa wax laga colool xumaado ..dadkoodi si sharaf leh ku aastay oo manta lafahoodi gacmaha lo saaro😢😢

  • @iqbal98
    @iqbal98 Před 2 měsíci

    Ck horay usoo soco we love you

  • @omarclaahi2449
    @omarclaahi2449 Před 2 měsíci +2

    First ck🔥❤️

  • @SomaliNewsomaliaonenation
    @SomaliNewsomaliaonenation Před 2 měsíci

    Wll mcn King Ck iyo familkisaa waxan ithin ka acdsan social media dalka wax bathan ayan ugu gawani karna plz KingCK chanelka wax nogaqawa

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před 2 měsíci

    Aniga xita waxan ka boqayaa iney dhahdo dawoladu dadka qurbaha joga haa nalagaa ibsado😂😂😂😂😂

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 2 měsíci

    Subxanalaah 😢😢😢😢 waayaab

  • @user-ny9dh9tg1m
    @user-ny9dh9tg1m Před 2 měsíci

    sxb ck culimadeena ha ku dag dagin allah ayaa baneeyey arinkaan

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe Před 2 měsíci

      Halkii meyd ah waxaa ku baxeysa $200 culimada aad sheegeysid ayaa qaar qaadanaya shiikh cali jiis sheydaan duli ah waaye shiikh maha nacalada ..

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 2 měsíci +2

    Waa culimo afka loosoo buuxiyay nacalad idinku dhacday

    • @Fucker56ful
      @Fucker56ful Před 2 měsíci

      Culumo afkaaga ka jeedi; Kuwaan waa Tuugo Cad oon biyo ismarin sxb

  • @user-bq5wz8rp7m
    @user-bq5wz8rp7m Před 2 měsíci

    Inaalilaah.wanaa.ilayhii.raajucuun.inta.aydileen.ayay.hadana.aakhiro.kagadaba.tageen.shacabku.hakacaan.halaga.dhiidhiyo.aldagaalamo

  • @abdelkadirahmad6094
    @abdelkadirahmad6094 Před 2 měsíci

    Sxb wadankeena wuu iibsan yahay odiyaasha wadankeena wey qaribeen ee dhaliyarada somaliyeed wadankooda ha u tashtaan

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 2 měsíci

    Welcome back again guys keep going guys

  • @ZY-19-HAJI-GEYDH
    @ZY-19-HAJI-GEYDH Před 2 měsíci

    King 👑 CK
    kabashada cilmiga gaaban waa Lagu ka deedma ninka fadwoonaya fiiri adigu😢😢😢😮😅😂

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 2 měsíci

    walaahi wa wax lala yaabo subxanalaah😢😢😢😢

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před 2 měsíci

    Qof iyaga kamida hadii la waydiiyo bari markaad dhimato ma jeclaan lahayd in qabuurtaada mudo kadib la faago oo lagaa bixiyo waa maya😢

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt Před 2 měsíci

    ck sxb markey dadkii nolaa laga sari wayay debdemiska iyo melokalo badan aya rer aqirad o af iyo gacan isaga celinkarin aya la,aday

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 2 měsíci

    dadka deganaa guryaha dowlada ee ka yimid gobolada dhexe iyo wixii kasii shi sheeya xamar markee yimideen waxaa la dejiye guryo dowlad oo markii hore ahaa jiray qabuuro tareebuunka xamar bile guryahii booliska soomaaliyeed iyo guryahii banguga dhexe shirko iyo african village iyo kasa babalaara in taas waxee ahaa yeen qabuuro dad ka hada lasoo baxay qabyaalada aana ku dhashay oo deganaa hadana ayagii aa buun buuninaya waa wax laga yax yaxo adigoo qaxooti ku ahaa muqdisho degana aguri dowlo markii hore laga jabiye qabuuro inaa hada aad dhahdo qabuuraha in la faago ma aha waa yaab

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 2 měsíci

    Hadaba waalidkiin haku aamisana Mogadishu.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před 2 měsíci

    Culimada hunguriga ayaa joogta labada lasoowatay waxeyba ahaayeen culimada lugeysa , ayey katirsanaayeen,Mardhaw dadka in lamiisaamo ayaa soodhow kukasta kuukasii culusyahay ayaa lacagta looga qaadayaa

  • @sahjesutjh4285
    @sahjesutjh4285 Před 2 měsíci

    Imaanka.Allh idinka qaad hadama dadki ahlu sabura ahaba logu galy godkoodi mrki wax walba ladhaleeyay yahu army anagonool na xaraashaan yab😢😢😢

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 Před 2 měsíci

    Waxaan ka dhamaada dowlada hadii ay dhulkaan isticmaalaan wllhi dowladu waa dhecee iga qora midaas
    Ck adiguna ka bax arintas

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před 2 měsíci

    Xassan sheikh Dhulka maxaa laga siiya yaabaye

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 Před 2 měsíci +1

    Dhulkaas hoostiisa ma buurtii dahabka ee aakhro so daahireyse lagu sheege mise lafaha meydka lagadan raba wayabe😂ileen wax meyd qabrigiisa looga so saro wax yar mahinee 😢

  • @abdelkadirahmad6094
    @abdelkadirahmad6094 Před 2 měsíci

    Wagii maxamed siyaad bare ayuu qabuuro ahaa imaanka ilahay idinka qaad

  • @AbdirahmanAbshir-ss7yj
    @AbdirahmanAbshir-ss7yj Před 2 měsíci

    King ck was ku salamay

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q Před 2 měsíci

    6:46 He has a point 👉 he said never supposed to the grave of bury n government was to busy with al shababa . Why ppl want burying their love one of government own land ?

  • @cabdallaccmn2256
    @cabdallaccmn2256 Před 2 měsíci

    Ck 100% waa kuwataa talye

  • @SuMayoY
    @SuMayoY Před 2 měsíci

    Ma dhulbaa la wayay somalia oo banantahee😢

  • @bisharcali860
    @bisharcali860 Před 2 měsíci +1

    We are ck family❤

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Před 2 měsíci

    Ganacsato aya culimo noo ah

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před 2 měsíci

    Subxanalah yaraabi 🤲🤲🤲 kuwan oo meedka tahrebenayo allow naaga qabo yaraabi war dadkan ma yesan ahen Muslim yaraabi 🤲🤲🤲 mantay ma waxan jogna waxte meedka latahrebeyo yaraabi awowgay oo asna 25 sano ya labaxshay adeerkay nayna way labaxen wlhi wa no labo gere I'm sorry yaraabi 🤲🤲🤲🤲

  • @NorOzil
    @NorOzil Před 2 měsíci

    Nio ck Ani nio Abeyega Allaha u naxriisto lkn nasibkeyga waxa uu ahaa wuu dhintey sanadkii 2014 Hada hadii aan soo faago lafo Lee moo meshey rabaan ha geystaa

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 Před 2 měsíci

    Wadankaan waxaan heerkaan keynay waa culumada qaar kuwaan ookale aloow adaa noo maqan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 2 měsíci

    CULUMO GAANI EY DHAHAAN KENYATIGA 2DAAN KHAAIN IF IYO AAKHIRO ALLAHA KU CADAABO

  • @user-ly6no8rm1b
    @user-ly6no8rm1b Před 2 měsíci

    Ck wllo guurso waa gabowdee😂

  • @abdulkaderomer9323
    @abdulkaderomer9323 Před 2 měsíci

    Soomaali inta ay is wada dileen ayaa hadaneh meedadkoodii ka Fakan la’ bal hada eeg dhulkaas balaaran ayaa ku yaraaday’ kadib neh waxaa ka fakan la afartaan mitir’ hadeey wax dhisanaayaan dhulkaas balaaran 10 mar ilaa 1000 jeer ku soo laab laab maayo soomaali oo dhan dhista umada soomaaliyeed meedadkooda naf ha kasoo raadinina’ Allaha Qalbigiina waasiciyo

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 2 měsíci +2

    Labaxa oo kaliya hadey dhihi lahaayeen ciil lama qabeen, ee waxay dhaheen qofki raba inu la baxo meedkiisa haso qaato warqad meed bixis ah, taaso ah in la cashuurayo meedka intuu dhulka ku jiray, dadki inta lagu qasbay inay la baxaan ayaa hadana la leeyahay bixiya canshuurta, SUBXAN ALLAH ILAAHAY aya u maqan dadkaas masaakinta, meetidana lagama xishoon , shame on you 😡😡😡😡😡😡

  • @user-zh1iq3re3u
    @user-zh1iq3re3u Před 2 měsíci

    Viva ck

  • @hodanmohamed113
    @hodanmohamed113 Před 2 měsíci

    Subhanallah 😱😱😱😱😱😱

  • @user-qs4yp7ho7x
    @user-qs4yp7ho7x Před 2 měsíci

    MAhadsanid taliye CK
    Waxaas oo dhan culumada iigu daran 😂😂

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 Před 2 měsíci

    Wiilkeyga nin nool aaladhacooya nin dhintay meer kuwaan u daahayaan.😢

  • @khalidmohammed3348
    @khalidmohammed3348 Před 2 měsíci

    hhhhh😂😂😂😂😂 tuug waaye ,kuwaan

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Před 2 měsíci

    Ilaahay kuwan dowlad muslim hanoogu badalo

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 2 měsíci

    Caadi bay usoo kala qabteen.......😂😂😂

  • @HooyoMacaan-lh2mm
    @HooyoMacaan-lh2mm Před 2 měsíci

    Xataa medka la canshuurayaa 😢

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před 2 měsíci

    Shukran ck

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 Před 2 měsíci

    😢😢😢😢 alow naga qabo dadkaan

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 2 měsíci

    Subxaan Allah 💔😰 🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 2 měsíci

    Bal Indha xumadaa bal arka lafo hala so saaro

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 2 měsíci

    Subxanalaah wadankaa ayaan rajo ka sugaynaa xitaa maaydki dhulkodi xita ma dhaafi wayeen Inaalilaahi wa inaa ilaygi rajicuun. Very sad and every day disappointed

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollande Před 2 měsíci

    caaabtooygan wan ku qosla wana jaahil wana big caabtooy

  • @MubaarigCabdixayi
    @MubaarigCabdixayi Před měsícem

    Heer waxaa lagaaray dadkii 1977 dadkii kudhintay edalka udhintay miyaa bada lagudaadinayaa😢

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mc Před 2 měsíci

    😮😮

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před 2 měsíci

    Ar waxaan yaa nagaqabto med alabixinaa tajta abahay aakudugane faan baa idinkabadtay

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 2 měsíci

    Aduunyo dib uxun

  • @user-cb3we5zy5d
    @user-cb3we5zy5d Před 2 měsíci

    Waq waq midka madow ka ah meeshu 😂😂

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg Před 2 měsíci

    hooyaday ayaa ku duugan waa xanuun iyo tavai labaad

  • @nafisamohamed3469
    @nafisamohamed3469 Před 2 měsíci

    Waxaan ku dhahay medka waxaa lagu aasaa meel loogu talagalay meeshaan aad joogto manaanka far maku asikartaa

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 Před 2 měsíci

    dawlada afgabiii alhaa kuridoo madaxtoyadaa alhaa idiin kudumiyo hadaba dad aaad qaraax kubabiiseen hadanaa qabrigaa ugadabatagteen uuuuuuf maxa somali kadhigy tagnhy 😢

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 2 měsíci

    ALLE CARADIISA INAY INAGU DHACDO UUMBAA INOO DHIMAN😢

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf Před 2 měsíci

    1-meyd waxaa dulsaran 30-25$ markasaabaad leedahay anaga bixineyno waxaan eega noi allaha idinka jaseeyo kolba dhunigaan lasii noolaan doontaane