XAGGEE AYEY JOOGAAN JAJUUJ İYO MAJUUJ? GOORMEE SOO BAXAYAAN?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 102

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 Před rokem +13

    Like saraa muqalka ustatka dhira galin ayey utahay

  • @ahmedcaadil9273
    @ahmedcaadil9273 Před rokem +8

    5sano kudhawaad kugu xiranahay wax badan baana kaa faaiday Allah yaxfiik Aqii

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 Před rokem +12

    الحمد الله على نعمة الاسلام والايمان ❤😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před rokem +9

    Ilahayo hana jojin xiligaas 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 Před rokem +17

    Annaga production always ready 💯🏁❤️🌅💝

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 Před rokem +4

    M.a Al-Ustaad c/rashid axmed waad ku mahadsantahay sida mawduucayada xasaasiga ah aad inoogu soo diyaariso

  • @axmedyare3044
    @axmedyare3044 Před rokem +7

    Manshallaah waa mowduuc xasaasi ah oo muhiim ah.
    Horey usoco ustaad.💯💯💯

  • @mahamedfaarax7436
    @mahamedfaarax7436 Před rokem +5

    Macalin Salamu calaykum
    Malahubaa Inanay Reer Barigu Yajuuj iyo majuuj Ahayn sida
    Jayna
    Kuriya
    Hindiya
    Jabaan

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před rokem

      Kitaabka kuxusan yahay wllo maha dad manta joga ee wadad balayadooda wata wana calamadaha qiyamaha halista ah alaah inama tuso

  • @qerkeylovely5966
    @qerkeylovely5966 Před rokem +4

    Sxbw wn ku tagera wn firsada video walba aad soo kalisid lkn ka daa nabiyada iyo asxbata swrada u isticmalesid🙏

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Před rokem +8

    Sxb jazaa Kallah wax la Barto waxaa ugu wngsan diinteena islaamka sxb inoo soo badi plz💯💯🙏🙏

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Před rokem +5

    Mahadsanid ustaad noosoo badi qisooyinka InshaAllh sida dijaal iyo dhulgariirada calaamadaha quyaamaha mahadsanid marlabaad

  • @IfraaxMuumin
    @IfraaxMuumin Před 11 měsíci

    M a walkeey qaali Allah haku xafido qisoo yin faaido leh ayaa noso jeedisaaa

  • @ismaciilyare7107
    @ismaciilyare7107 Před rokem +3

    sheikh ilahada waxan layabanahay san maladhihino sacada qiyamo markesodhawato waxa dhulka lagawana qof ilahay rumeysan mida kalana firi juuj vs wamajuuj kaliya waxa kabadbaday nabi cise iyo muslimiin marka galka xaguu kaimana

  • @omarhilowle853
    @omarhilowle853 Před rokem +3

    Subaxan Allah

  • @ugaasxuseenmaxamad-rz2ni

    Thanks annaga

  • @zamzamahmed8370
    @zamzamahmed8370 Před rokem +2

    SUV was removed and visit to glass after he left his home on a great day at a bout with a great friend

  • @cabdiqaadirismaaciil9917

    Alxamdlilaahi,ilaaheyayaamahadiskaleh

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 Před rokem +3

    Waxan sheegtay in mardhow la Soo daah qaaday qoom aan wali hore loo aragkin ee warkaasi ma run baa? ila wadaag macluumaad ku saabsan arinkaasi

    • @caddekacadde9477
      @caddekacadde9477 Před rokem +2

      Ama isii linki ku saabsan arinkaasi 🙏🏾🙏🏾

  • @mahdibale7978
    @mahdibale7978 Před rokem +1

    Hablayo wlalalkay nosoo badii muqaladaa masuuxudajal

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Před rokem +3

    Koley inta ay soo baxayaaan ilhy ima joojiyo sababtoo,ah fidnadooda in aan arko marabo

  • @yaasin-kaasim
    @yaasin-kaasim Před rokem +2

    Keep going

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 Před rokem +1

    ANNAGA PRODUCTION HORE USOCO 🙏

  • @Naaji-Official
    @Naaji-Official Před rokem

    Masiixuddi jaalna maka dambeeyaa ku waan markee Carib tirmaan kadib miyuu imaan doonnaa

  • @zeinabidle5600
    @zeinabidle5600 Před rokem +2

    Plz kasohdl qisadi duul qarnen

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 Před rokem +1

    So badi sxb mahad sanid Wlhi video yadada Wku qiroda ❤

    • @amiin7585
      @amiin7585 Před rokem

      Hhhhhhhhhhhhhhh qiiro aaaaaa hhhhhhh

  • @amiinxasan1569
    @amiinxasan1569 Před rokem

    Ustaad magaca ciwaanka iska sax jajaaj ayad ku so qortay

  • @cabdifataxhassan5055
    @cabdifataxhassan5055 Před rokem +4

    Legend keep going ❤😊

  • @zaifulislamdahirdabey9906

    ماشاء الله

  • @SekeriyeMaxamuud-ll7zn

    Allh hu akbar❣

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts Před rokem +3

    ya' juuj wamajuuj maloodhoofi karaa aan wadankooda kasoo shaqaystee

  • @midnimomedia2437
    @midnimomedia2437 Před rokem

    Waabay joogaan, fasahaadka aad sheegina waa socdaa, yaa juujna waa mareykan Maajuujna waa Yurub, Fasahaadkiina Afarta jiho waa kasoo dagay, waxaana fasahaad kuugu filan moplkaaga ood dhinaca xun u isticmaasho e yaa keenay yaajuuj baa keenay thnks

  • @cabdulqadirnurdiin1198
    @cabdulqadirnurdiin1198 Před rokem +2

    Thanks wllow sxpow

  • @faaraxgeesey3203
    @faaraxgeesey3203 Před rokem +1

    diinta islaamka ayaa sheegeysa qaabka ugu fudud ee lagu ogaankaro waana (mapka rabaaniga ah) oo loo yaqaano natural map waxuuna kudaabacanyahay luqada rabaaniga ah ee loo yaqaano symbolic language waxaan arintaan ku xeeldheer rugcadaaga kasoo jeeda qaarada madow

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 Před rokem +1

      Diinta halkeey kusheegtay waxan aad daldaleeyso dxb?

  • @1W-tj3iw
    @1W-tj3iw Před 3 měsíci +1

    Juuj wamaa juuj

  • @cabdisamadciisexuseen7258

    Thamnailka waxaad badashaa yaajuuj saa uqortay

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Před rokem +3

    Saaxiib waxan aniga kuwareeray xiliga nabi ciise scw uusoodagayo maxiliga dajaal soo baxayaa mise xiliga aysoobaxayaan yaajuuj iyo wamajuuj

    • @saamtechpro8178
      @saamtechpro8178 Před rokem +1

      Mya sxb, waxa ugu horeya ee so baxaya waa dajaal kedib nebi ciise ayaa dhulka imanaya kedib dajaal oo dadka fasahaadinaya ayuu nebi ciise dilaya kedibna waxa so bixi doono ya juuj iyo wama juuj kuwaasna ilahy ayaa cudur ku dilaya, mahadsanid🫡

    • @HAMSTERCOMBAT5555
      @HAMSTERCOMBAT5555 Před rokem +1

      @@saamtechpro8178 Mahadsanid saaxiib

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem

      @@saamtechpro8178 waxaan oo dhan waa la la igu soo barbaariyey lkn hadda waxaan u arkaa sheeko xariiro khayaaligaas ya’juuj wa ma’juuj & masiixu dajaal ma aaminsani xitaa diin ma aaminsani ilaana ma aqaan

    • @SheymaaYaasiin-do5ft
      @SheymaaYaasiin-do5ft Před rokem +1

      ​@@iskahubi3264 ilhy haku soo hadeeyo subxanlh

  • @muusemaracade3228
    @muusemaracade3228 Před rokem +1

    Asc bro

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 Před rokem +2

    Ay sheego aan jeclahay baa I dhaaftay maanta 👀😂

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před rokem +1

    Alle Ayaa Ka Magan GaLnay Waqtiga

  • @ismailmohamed2624
    @ismailmohamed2624 Před rokem +1

    Waan dilaynaa juuuj

    • @abdiqaadirmaxamedjaamac
      @abdiqaadirmaxamedjaamac Před rokem +1

      War waxa dili kartid ma ahan
      Dhulka haday yimaadan meel cag la dhigo ma leh
      Safka ugu horeya baa ba biyaha badda dhameynaya

  • @jrrjrurururuei-fy7mx
    @jrrjrurururuei-fy7mx Před rokem +1

    Sxp qof caqlileh iila muuqataa yee
    Waxaan kuwaydinayaa Soomaaliya ilmaha kunool luuqadooda hooyo hadii wax lakubari lahaa sidee noqon lahaayeen
    Sxp muuqaal nooka soo diyaari

  • @abshiraarshe
    @abshiraarshe Před rokem

    Oo ma qabiilaa

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Před rokem +1

    Allahu akpar

  • @engmoosko
    @engmoosko Před rokem

    Waxan kaqabaa.anigu.juj.iyo.wamajuj inay,rerjaan,yihiin o,ay,jin,wllo,yin

  • @ontirebreezy2577
    @ontirebreezy2577 Před rokem

    Oo gaaladii may baabe een

  • @libanmed7284
    @libanmed7284 Před rokem +2

    2034 insha allaha

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před rokem +2

    Layab in laga guleysan dono umad hystan hub laga argagaxo lkn lama ogo in ay hubku ushaqeyn dono iyo in kale ☠️

  • @abdullahidhegey2763
    @abdullahidhegey2763 Před rokem

    Utaad waxaa jirto technology ka mid ah nuclear Yaa juuj 2 nuclear ayaaba ku filan maxa looga cabsanaa

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 Před rokem

      Adieu qof islaama ma tahay ma xadiiska nabi ayaa lagaga hortagi karaa nuclear

  • @hanadcade4744
    @hanadcade4744 Před rokem +1

    😊

  • @user-fr9fd1yw1k
    @user-fr9fd1yw1k Před 10 měsíci

    Subxanaallha🥺

  • @IAM.LAALAA
    @IAM.LAALAA Před rokem +2

    ASC

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Před rokem +1

    Scw

  • @muniirocabdisaciid2024

    Magareen heerka technology yada

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH Před rokem +1

    Suaal musllimiintu ma inta buurta duur ku gabanaysa oo keliyaa meeye dawladahii kale ee muslimiinta ahaa xagay ku yabanayaan iyaguna

  • @moahmed98
    @moahmed98 Před rokem +1

    ustaad ka soo hadal dagaalka ticknologyada ee caalamka

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před rokem +1

    Xilligaa waa wakhti ay baaba'ayaan wixii teknoolaji dhan ahi

  • @IfrahAbdi-kh9jp
    @IfrahAbdi-kh9jp Před 4 měsíci

    Noosoobadi

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před rokem +1

    👍 👎 📃

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Před rokem +1

    maxaa cadeeynaya ineey jiraan ya'a juuj wa ma'a juuj

    • @Iztiqaama
      @Iztiqaama Před rokem

      5:00 kalaamka alle ayaa ku cadaynaya inay jiran..👍

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Před rokem

      @@Iztiqaama kalaamka alle waa qeeyb
      quraanka ayeey ku dhex xusantahay

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem

      @@Iztiqaama kalaamka Alle aad leedahay maxaa cadaynaya in Quraanka kalaamka Alle yahay?

    • @abdiqaadirmaxamedjaamac
      @abdiqaadirmaxamedjaamac Před rokem

      @@iskahubi3264
      Naga Aamus gaalyahow
      Ninka nin wax faaidaysanayu
      Aha lkn hadi meel aad usocoto iyo meel adka timi lama yaqaan

  • @SKY........63
    @SKY........63 Před rokem +2

    Dadkaas amay soomali yihiin tolow

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts Před rokem +2

    madaama ya'juuj wamajuuj ay badaha madhinayaan oo ay biyaha cabayaan. hadana ay beriga(dhulka) ku noolyihiin waxay daliil u tahay in inta biyaha ah iyo inta berriga ah ay berrigu weyntahay😲

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem

      😂😂 Ari boowe waxaas waa khayaali inta biyaha ah iyo inta qalalan waxaa badan inta biyaha ah waa wax aad si fudud u ogaan karto Diimaha waa khayaali iyo khuraafaad socda

    • @khayr.shorts
      @khayr.shorts Před rokem +1

      @@iskahubi3264 ari bowe ma gaal baa tahay😂

    • @abdiqaadirmaxamedjaamac
      @abdiqaadirmaxamedjaamac Před rokem

      @@iskahubi3264لا اله إلا الله محمد رسول الله
      Wll waa iska nooshahay Illaahay usoo labo

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před rokem

      ​@@iskahubi3264 maxakhayaliya dadku kutub ku shegay batahay gaalow adi ma amin sanid diin alaah sax marka gaalow aduunka kuwarimayside geeriba kuhayse markad geriyoto warkuyaalaye anagu alaah banu lenahay na aburtay aduunka nakeenay somali gaalow ada iblays lagula xusaabiye badahaga iskawado waxba harumaysnan alaah kumabahna adoon saxonaya ku aqan oo xanun ka cafimadka inu alaah bixiyo garan waye laa ilaaha ilalaah

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem +1

      @@khayr.shorts ari boowe diin laawe ayaan ahay

  • @kobciaqoontaada7826
    @kobciaqoontaada7826 Před rokem +1

    Quranka darbi in lagu xiray ayuu noo sheegay, adiga xagee ka keentay buurta, qolo inta yarna culumada wey til maamen.

  • @Bod_Abdi
    @Bod_Abdi Před rokem +1

    🧠🗿.

  • @BiixiHD
    @BiixiHD Před rokem +1

    ciise marka yajuuj ayuu soo dagaya mise marka dajaal

    • @abdiladiifmohamud3272
      @abdiladiifmohamud3272 Před rokem +2

      Marka dajaal ayuu Soo dagaya sxb

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem

      Ciise inoo soo laabanayo waxyaabaha aan diinta ugu baxay ayey qayb ka aheyd iyo qadarta, cadaabul qabri iqk

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před rokem

      Diintiina barta wllo islam hada tihin suala shaafo

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před rokem

      Dadka diinka kabaxay da haya galada talow ya ubahan faracintan