Guri bawaaqo Sharmo boy Reaction

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024

Komentáře • 616

  • @haaaaaaa8930
    @haaaaaaa8930 Před 3 lety +340

    Away Dadkii xabiibkeeba mohamed jeclaa like 👍♥

    • @wllsancho5107
      @wllsancho5107 Před 3 lety +1

      Scw scw scw scw scw scw 💋❤️❤️🥰

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 3 lety +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💢💥

    • @Mo_savich
      @Mo_savich Před 3 lety +1

      Scw scw scw

    • @yahyemohamed8123
      @yahyemohamed8123 Před 3 lety +1

      Scw
      plz lkn wa codsi magaca iska badal waxa ku jirta danbi weyn

    • @djibrs2402
      @djibrs2402 Před 3 lety +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 Před 3 lety +36

    *Taagerahaaha oo Muqdisho joogo ayaan ahay* 😂✌
    👇👍

  • @abdirahmanawga1951
    @abdirahmanawga1951 Před 3 lety +20

    Zida kooofiya looo xiranyahay burco gung intii aragty like😁😁😁

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 Před 3 lety +62

    "Hirka" Waxa ladhahaa mowjadaha kaca ee Badda kaasoo marka baddu kacsantahay Dalka qaada 🤣🤣

  • @Enginerev
    @Enginerev Před 3 lety +45

    HIRKU waa kan badda ee dadka qaada, reer burcooy 😂😂

    • @aziamohamuud9283
      @aziamohamuud9283 Před 3 lety

      Haahee

    • @Abdirahman0
      @Abdirahman0 Před 2 lety

      Waaa la og yahaye odayga in la soo saxu rabaye commentigada waad ku mahadsan tahay 😎😂 salan sare dhexda ugu soo jirta meel walbad naga soo salamayso

  • @fanahchannel
    @fanahchannel Před 3 lety +9

    Hirka waxa laga wadaa marka uu bada kacsantahay o mojado is dulsaran sameyneyso
    Guri barwaqo waan ku taregaa bro keep going!!!

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 Před 3 lety +11

    TOGDHEER baad jogtaa laguuma qabanaayee
    HIKU waa Mawjada bada sxp 😆
    .
    Wuxuu soo araartaba
    Caasha ooda soo jabi
    Almtarana soo dhaaf
    Samatar buu ahaa

  • @kiikolyrics3621
    @kiikolyrics3621 Před 3 lety +8

    Koofiyada nooca loo xidhanyey burco gang😂👏👏

  • @MohamedHassan-bm5ni
    @MohamedHassan-bm5ni Před 3 lety +29

    Hir: waa mawjada badda
    Hhhh

    • @MohamedHassan-bm5ni
      @MohamedHassan-bm5ni Před 2 lety

      Asaga wax ku fhn sinayey ee aniga re koonfur ahay waliba Mogadishu, Hir aa u naqana hhhhh

  • @mawaahibmuse9882
    @mawaahibmuse9882 Před 3 lety +1

    First coment and like😂😂😂

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 Před 3 lety +8

    Guri barwaaqo waxaan waligiis gobolka gees udhaafin baa tehee, Hirku waa “Mowjada badda”

    • @zadaammohamed8399
      @zadaammohamed8399 Před 3 lety

      😂😂😂😂 walhay waaa runtaaa Waan layaaby guri barwaaqo

    • @zuhaipalli3739
      @zuhaipalli3739 Před 3 lety +1

      Isna u saxanyahay bro
      Wli inta miyi qabatay maan lagu odhan halka mxa kaso hiraya ama roob ba so hirayaya hhhhhjaale

  • @libaanmohamed4083
    @libaanmohamed4083 Před 3 lety +11

    Hirka Kulahaa Waa Guulaamo Hhh War Odaga Xeebtii Berbera Geeya Soona Tusa Hirka Bada hhh

  • @ayanhasan6402
    @ayanhasan6402 Před 3 lety +4

    Oday Daahir ku socotaaa isagaa wil yar rab u soo dhiibay oo yiri soo caay sharma

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 Před 3 lety +4

    this song is a another level...
    anigoon heeso sharma boy qaado aan dhagaysan ayaan heestani aan dhegaystay
    markuu guri barwaaqo yidhi heestani waa falayza minna

  • @axmedaadan2163
    @axmedaadan2163 Před 3 lety +2

    Hhhhhh war hirko waa biyaha daadka ah ee badan weeye hn reer waqooye sikale utaqaanin

  • @halimamohamed8583
    @halimamohamed8583 Před 3 lety +3

    Warya waryaa io naaya naaya wa cunto xamar laga cuno😁😁😁😂

    • @halimamohamed8583
      @halimamohamed8583 Před 3 lety

      @AL_Hanuuni CHaNEL haa wa cuntada ugu mcn maku sodhipa wll

  • @cabdiraxmanhafafa9875
    @cabdiraxmanhafafa9875 Před 3 lety +5

    Gawaaridaa puntland oo kaliya laga helaa somaliya inta kala lagama helo illhw puntland hanoo waayin

  • @fowsiyoabdirizakahmed253
    @fowsiyoabdirizakahmed253 Před 3 lety +9

    Length gurey barwaqo waa soo dahdey waan ku sugeyney from garoowe madax sare 👍

  • @pro-forexmarket9078
    @pro-forexmarket9078 Před 3 lety +2

    War GB saaxiib Hirka kaas maahan ee waa marka bada ay soo caarido oo ay horay iyo gadaal usoco ' aadna u kacsantahay'✔

  • @sakariyagorrah8534
    @sakariyagorrah8534 Před 3 lety +2

    Kkkk
    Guri barwaaqo naga daa dee bahasha
    Hirku waa mowjada bada sxb dadka ugu celi
    Thanks

  • @crahmanhazan5175
    @crahmanhazan5175 Před 3 lety +4

    KEEP GOING PRO

  • @queenamal7358
    @queenamal7358 Před 3 lety +4

    Hirka wa biyaha bada lona yaqano mowjada hirarka bada hada maqshay📝

  • @kingak6053
    @kingak6053 Před 3 lety +4

    Legend always legend keep going bro guri barwaaqo

  • @afzalraeez4035
    @afzalraeez4035 Před 3 lety +8

    Guri brawaaqo keep going my brother barnamjidada aad ayaan ugu heystaa waxan Kasi tageroya south Africa Sharma boy shacabkada ayaa Ku wato ❤️❤️👌

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Před 3 lety +3

    Hirga waa biyaha bada ee xooga badan giri barwaaqo see waaye af Somali macalin wayn haa ku ahayd

  • @yaxyetoure4183
    @yaxyetoure4183 Před 3 lety +8

    Madhaxooow maxad iga badali krtaaa gurooow dhakhso halkan love saar 😂😂✌🙏

  • @ahmethizmaacii3612
    @ahmethizmaacii3612 Před 3 lety +4

    Guri barwaaqo waan ku Taageera waxan ku lehay keep going ❤💬💚

  • @Jookar1
    @Jookar1 Před 3 lety +6

    Guri brwaqo umadena mahe kuye warya warya wa cuno xamr lgu cuno🤣

  • @mohameddaacad1004
    @mohameddaacad1004 Před 3 lety +2

    Legend guri barwaaqo waxaan kaadaawadaa muqdisho

  • @hamzemohamud8983
    @hamzemohamud8983 Před 3 lety +14

    reaction mcn ayu markaste bixiya legend guri barwaaqo فليس منا😅

  • @mawaahibxasan3551
    @mawaahibxasan3551 Před 3 lety +11

    Gaadhiga malaa 40 ciyaala fuulay
    Kulahaa 😂😂
    Keep going wllkay 🥰✊

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan Před 3 lety +2

    Gureyow hirka reer koonfur waxay u yaqaanaan mowjadda badda sxp

  • @maryamnutrition1435
    @maryamnutrition1435 Před 3 lety +1

    Wa la so dahday reaction ka

  • @GOAL473
    @GOAL473 Před 3 lety +2

    Wuuxu leeyahy im not mansooni 😆😆😆

  • @araweloqumman8641
    @araweloqumman8641 Před 3 lety +1

    Reaction ka soo bixi Naagta Alaabteeda Hees Suldaan Saabir thanx

  • @khaledwanbar262
    @khaledwanbar262 Před 3 lety +6

    Ma anuunba arkaya mise mobile iPhone 12 so qatey 🤔😂

    • @soumeya806
      @soumeya806 Před 3 lety +1

      Almost laba bilood ayuu haystaa mobile ka

    • @khaledwanbar262
      @khaledwanbar262 Před 3 lety +1

      @@soumeya806
      Haah wanan dawan inta badane ✌ inanta reer jabutiyey

  • @ibrahimawyusuf2615
    @ibrahimawyusuf2615 Před 3 lety +23

    Badrooni (Maamule)
    Am not maasoni (Maasoni maahi)

  • @Ridwaan-gj5mw
    @Ridwaan-gj5mw Před 3 lety +6

    I’m FirsT veiwer😀

  • @abdulahiomar7397
    @abdulahiomar7397 Před 3 lety +1

    "bedrooni i am not mansooni kalsooni waxa ka ahay gooni, ina diinti gooni maxabooni."
    Aabihiis ayaa la dhahaa diinti gooni, asaguna waa ina diinti gooni, maxabooni iyadu waa kalmad carabi ah i oo waa kii la jeclaa, marki la isku qabto waxa ay noqonaysaa ina diinti gooni maxabooni=ina diinti goonigii la jeclaa .❤️

  • @xoogazaaxil6531
    @xoogazaaxil6531 Před 3 lety +3

    Zaxiib qali wan Ku taageera wlhi from Europe 🇲🇹🇪🇺

    • @iidaanhassan3679
      @iidaanhassan3679 Před 3 lety +1

      Xagee la joogtaa ma hamruun baa mise masida😹😹

    • @xoogazaaxil6531
      @xoogazaaxil6531 Před 3 lety

      @@iidaanhassan3679 poala pro 😂😂

    • @iidaanhassan3679
      @iidaanhassan3679 Před 2 lety

      @@xoogazaaxil6531 poala gudaha miyaa,Hada V.I.P baa laga dhigaye🤣🤣 🤣🤣

  • @abdiqanimohamed5920
    @abdiqanimohamed5920 Před 3 lety +1

    😂Hehe warya warya cuna ladhaha kulaha guri B wan ku wataa

  • @a.y.m.i.8800
    @a.y.m.i.8800 Před 3 lety

    asc eedo guri barwaaqo waan ka xumahay adiga burcaad ku dhalatay HIRKA mataqaanid HIRKA WAA BADA MARKAY HIRKA SOO QAADO OGOW

  • @duwaneabdiofficial6444

    Guri barwaaqo dadkii afsomaaliga iyo murtida bad kaso jeedaye see u garan wayday macnaha ereyga hirka.hirku wa midka biyaha budu markay kacan o khatar ay yihiin ba la dhaha hirka sa u xasuso libax wan ku wadane love from galkayo

  • @abdirahmanmohamedhalane7268

    "I am not Mansoni
    waxan ka ahay gooni"
    naga hubi nio

  • @apdirahmanhassan591
    @apdirahmanhassan591 Před 3 lety +1

    Pro Gurri waxad moda inad i ogayd waxan islaha waxad ku tidhabaggaronka iska padal😘

  • @jackozking567
    @jackozking567 Před 3 lety +3

    Hees ta liil balii one more niaght soo reaction karee

  • @mohabinhaji
    @mohabinhaji Před 3 lety +3

    qofaan bad arag baa tehee hirku waa mawjad

  • @kinjaamac2812
    @kinjaamac2812 Před 3 lety +2

    NICE GURI BARWAQO

  • @maaxhirsi9965
    @maaxhirsi9965 Před 3 lety +2

    H i r k a . Waa Mojadaha bada ayaa xamar laga dhaha .. dadka iyo domahaba way qadaa

  • @khaledwanbar262
    @khaledwanbar262 Před 3 lety +1

    Imisa sugeysay xayraankan reactionkiisa😂😂😂

  • @mankayare2379
    @mankayare2379 Před 3 lety +3

    Am abwaan____ kaliya ma.ihi fanaan ____ laandheere dagay banaan____ African ___no cadaan ____kan badali rabo keynaan___🔥🔥🔥🔥🔥

  • @gacalnew8999
    @gacalnew8999 Před 3 lety +2

    Asc abwaan guri barwaaqo
    Hirku waxa weye mowjada badda
    Waa lahjada reer koonfur sidaa ula soco sxb mahadsanad

    • @xareed1
      @xareed1 Před 3 lety

      marka somaliland lajoogo waxa looyaqan meel fog oo dogleh ama madaw
      lkn mawjad ta badan u aqan

  • @abwaanmaayar7278
    @abwaanmaayar7278 Před 3 lety +4

    Waa meel lagu rogmaday safiyana uyeedha😂

  • @yahayegoleeyaa5067
    @yahayegoleeyaa5067 Před 3 lety +3

    Guri barwaaqo reaction kkkkkkkkkkk funny wlhi

  • @zundusshafici2428
    @zundusshafici2428 Před 3 lety +3

    Hirka waxaaloolajeedaa mawjadaha bada kuwooda aadka uwaayan igabarta afsoomaaliga

  • @abdiladiifomerjama1104
    @abdiladiifomerjama1104 Před 3 lety +1

    Sxp waxan kaa coodsanaya inaad xaaji basar reaction kaa bixo adoo raliya. Sxp

  • @bashka102
    @bashka102 Před 3 lety +4

    Guriyow taageerayasha waxay ka codsanayayn heesta socdaal reactionka heesta puntland

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR Před 3 lety

    😆😆😆😆Qoladii Ladiii dhaci jiray maanay ahyn 😆kuLahaaa Guray Fun NY😆😆😆

  • @khaalidabdilahi7931
    @khaalidabdilahi7931 Před 3 lety +8

    Niyoow zxp maalmahan dee waad noo gambisaa hanoo furin jambigee every time oneline

  • @Yourchoicelife
    @Yourchoicelife Před 3 lety +8

    Kasoo bixi Sharma boy Io maslax mideeye.adigu adiga uun ahy

  • @Somali122
    @Somali122 Před 3 lety +3

    Keep going sxb guri barwaaqo nin adag waan ku wataa 🥰

  • @abdifataxxuseen4654
    @abdifataxxuseen4654 Před 3 lety +1

    Guri barwaqow hir waxmaqadikaro aa reer xamarku hir waxay uyaqanan biyaha bada ee awoda badan oo xadanka ah🥰

  • @axmedcumar3018
    @axmedcumar3018 Před 3 lety +3

    guri barwaqo zzp keep going zzp lakiin zzp hesta ilka case maxad hercshin uga soo bixin wYday pro

  • @libaanabdirahman9592
    @libaanabdirahman9592 Před 3 lety +3

    Guri Barwaqo one love❤

  • @abwaanindhoyare6468
    @abwaanindhoyare6468 Před 3 lety +1

    Ninkan sharma anigu cumaamadiisa waan iska tuuray😂😂

  • @laylamohamed6355
    @laylamohamed6355 Před 3 lety +2

    Hirka Somalia Mawjada Badey Utaqaan
    Somaliland na Meesha Fog Ee ....😂

  • @mohderasalm5201
    @mohderasalm5201 Před 3 lety +10

    heeesta kalana ee maslax iyo sharmo adigu adiga uu ahow taaas noh

  • @amaarumk774
    @amaarumk774 Před 3 lety +1

    Keep going

  • @hassanabdi2011
    @hassanabdi2011 Před 3 lety +1

    Burco bad haloo sameeyo🤣🤣🤣 hirku waa cirka kulahaa kkkkkk waa mowjada bada

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 Před 3 lety +1

    hir somaliya waxaa laga dhahaa jabaalka ama biyaha bada markee kacsantahay

  • @fantasticmedia1207
    @fantasticmedia1207 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo hirku waa guulaamo kulahaa nio bada matagtid miyaa
    Hirku miyuusan aheyn kii bada

  • @Sultan9op
    @Sultan9op Před 3 lety

    Sxp marka hore waan ku salaamay
    Wxaan kaarapaa hal codsi in aad 2abo heesood reaction kasoo bixisid
    1 heesta uu qaaday Sharma boy oo lagu magacaabo gabdhaha soomaaliyeed
    2 muuq bilanaaa oo Sharma boy qaaday.
    Codsigeeyga ii tix gali maxaa yeelay qaabkaad reaction ubixiso waa super
    Waxn ku leeyahy keep going

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 Před 3 lety +5

    Father of reaction keep going bro ✌🙏

  • @ahmedzaakin4395
    @ahmedzaakin4395 Před 3 lety +1

    Guraw heeztii mazalax iyo Sharma Kaa zugayNaa zida kale waa ku waTaa keep going

  • @geedokaqosliye3024
    @geedokaqosliye3024 Před 3 lety +1

    Waa ku abtirsanayaa waxaa ladhahaa ( ina Diinti Gooni ) Dinti Gooni waa naynaasta Aabihiis

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 Před 3 lety +2

    Ninka kaliye afkisa kujoga CZcams guri barwaaqo

  • @mx112e6
    @mx112e6 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo sxb, Hirku waa mawjadaha badda markay kacsantahay jimaada, ogow mawjad wa af carabi soomaaligu wa Hir, warywarya waa runta cunto reero tabareed waaye, lkn sido kale waxa lo isticmala hey xariifka camal. hadal qofka laguso jeediyo

  • @ciidaaniofficial426
    @ciidaaniofficial426 Před 3 lety +2

    Hirku waa mowjadaaaH badaaH zxp AnigaaH xoogaH kibdanbeyey afsomaligaH

  • @hamsewhiteman8445
    @hamsewhiteman8445 Před 3 lety +18

    I'm watching in united states' 🤣

    • @mcsh-nr7sd
      @mcsh-nr7sd Před 3 lety +1

      sax grammarka

    • @hamsewhiteman8445
      @hamsewhiteman8445 Před 3 lety

      @@mcsh-nr7sd lm watching you in America is correct 🤠

    • @hamsewhiteman8445
      @hamsewhiteman8445 Před 3 lety

      @@mcsh-nr7sd what's the problem 👍

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo Před 3 lety

      Im watching in muqdisho xéebta liido eating fresh seafood.

    • @fill-me-in
      @fill-me-in Před 3 lety

      United States cunta layidhaa malaha xamar lga isticmaalo United States kayagi wadna istaagi maha midha hhhh

  • @axmedsiciidmaxamed6670
    @axmedsiciidmaxamed6670 Před 3 lety +1

    Waves = Hirka
    Mechanical waves, Elctromagnatic waves
    Guri barwaaqo Cilmiga schoolka waa ka soo booday Hirku wax waa qaada

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto Před 3 lety +2

    Hirku waa mowjadaha badda 🙏🏼

  • @astrodaproducer
    @astrodaproducer Před 3 lety +4

    Somali Drill 😂🤣🤣🤣 level cusub!

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Před 3 lety

    Haha war wey u sare kaceen markuu Daahir gacanta galiyay, mahadnaq camal.

  • @mohabinhaji
    @mohabinhaji Před 3 lety +2

    I am not Manzoni ayuu yiri niyahow caadi wax u sheeg

  • @xarizpotan856
    @xarizpotan856 Před 3 lety +1

    odagii ineY kusocoto bakumaleYeY kumalahoo 😂😂😂👍💯

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 Před 3 lety +1

    Reactionkan baariga ahi muxuu ahaa guriyow

  • @a.kiikooffciall3705
    @a.kiikooffciall3705 Před 3 lety +5

    Guray barwaaqo intii sugaysa ruwaayadihisi liKe dhac kusii 😍😍

  • @ayaanlexuseinismail4714
    @ayaanlexuseinismail4714 Před 3 lety +2

    Socodal heez cuzub kaa teey komatii ka zo bixii ok

  • @ahmedsharif1322
    @ahmedsharif1322 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo heesaha cusub ee sharma maad reaction ka baxisid

  • @anwardaacadoffical7858
    @anwardaacadoffical7858 Před 3 lety +1

    Aa gurawcaaguraw riwaayadaheeni noosoodaa

  • @axmedilkacase8603
    @axmedilkacase8603 Před 3 lety

    Inta aragta inanu quraanka again kugiparwaqo alamtara mafahmayo---like isara

  • @bashka102
    @bashka102 Před 3 lety +1

    Guriyow next socdaal heesta puntland

  • @abdiomar7013
    @abdiomar7013 Před 3 lety +2

    Legend labo maaha keep going pro

  • @adammosa5328
    @adammosa5328 Před 3 lety +1

    Hirka badda ma taqaanid miyaa guri barwaaqow
    موجة البحر… بالعربية

  • @waayoarag7829
    @waayoarag7829 Před 3 lety

    Hahahahha kulaha noshida shiishad

  • @mariaismail6817
    @mariaismail6817 Před 3 lety +1

    Yaa gaara waa rune
    Hore usoco sharma wll

  • @ibraahimmurtiile4247
    @ibraahimmurtiile4247 Před 3 lety +3

    Ileen waxaad ula soo daahdo erayada heestaa soo fahmee miyaa 😂😂😂🤣

  • @kuuriyaofficiall1560
    @kuuriyaofficiall1560 Před 3 lety

    guri barwaaqo zxp gacan ayaan kuu taagay

  • @deeqasaleeban9107
    @deeqasaleeban9107 Před 3 lety

    Guri barwaaqo waanku wata wllo

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial Před 3 lety +3

    8:52 C¡yaRtaa LuGaHa Lagu S0c0naY0😅🥰😂🤣🖐