Aadan Carab oo si xarago leh ugu luuqaynaya gabayadiisii qaarkamida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Adan Carab waa abwaanada Somaliyeed kuwa ugu horeeya Ilaahey how Naxariistee gabayadiisana wuxuu kaga hadlaya wax taagan wax tagay qaarkoodna waxay kahadlayaan Maanta dhagaysi wanaagsan Yaa yidhi Gabyaayadu waxay ahaayeen caamo....

Komentáře • 91

  • @munaadem6091
    @munaadem6091 Před 6 lety +40

    Im mona adan carab Adan carab is my my grandfather im so proud of him

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  Před 6 lety +1

      Muna Adem seriously muna??

    • @munaadem6091
      @munaadem6091 Před 6 lety

      **** Muna Mohammed Adam

    • @bakaylefaarax5622
      @bakaylefaarax5622 Před 6 lety +2

      Muna ma gabaydaa adiguna?

    • @munaadem6091
      @munaadem6091 Před 6 lety +2

      Bakayle Faarax Of course I'm 😊

    • @bakaylefaarax5622
      @bakaylefaarax5622 Před 6 lety +2

      Awoowgaa aadan yuusuf ahmed wuxuu ahaa halyeey dhigaal iyo dhaxal uga tagay ummada soomaliyeed adiguna in aad booskiisi buuxiso baa lagaa rabaa dee

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 Před 5 lety +16

    Ala rga dhulbahante tarikh badna wle wa rg rg dhaly

  • @ismailhersi5749
    @ismailhersi5749 Před 11 měsíci +1

    Maanshaa alaah ilaahay ha unaxariisto Abwaan nagu qaali ahaa Janatul Firdows ilaahay hageeyo Alaahuma Amiin aamiin

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před rokem +3

    Geesii aadan arab❤❤

  • @abdullahidahir4479
    @abdullahidahir4479 Před 5 lety +4

    cod macaana masha alh, waza lagu naynasa "kuwii hore kii kaharay" raage ugaas sayid maxamed, ismacil mire, qamam bulxan, cali dhuux, salaan carabey ayuu kala mid ahaa misaanka gabeyga haba ka ayni danbeeye...

  • @ajmoham
    @ajmoham Před 6 lety +7

    Mahadsanid A. Daror. Waxaad habaaska ka jaftay murti dhaxalgal ah uu Soomaali uga tegey Marxuum abwaan Aadan Axmed Yuusuf (Aadan-carab,) Allah ha u naxariistee.

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 Před 4 lety +6

    Waxaan ahay reer bookh nimankaas buuhoodle waan taageeraa waa laandheeraha harti.

    • @mahamudfarah2515
      @mahamudfarah2515 Před 4 lety

      Lascanood buu kudhintay anaa wax ka aasay wuxuuna geeriyooday cusbataalka guud ee lasacanood

  • @absmoha
    @absmoha Před 5 lety +5

    Allah naxariistii Janno haka waraabiyo Abwaan Aadan Carab

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil9204 Před rokem +1

    Abwaan kaykii ana awoowkay iyo awee waysaysane ducaale ale ha u naxariisto

  • @abdiismail6216
    @abdiismail6216 Před 5 lety +5

    Aadan Yuusuf Axmed alle haenaxariisto wuxuu geeryooday 2000baan filayaa

  • @munaadem6091
    @munaadem6091 Před 6 lety +7

    جمعة مباركة ياجدي الحبيب
    رحمك الله واسكنك فسيح جناته 😭💜
    اللهمّ أبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وأدخله الجنّة، وأعذه من عذاب القبر، ومن عذاب النّار. اللهمّ عامله بما أنت أهله، ولا تعامله بما هو أهله.

  • @mohamudbashir148
    @mohamudbashir148 Před 5 lety +4

    Abwaan Aadan Carab Ilahay haunaxariisto wuxuu ku geeriyooday Buuhoodle 2001

  • @sulaymaanyare4364
    @sulaymaanyare4364 Před 6 lety +5

    Allaaheey hau naxariisto abwaan aadan carab

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed Před 4 lety +4

    Alle Ha Unaxatiisto awoweky Isaga Iyo wixi Muslin ahba Odhintayba
    21/3/2020

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Před 6 lety +7

    Aadan carab illahy naxriistii jano hakaa waraabiyo

    • @warsameaxmed4117
      @warsameaxmed4117 Před 6 lety +1

      Waxaan kaa codsanayaa in aad gaybaykii Adan carab ee aad saartay noo sooceli please

    • @aniisaducaale2074
      @aniisaducaale2074 Před 6 lety +1

      Alla yaa arxama abwaan Aadan Carab, aragti dheer ayuu lahaa. Ilaahoow jannadii ka waraabi

    • @faisahussein9869
      @faisahussein9869 Před 5 lety

      Ilaahey

    • @faisahussein9869
      @faisahussein9869 Před 5 lety

      Ilaahey waxaan ka rajeynayaa janatul fardowa awoowgey adan Yusuf ahmed mohamed

  • @cabdiraxmaanxusseen9289
    @cabdiraxmaanxusseen9289 Před 6 lety +5

    Allaaah naxariistii jano hakaa waraabiyo awoow aadan yusuf axmed halyey ahna gabyaa walee waa lagu tabay

    • @mohamedyusuf700
      @mohamedyusuf700 Před 6 lety

      kkk, Adan Arab maansayahanki udambeyey mansayahanadi hire me laha qaman ali dhux , Ismail mire

  • @zahraabdi4939
    @zahraabdi4939 Před 7 měsíci

    Alle ha unaxariisto awowgey😢

  • @qacidanuraniya9819
    @qacidanuraniya9819 Před 6 lety +4

    Allaah ha kuu naxriisto aameen

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 Před 6 lety +5

    Mr daror mahadsanid suldaan weligaa murtida gabayada sidaa noola ogow
    Waxaa na wareeriyey bumbam aahiya bilaaa murtiya

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 5 měsíci

    Ina cigaal iyo cabdi Rashiid
    Allaa umada ka qabtay

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 4 lety +2

    Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro

  • @yamays
    @yamays Před 3 lety +2

    Aadan carab alle how naxariisto

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 Před 3 lety +2

    Ilahay haw naxariisto

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 5 lety +2

    Allah ha naxariito amiin amiin amiin

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před 2 měsíci

    Ilaa hadda ayay taagan dhibkaasi soomaali haysta waxa soomaali ku hungowday oo ay ka kici la dahay waa siyaasiyiinteeda

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 Před 6 lety +5

    Aadan carab geesi suugaanta somaliyeed ka baxay

  • @osmanhassan5747
    @osmanhassan5747 Před 6 lety +3

    Ahmed daror waad mahadsantahay sxb gabayada noogu roonow

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 6 lety +2

    Mash Allah Allah ha naxariito

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 Před 5 lety +1

    Waa asal abwaan

  • @muxsinabdirahman5512
    @muxsinabdirahman5512 Před 4 lety

    asc thankyou mr muxsin

  • @arliiban
    @arliiban Před 5 lety +2

    Allaa yarxamu

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 Před 6 lety +5

    aadan carab waxaan maqli jiray inuu ahaa gabyaayadii hore inuu ahaa ee codkan waa faseeex ee ma aaminayo waa adan carab qofkan gabyayaaaaaaaaaa

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 Před 6 lety

      ezel ezel
      Aadan Carab wuxuu geeriyooday 2001

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 Před 5 lety +1

      ezel ezel
      Waa isagii wll, anagaa isagoo live u hadlaya dhegaysaney. 2001 ayuu dhintay.

    • @maxamadgaaruf4265
      @maxamadgaaruf4265 Před 4 lety

      Allaah ha u raxmo aadan carab

  • @omerali8332
    @omerali8332 Před 6 lety +2

    waar waa cabdulaahi yuusuf codkiisii ee bal ufiirso

    • @ahmedkooran
      @ahmedkooran Před 5 lety

      Allah haw naxariisto wuxuu ahaa gabyaa somaliyeed

  • @qacidanuraniya9819
    @qacidanuraniya9819 Před 6 lety

    Bal muxu micneeye itaray kkk

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 Před 5 lety

    Is he cabdulaahi yuusuf kkkkkk

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 Před 5 lety

    Aadan carab miyuu soo gaadhay markii siyaad xukunka qabsaday

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  Před 5 lety

      Wuxuu dhintey 2001

    • @adenhersi4127
      @adenhersi4127 Před 5 lety

      @@MrLaasanod1 anaa la kulmay isagoo nool ilaahay haw naxariiste 1980 kii .

    • @eidhussen4712
      @eidhussen4712 Před 4 lety +1

      2001 iyo 2002di bay kala dhinten asaga iyo samatar baxnaan

    • @jaamachussein1392
      @jaamachussein1392 Před rokem +2

      ​@@eidhussen4712samatar baxaan 2000 Buu dhintay walaal

    • @zahraabdi4939
      @zahraabdi4939 Před 7 měsíci

      2001diibuu dhintayba alle ha unaxariisto😢

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 Před 6 lety

    👏🏻

    • @abdullahiosman6959
      @abdullahiosman6959 Před 6 lety +1

      Alle naxariistii jano haka waraabiyo awowo adan carab yusuf axmed

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 Před 5 lety

    Umalayn maayo 77 inuu noolaa