Ceerigaabo oo aan xalay laga seexan iyo huwantii oo cabaadaysa dhaye oo karbaashay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 52

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 Před 22 dny +6

    Maasha Alla Cerigabo waa guri habaryonis Habrjeclo iyo warsangali.👍👍👍👍👍

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 Před 22 dny +2

    ASC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Somaliland

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 22 dny +2

    Axmad Karaash Wadani beentiisa iyo Cadow soo raaca Kooxo ku hoos gabada Wadani ayuu run Mooday Axmed Karaash.

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 22 dny +1

    Guul somaliland iyo carigaab jira oo joog dadka somaliland, inshallah horumar iyo badhaadhe❤❤❤❤

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 Před 22 dny +3

    GEESI GEESI DHALAY C /XAKIIN WARIYE QAALIYA AAD BAN KU TAGEERA KU SOCO DIFAACA WADANKA TAARIIKHDU WEY KU XUSI DOONTA PRATHER ANAGU WAAN KUGU GARAB TAAGAN AHAY IYO WALIBA WARARKA XAQIIQDA AH SIDAAD NOGU SO GUDBISO
    WE LOVE YOU SO MUCH PRATHER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Před 22 dny +2

    FARIID HABO CADOW KUMA HALEELO VIVA SOMALILAND GUUUL CIIDANKA QARANKA JAMUURIYAD BARKEESAN GUUUL SOMALILAND 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 22 dny +1

    Mashalah tabarakalah ilahay ha xafido ❤❤❤🎉🎉🎉madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido dhaman soomaliland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 22 dny +1

    Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 21 dnem +1

    Somaaliland ❤ love ❤ guul ❤ guul ❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 22 dny

    Masha allah reer cerigaabo my dhiigaa isaaq hambalyo somaliland guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 22 dny +1

    GEESIYAASHII MUUSE ISMAACIIL LIBAAXYO ASAL DHALAD ISAAQ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 22 dny +1

    Mashallaa viva Muuse Ismaciil ❤❤❤❤

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Před 22 dny +1

    Maashallh subhaanallh Alahuakbar 🥰 🥰 🥰 🥰 soomalilaan haguulaysato

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Před 22 dny +2

    Carigabo dhuul isaaq hy hj ❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 22 dny +1

    Guuuuuuuuul somaliland somaliland viiva viiva somaliland

  • @geediali437
    @geediali437 Před 22 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 Před 22 dny +1

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před 22 dny +1

    Ka Dhammeeya Ceerigaabo Dhulbante

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 Před 22 dny +1

    ASC walaale waxa aad iloowadey inaya tahaya magaalo ah muuse abokor

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j Před 22 dny

    ❤somaliland guul iitoobiya guul ❤itoobiya our brothers well come ❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo turky iyo qadar iyo masar alaha haligo

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Před 22 dny +1

    Nimankii xabarjecle muusa abokar uduruxmiin iyo biciidaba waaleeyiin habar yoonis iyo habar jeclo

  • @samatarmahamoud904
    @samatarmahamoud904 Před 22 dny

    Isaaq baa lee hakala qadine ❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před 21 dnem

    Move forward s/land❤❤❤❤❤

  • @Janno190
    @Janno190 Před 22 dny +1

    Ceerigabo majorty waxa deha muuse ismacil udurxmiin basanbuur iyo midhadh yar oo warsangeli ah
    Dhulmahante gurup kırı ah ayay kaga jireen way Waa sheen edeb haday u joog I waayaana ushii lagaga saaray awoowayaadhood sool iyo sanaag iyo Buuhoodle ayaa lagaga saarayaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    MARTIDAN EDABTA DARAN WAA INAY SIDII 1991 AY BOSASO U QAXI DOONAAN

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před 22 dny +1

    H/jeclo ceerigaabo waxay ka degen yihiin Galbeedka magalada dhinaca wadada Yufle, dhinaca Dayaxa iyo dhinaca banka weyn ee Dagaar oo dee iyaga oo sooca uun baa degen umana baahna in ay sida H/yonista qayliyaan wayo darood uma dhowa oo ceerigaabo iyagoo soo gala moojane H/jeclo isma arkayaan darood.

  • @user-pe3co7rx2l
    @user-pe3co7rx2l Před 22 dny +1

    Thanks

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 22 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 22 dny

    Xaqiiiiq weyan isaaq landheranimo waa taasi waaaaaaaawo somaliland guuuuuuuuuuuul 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 21 dnem

    Mar kale muuse

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 Před 22 dny

    Waxba Adeer Kaa Khaldan Ee Ceerigaabo Waxa Wada Leh Habaryoonis, Habar-Jeclo Biciide Iyo Uduruxmiin, Iyo Surre Iyo Magaadle Iyo Warsangeli

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 21 dnem

    War Dadkandhintay Inagadaa Dhayow. Somaliland Socotay❤️🤍💚

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před 22 dny

    Saxiib isa sax magaladu waa magaalo 9 -12 qabiil degaan lakiin waxa la maqlaa uun h/yonis iyo dhulmahante qaylinaya.

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 22 dny +1

    CIRO IYO XIRSA MUUSE AXMED KARSH KA SIIDAYAY MUUSE BIXII INTUU NOOLYAHAY BADHAXLRY NOQON MAYSO

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v Před 22 dny

    War amuus

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 22 dny

    Afkaaga hagaaji Isaaq oo dhan baa degan.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 21 dnem

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @abdikarimabdiibrahim3962

    axmed karaash wuxu u haystaa in ay ceerigaabo sida dhaliga walaashiis 2 qayhood kala tahay ha ha ha ha

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f Před 22 dny

    👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 21 dnem

    Futadad haso dhaweyso qomaluudyahow

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před 22 dny

    Waxa h/yonis ka qaylinayaan waa haduu dhulmahante ceerigaabo soo weeraro waa in ay soo jidhaan jidalihi ilaa ceerigaabo iyo tuulooyinka u dhexeeya taasoo ay degen yihiin h/yoonis oo ay ka qaylyayaan in aan dhulmahante xagooda u soo dhaqaqin wayo dhulmahante iyaga ayuu soo dhex maraa collar iyo nabadba

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 21 dnem

    Caalamku wuu ka horeeyaa beeeenta failed Somalia italiya

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 21 dnem

    Bacaaac bacaaaac bacaaac bacaaaac af dal lamusheegto nacasnimo

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 22 dny

    Magalada isaaq oo dhan ayaa degen ee muuse Ismaciil keliya ma degana😂😂

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 22 dny

    Muuse ismaaciil.habaryoonis ayaa iska leh ceerigaabo

  • @user-fk2iv6ci5c
    @user-fk2iv6ci5c Před 22 dny

    Hooyada musa ismaciil wasye magaladaba 4 reer baa degen ha xaqirin reeraha kale
    Waana reer somaliland ee ha fogeyn dadka kale

  • @Starlightinthenight123

    Ceerigaabo. Muuse. Isamaaciil. Beerahii. Dadka. Baay. Kababiyeyeen. Oo. Jiidaada. Ka. Dhigeena. Haarati. Ceerigaabo. Baaqaa Taan. Magaladii. Gaadha. Weny. Ba. Baabisay. Oo. Meelwaalaba. Deeg. Teeter. Haalaga. Waado. Daagaaga. Imaan aka. La. Bisiinka. Duulami. Badana. No. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 21 dnem

    Hakuwaso muuse

  • @AdanAbdi616
    @AdanAbdi616 Před 22 dny

    Hooyada iyo habaryooniba was ragbaa degan