Maxkamada dahir alsow Aabe laba hooyo ka qaaday caruurtii ay dhaleen 15 sano ka hor.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 15

  • @user-cr5lz7me7y
    @user-cr5lz7me7y Před 21 dnem

    Dahaba abaay ilmahaaga alla ha kuu sahlo wax weyn ayaa kugu dhacay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +2

    SAWIRKAN SIDEY KU HESHAY, MAXAY KAAMARADA U DIIDEYSA.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem +1

    Ninkaan See wax ka yahiin see buu hooyadood uga qariyey

    • @Shamsocayni1667
      @Shamsocayni1667 Před měsícem

      Raga qaarkood waxbaa ka qaldan aniga waxaan arkay gabar iyo wiil loogu sheekeyay hooyadiin waa dhimatay oo ay soo koriyeen xaaskiisa mid ka mid ah hadana ayagoo wali yar yar oo aan qaangaarin wadan gaalo nin ku soo daray uu asaga isla soo dhoofiyay kadib markuu yurub keenay yiri aniga ma dhalin oo gaalada qaadatay Allaha xifdiyay diintooda markay qaangaareen dhor iyo labaatan gaareen baa gabadha Nayroobi aaday aabaheed kadib bay waxay aragtay hooyday dhashay oo nool gabadha naxdin darteed bay iskugu buuqaday oo yurub hospital maskxda gashay lagu daaweeyay
      Aabayaasha qaarkood ayaga caruurta maskixiyin u dila intay hoooyadood ka qariyaan Subxaanallah

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Před měsícem

    ileen gunta habargidir waa saleebaan

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    oo hada caruur taasi waa qaangaadhe iyagu miyaanay qaar hooyo ubaahan ahayn waa iyo lama arag 😮😮😮😮

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před měsícem

      Way dhimatay ayuu ku dhahay hooyadiin

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A Před měsícem

      Magac kalana waa ku dhiiban yihiin malaha koley way arki lahaayeen oo sosial media way isticmaalaan

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Před měsícem

    Nimanka Saleebaan gabdhihiina ka ilaaliya. Walaahi reerkaasu dumar wey leeyihiin laakiin raggoodu dumarka wey silciyaan oo bahdilaan

    • @mustafawarsame8705
      @mustafawarsame8705 Před měsícem +1

      sxb aniga oo saleebaan ah ayaa arintaa layaaban weligeyna maqal. Nin xun ayaa jira laakiin reer Xun majiro. Umamalaynaayo sidaan dumarka uqadariyo una Ixtiraamo in Xitaa aad kufakartay

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 Před měsícem

    Duqda wa duq xun iyada ka dambeyso

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 Před měsícem +1

    Nin xuni kugu cid maha

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Před měsícem

    foolxumadiisa ayaad ka aragtaa in uu nin xun yahey walaahey sheekh maleh waa mooryaan