EGYPT-PUNT WAREYSI KHAMIT(MASAR) iyo BUUN (SOMALIA) ,Bare Aar Nabad iyo Wariye Faysal 20/09/2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Waraysi Ayro Tv , barnaamijka Faysal Abdullaahi Abroon oo ku soo martiqaadey Bare Aar Nabad oo baadha ilbaxnimooyinkii Hore ee Khamit (Masar) iyo Buunta Soomaalida

Komentáře • 48

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed1155 Před 3 lety +15

    Aqoontu waa cajiib, qofku hadii uu sooyaalka dunida barto waligii ma jabo, dhalinta hawshan is xil saartaynu mahadsanidiin.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety +2

    M.a horay usoco wllo
    Aaabayaashii faraaciintaynu nahay dhe oo carab iyo waxanina awowyaalbaynu ugu toosanahayba

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 Před 2 lety +5

    The truth will prevail awoowe fircoon wuxu haa rageedi

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety +6

    waxa heshiiyey dadka cadaanka ah iyo dadka jaalaha ah waxay ku heshiiyeen in dadka madow sooyaalkoodi la marin habaabiyo oo la inkiro ilbaxnimadoodii
    looguna yeero adoon iyo duurjoog
    daayeer iyo xoolo.

  • @MrAbdirw
    @MrAbdirw Před 3 lety +5

    Brother thank you for spreading the truth more videos please so the whole world can see this

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety

      Thanks

    • @MrAbdirw
      @MrAbdirw Před 3 lety +1

      @@sajokal20 Do western historians know about the Somali and Egyptian connect or are they trying to hide it?

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety +1

      @@MrAbdirw some of them ,tell the truth but the majority are liars and dont accept that truth

    • @MrAbdirw
      @MrAbdirw Před 3 lety +1

      @@sajokal20 Why do you think that is?

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety

      @@MrAbdirw join me in my facebook page AAR NABAD

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 3 lety +3

    Xadiis nabi maxamed scw ka sugnaaday ayaa sheegaya inuu nabi muuse nin madaw ahaa

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +3

    joomatiri waa joogtrin ama tilaabin

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 Před 2 lety +3

    Northern Ethiopians, Eritrean and Northwestern Somali (Somaliland) tribes descending from Ethiopia were the true Jewish people. Northern Ethiopian and Eritrean converted to Christianity around or before 7th century and Somaliland converted to Islam in the 7th century.
    Most Somalians (those from Northeastern Somalia (Puntland), or southern Somalia) were followers of Waaq, similar to their cousins the Oromos.

    • @devilsfood3795
      @devilsfood3795 Před 2 lety +1

      They are the Hamite race in the Bible. Ancient Egypt is Hamite in the Bible. Ancient Egyptian priest created Middle Eastern people from gene splicing. Arabs and Jews are not natural people.

    • @devilsfood3795
      @devilsfood3795 Před 2 lety +1

      Ham's descendants are interpreted by Flavius Josephus and others as having populated Africa and adjoining parts of Asia. The Bible refers to Egypt as "the land of Ham" in Psalm 78:51; 105:23, 27; 106:22; 1 Chronicles 4:40

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +2

    wad sxb waa mihiim

  • @Aliesto17
    @Aliesto17 Před 2 lety

    Thank you soo much brother wlhi taariq dayna waan kajiifnaa

  • @jamalaxmed7412
    @jamalaxmed7412 Před 3 lety +3

    Magaca khamad nin la yiraahdo aniga Ayaa arkay

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety +1

      Halkeed ka aragtey warka isii

  • @thisguy2372
    @thisguy2372 Před 2 lety +1

    This is deep wa Lahi

  • @shewalalmahri4775
    @shewalalmahri4775 Před rokem

    I always knew walahi about Eygpt Ancient and Somali Ancient

  • @nutian3194
    @nutian3194 Před 3 lety +1

    Wll qayba badan

  • @trumpmuhammadali906
    @trumpmuhammadali906 Před 3 lety +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +3

    biyaha socda waxeey dhihijireen xaa bii anagana waxaan dhahnaa wixi socdo babuur baa soo ximaya xiintooyda wawiga

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +2

    maryam waa hani ama malab

  • @sakaaroibrahim9686
    @sakaaroibrahim9686 Před 2 lety +1

    Maxaa la yidhaada magaca musiga ku dhex jira wll waa ASSAL.

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o Před 5 měsíci

    Anigu waxan aamin sanahay in punt boqortoyada ay eretareya iyo jabuti ila somaliland halka bey aheyd nin jarmal ah oo an sxb aheyn taqasus weyn leh xita wuxu aamin san yahay in nolosha adunka ay east africa ka bilabatay waan yaabay ila mudo hada aan aqriyo aad na uxiiseyo nabi nuux wiilkisa madow aya ka nimid baan maqli jiray hada aadam iyo xaawo east africa ayey kaso jeedan waa loo baahan yahay in aan barano waa wa lahubo awoowa yaashii faracinada waa inaga soomali ah

  • @muslix1147
    @muslix1147 Před 3 lety +1

    Muuqaalka waad ku ciyaarteen. Waxbaa ka dhex qaylinaya lamana dhageysan karo inkastoo maduuc qiimo badan laga hadlayo.
    Xirfad xumaa soomaalidu.

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety

      kkkk raali ahaada , musigada waa lagu macaaneynayaa , isagu wuxuu joogey ingiriiska ana geeska afrika ahahahah

  • @Ahmad-sf2rk
    @Ahmad-sf2rk Před 2 lety

    Inadr you need to open a tiktok account and talk about your knowledge to our people. Jazak Allah Kher 🙏🏽

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 2 lety

      Join me in facebook "Ambar Simbasalam"

  • @anisaomar4432
    @anisaomar4432 Před 2 lety +2

    What are coptic people then

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 Před 3 lety +1

    Barnaamijkan waa 2 ama 1 sanad sano ka hor hadaan khaldanayn

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 3 lety +2

      sebtambartii na dhaaftey weeyaan walaal , waxaan ka soo qaadey bogga ayrotv si aan u la qaybtamo walaalaheen

  • @hornafrica7796
    @hornafrica7796 Před 2 lety +1

    AAR NABAD WA KU SALAMAY INADER GREAT JOBS BRO I BELIEVE YOU ARE MISSING A VERY GOOD POINT UNLESS U ARE BEING DIPLOMATIC ?

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 2 lety

      Waan kaa gudoomay Nabadeynta hahahaha maxaan qariyey ! igula soo xiriir pageka "ancient-egypt & the land of punt"

  • @milgomedia8382
    @milgomedia8382 Před rokem

    Qof waxbadan og baad tahay Alle ha Ku daayo somali ahaan. Waxaynu nahay umad facwayn

  • @user-ms3om7gj1u
    @user-ms3om7gj1u Před rokem

    Yibro ma yuhuud baa

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +1

    muse waa moose marka biysha lagalo

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 3 lety

    Xadiis nabi maxamed scw ka sugnaaday ayaa sheegaya inuu nabi muuse nin madaw ahaa