Damaca Ethiopia ee Saylac - 130 sanno ethopia waxay qorshaynaysay la wareegida magaaladan!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 10. 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media
  • Zábava

Komentáře • 276

  • @mohamedstarboy8949
    @mohamedstarboy8949 Před 9 měsíci +8

    ethopia wa cadoowgena kowaad aynuu wada so jeedsanow hadynu xita kala siyaasad nahay 💪🏽💪🏽

  • @user-jz3vp9lq5g
    @user-jz3vp9lq5g Před 9 měsíci +31

    Soomaaliyey cadowga uu soo jeesta insha Allaha guul 🇸🇴

  • @MaxamedXuseen-kg9sp
    @MaxamedXuseen-kg9sp Před 9 měsíci +6

    Adis ababa anoona soomaaliya hoos kenin ilaahow ha,idilin🤲

  • @XussenCabdulle
    @XussenCabdulle Před 9 měsíci +14

    Alloow ha idilin anigoon adisababa kataagin calan Soomaaliyeed

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před 9 měsíci

      Dadkaa hamigaa leh In ay soomaali ka dhamaadeen aan u maleynayay

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 Před 9 měsíci +25

    Asc c/raxmaan Cumaroow please joojiya mapkan qariirared ee dhulka soomaaliya ay heysato Ethiopia 🇪🇹 aad u qireysaan inuu yahay dhulka Ethiopia.marka aad ka hadleysaan Ethiopia soo saara mapka original ka ah ee cadeynaya inta ay aheed Ethiopia ka hor qaadashada dhulka soomaaliya.mahadsanid.

  • @axmedcumar3193
    @axmedcumar3193 Před 9 měsíci +14

    Somalia Allah dawlad awood xxog leh ha siiyo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci +4

    Tolow intaan isku jeedno oo isku xoog badanahay xabashiya iyo Oramadu yaysan na dhicin😢😢😢😢

  • @AhmettNani
    @AhmettNani Před 9 měsíci +6

    Waa markii aan Midoowi laheen Shanta somlina Soo celin laheen I aamiina Saadashan Waa sax ey Ethiopia in ey Dekeda rabto Ani hada MA maqal ee Ethiopia ayaa ku dhashay adis abab ayaa Jamacad Digr KY qaatay Mar hore Ayaan maqlay Ani hada wa markii aan jigjiga iyo Gariso iyo hargeysa Muqdisho Jabuuti aan mideen lahaan somaliyey

  • @user-kv5rz5ym5u
    @user-kv5rz5ym5u Před 9 měsíci +26

    Somalia intay isku jeedan aya laga faa idaysanya😢

  • @Amoeditor
    @Amoeditor Před 9 měsíci +8

    Sheekada marka ay halkaan mareeso somali waa somali
    Fadlan Walaalayaal somaaliyeey caruurnimada joojiya ay midoowa
    😢

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Před 9 měsíci +24

    Allow cadowga naga qabo. Allow Cadowga noo tashtey Utasho. Amiin 🤲

  • @sancho_8
    @sancho_8 Před 9 měsíci +34

    Dadkii naga hareeyay way dadaaleen ee kuwan qabyaaladu ku qofulanatahy may dadaalayaan talow😢

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Před 9 měsíci +2

      Aniga waxa la yabanahay ilaa hada xasan sheikh soma hadlin

    • @sancho_8
      @sancho_8 Před 9 měsíci

      @@nasrocabdiraxmaan4960 xasan sheekh ani madax wayne uma arki walhi waa ninkii yidhi waxba nagama galin soomaalida ethiopia

    • @mohedrashiidmohamed5720
      @mohedrashiidmohamed5720 Před 9 měsíci +2

      ​@@nasrocabdiraxmaan4960😂😂😂😂xasan sheikh maxaa ka galay😅😅muuse biixi dheh

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac Před 9 měsíci

      ​@@mohedrashiidmohamed5720caqligaaguun baad hadashay

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Před 9 měsíci +8

    Ethiopian Awoowgena Kama Cabsan Angana Ka Cabsan Meyno Inshaa Allah Carurtenana Waa Difaci Donan Dhulkoda 🇸🇴

  • @xamdisaahin4530
    @xamdisaahin4530 Před 9 měsíci +2

    Waanku salamay cabdiraxmaancumar nosoda mupaladaxasaasiga ah

  • @ahmeddayah1956
    @ahmeddayah1956 Před 9 měsíci +4

    Marar badan ayaan isweydiiyay sidee bada intaa la eg kubadbaaday lkn rag qaa ragii hore. Allahuma alif beyna quluubi somaal .kama alafta beyna quluubil ansaar

  • @Mr_________ZuMo
    @Mr_________ZuMo Před 9 měsíci +2

    SoMaLi Wa MiD AlaH MiD HaNaGa DhiGo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @Hodan2005
    @Hodan2005 Před 9 měsíci +12

    Qof kasto soomaliyaa xerada Ciidanka ee kuugu dhaw is qor waliba raga fadhi inooma yaalo Waa in aynu wadankeena difaacnaa. Yaa rabi na ilaali we must unite walaalayaal no qabiil no qabiil

    • @Hodan2005
      @Hodan2005 Před 9 měsíci

      @@mohanedmooge895 dhimashaanu ka xignaa inuu oromo na guumaysto adeer, awoowayaashay ingiriis iyo talyaani ayeey adoonsan kari waayey

    • @hodoney4527
      @hodoney4527 Před 9 měsíci

      ​@@mohanedmooge895 adinkaa iyo kuwo bdn walasoo ogaday inaad afka barateen Somali waa nabad mida kale adiga iyo kuwo kusuganba wan iskaga aad doqonyhow diifta kamuqato

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před 9 měsíci

      ​@@mohanedmooge895 fadlan ilaali xurmada qofka iyo ra'yigiisa , hadaanu ku qancin jawaab celin wanaagsan u reeb

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 9 měsíci +12

    Inaguna qabiil qabiil ayaynu iskudilayna marwalba 😢😢

  • @Camar-xk7jr
    @Camar-xk7jr Před 9 měsíci +10

    Inshallah Somalidu way walaalobi doontaa❤

  • @AbdiAli-hy4yg
    @AbdiAli-hy4yg Před 9 měsíci +2

    Waa taan ka naxsanaa 😢😢😢😢

  • @GaraadMedia851
    @GaraadMedia851 Před 9 měsíci +9

    Asc waaberi media een ustaad waxaan kaa codsan lahaa inaan noosoo badiso qisooyinka nabiyada dhamaantooda
    Micnaha noosoo dhameystir qisooyinka nabiyada adiguna ilaahey ajar hakaa siiyo anagana kuwii ku waansa qaatay oo ku camalfala alaha nagadhigo dhamaanteenaba.
    Mar 1aad iyo mar 2aad waxaan kaa codsanayaa inaad noo dhameystirto qisooyinka nabiyada.
    Waad mahadsan tahay intaad fariid teyda aqbashay.

  • @Ogaal776
    @Ogaal776 Před 9 měsíci +2

    Aqli xumo inaan isku leyno waxaan oo kale ay dhashaa

  • @EFURAAT
    @EFURAAT Před 9 měsíci +10

    Dadka 1Million u qalma waa kuwaan ❤

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 Před 9 měsíci +2

    Soo soco siradeey siradoo kale la wayay dhulkii hore naga qabsatay wa dagalkii aan kusoo celinahay

  • @arafatapdi6432
    @arafatapdi6432 Před 9 měsíci +1

    xAqiiq dAhzOon Oo U pAahaN inLaga Fekero inzhA AlLaH👍

  • @MohamedIsmail-vx9ue
    @MohamedIsmail-vx9ue Před 9 měsíci +2

    TAARIKHAD RUN KASHEEG FARMAAJO AYAA USAXEEXAY AFAR DAKADOO SOOMAALIY KUYAAL SHEEG RUNTA

  • @barqhadmohamed8715
    @barqhadmohamed8715 Před 9 měsíci +1

    Wow ma. Brother keep going

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Před 9 měsíci +2

    Ilahay khayr ha ku sii yo c/raxmaan

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 9 měsíci +30

    🥺. 🥺.. 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto halkan hadal kumasoo koobi karo ee igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex)
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @SimbaAk-hg9vk
      @SimbaAk-hg9vk Před 9 měsíci

      Mᴀʀɴᴀ ʜᴀ ǫᴜᴜsᴀɴ

    • @kingmoha8874
      @kingmoha8874 Před 9 měsíci +1

      Insha allah Walaal allah ayaa muraadkaga kuu fulin kara allah ha ku gargaaro

    • @user-lf4ib3rt6m
      @user-lf4ib3rt6m Před 9 měsíci +2

      Nolosha adagi waxay samaysaa nin adag ❤❤❤❤❤ zxb ha is dhiibin ee qorshe la kaalay . ALLE Bari dadku waxba kuu qaban kari maayee❤❤❤

    • @sunduscarabgwal
      @sunduscarabgwal Před 9 měsíci

      Abowe samir

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 9 měsíci

      Tasbiixda badi walal muraadkaagana allewayne hor dhigo bi idmillaah faraj baa kuu furmi bi idmillah

  • @abdulqadirmohed7944
    @abdulqadirmohed7944 Před 9 měsíci +12

    Insha'allah markaana way ku hungoobi donaan

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Před 9 měsíci +2

    Wr nio akhbarta wad Noi soo Koobta Thanks.❤❤❤❤

  • @nimaofaisal725
    @nimaofaisal725 Před 9 měsíci +2

    Waxaas oo dhan waxa u sababa dagaalada sokeeye een dhamaadba lahayn intay somalidu iyagu isku jeedeenna waa laga faa’ideystay.

  • @moha-deeq
    @moha-deeq Před 9 měsíci +9

    Runta hadi laga hadlo awood itoobıya wax inagama qaadi karto halka dhib oo jirta ayaa ah in laynoo soo maro dadka ina hogaamiya ee jilicsan inti afka loo buuxiyo ama mashruucad bena la tilmaama ila madax wayne kasta oo xil ino haya meshisasa wa ka bari saysta marki runta laysu sheego😞😔

    • @mascuudmaska8478
      @mascuudmaska8478 Před 9 měsíci

      ​@@KAMAALSHAH-sc9mswaxaa iska celin kartiin malahe dhulbahante iska celiya😂😂😂😂😂

  • @MaxamedGeedi-gr7eq
    @MaxamedGeedi-gr7eq Před 9 měsíci +5

    Asc wn kuslmy ustaad intaa ka dib waxa toos ula soconaa barnaamiydaada waxan kaa codsanaynaa wararka Ethiopia madama aan kusuganahy insha allah

  • @abdourahman-wg2hv
    @abdourahman-wg2hv Před 9 měsíci +5

    Keep going bro 💪

  • @RidwaanAhmed-qq8me
    @RidwaanAhmed-qq8me Před 9 měsíci +6

    Maanta soomalida dhexdeeda waxa ka dhex taagan dagaalo kusalaysaan qabaailo iyo dawlada daciifa itoobiyan waxa ay ka dhax aragty hadaf keedii ay raadinaysay mudo dheer oo maanta ku haboon in ay awood ku qabsato dekada saylac

  • @hamdaabdilahi
    @hamdaabdilahi Před 9 měsíci +5

    Allow naga ilaa li

  • @C_M_D_7
    @C_M_D_7 Před 9 měsíci +3

    M.a wall allah haku barakeyo

  • @medjimcale9222
    @medjimcale9222 Před 9 měsíci +3

    Wa marki ay somali mid noqon lhyd Ethiopia way lug gosanthy

  • @nimcoomar255
    @nimcoomar255 Před 9 měsíci +8

    Dhaqale ahan iyo nabadgaliyo ahan abiy dani uguma jirto inu nuguso duulo somali o midaysan ba iska celinaysa axmaarka❤

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np Před 9 měsíci +1

      Kkkk
      Midnimo ayay kuugu soo gabbabataan reer Soomaaliya.
      Uf iyo ish baad tihiin. 1960 ilaa hadda waxa aad suibinaysaan bal fiiriya ee cumaan iyo dil dhac iyo burburin iyo dagaal ah ee aad ku haysaan Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland

    • @haras2143
      @haras2143 Před 9 měsíci

      Midnimo ma 1 dal unba u taqna😂😂😂

    • @clmaalikmukhtaar5145
      @clmaalikmukhtaar5145 Před 9 měsíci +2

      @@friendly-zp6np maangaabkaasaa waddanka ku nool

    • @garaadkanool
      @garaadkanool Před 9 měsíci +1

      @@friendly-zp6np Meeshaan Soomaali baa leh Oromo maleh.

    • @garaadkanool
      @garaadkanool Před 9 měsíci

      @@haras2143 Midimadu Shinnida malabka Dhasha Baa Dhashay.

  • @user-lk3lq6on2y
    @user-lk3lq6on2y Před 9 měsíci +3

    Rabi uma rumeeyo hadafkiisa insh alahu

  • @user-jz3zz7mu8d
    @user-jz3zz7mu8d Před 9 měsíci +3

    Insha Allah dhici meyso walow ay dhawaaq xun ey tahy maqalka

  • @farahhoday8477
    @farahhoday8477 Před 9 měsíci +2

    Iga wale waa fursadii aan waligay ku haminaayey inan dalka ciidankiisa ku biiro

  • @FarxiyoMohametaadan
    @FarxiyoMohametaadan Před 9 měsíci +3

    ALLAHU AKBAR

  • @user-naasir-yare
    @user-naasir-yare Před 6 měsíci +2

    ALOW naga qabo gaalada oo ina hishiisii

  • @AmiinAxmed-jn2jd
    @AmiinAxmed-jn2jd Před 9 měsíci +4

    Walee soomaali iyadaa isku jeeda

  • @Tillawah8
    @Tillawah8 Před 9 měsíci +2

    Allaw naga qabo cadawga 😢

  • @abdulahinor5925
    @abdulahinor5925 Před 9 měsíci +6

    Ninkii seexdow siciis dibi dhalay

  • @mahadosman8804
    @mahadosman8804 Před 9 měsíci +1

    Waa markii soomalida dal iyo dibad joogto Aan ku midoobi laheyn. Cilka Israel ugubo aaan ku furan laheyn

  • @KariimC.k-ls9xs
    @KariimC.k-ls9xs Před 9 měsíci +3

    The first

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 9 měsíci +1

    ASC brother waberi media

  • @GAZA871
    @GAZA871 Před 9 měsíci +4

    الله اكبر ❤❤❤❤

  • @user-mt4vp1fd6w
    @user-mt4vp1fd6w Před 6 měsíci +1

    Taas wax suurta kali karta maaha waayo ragbaa leh saylac muuse na maleh Abi ahmad na male

  • @abu-tamar
    @abu-tamar Před 9 měsíci +4

    One 1🎉

  • @AARJOOG__BOY
    @AARJOOG__BOY Před 9 měsíci

    Waa Systemkii israaiil kusoo gashay falastin insha allah somali wuu uheshiindoonta😊❤

  • @mohamedmireahmed9315
    @mohamedmireahmed9315 Před 9 měsíci

    Ustaad Waaberi Ceelbuur kasoo hadal waa codsi codsi codsi🎉

  • @Camar-xk7jr
    @Camar-xk7jr Před 9 měsíci

    Ala wanagsanaydaa hadii soomalidu midawdo ❤

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 Před 9 měsíci +2

    Fiicnaan lahaydaa inuu siyaad bare maanta nool yahay 😢 Allah ha unaxariisto Amin lkiin anaa wadanka usoo baxi doona😂

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 Před 9 měsíci

      Allah unaxaristo aabe siyaad ethiopian way Ku seexdan

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 Před 7 měsíci

      Siyaad barre gaal ayuu ahaa

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 Před 7 měsíci

      @@bookhaxmed6583 marxumka qabriga hakaaga jiro

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 Před 9 měsíci +1

    Sida Palestina 🇵🇸 oo kale ayuu raba in Somalia SAS ka Dhigo la hestalay oo kale

  • @QaysQaysar
    @QaysQaysar Před 9 měsíci +2

    Waliyood bana qadahay nin

  • @cabdibaraf
    @cabdibaraf Před 9 měsíci +2

    Inta aynaan cidba iska celin sowinagan commentiga isku jafeyna😂

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z Před 9 měsíci +3

    First comment❤

  • @aminamahmuud7712
    @aminamahmuud7712 Před 9 měsíci +5

    Xlda itopia somali waa ka mid
    Wax anay itopia mahdin baa kaga imany damaca
    Imisa igu rcsan fikirka

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 9 měsíci +2

    Waxii Shaci iyo Qawaaniin Caalamka Ka Dhexeeyey, Ee Dadka kala Xukumayay Hada Ma jiraan Soomaaliyeey, Hada waa keenii Xoog weyn Xabagta ha Goosto .. Isku Tashi waa Muhiim, Dhulkeena badhna. Inuu British ku Siiyo, Inta Hadhayna aad dhahdo Xoogbaan ku Rabaa Amxaaroow Aragaane.

  • @RiyaaqcabdiRiyaaqcabdi
    @RiyaaqcabdiRiyaaqcabdi Před 9 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jeekeylkc7016
    @jeekeylkc7016 Před 9 měsíci

    Jabuuti makaayeelee waaye

  • @horemari.nafta1
    @horemari.nafta1 Před 7 měsíci

    Nolasha ku ciqabeyna hadi aay biyaheyna mardanbe dib ugu hadlaan Amxaaro waana yaqanaan

  • @NaasirCawil-vw2mb
    @NaasirCawil-vw2mb Před 8 měsíci +1

    Asx

  • @Ayan-pc1nx
    @Ayan-pc1nx Před 9 měsíci

    Asc tafaraaruqa Somali ku dhacay bay cidkasta rabtaa in ay ka faidaysato ilahayow cadoga naga qabo 😢

  • @nooneisallowed4933
    @nooneisallowed4933 Před 9 měsíci +3

    Ma oga inuu dhul inaga maqan yahay markaas bag ku Lee yahin dhul kale na waa idin ka qadanynaa walee waa iska celi naynaa

  • @samowade1300
    @samowade1300 Před 9 měsíci

    Markaan oo kale ayaa ragga ragga ah lasoo xasuustaa , xarakada allaha ha barakeeyo inta ay noo joogaan gaal waa ciilan yahay

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Před 9 měsíci +2

    Waan ku jiraa kuwa la dagaalami doona

  • @user-vv5xi4bv7b
    @user-vv5xi4bv7b Před 9 měsíci

    Ethiopia bad way lahayd kahor 1995 Kii.
    Halkaas dib ugu laabo 130 bilaa takad ah

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Před 9 měsíci +1

    Wllo su aal ku waydiyay waxd ka so hadasha maxa ku dhici kara jabuuti ahdi dakada la qabsado

  • @khalidabdullahi1346
    @khalidabdullahi1346 Před 9 měsíci +4

    Alxmdulilah ilaahay baa mahad iskaleh somali inta ee isku sii jeedan laga faideesto Well done Ethiopia 🇪🇹 😢sfcn shaqo ooga qabta ummadan qabyaalada uu dilooday

    • @user-eb5ow4sw9t
      @user-eb5ow4sw9t Před 9 měsíci +1

      Inaa am xaarood thy Lee shegatay

    • @abdulkadiryousuf7395
      @abdulkadiryousuf7395 Před 9 měsíci +1

      Bro Inta An Noolnahay Waa Jiree Qabyalada Umada Somaliyed Lakiin Maha In Cadowga Loo Midobeyn Ha Cabsan Wadanka Dadkisa Waa Nool Yahay Wana Soo Jedan Inta Dunida Ka Hartay Inshaa Allah

    • @Rerer-wl5cz
      @Rerer-wl5cz Před 9 měsíci

      ​@@user-eb5ow4sw9t caqli caruur bathy wuxuu qofku sheegayaba waa adi waad buktaaye allaha ku caafiyo

    • @user-um1lm8gw8y
      @user-um1lm8gw8y Před 9 měsíci +2

      @@user-eb5ow4sw9tdaarooD ku wasYe MagaCA noo dhig

    • @ciiltirainacileeye9844
      @ciiltirainacileeye9844 Před 9 měsíci

      Dhiig somali kuguma jiro hadad hadalka si saxa u tidhi mise wxdka xun thy somalida kala jaban wan daremi karaye

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc Před 9 měsíci

    Itoobiya dakad ma rabto eee waxay rabtaa mid ay sharci ugu soo gaba to kadibna ay tidhaahdo anaaa leh waxaana ay ahayd marka horeba dakad ay boqortooyadii ifaat ka talin jirtay taso maamuli jjrtay geeska Afrika __wa abaalkeeen markan dhulkii Soomaalida ay u soo hungurooto iyadoo somali qayb kamida xukunka una daynay
    ________intaydan ku su gayayay__________💘cida ugu dhwna wa xaga somaliland feejignaan gaara laoooga baahn yahay dawlada xildhibanada walw qar ay sas int kuracsan yihiin la mooodo 😊

  • @Unknown6280
    @Unknown6280 Před 9 měsíci +2

    Inkastoy ubadantahy inan noqon doono falastiinta Africa hdana wxey ubadantahy iney arintan sabab unoqoto midowgeena ❤

  • @QOLOFEY_8
    @QOLOFEY_8 Před 9 měsíci

    Sooshido😊

  • @wizzmanka4160
    @wizzmanka4160 Před 9 měsíci +1

    War waxii aan isku qabno meel aan dhigno oo cadowga aan usoo jeesano

  • @ViewersView-sb8vp
    @ViewersView-sb8vp Před 6 měsíci

    Hada muse ayaa usaxiixe😢

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 Před 9 měsíci

    TANI WAA TII SOOMALI KU WALAALOOBI LAHYD ABIY AHMED DANTEENA AYU WADAA 👏

    • @CaishoCabdul-rq1tz
      @CaishoCabdul-rq1tz Před 9 měsíci

      Ku walalowbi mayan soomalidi dhiga laha e wey dhamaty titok bey qabyalad la fadhiyan wana dad baqtiyy waxan rajeyna in rag illahey nasiyo qadiyad leh

  • @khadarbiixi2913
    @khadarbiixi2913 Před 9 měsíci

    Abii Ahmed miyu ilaway iny wali somali mohamed ku noshahy , oo ay kaliya isku hayayn (siyasad ) waxu reebay (siYad Bare)?

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 Před 9 měsíci

    Welcome dr aby axmed dad 30 sano Somali ka cararayey oo baa meel kugu godon san ee qabso 😂❤

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Před 9 měsíci +2

    😢Waxaaba suaal ah waxaas oo dowlado shisheeya ah maxaa keenay iney Badaheena saldhigyo kasameystaan oona loo ogolaado.

  • @samowade1300
    @samowade1300 Před 9 měsíci

    Ka fili maa kuwa dowlad isu sheegga ah ee tirada badan in ay wadanka difaacaan ee waxa arintaa jawaab ka bixin kara rag isku ma jiree xarakada shabaab .

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 9 měsíci +1

    Maxay itoobiya qaadi kartaa.ingiriis baaba saldhig loo siinayaaye.

  • @shakircabdiqadir8017
    @shakircabdiqadir8017 Před 9 měsíci +4

    Fist ❤

  • @user-vc9uj1hd1i
    @user-vc9uj1hd1i Před 9 měsíci +1

    ❤🤍💚

  • @axmednuursahal2008
    @axmednuursahal2008 Před 9 měsíci

    Dagaalkii 3aad ee aduunka ayaa ka dhacaayo daacadii

  • @user-ob5pm8cf2i
    @user-ob5pm8cf2i Před 6 měsíci

    Waxay ku doorteen waa magaalo taariikhi u ah somalida hadey caqli leedahay

  • @kinggago2603
    @kinggago2603 Před 9 měsíci +4

    Somalie 🇸🇴 meraykan baa karii Wayee ee Maa hamashii baa karii 😂😅😂

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 Před 9 měsíci +1

      haa whli hamashii wx haaka qadto waa guuldro

    • @hamsejama8904
      @hamsejama8904 Před 9 měsíci +1

      Saylac waa Somaliland, dekada cida wax laga waydiinaya waa Somaliland,

    • @ciiltirainacileeye9844
      @ciiltirainacileeye9844 Před 9 měsíci

      @@hamsejama8904futo xuneey dhulbahante afar qofa futada kuu rogey iidoor itaal yAre saad somaliland ku haysa doofaar abidkii ma daahiro haduu dur dur iyo dabaal galo 😂😂

  • @Cabdiaweyscali-cz8yd
    @Cabdiaweyscali-cz8yd Před 9 měsíci +2

    Somalia mataqano sida dowlad lola dagalamo lkn ugu imaw sida qabiil logu dagaalamo waxeypa aamin san yihiin ninkii qabii u dhinto jano ayuu galaa somalia ayagoo caqli iyo quwat alle siiye ayee hadne jaahil nimo ku dhaqmayan dhaaf hala qaatee anagane Etopia ayaa damero u noqanenaa wadan walipo oo daciif ah madaxda ayaa kadhigtay daciif nimadas

    • @moabuukarkoor413
      @moabuukarkoor413 Před 9 měsíci

      Sax waaye madax mahaysano lkn manihin hadanahay dhalinta somaliyed kuwo an qadiyad lahayn ee alle antalo sarano in alle quluubtena mideyo

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 Před 9 měsíci

    Dadki hore iyago wax hub iyo madafic haysan ay iska celiyen waxana kentay waxay ahayen dad is raacsan e somaliyey israaca

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 Před 9 měsíci +2

    allahayaw cadawga soomaaliland iyo ciil qaba yaasha ka xun qaranimada horu marka iyo jiritaanka qaranka soomaaliland kana soo hor jeeda wax qabsigooda jabi oo isku jabi iyaga

    • @shadiabashir7666
      @shadiabashir7666 Před 9 měsíci +1

      Midnimo wax dhaanta lawaa haday idiin soo weeraraan kaligiin wxba qaban kari maysaan oo walaalihiina soomaaliyeed waad u baahanaysaa

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před 9 měsíci

      ​@@shadiabashir7666 waa sax dabcan taasi been maaha laakin maxay walaalo noogu yihiin in badan oo kamid ah haday soomaliland maqlaan madaxa ayaa xanuunayaa , waxay ka shaqaynayaan burburkayga , iyo daciufnimadayda , caydooda in badan ayaa badan .
      Ok qof ka xun inana dhaqaqo ama aan waxqabsado sidee kuu latahay inaan ula midoobo ???.
      Uma malaynayo xataa midnimo inay ka dhabtahay in badan waayo haday ka dhabtahay qaabkaa looma raadiyo .
      Calaa kuli xaal inshallah mustaqbalka meel fiican ayay ku danbayn

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 Před 7 měsíci +1

      ​@@shadiabashir7666uma malaynayo haday itoobiya soo duusho inaad wax naga difaacaysan idiinkaa u baahan wax idin difaaca

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux Před 9 měsíci

    xabashidu war la,a miyeysaan ogeyn somalidu si kasto ay isku dilaan oo ay kala qaybsanaadan in hadii cadaw shisheeye dalkooda duulaan kusoo qaado ay si dhakhso ah u midoobaan oo mid qudha noqdaan cadawgoodana isku mid ula dagaalamaan,iyagoo waa somalida ee u arkaan in albaabkii janadu u furantay oo ay jihaad kudhimanayaan, horaa wax laga maqlay mingisto xayle maryem yidhi waxaa isku dhamaaday xabashi darajo doonaya iyo somali jano doonaya waa dagaalkii 1977kii.

  • @moegeh3642
    @moegeh3642 Před 9 měsíci

    Wr wn soo dhaweynaynaa Ethiopia in ay saylac maalgashato dadka Gobalka awdal waxa ay heli doonaan ildhaqaale

  • @abdullahiothman4592
    @abdullahiothman4592 Před 9 měsíci

    Abiye Axmed hadduna dawlada iskeed madax banaaniida u qadaatay ee somaliland xagani ethiopia u gooynayn oo u itoobiya ku soo darayn. Warkiisa kali wax jiiro oo suurto gal ah ma ahiin.

  • @SHUCAYBABDULAAHI14
    @SHUCAYBABDULAAHI14 Před 9 měsíci +2

    Kii koobad

  • @Garaadle
    @Garaadle Před 9 měsíci

    Dhimasho ama gacan ku heynta saylac wax ka dhexeeya ma jiro dhulkii kalaan ka samri la'nahee ma saylac

  • @user-od6tg5cn8b
    @user-od6tg5cn8b Před 7 měsíci

    In aan deekada somaliland juhudiga ugu wayen ee aan lee nahaye weye 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 guul 😅