FURSADAHA GURYAHA IIBKA AH EE KUYAALA XAMAR JADIID ILLAA CALIKAMIIN DEGMADA WARTA NABADDA 2/11/2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 11. 2022

Komentáře • 17

  • @Yunis114
    @Yunis114 Před rokem

    thanks

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar6271 Před rokem

    Masha Allah xaafad qurux badan

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 Před rokem

    abyo Maa heelsa Bosa jooga kun doolar

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před rokem

    Masha allah waa kumahadsantahay.

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Před rokem

    Degmada waa Wardhiigley (W/nabadda), xaafadda Xamar jadiid, laakiin Calikamiin waa Makhaayad 1989ii Ku tiiley isgoys Soddonka iyo Siinay agagaarkeeda

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před rokem +3

    20 dharir ah 10 balac ah maboosba mase waa nusboos jawaabta??

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Před rokem

      Waa waxaan kula yaabanahay dadka dhulka ka iibiya xamar, dhul aad u yar yar oo hadana ciriiri ah, haddana qaali ah runtii waa wax lala yaabo

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Před rokem

    Abayo xafada ama guryaha ku yaal Issbitalka Lazaretti agteed. Abayo adiga oo zaid uu mahadsaan.

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před rokem +3

    110000 shiling somali ah miyaa?

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Před rokem

      Waa sax walaal, doolarkiiba waxeey moodaan 1000kii sshilin ee soomaali ah

    • @mahadjama1481
      @mahadjama1481 Před rokem

      110000 shilin ma garta 20 dollar?

  • @abdiaziizxaashi709
    @abdiaziizxaashi709 Před rokem

    Hahahaha.

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Před rokem

    Abayo guri ban iib ama uu raba in an gado ku jalo xafada Towfiq ee jidka ka so baxayo suqa Towfiq ee toos uu socdo Istadiyoga. Guriga wa labo jid oo eeh 20x20 lehna labo ganjeelo. Mar labad wa jiidka ka so baxayo suqa ee dhiinaca dukamanka uu socdo Istadiyoga.

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 Před rokem

      Meqa ku ibineyssa iso qor numberkha

  • @ima6291
    @ima6291 Před rokem

    Imisa qolbaa kutaala gudahiisa

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem

    Ka faa'iid cyrptocurrency !🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.