Khadra Daahir Cige & Cumar Xasan Rooraaye - Ma Ogtahay Ayaamahan (Hees Kaban Ereyadi Abwaan Mustafe)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 02. 2021
  • Khadra Daahir Cige iyo Cumar Xasan Rooraaye - Ma Ogtahay Ayaamahan (Hees Kaban Duet)
    Ereyadii Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi,
    Laxankii Saalax Qaasin Naaji,
    Riwaayadii
  • Zábava

Komentáře • 25

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem +1

    Heestan Abwaan Mohamed Aadan Dacar ayaa la sheegaa inuu leeyahay waxayna qayb ka ahayd fan masraxiyeedkii ama riwaayadii caanka ahayd ee Dirqi maaha Jacaylku 1979. Laxanka siciid harawo ama jaango midkood baa saaray sidaan ka dhadhansanayo. Kabanka waxa tumaya Saalax Qaasim Naaji. Mahdsnid IKHAJJI.

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Před 7 měsíci +1

    Been badanaa war yaleh erayada mustaf e sh cilmi aaaa mlej warya
    Dacar baleh wexeyna ku jirtay ruwayadii dirqi maham jeceylku

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo Před 3 měsíci +1

    Erayada heestaan waxaa lahaa Abwaan Maxamed Aadan Dacar. Riwaayadii. Dirqi maahan jacaylku................

    • @Hanad2976
      @Hanad2976 Před měsícem

      @@RadioAayoAayo maxamed aaden dacar yaa iska leh.

  • @ahmedabusaad4705
    @ahmedabusaad4705 Před 3 lety +2

    1984 kii ano jira 12 sano ayaan runtii dhagaystay labadan fanaan waxan dadban oon maanta ogayn halkay jooga qaarna geeriyodeen

  • @salaamxaaji8043
    @salaamxaaji8043 Před rokem

    Heestan waa habeenkii uu dhintay AHN xasan cumra roraaye meesha waa hrgs ku dhagaysanayaa 22/04/2023
    Ajo kaama dhoqayn
    Kaaman agtayee

  • @ahmeddaadyare8674
    @ahmeddaadyare8674 Před rokem

    Laxanku waa jaangow kabankuna waa saalax qasim

  • @ismailimanismogeo2896

    Abwaan Mustafe sh cilmi nin weyn buu ahaa

    • @updirahimomar5388
      @updirahimomar5388 Před 7 měsíci

      Heesta wuu khaldaye muu lahayn abwaan mustafe sheekh cilmi waxa abwaan maxamed aadan dacar

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 Před 2 lety +1

    Hala yaaa hala Waa maaalin arbaca ah 3/8/2022 hargaisa ayan ku faxayaaa

  • @farxanabdi4835
    @farxanabdi4835 Před 3 lety

    Amaan Allah ayaale

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 Před 2 lety +1

    Ragna lama afdubee
    Ikalay kuma oran
    Adigan kunecbabay
    Orod orod, aragaaga iga qari

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 Před 3 lety

    inbadan mahadsanid barisamaad isoxasuusisay

  • @farxanabdi4835
    @farxanabdi4835 Před 3 lety

    Kaley kaley adhaxda

  • @user-ru7bt6jh8q
    @user-ru7bt6jh8q Před 9 měsíci

    Erayada dacarbaa leh

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud3438 Před 2 lety +2

    Sxb iska hubi ereyada abwaanka leh heeskaan kuma jirin biya saratagay ee wuxuu kujiray riwaayadii dirqi maaha jacaylku dacarbaana lahaa hadii aan qaldanahay waa la i sixi karaa mahadsanid

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 Před 2 lety

      wa runta wllo

    • @abdimohamed7004
      @abdimohamed7004 Před 2 lety

      Sax weye walal laxnkana salax Qasim iyo kabanka dhacayo

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Před rokem

      Ereyada mustafa sh cilmi

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Před 8 měsíci

      ​@@mahaddirirgeesood9556adeer ma lahayn abwaan mustafe sheekh cilmi ee waa ereyadii abwaan maxamed aadan dacar waana riwaayadii Dirqi maaha jacaylku

    • @updirahimomar5388
      @updirahimomar5388 Před 7 měsíci +1

      Heesta wxu ku khaldaya heestii sida dhamastu geedaha dhirta uga saraysaa ee labadan fanan un qadi jireen ee riwaayadii "war la aan ba we'd dhashay" heestani wxay ku jirtay riwaayadii abwaan dacar ee dirqi maaha jacaylku waana erayadiisi