She didn't twist his arm to pay the bills. Meaning, he could have at that moment informed her that she was responsible for her own bills. She should ignore him and block the brother
Manshaallah tabarakallah fartun May Allah grant hooyo a healthy life full of ibada and long life here in dunya and jannah fardos a’laa in Akhira ya rabi I love her wlhi
Fartun allahumbarik sis I love watching you during Ramadan. Halal content you can benefit from you and learn a new recipe. I hope Allah blesses you and gives you ease to you and your family ameen x
Waa jab weyn nin aad is baraten o ku yidhi wxi aad cuntay iska bixi kasoo kale succudiga faraha goyey bakhylnimo darted wlhi waa qoslay sidad u tidhi adoo qaando wata u dir you're so hilarious sister
Asc macha Allah, I really love your mom, may Allah give her a long life. Otherwise fartun you didn't soak the biscuit well in the coffee, that's why. Like you ❤
Pin me😂❤
She didn't twist his arm to pay the bills. Meaning, he could have at that moment informed her that she was responsible for her own bills. She should ignore him and block the brother
I never date guy over social media, i like guy i meet face to face.
Same.
I’m about to marry a man I met online 😂😂
I married a man from social media and get divorced, it was bad choice 😅
@@amaliathatgirl9248 loool could I ask is it long distance
Samee😂
Habaryar mcn gabadhaada bes kuma jeclo anaga xitaa waa ku jecelnahy ee nagu qaado fartuun anagey masuul naga tahaye ❤❤
Why did she even sit with him when he said that, she should have walked away
Xppti manta le laba mar muqaladada firsaday waba ka helay ❤
Wlhy hooyo reactionkeedi waa jeclahy Masha Allah
Jecliyaa markad kaftamy saan
Maasha allah ❤❤❤❤❤❤
Hooyo mcn❤❤❤
That's why i don't like dating men over social media
Manshaallah tabarakallah fartun May Allah grant hooyo a healthy life full of ibada and long life here in dunya and jannah fardos a’laa in Akhira ya rabi I love her wlhi
War gaabadheena 400k aan uxerno dee❤🎉
Haddaan reaction bixinaayo wax aan shuqul ku leeyahaa la rabay 😂😂😂❤❤❤ Maamo Allah haku xafido
Mashallaah hoyadaa Allaah hakuudaayo
Masha Alllah Welcome Xbbti❤❤🎉
I always press like before I start watching yakhee😂😂😂
Ani wan kula so jabay frtunny😂😂
gbdhas hady i arkyso wxn dhihi lahaa kasoco kaas ookle lcg haucelin block iska saar😂 filter norml iska isticml qofa filtr isticmlin jiree😊
Masallah Fartuuneey i love all your videoes waad iga qoslisa hooyadana nagu Salam she is funny aswell❤
Wa idin salamay macalan badar karisoy adiga iyo hoyada.
Love ur content u always make me laugh u and ur mom Mashallah
Fartuney noo dadaal anagana waan kuu dadaleenaa💗nosoo dhaqso😢❤
We love your videos ❤️
First as always ❤
Ilove your mam alle haku barakeeyo
Fartuney hooyo macmacnka kada ee malinka hilibka iyo cadka sameyso nogu yeer ❤❤❤❤❤
next time try put it the freezer for 2-3 hours and then put it in the upper fridge for over night or a couple hours until it softens 💗
Hooyo igu salaan Tuuneey🥰🥰
chefuna 🎀😍
So funny fartuun😂❤
Ur Swahili is 👌👌
Fartun allahumbarik sis I love watching you during Ramadan. Halal content you can benefit from you and learn a new recipe. I hope Allah blesses you and gives you ease to you and your family ameen x
Waa jab weyn nin aad is baraten o ku yidhi wxi aad cuntay iska bixi kasoo kale succudiga faraha goyey bakhylnimo darted wlhi waa qoslay sidad u tidhi adoo qaando wata u dir you're so hilarious sister
Shifuna your good in kiswahili big 👍 Eid_ Mubarak
Fartuuun ilaa malinka Youtobe furtay il hada waa kula socdaaa waa kula so jabaya wlh videoga ima dhaafo 💖 😂
Gawadhaan inten kala xuriira waa ubaahanahaye😢
You look very beautiful Fartun 🥰🥰
Masha Allah ❤😂💪🏽
Fartuuney qosol iiguma harin 😭😂
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ku heystaa mum wlhi❤
Fartuuneeey dhalaalkaaga iyo caatowgaagaba waa noo muuqdaa😂
Fartuun abaayo dhar ciid igad wllo❤❤
Fartuun walahi oo bilahi hooyada aad aan u jeclahay allaah haku daayo
Love mum ❤❤❤❤❤❤❤❤
Umadan qalbada taagan like ma aqaanan malaha 😂❤ heesti so dhaweynta manay ahayn hakuna matata daasi 😂
Masha Allah tabarallaah horta Lkn Wllshay Runtuuneey Wixii Aad Video soo dhigtay Bishan Dhan Waan Kula Socday Wllshay Wlhi Waad Quruxbdntahay xaga jidh ahaanta iyo Dabeecadaada Xata Waxad tahay Fariid hadalkaaga Waaba ku Farxa Wllsha Oo ku Jecel Dar illaahay From Hargaysa❤❤ Masha Allaah Ayaamahan Nuurkaga Baxaya Alle Ha ku Siyaadiyo huno
Fartuuneey jeeday Saa Wuxu iga noqday Qoraalki runtuuneey😂
Asc macha Allah, I really love your mom, may Allah give her a long life. Otherwise fartun you didn't soak the biscuit well in the coffee, that's why. Like you ❤
hhhhhhhhhhhh dadaala wu gaara mana gaariya wish u the best queen fariiid ba tahay .
Yes tiramisu ugu yaraan one night inuu ku jiro waaye fridge ka
Wallahi when I heard hooyos voice I was like why does fartun brings hooyo only when there’s sweets 😂😂😂😂😂
mashallah i love this series
Buskudka kow hore in jilaca laga rabey but your mom see sheegte wye woww ahaay aragtidiisa😊
walee waa qoslay marke u tirisay maamada qaandadaada 5 aad maroysaa 😂😂😂fartun you are so fun 🤣
Kadaa fartuuney hanaga tagine 😂😂
Fartuun sida qamaarka u xiratid no so gali ❤
coffe ina sifican ogu qoyse aheyd but is fine sis leave for 5hrs in fridge
Rafad as iskala so bilowney 😂😂🎉🎉🎉 goo girl mshll
Nabar xaqdaro Allaah kagadhigo 😂😂😂
Ok habo waa ku dhac siiyay liktiiiiii
Woow ❤❤❤
Faratun cawo waa nawalesaa😅😅
Mamada wan ku hestaa hoyo Waa fani Waa iga qoslisay manta
Kow Labo kow Labo kadaayo kun Labo kun kusoo gaL 😂😂😂
❤❤❤😂we love you
Bisinka iyo yaasinka
Fartun am waiting for you every day😢😅❤❤
Gabdho kalsoni isku qaba ❤
Fartuuney abaayo🎉 maduucaga qatar waaye lkn speed la aan waye yacni hadalka wax kariska wax walbo vlog sas kadhig yacni adi lee meesha saaran badal quruxeey
Jab weeyn Waaye😂😂
😂😂fartun I love you
Ur close to taking golden Ramsay’s tittle shefuna😂😊
Buskutka inaa sifcn ugu kunte ehyd si uu u jilco lakin top wye kuusey😂
hooyadaa reactionkeeda markasta haka soo iloobin
You are funny quruxey ❤
😍❤️👍🏽
Wcs fartuun
Barnaamijki dood wadaag (from walaal gang) miya joojisay aqbaladii wlloh❤
Maya abaayo just Ramadan inuu dhamaado sugi ❤️
@@FartunDuvetGirl Insha Allah
Ready to join it
La yaab la yaab hadal kari maysid ❤
Naku penda piya ❤❤😂😂😂😂
30beri le hanala joogina wlley mar walpo Nala joog mcney❤
Asc bismillaah filter ka ma diidine
Muxuu ahaa wuxu.
Waar kaas in ay talo ka keensataba ma ahayn.
Waa qof qanjidh ah allaahba dhaafshay.
Fartuun waa kuu xiisne Video habeenkaste soo dhig
Wll saas ma aha wll
❤
Anytime I’m meeting man I go out no make up 😂 I dress nice and I smell good and that’s it. It’s worked most times 😅
Sister, don’t perfume yourself for non-mahram man.
Inaalilah jab weynaa😂😂😂
Chopped Almond by Sainsbury’s waxaa laga helay bacteria News kaa laga sheegay abaayo Noocaan kaliya shir kadaha kale okay waaye
❤🎉
Jab weyn waaye!
Fartuun ilove u jab baan haya xgen kuguso diraa😂😂😂😂
Vib waaye
Waa run canaha Marka riyaha ama moda laga liso laben ayey yeshan rer miyigu way ku dhashtan wlahy wana qurux labenta lamaba helo qlai
Wle mid aan shukaansanayo in aan iska gadeenin arktidi kowaad baaba isku arknay anoo wajiga chocolate igugu haleesan yhy dirac rif rif wato buu gurigeyga si kadis igugu imaaday muhiimada ma ahn labis iyo qurux ee waa qofka sida uu kuu jecel yhy
2:40 Somaligii xataa waad karisay 😂😂😂
Ala fartuuney maanta afsomaali xumidaa erayo wax kle ah aa isticmashay😂
Jab weyn baa ku dhacy filter isn’t easy 😂
Jab weyn ma ahan lakiin gabadha inuu qalbi jabiye baa muuqata !!!
Jab wayn weeye 😂
KISWAHILI waad kufsatay walashy
Abayo aniga ahaan waajab ween aniga ahanteyda sida normal kulanaaa
kuuso is dhuub wll ❤wanku jeclhy
She should’ve left immediately after that first comment 😂
No way is Fartun from kenyaaa 😮