JUMMA MUBARAK MY DAILY ROUTINE RER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 47

  • @munaaddo4148
    @munaaddo4148 Před 2 měsíci +7

    Abaayo muniiro ma ahan maalinta carafo la taagan yahey. Maalinta yahuuda ay soonto. Ee waa maalinta cashuuraa ee bisha muharam.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 měsíci +3

    Manshaallah jumca mubarak my rajo ❤❤

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 Před 2 měsíci

    ماشاءالله تبارك الله❤❤❤❤👍

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Před 2 měsíci +1

    Masha Allaah Ale hakucafiyo dabidhaafna Alehakagadhigo qalbi❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤🎉

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 2 měsíci +2

    Abaayo muniro waanku salaamay xbbti abaayo maalinta sagaaladka oo sabdi ah waa la soomi karaa jimca hadey ku Soo aado xataa illahey hakaa ajar siiyo 1ilaa sagaalka qofki awoodo waa soomi karaa waa ajar acmaasha maalmahaan waxaa ka mida sadaqada astaaqfaarta quraan aqriska iyocamalwalbo oo qeyri ah

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c Před 2 měsíci +1

      Maalinta yuhuuda soontaa waa cashuuraa carafa ma ahan abaayo muniro

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Před 2 měsíci +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 2 měsíci +1

    Mashaallaah isoo booqda ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +1

    اللَّهُمَّ عَافِـني فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِـنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لَا إِلَهَ إلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُبِكَ مِنَ الْكُفْر، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُبِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ ، لَا إلَهَ إلاَّ أَنْتَ🤲🤲🤲🤲

  • @Ayuub-ld4co
    @Ayuub-ld4co Před 2 měsíci +1

    Aabaayo isoo dhawey maanta ku soo biiray waa kahelay fiidooyaashaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu Před 2 měsíci

    Masha Allah eid mubaarak Allah haku caafiyo
    Ramadaan sabtiga waa bilaabikartey culumo laweydiyey aan maqley

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @fali2695
    @fali2695 Před 2 měsíci

    Mash Allah ❤❤❤❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Před 2 měsíci

    M.a abyo muniro ❤ JUMCA MUBARAK ❤

  • @saafishariif5016
    @saafishariif5016 Před 2 měsíci +3

    Asc abay muniro sonkan ma ahan halka beri la somi karin wa son canshura lakin arafo wala somi kara hal malin

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci

    Ameen yaa Rabb kulligeynaba 💖🤲🤲🤲

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci

    Masha"Allah Moniira 🎉🎉🎉❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 2 měsíci

    Mashallaah and ❤❤❤❤

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Před 2 měsíci

    Masha allaah

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan8789 Před 2 měsíci

    Alle caafimaad taam ah haku siiyo Aan dhamaad laheyn xabiibti ❤

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Před 2 měsíci

    Ameen🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před 2 měsíci

    Abayo muniro masha Allah ❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci

    Jumma Kheyr Qabto insha"Allah 🤲🤲🤲 E Ciid Moubarak Abaayo Muniira & Family Geeda🤲🤲🤲🤲❤️

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 2 měsíci

    Jumco mubarak ❤❤❤❤

  • @IfraxMohamed-zt8ct
    @IfraxMohamed-zt8ct Před 2 měsíci

    Amiin yaa rabi❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci

    Abaayo mcnto sunta guryaha lagu dhaqo ama lagu buufiyo sambabaha iyo cunta mareenka ayuu cudur geliyaa. Allahumma Najeynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Před 2 měsíci

    Wllo mcn ilahay haku cafiyo aamiin

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Před 2 měsíci

    Qof walbo Murad leh aallha u sahalo dhamante Jano fowsiya allh naku bishareyo rer my rajo walhi wan somanahay galab jimco neh waye duodenal allha no aqbalo❤🤲

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc Před 2 měsíci

    Báayo allah ha ku caafiyo amiin

  • @naimamohamed4604
    @naimamohamed4604 Před 2 měsíci

    Mashaallahaabayomahadsanid

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay Před 2 měsíci +2

    Malaysia miyaad u soo safri rabtaa abaayo

  • @IfraxMohamed-zt8ct
    @IfraxMohamed-zt8ct Před 2 měsíci

    Alaha ku caafiyo xabiibti ❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 měsíci

    Wcs abaayo muniiro❤

  • @FarhiyoHareed
    @FarhiyoHareed Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @galmudugofficial5876
    @galmudugofficial5876 Před 2 měsíci

    Alle haku caafjyo abayo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci

    «﷽»أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl Před 2 měsíci

    Abayo Alle hkucafiyo bidni llha❤❤❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před 2 měsíci

    Abaayo arafa waala soomi karaa sagaaladka soonka aa halka maalin la soomin karin waa maalinta cashuuraa

  • @fatumamohamed6476
    @fatumamohamed6476 Před 2 měsíci

    Walasomikaraa abayo

  • @user-wx2wu6iu3r
    @user-wx2wu6iu3r Před 2 měsíci +1

    Alle haku caafiyo ay muniiro isoduceeya inuu alle isahlo sowj wanaagsan oo baari ah iyo sodoh wanaagsan ilaahayoow ha itusin sodoh xun iyo nin reerkiisa xunyihiin yaarabi waa maalin ducoyinka la,aqbolo wan so arkay sodoh iyo reer xun wexee yihin

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 2 měsíci

    Cilmi baaris lasemeyey ayaa la ogadey faaidada shaaha rinjiga uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @NuuriyoCabdiraxmaan
    @NuuriyoCabdiraxmaan Před 2 měsíci

    M a

  • @aisha665
    @aisha665 Před 2 měsíci

    sabdi le sommi Rabaa insha allah ya dhahay laama soomi karo tan malinta laga horesinayo mid kale ahead not carafe.

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 Před 2 měsíci

    Asc setahiin dhamaaan team my rajo waxan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤🎉