WAXAA IMAAN DOONTO MAALIN GABADHAAN XAALADEEDA AAN WAX LAGA QABAN KARIN HADAAN HADA WAX LAQABAN WLHI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024

Komentáře • 299

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před 18 dny +224

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 18 dny +158

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️👍

  • @AsadaliMaxamuud
    @AsadaliMaxamuud Před 18 dny +93

    Walaal aan Ku wada salino nabigeena muxamed scw scw ❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 18 dny +149

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 18 dny +10

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 18 dny +24

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 Před 18 dny +64

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 18 dny +27

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Před 17 dny +7

    gabadhan dhaqtar ubaahan tahay maskaxda ayaa buuq uga furan yahay wixi udaran & wixi uroon ma ogo fadlan qofkii meeshaas la joogo ha wado dhaqtar xaalad nafsi ubaahan tahay xaalad xun waaye aaqirki meel xun ku dambeeynee halaga gaaro allaha caafiyo

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 18 dny +14

    Ala dadka qurba joogta ah may wasiirka oo kale noqdaan wax badan baa is bedeli lahaa ☑️

  • @user-vn3vc9xh1h
    @user-vn3vc9xh1h Před 18 dny +16

    Waad qurxisay allah ku sharfo, Zakiyow fiicnan lahaydaa hadaad muqalada nuucan ee wacyigelinta aad so badin lahayd mahadsanid.

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @mohamedMohamed-wm3ti
    @mohamedMohamed-wm3ti Před 18 dny +12

    jazakalaahu khayra wllo wlhi waxaan maskaxda ku haynay baad sheegtay gabadhi waxay u baahantahay reerkooda iyo dadkii ugu dhawaa ayaa dhaawacey

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Před 18 dny +16

    اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️

  • @nucimamajama7901
    @nucimamajama7901 Před 18 dny +23

    Niyahow anaga american iyo canada wax kasta waa ogyihiin lkn somalida Europe dadka ugu xuun miya jooga mise waax taarkooda

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @suadyork9151
    @suadyork9151 Před 18 dny +10

    She's not smart because she attacked a pregnant woman in her house and this lady will complain her and she gonna loses her kids is too bad.

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 Před 18 dny +6

    Mashallah edo Aisha talo wanagsan baad sissy. Aisha I will advice you us sister close to Allah,look after yourself and focus your life,stay away social media 🙏❤🫶

  • @Zakariye
    @Zakariye Před 18 dny +34

    Team wasiirka like

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před 14 dny +1

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ahmedosman3178
    @ahmedosman3178 Před 18 dny +5

    1 eraga ah dadka udhaw gabadhaas hasaxan waa lagamamaarman plz gabadhan sidhab ah ha loocawiyo qayaaliga iyo sabac beenta ahna halagadaayo
    1 caasho waxan leeyahay hooyo 3 ubad ah hooyadoda ah waxad saaki sameyneysay masameeyso
    3 umada somaliyeed digaag ayan lahaanjiray geel ayan hadaleeyahay aya kafiican libaaxeynta iyo qaraaracda aanjoojina anigabaadayacan ee faan maxuutara ?
    4 Gabdhaha somaliyeed ee qurbaha jooga waliba Deutschland jooga plz waadba naceebeysen ee wax noo hanbeeya
    Zaki adigana waad mahadsanatahay
    Thanks

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 Před 18 dny +6

    Great advice brother. Surely they will watch or report it but she is a human and made a mistake. Yes it looks bad but it’s not a key reason for them to use on her. They are different factors that contribute to her actions and it needs looking at so she can be supported better and help her become a better mum. The fact that you mentioned she listens highlights with the report approach and support she can achieve a great motherhood. In Sha Allah we ask Allah (SWT) to guide and support her.
    I also like the point where you mentioned let’s take responsibility and respect and adhere to the laws of the countries we live in. The one advice I will add on is please turn to Allah (SWT) for guidance and support. May Allah (SWT) guide and protect the Ummah

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny +1

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

    • @nastexocabdi106
      @nastexocabdi106 Před 11 dny

      @@amalamuli376 Wacaleykum salaam sis. Of course Jazakallahu khairan

  • @user-ry8uv9jr8x
    @user-ry8uv9jr8x Před 18 dny +18

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @everythingisworkingoutform8368

    Zaki,
    You’re a true story teller!!
    Sheekooyinka waad ku fiican tahay! Allaha jidka wanaagsan nagu wada aadiyo!! Aamiin

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 Před 18 dny +2

    Gabadhan yariista ah deression ayaa haaya runtiii😢 ilaahay ha ugargaaro

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před 18 dny +3

    Thanks Zaki walale somalidii wax qariban bey noqdeen bal ha lala hadlo

  • @zahrahurfe1896
    @zahrahurfe1896 Před 18 dny +1

    Wasiir mahadsanid❤

  • @user-ep7nh5oy3k
    @user-ep7nh5oy3k Před 18 dny +36

    WAA SOO GASHEE KUSALI NABIGAAGA MOHAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdinasirhashim1918
    @abdinasirhashim1918 Před 18 dny +4

    Gabadhan sharcigeyda halis ayuu ku jiraaa in laduro xataa way odhow dahay sharrciga hadii la sii raaco caruur ma heleyso hadii la dacweyo

    • @zakibinxaaji
      @zakibinxaaji  Před 18 dny +3

      digniino ma lasinya lcala hadii muuqaladan toos loogu dacweeyo

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 Před 16 dny +1

    WALI MA ARKIN GABAR CAISHO KA QURUX BADAN OO SOMALIA❤😢

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Před 18 dny +5

    Wasiir plz ali khadaab afkada ugu hiili

  • @AbdifatahSehelAhmed
    @AbdifatahSehelAhmed Před 18 dny +4

    Gawadan horta hijabka sifican uqadatoo ayn illahayna hakaxishotoo illahay ayaa amuraxed usahlidonayee😢

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @Kadarkal6
    @Kadarkal6 Před 17 dny +1

    أللهم انصرهم فلسطين يارب ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 18 dny +1

    Mahadsanid Legend ❤🇸🇴👍

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @abdirizakfarah3126
    @abdirizakfarah3126 Před 18 dny +8

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد عدد ماذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون اللهم صل وسلم على نبينا محمد عليه افضل الصلاة والسلام

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před 15 dny

    Maashallaah saki walaal mahadsanid

  • @yuusufgashaanle
    @yuusufgashaanle Před 18 dny +23

    BILAA XIJAAB NAAG AH SOMALI 🇸🇴💙 NIMO XITAA UMA,AQONSANI ALLAHA ,ASTURO
    INTA XIJAABAN IGA BADAN INTAAN KA SALAAMAA

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 Před 18 dny +3

      Waad qaldantahay ok qofka walaalka waa la caawiyaa

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před 18 dny

      Baskaa ilaso habsamaayo kulahaa waxaan way ogyihiin waxa magalada kadhacaya meelwalba kamiro polzei iyo dad bulshada wax kaqora tan kale dad cadaana ee dharcada

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor Před 18 dny

      Wa ka qadnay kuwa asturan alle haw adkeyo kuwa kalena alle haku sugonaamiin🤲🏻

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Před 18 dny +1

      adigaa laga fadhiyaa tas waayo wadanwalba😢ooqurux badan rag dumar ciyal ragbaa sidaa yelay ama adinka waaba kufarxaysiin dhibtada ciyalka haweenka hede dhiig yaxas miyaa idinku jira

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před 18 dny

      @@isramaxamed4963 qof baniadama dhibkiisaa kuma farxo walal lkn umada aan kadhashay kuma siijirto istaqfurulah dheh

  • @ahmeddayibabdillahi9561
    @ahmeddayibabdillahi9561 Před 18 dny +4

    Wasiirka. Wasiirka. Wasiirka

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před 18 dny +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 Před 18 dny +3

    Wazirkena Guleyso ❤

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os Před 18 dny +8

    Waxaan dhihi lahaa waad tiri ee kaliya aan isku duceyno walasheey Allah ha tuso ineey waalidka raali gareyso insha Allah

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před 18 dny +4

    Omg waa madnuuc yurub in aad wax kudusho ama lagu dilo hadane reer jarmal waa wali acudubilaah kamarid ayey hadana wadataa cadayn ax 😢 ciyaal aana kamaqan yaab

  • @HawoAdan-b3r
    @HawoAdan-b3r Před 18 dny +3

    Gabadhaa halahadashiiyo. Oo quranka ha lasaaro

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 18 dny +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Před 18 dny +1

    Subxaana Allah.

  • @user-vm2zt6sc1w
    @user-vm2zt6sc1w Před 18 dny +3

    Wasiir sa wcn bad u wanisayd😊

  • @MukhtaarQoorey143
    @MukhtaarQoorey143 Před 7 dny

    Kusali rasulka scw scw

  • @zakariyezakariye9018
    @zakariyezakariye9018 Před 18 dny +6

    Zaki bin hajji wankusalamay walal qali waxan ahy dadka sida toos ka ah kuguxiran waxanu kaga mahad cilinaya si'da wacan oo ad xalad waliba nogadaba geyso thanks walal Marka
    Tan xigta waxa weyen iminka muqalkada waxan kadawan haya degma lagumagacabo wajir ee dacada waqoyiga bari ee dalka Kenya wa goob ay Somali kunoshahy waliba ay Somali kataliso Marka adiga Zaki bin hajjiyow waxan karaba inas channel kada ankasomuqano musalsalka nafsi jacel reaction kasobixi walalow si'ay dunida no aqoonsato wankusalamay

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Před 18 dny +2

    Mashallah runtaa ku waanisay❤🎉

  • @HappyBear-jp1te
    @HappyBear-jp1te Před 18 dny +1

    Wariye c/xaafid haloo gudbiyo si uu wareysiyo uga soo sameeyo mhdsnid

  • @mahadabdillahi276
    @mahadabdillahi276 Před 18 dny

    Keep going bro Zaki,

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @user-mm2wl1ws9q
    @user-mm2wl1ws9q Před 17 dny +1

    Asc walaal wax badan ayay mutaysan karaan waxaa ka mida in laxidho qof ama la ganaaxo lacag badan in uu Ku waayo sharciga iyo in la qoro khayrul masuun oo uu qofku shaqo heliwaayo oo la qoro khayrul masuul ama qof dadka laaya oo la dagaalma in uu yahay. Waxaa kaloo jirta in liistada madow la galiyo taasina Waa wax xun oo qofka aad u xididaysa wax walba oo uu fali lahaa.

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 Před 18 dny +2

    Masha Allah watalo fican

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 Před 18 dny +1

    Zaki yoow gabadha waxad kudhahdaa tasbiixda badso wayo wey kuqabobeeysaa ilaahy waxan ogabaryayaa ilmahaas yarka ah oo ilmaha dhaly ilaahy galada iyo cadawga kabad baadiyo

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Před 17 dny +1

    Zaki. Alle. Haa. Ku. Sharfo. Wani. Wlaalahaa. Alle. Haa. Ku. Sharfo

  • @DeeqoFaarax-ld4ml
    @DeeqoFaarax-ld4ml Před 18 dny +1

    Sax waaye waa runtaaa❤

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 17 dny

    Aniga muqaalada qosolka iyo qaraxada badanaa kama helo blse ninkan waxan ku taagersan taagerida dhalinta iyo wacyi gelinta xladaha bulashada

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud Před 18 dny +6

    Hi 👋 saraakiisha

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 Před 18 dny +2

    Bro to be honest in this situation I don't think everything she wanted will work unless she will do some sort of behavioral changes minnesota

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před 5 dny

      She’s not in Minnesota she’s in Europe

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow Před 18 dny +2

    Only Team walbo and team asad hagio one like ❤

  • @SafiaSheikh-se4qu
    @SafiaSheikh-se4qu Před 18 dny

    Mashaalah

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Před 18 dny +3

    Soomalida Qaar oo Qurbaha Kunool Waa Jaahiliid from baadiyo to Qurbo ah kuligood meeshii ay shaqeysan lahayen dagaal ay wadaan

  • @sm.5191
    @sm.5191 Před 15 dny

    reer doschland cawiye gabdha plz allaaha cawiye 🤲🤲🤲wa wlashiine😭😭

  • @MohamedShiine-v9n
    @MohamedShiine-v9n Před 18 dny +2

    Waigaheysaa

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi Před 18 dny +3

    Anigu saaka aad Baan ula yaabay gabadha iyado arinteedi cakirantahy inay hadana aay dad islaameed gurigooda ku donatay. Waan yaabay walhi😮

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před 18 dny +1

    waad xasusisay😢soomali

  • @abdifatahibnu-sheikh4644

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @drf.m7782
    @drf.m7782 Před 18 dny +2

    Wa naag Wayne gof da’a yar mahan ee wexyabaha ee sameesa wa qalad weena taqana in qof guriigisa lugu weerara la garaca lisku xiiro ee saas be doone in caruurtida lugu siiyo ! n policeka xiiro be ahayd wlhi

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 18 dny +1

    XasbunaLah.Wanicma..WakiiLan

  • @AffectionateCartoonCat-nq3cs

    REER COMMENTS KALAY WAXAB IDIIN SHEEGYAHA BAL INAGA AAN SI HOOS AH ISKULAH HADALNO ZAKI BINUU XAJI HALKAN MA U QALAMH MAY UMA QALMO LKN INAGA HALKAN KU HAYNAH 100.M BUU U QALAMA LKN INGA MADAMA AAN 2M BES DADKA GARSIINO MAQAN WXA INOO XADIIDAY EE PLS ZAKI WUXU U QALMO AAN U HURNO WIILKAN GUUSHA SOMALIA IO TAN DHALIN YARTA IO TAN DHAN WALB ISGAH INGA HAYAH WLHI AAN IS BEDEL SAMEENO 🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰😢😢😢

  • @MohamedShiine-v9n
    @MohamedShiine-v9n Před 18 dny

    Ana uguhoreeyo waziir

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @ApdullahiHassan
    @ApdullahiHassan Před 18 dny

    Waziir maalintii( y) ugu horeeysay oo àan comment kuqoro yutub waa maanta marka commentigaan waziir in aad akhrindoonto waan oghayee haku wareein

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 Před 17 dny

    Aad iyo aad wasiir waku wataa

  • @LaylaIbland
    @LaylaIbland Před 18 dny +1

    Waa siira waa runtaa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @Scrub101
    @Scrub101 Před 13 dny

    Her mental health is not Okey 100% she needs family therapy. She incriminating herself on live social media while in a custody battle with foreign parents. Subxana Allah...

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf Před 17 dny +1

    Wasir away filmki damin y

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 18 dny

    Oo vedio kahayaaye, naagtaan seey u qoleeso waa jirantahay

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Před 18 dny +3

    Agree with you Wasiir, nago badan waa psykiater Allaha ha Sahlo, waxaa iyada ka daran dadka ayada buunbuniya😮😮

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @xasanibraahim7611
    @xasanibraahim7611 Před 17 dny +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @RiyaaqFaysal-d9n
    @RiyaaqFaysal-d9n Před 18 dny +8

    Inta iyadoo jiifta Daawaneyza liketa la Dhaca😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny +1

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @saidhassan8244
    @saidhassan8244 Před 18 dny +1

    Finland ayaa jogaa 2 sano Iyo 4 bil waye xabsi ah Waxa ladhahaa
    jebinta nabadda guriga

  • @IdirisMohamed-pt2gw
    @IdirisMohamed-pt2gw Před 18 dny +2

    Video ga inta hadhow dawan donto hi

  • @MohamedJama-bl6eb
    @MohamedJama-bl6eb Před 18 dny

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته… Adeer
    Please .. Gab’dha Jir’kooda Si U Dayacanyahay ,
    ka ‘daa Miidiyaha ….
    Thanks .
    TALLO Aan Muuqaal
    La’hayn Is Good .✅

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Před 18 dny +1

    zakiyow sxb mid ha i laawin qofka nocan ah wll iyo walid tona wax kama qaato qaabka hda ay wax u qadaty wixii darentay police ka ka dambe siduu arxan u lahen

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 Před 17 dny

    Horta ilmaha kamaqan wey adkaneysaan iney uso celiyaan wayo waxey dhahayan waa hoyo kheyro masuul ah mida kale mustaqbalkeda uma wanagsano Aniga talo ayaa seen lahaa marka hore media hakanasato Allah ha isku xirto waxbarashana ha ado mustaqbalkeda hadhisto si ilmaheda uhesho

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰😢😢

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 17 dny

    Gabadhan , iyadah . Is xirtay. Xasan shiekh waxba ma dhanto. Iyadah matqati isku ah. Dadkii ay la dagashay haddii ay dacweeyan. Waa xarig, ama isbitalada xanuun ka ayaah la Green lahaa

  • @youngkoma1701
    @youngkoma1701 Před 18 dny

    Saan aa roon.meshan waxyalo majirto

  • @halima8680
    @halima8680 Před 18 dny

    Habar dadka soomalida waxan is

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 12 dny

      Asc wll qli plz and plz igu so bir 😰😰

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 17 dny

    Zaki bin haji waxaad noqotay Dr. Phil

  • @faadumoali1675
    @faadumoali1675 Před 18 dny

    Hadii ay dhar badalato iyo hadii kalaba waxaan waxay yaa liin bablik kuwa ciyaalka ka haystana way la socdaan dhaqdhaqaaqeeda ee alaha ka bad baadsho mida kale gabadhaan ma aha mid danteeda taqaan dad ayaa ka waalaya hada waxaan arkayaya iyadoo la leeyahay waa gersiyad alaha danteeda garansiiyo

  • @zeitunAhmed-xz4zi
    @zeitunAhmed-xz4zi Před 18 dny

    Zaki❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 18 dny

    Markaad kal iyo laab ugumahad kelineeysid maxaad kaleedahau gabadhii dhiiga lagakeenay

  • @SiciidXirsi-ep9kk
    @SiciidXirsi-ep9kk Před 18 dny +8

    Soo dhawada asaxaabta wad ku mahad santihin iajuugina 👐nagaadh siiya 800k plz 🙏

  • @faysalabdallah989
    @faysalabdallah989 Před 15 dny

    In xabsi ladhigo ku fiicneed si ay maskaxda usoo degsato

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Před 18 dny +1

    Sorry 💔

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Před 18 dny +1

    Wa naago nolasha kadhacay o libiya kuso halagsamay

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 18 dny

    Halagu saliyo nahigena suuban NNKH Scw scw scw scw

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 18 dny +1

    Dagaal hadaad live ku gasho waa xadhig wadamadan sharcibaa ka jira

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Před 18 dny +1

    aad ban uga xumhy inay hagto oo dhahdo iska badal dhaqan xumo bdn by ku kacday in la xiro by ahayd cidii ka xumaneyso iyaday u taal

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Před 18 dny

    Subxanallah 😢😢😢😢

  • @user-vo7ez8qj4x
    @user-vo7ez8qj4x Před 18 dny

    Wasiirka inlee xasle eheed waan kugu so socday by

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 18 dny

    Dadka jarmalka joogaa waa wada dad ubaahan waxyigalin ee somaliyeey dadkan ha la wacyigaliyo