Abdihakein Dhaye
Abdihakein Dhaye
  • 401
  • 1 813 358

Video

Xildhibaan maxamed abiib oo hargaysa lagu xidhay iyo aragtida shacabka hargaysa sidee u aaragtaa ?
zhlĂ©dnutĂ­ 13KPƙed 12 hodinami
Xildhibaan maxamed abiib oo hargaysa lagu xidhay iyo aragtida shacabka hargaysa sidee u aaragtaa ?
huwanta oo qorshe halis ha la damacsan dhaqanka garxajis iyagoo mabad afka kaga baaqay
zhlĂ©dnutĂ­ 1,9KPƙed 14 hodinami
huwanta oo qorshe halis ha la damacsan dhaqanka garxajis iyagoo mabad afka kaga baaqay
Gobolka awdal oo si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha qaranka muuse daawo
zhlĂ©dnutĂ­ 6KPƙed 16 hodinami
Gobolka awdal oo si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha qaranka muuse daawo
Sarkaal huwan oo xaaskiisa oo isaaq ah toogtay subaaxanaah iyo sababta
zhlĂ©dnutĂ­ 34KPƙed 19 hodinami
Sarkaal huwan oo xaaskiisa oo isaaq ah toogtay subaaxanaah iyo sababta
Dhulbahante oo ka qaxay ceerigaabo iyo waxa ay damacsan yihiin kaga bogo muqaalkan
zhlĂ©dnutĂ­ 9KPƙed 21 hodinou
Dhulbahante oo ka qaxay ceerigaabo iyo waxa ay damacsan yihiin kaga bogo muqaalkan
Meheradihii dhulbahante kulahaayeen ceerigaabo waxaa la wareegay shacabka muuse ismaaciil adkaatay

zhlĂ©dnutĂ­ 36KPƙed dnem
Meheradihii dhulbahante kulahaayeen ceerigaabo waxaa la wareegay shacabka muuse ismaaciil adkaatay

Wiilkii lagu dilay ceerigaabo iyo hawlgalkii ka fashilmay huwnata bariga sool..
zhlĂ©dnutĂ­ 56KPƙed dnem
Wiilkii lagu dilay ceerigaabo iyo hawlgalkii ka fashilmay huwnata bariga sool..
Soo dhawayntii hargaysa madaxweyne muuse iyo shacabka oo shucuurtoodu kacsan yihiin
.
zhlĂ©dnutĂ­ 8KPƙed 14 dny
Soo dhawayntii hargaysa madaxweyne muuse iyo shacabka oo shucuurtoodu kacsan yihiin
.
Sheekh mustafe dartii baa lay soo weeraray iyo wixii aan ka sheegay oo noqday
zhlĂ©dnutĂ­ 1,8KPƙed 14 dny
Sheekh mustafe dartii baa lay soo weeraray iyo wixii aan ka sheegay oo noqday
Sheekh mustafe oo u gafay soomaliland sidoo kalena taageeray soomalia iyo qodobo kale
zhlĂ©dnutĂ­ 11KPƙed 14 dny
Sheekh mustafe oo u gafay soomaliland sidoo kalena taageeray soomalia iyo qodobo kale
madaxweyne muuse oo kormeer ku maray suuqa weyn ee ceerigaabo iyo qacda cadawga ka yeedhay
zhlĂ©dnutĂ­ 21KPƙed 14 dny
madaxweyne muuse oo kormeer ku maray suuqa weyn ee ceerigaabo iyo qacda cadawga ka yeedhay
Soo dhawayntii ceerigaabo layaabkii aduunka iyo shacabka oo codka siinaya madaxweyne muuse
zhlĂ©dnutĂ­ 28KPƙed 14 dny
Soo dhawayntii ceerigaabo layaabkii aduunka iyo shacabka oo codka siinaya madaxweyne muuse
Ceerigaabo oo aan xalay laga seexan iyo huwantii oo cabaadaysa dhaye oo karbaashay
zhlĂ©dnutĂ­ 10KPƙed 14 dny
Ceerigaabo oo aan xalay laga seexan iyo huwantii oo cabaadaysa dhaye oo karbaashay
soo dhawayntii madaxweyne muuse iyo diyaarad muuqaal duubis ah oo huwanta laga qabtay iyo xogtii..
zhlĂ©dnutĂ­ 24KPƙed 14 dny
soo dhawayntii madaxweyne muuse iyo diyaarad muuqaal duubis ah oo huwanta laga qabtay iyo xogtii..
Soo dhawayntii buuhoodle iyo madaxweynaha qaranka shacabka qurulugud oo faraxsan
zhlĂ©dnutĂ­ 9KPƙed 14 dny
Soo dhawayntii buuhoodle iyo madaxweynaha qaranka shacabka qurulugud oo faraxsan
Soo dhawayntii madaxweyne muuse oo la yaab ku abuurtay Argagixisadii barriga gobolka sool
zhlĂ©dnutĂ­ 26KPƙed 14 dny
Soo dhawayntii madaxweyne muuse oo la yaab ku abuurtay Argagixisadii barriga gobolka sool
madaxweyne muuse ayaa si adag uga hadlay arinka masar iyo xamar sidoo kale faysal oo isna

zhlĂ©dnutĂ­ 514Pƙed 21 dnem
madaxweyne muuse ayaa si adag uga hadlay arinka masar iyo xamar sidoo kale faysal oo isna

Garaad qasqas oo been aan loo dul qaadan karin sheegay iyo dhaye oo runta ku dhibciyay
zhlĂ©dnutĂ­ 4KPƙed 21 dnem
Garaad qasqas oo been aan loo dul qaadan karin sheegay iyo dhaye oo runta ku dhibciyay
Layaab madaxweyne muuse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay oodweyne
zhlĂ©dnutĂ­ 14KPƙed 21 dnem
Layaab madaxweyne muuse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay oodweyne
Gabadh uu adeer u yahay garaad jaamac ayaa hargaysa ka furatay meharad iyo dhaye oo..
zhlĂ©dnutĂ­ 32KPƙed 21 dnem
Gabadh uu adeer u yahay garaad jaamac ayaa hargaysa ka furatay meharad iyo dhaye oo..
Qadan qaran oo hargaysa lagu xidhayo ka dib markii ay qaadatay calanka maamulka galmudug
zhlĂ©dnutĂ­ 5KPƙed 21 dnem
Qadan qaran oo hargaysa lagu xidhayo ka dib markii ay qaadatay calanka maamulka galmudug
Ethiopia oo bahdishay soomaalia heshiiskiina afkaga kaga dhufatay iyo soomaaliland oo ay guul utahay
zhlĂ©dnutĂ­ 2,1KPƙed 21 dnem
Ethiopia oo bahdishay soomaalia heshiiskiina afkaga kaga dhufatay iyo soomaaliland oo ay guul utahay
soo dhawayntii madaxweyne muuse shacabka burco oo muujiyay madaxweyninimo jacayl iyo wacdarihii
zhlĂ©dnutĂ­ 18KPƙed 21 dnem
soo dhawayntii madaxweyne muuse shacabka burco oo muujiyay madaxweyninimo jacayl iyo wacdarihii
Ethiopia iyo soomalia oo ku kala kacay shirkii ankara iyo soomalia oo lagu bahdilay shirka
zhlĂ©dnutĂ­ 4,2KPƙed 21 dnem
Ethiopia iyo soomalia oo ku kala kacay shirkii ankara iyo soomalia oo lagu bahdilay shirka
Soo dhawayntii madaxweynaha qaranka oo madaxa xanuujisay cadawga soomaaliland iyo hadal jeedintii
zhlĂ©dnutĂ­ 7KPƙed 21 dnem
Soo dhawayntii madaxweynaha qaranka oo madaxa xanuujisay cadawga soomaaliland iyo hadal jeedintii
Calool xumo ka taagan laascaanood gabadh rasaas ku furtay dad la socday iyo sababta
.
zhlĂ©dnutĂ­ 8KPƙed 28 dny
Calool xumo ka taagan laascaanood gabadh rasaas ku furtay dad la socday iyo sababta
.
Boqor buurmadow oo soo bandhigay garaad laawe aabihii iyo xaqiiq kaa qarsoonayd
zhlĂ©dnutĂ­ 2,9KPƙed měsĂ­cem
Boqor buurmadow oo soo bandhigay garaad laawe aabihii iyo xaqiiq kaa qarsoonayd
Muxuu yahay hadalka ka soo yeedhay garaad laawe jaamac ee uu ku ceeboobay

zhlĂ©dnutĂ­ 2,1KPƙed měsĂ­cem
Muxuu yahay hadalka ka soo yeedhay garaad laawe jaamac ee uu ku ceeboobay

Fadeexad weyn iyo ceeb wiil uu dhalay garaad jaamac oo laga soo baahiyay muuqaal daawo oo ha yaabin.
zhlĂ©dnutĂ­ 35KPƙed měsĂ­cem
Fadeexad weyn iyo ceeb wiil uu dhalay garaad jaamac oo laga soo baahiyay muuqaal daawo oo ha yaabin.

Komentáƙe

  • @abdirahmandahirabtidon7702

    Aniga Xabashida iyo sNM waa isugu kay mid. Waxbay wada cuni jireen, dirwyskoodu isu mid buu ahaa(Qabaleega) amarka Xabashiga ayaa bixin jiray.

  • @hassanismail-mv9wy
    @hassanismail-mv9wy Pƙed 2 dny

    Raga baarlamanka waa in uu 40 jir iyo wixii kasareeya noqdaa, caafimaadkiisa oo labaadho.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Pƙed 2 dny

    WAAR HA ILOOBINA, INUU DADKAN WADANKA SOMALLAND JOOGAY, LABA QAYBOOD AYAAY AHAAYEEN,S.N.M. IYO FAQASH. S.N.M WAXAAY SAAMAXDAY QAYBTII FAQASHTA AHAA OO, YIDHDEEN AAN WADA YEELANO. WAXAAN LA YAABAY KUWII LA SAAMAXAY AYAA AAN ALXAMDU LILAH ODHAN. HADAY SE REBESHKA JOOJIN WAYAAN. WABA LA OGAAN.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Pƙed 2 dny

    WAA RUN INU URURKA WASAKHI YAHAY QAYB KA MIDA XAMAR IYO FAQASHTA.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Pƙed 3 dny

    đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€

  • @zakariagulaid8097
    @zakariagulaid8097 Pƙed 3 dny

    S N M f Forever

  • @warss11
    @warss11 Pƙed 3 dny

    ❀❀❀❀❀

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 Pƙed 3 dny

    ❀❀❀❀❀❀

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Pƙed 3 dny

    Waa 40 years abiib faqasha oo huwantaa

  • @munasharif63
    @munasharif63 Pƙed 3 dny

    Maan shaa Allah Allah ha mideeyo Somaliland people cadawga gudaha iyo kadabada ba Allah haka qabto. Aamiin yaa Allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Pƙed 3 dny

    Viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva ❀❀❀❀❀❀ guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva ❀❀❀❀

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 Pƙed 3 dny

    Why do those who support WADAN always say that if CIRO is not elected, Habar Yonis will go out and fight the Somaliland government? It is not Habar Yoonis but those who hate Somaliland hide themselves under the WADAN Party. Habar Yonis should be smart enough to allow enemy of Somaliland to use their name.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Pƙed 3 dny

    Mansh Allah guul iyo gobanimo rer awdal iyaga ka owner waayo Somaliland waxa lagu soo dhisay borama marka waxab yaan lagu waalan dad ka cadowga ku ha Somaliland waa wadani iyo kaah❀

  • @camellion5329
    @camellion5329 Pƙed 3 dny

    Adaa isu maahmahay! "Hitler kii Germany ayaa Yurub oo dhan laayay waana laga heshiiyey" Su'aal: why are you still crying "genocide" about the late 1980s civil war that your clan militia SNM started??? Somaliland nationalism is micro-nationlism, a clan project. Your country is the Somali Republic born in 1960. If you want to leave that union Do it legally, not unilaterally, Do it in peace time, not amid a civil war. Do it after referendum, not 10 years PRIOR! Negotiate it from mother country Not beg it around the world! Earn it. Don't try to buy it with sea! FINALLY: Get out of the fantasy of "qaranka Somaliland" Somaliland is a separatist region of Somalia, not a "nation or qaran" This is a simple fact, because: Somaliland never legally separate. Somaliland has no legal way out. Somaliland signed "Act of Union" Somaliland is never recognized

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Pƙed 3 dny

    Afxumada iska daaya qashin baad tihiiine maalin walba afku xaarle yaal ayaad noqoteeen .waxaasi wa waxa dadka kala fogeeya .war Alllah ka baqa qashin baad tihiiin. Wasakh ahe

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Pƙed 3 dny

    Mansha allaah Allaahya cizak

  • @mrd4205
    @mrd4205 Pƙed 3 dny

    Masha Allah Awdal people are good somalilander who love their country and they see what’s happening thanks Adeero guul Somaliland insha Allah đŸ’ȘđŸ’šđŸ’­â€ïžđŸŽ‰

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Pƙed 3 dny

    Belaayoba WADANI LAMA HORRAYN

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Pƙed 3 dny

    SNM ma filayo in qof caqli leh, diin leh, dadnimo leh, damiir leh,jecel helidda xaqiiqada siday wax u dhaceen dagaalkii SNM kala hortagtay rajiinkii Diktaatoorkii SiyaadBarre, og xadhigii, bandoogii, burburkii magaalooyin, dhicii hantida, xadhiggii dadka, barakicintii iyo qixii ugu ballaadhnaa geeska Afrika iyo xasuuqii tobonnaanka kun ahaa ee loo geystey Isaaq ma filayo inuu ixtiraam iyo qaddarin weyn SNM u hayo mooyee inuu diido. Ninka SNM diidayaa waa nin aasaya xuquuqda iyo taariikhda Qowmiyadda Isaaqa, waa qof diiddan in si dhammaystiran loo qoro taariikhda dagaalkii xoraynta gobollada waqooyin (Somaliland) 1982 - 2991 iyo dib ula soo noqoshadii xorroyaddii qarankani lumiyey (Laga Xaday) 1960kii. Waa qof uu ku jiro jidhdiid iyo jinsi nacayd oo badheedh u dafiraya run Ilaahay agtiisa ka sugnaatay. Ummadda Somalida inta wanaagsan ee ehelul khayrka ahi way ogyihiin wixii ku dhacay Isaaq waana ka marag qiyaamaha inay xaqdarro iyo dulmi ahayd iyo dagaalku u dhexeeyey keliya SNM iyo Ciidammadii rajiimkii Siyaad Barre. Waxa kaloo ay og yihiin in nidaamkaasi cabsi gelin ku sameeyey beelihii kalee yar yaraa ee Somaliland kana horkeenay Isaaqa oo lagu yidh Isaaqu waa qaran dumise hooya hubka oo la dagaallama, yaanay dagaammadiinna soo marin ama ku weerara merlaha ay ku sugan yihiin ama soo sheega, sidaana lagu sababay dagaallo kooban. Dadkaa waa laga yaabaa in aanay rabin iyagu dagaalka Isaaqa, waayo wax colaad ahi kama dhaxayn. Dhacdooyinkii xilligii dagaalladii rididda rajiimkaa nacabka ah way diiwaangashan yihiin gebi, midhna ma maqna. Wax kastaa ha dhacaane waxa la ogaa markii la iska riday rajiimkii Siyaad in beelihii reer Somaliland isu yimaaddeen oo la isku raacay in ay iska saamaxaan wixii gefef ama hadimooyin dhexdooda ka dhacay ama soo kala gaadhayba. Waxa dhacay waa dagaalkaase waa la wada ogaa, wixiibdagaalkaasi ka dhashay waa xadgudubyadii Isaaqa nidaamkii siyaad ku sameeyeye waa la wada ogyahay, dagaalkii xaqu dirirka ciddii waddeyna waa la wafa ogyahay oo waa xoogaggii SNM, cidda lagu qaaday dagaalkaasina waa maamulkii iyo ciidamadii dhibka xad dhaafka ah u geystey Isaaqa oo waa la ogyahay (waa isla rajiimkii ay USC iyo SSDF kavwadeenbgobollo kale oo Somalia kabl mida ee kenay in laga takhaluso rajiimkii cadowga ummadda), natiijadii halgankaa xaqa ah ee SNM wuxu sabab iyo gogol xaadh u noqday la soo noqoshadii xorriyaddii ambatay 1960 oo waa la ogyahay, Ku dhawaaqiddii la soo noqosha xorriyadda waxa la lagu sharfay SNM in xukunka qabato laba sannadood oo ay sugto amniga iyo degenaanshaha, xaqiijisyo isu socodka, isdhexgalka, dib-u-degista cid waliba meesheedii, dalkana u diyaariso maamul rayid ah xukunkana ku wareejiso waa la ogyahay. Intaas oo dhan waa la og yahay. Waxa la ogyahay habkii dowlad-dhis ee ka dambeeyey xukunkii SNM: min Axdi Qarameed illaa Dastuur, habkii dhisidda haykalka qaranka ee seddexda tiir iyo buuxintoodii, hirgelintii calanka, dhismihii ciidamada qaranka, hayadaha dhaqaalaha iyo lacagta qaranka gudagalkii habka axsaabta iyo wareejinta xukunka iyadoo loo marayo habka doorashooyinka diimoqraaddiga ah oo ah kaa aynnu masnta si kalsooni leh ugu taagannahay jidkiisii. Ninka doonaya sooyaalkaa quruxda badan ee qaranimo ee laga soo wada qaybgakay hirgelintiisii inuu dibadda uga saaro SNM oo uu si badheedh u colaadiyo, taariikhdeeda gundhigga u sh jiritaanka qaranka, guulahav badanna u keenay Somaliland iyo guud ahaan bulshadeeda, ninka sabab la'aan taa ku hadlaya ama jeceli muxuu doonayaa inuu gaadho....Waan ka sugaynaa jawaab buuxda. Kaasi waa qof aad u xun oo xaasid cadowa ah. Taariikhda SNM Taariikhda iyo Milgaha Qarankan Ayay Ku Maran Tahay La Ismana Diidsiin Karo.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    odaygani waa dadka loo baahan yahay in la waraysto xaqiiqna wuu ka hadlay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Garacdii habar awale washeen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      November 13 luu kalaa tagay hargeysa

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkÙ„Ű§ Ű­ÙˆÙ„ ÙˆÙ„Ű§ قوه Ű§Ù„Ű§ ŰšŰ§Ù„Ù„Ù‡ Illahey haduu odhan waayo ma Illahey ayaad dili? Rabiga Rahmaanka ahi degananshiiyo ha ku siiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Pƙed 3 dny

    one Abiib zip iyo xasaanadiisiiba way dhamaatay keliya waxaa hadhay Xukun maxkamadeed â€â€đŸ˜‚

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Pƙed 3 dny

    Waa waddani Somaliland ah Adiguna heego naas dheer xaaraan quutayaal

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Pƙed 3 dny

    BAL JAAHILKAN EE CARUURTII WAKHTIGAA DHALATAY AYUU AHAA WAANA NIN WAXBARTAY OO OG WIXII HISTORY AH IYO SNM XASUUQII TOLKII AY U GAYSATAY, IYAGOO U ADEEGSANAYA KAASHANAYA KAARAYAASHA ITOOBIYA OO HARAR DABADA IYO GADAALBA KAGA QORAN TAHAY, AYAGOO MAALINTAAN 700 QOF KUDILAY WAA LAGA HESHIIYEY WAXANA LAYSLA GARTAY 1993 IN DAWLAD LAWADA DHISTO SNM NA JEEBKA DAMBE AADKU HAYSATAAN, KADIB QAAXO AYAAD DIB UGUGAADHEEN INAAD SNM, DHASKA KA AFUUFTAAN MARKII SIIRAANYO LA DOORTAY AYEYNA AHAYD WAXAD BILAWDEEN INAAD LAFIHII DADKII IDINKA DHINTAY LA SOO BAXDEEN ANNIGA OO KAXUN DADKA DHINTAY BALSE XISBIGA KULMIYE CIDWALBA OO KA CODAYSA DAGAALBAY KULAJIRAAN WAXANA U DAMBEEYAY SULDAANKII BARKHAD BATUUN OO CAAWA HARGEISA LAGU WEERARAY DHAWACYO ISAGA IYO WIIL UU DHALAY LAGAARSIIYEY GAARIGIISANA LAJAJABIYEY MIDAKALE MAXAMED ABIIB CIDA QABATAY, JEELKA KANGEEYEY, KAN MAXKAMADA, IYO 3 XASAANADA HALAGA QAADO TIDHI EE BAARLAMAANKA KUJIRA DHAMAAN WAA HABAR AWAL HADABA REER KAASI MA CALOOSHA HOOYADII BAY SNM KUDISHAY BAAD TIDHI BAL WAXAD NOOSHEEGTAA BEESHA HABAR AWAL SOMALILAND BEELAHA KALE MAY UGA LEXJECLO BADATAY, HADIISE WAXQABAD LA'AANTA DAWLADA LOOGA SOOBOODAY OO CEEBTA DAWLADA LAGAHADLO OO LATAAGEERO XISBIYADA KALE DADKA MALAXIRXIRAYAA SIREER AH MARKA LAYSU AFDUUBO DAWLADII SAW IDINKA MAAHA KUWA BURBURINAYI, ADEER XISHOODA XILDHIBAANKA INTA ISAKAASHATAYBA WAA REERKA AAN SOO SHEEGAY HADII NINKA WAXAN U ARAGNAY JUFADA MADAXWEYNE BIIXI INAY WEERARTAY XILDHIBAAN ABIIB EE AANAY AHAYN DAWLADA SOMALILAND DEMBI AY U HAYSTO WAXANAN KU DHAAFNAY HADAY REERO MASUULIYIINTA AFDUUBAYAAN INAAN AFDUUBNO CID U DHIGANTA, SHAXDA REERKA FASHILANTAY EE CEERIGAABO KA SOO BILAABATAY INAAN FULINO ADEER DOORASHADA IDINKAA WAREEJAY CONA UMAHAYNO EE ODAADA IDINKAA DUMIYEY KULMIYE RAALI AHAADA.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Pƙed 3 dny

    Isaaq waxaa ku dhacaya Adandati Kara's waayo Aabo Iyo Asal male Isaaq waa dadkii Slave ka ahaa oo meel walba waxaa laga helayaa Isaaq oo Gaal Xaar baaldi kaga qaaday. Isaaqoow Soomaaliya Jahbad ugu horaysay waxay ahay Kulmisa Majeerteen oo Xamar Lug ku soo galay iyo Jahbadii Hawiye iyo Tii ogaadeen ee Ina Omar Jees oo Siyaad Xamar ka saaray Aduunka Isaaq Magac iyo Taariikh kumale waa LA odhan karaa Isaaq waa Slave Snm ma waxay kaatiri Wecelnimad Ilaahayoow Masiibo ku riday Isaaq Aamiin Yaa Allaah.

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Pƙed 3 dny

    nacas damer hadashay ba tahay war dadkad leysen wa tolki ado xabashi wata kaligana wax iskama celisid o wadiga dhulmahante kutusay italkaga lita afkuna u ku dheeryahay italna mahaysid,fanka ad fanayso gojacade ayad sacado kaga carartay marka afxumada la meraysta

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Pƙed 3 dny

    Waadhab intaa lasheegay waxa cadayn u ah inay taariikhda SNM kasoo horjeedaan ilaahay hanaga qabto

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Snm waa garxaajis waa dadkii soo dayaay makhnuudkii ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Habar awale labeebkaa isaaq

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Pƙed 3 dny

      @@hassan-mp1pk waaba lagu mehersday adiga oo yusraaba laguula baxay 223kkkkk

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Pƙed 3 dny

      @@hassan-mp1pk awal astaantaadu soo doofaar ma ahayn đŸ·đŸ·đŸ–đŸ–

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€Ł

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 Pƙed 3 dny

    Walahay waa runtii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Dhillo habar awale munafaqdood

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkŰłŰšŰ­Ű§Ù† Ű§Ù„Ù„Ù‡đŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€ŁđŸ€Ł

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Pƙed 3 dny

    Walahi waa runtiii kala qaybinta dalka waxaa ka shaqeyey sxb wadani

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Munafaqdii way dhadiga isaaq

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Pƙed 2 dny

      @@hassan-mp1pk Alla waa xasan dhedig xasan kintir xasan dhali

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Pƙed 2 dny

      @@hassan-mp1pk xasan labeeb xasan malooli xasan makhnuud xasan dayuus

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkŰ­ŰłŰšÙ†Ű§ Ű§Ù„Ù„Ù‡ ونŰčم Ű§Ù„ÙˆÙƒÙŠÙ„ فيك

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@user-sz7sn2rv9rSubaxaanallaha, oo ka aad u jawaabeysid maxaad dhaanta? Ma waxa aad u weydey jawaab tan dhaanta? Garaney oo isagu wuu bukaa ee adiguna ma la mid baa tahey?

  • @ilyasrached5481
    @ilyasrached5481 Pƙed 3 dny

    C'est bien les paroles d'un grand sage......

    • @Moe-h3n
      @Moe-h3n Pƙed 2 dny

      Ta reason Il dit la verité vive la Somaliland

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Pƙed 3 dny

    Daahir riyaale baad kusoo cel celisaa riyaale geeri baa keentay adigu cod maad siin beenaale huuro â€đŸ˜‚đŸŽ‰đŸ˜ąđŸ˜źđŸ˜…đŸ˜Š

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Pƙed 3 dny

      Malaa caruurbaad ahayd geerida kadib miyaanu siilaanyo cod kagaguulaysan geerida ma 8 sano ayaa loodaayaa meesha taariikhda soo akhri eedo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Pƙed 3 dny

      Madaxwaynihii ugu horeeyay ee codku soobaxa ayuu ahaa haday geeri keenay markiihore miyawnu siilasnyo oo ahaa hogasmiyihii SNM cod jaga badin oonu laba sanona ku farsan sikuwada dar wuxuu noqday madaxwayne Somaliland soo mara kii uguwakhtiga dheeraa dee dhuloos waalatay oo is eedaad there maxaa nakaa hoos dhigay tuuladaadii sow ma haysid dee bas cid waxkugufalaysasna ma jirto sidaasaas Somaliland laga mitahay bilaa bajad 😂😂😂

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Pƙed 3 dny

      Ma qof weyn bad ledahay beenale? Ina dhilo silkii hooyada meel kusheeg, Ada bilabay In lagu Cayo nacalah abaha kuyal nijasyahay

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Pƙed 3 dny

      JAAHILADE INTADEN WAAX QOORIN SOO AQRISO WAXI LAAGU SHEEGO HAA QADAN EE CAWAN YAHAAYE DHIMMASHADA KADIIIB MAAN LAA DORAAN OO SIRANYO KAA HELIN YAA JAAHILA UQDADEYSAN EE QAABILKU INDHO TIRAAYE HALKA II JOOJI CEESAN YAHAAYE

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Pƙed 3 dny

      Ilaahaybaad been usheegtay hadaa maadaa madax wayne kadhigay 2sano ee kusimaha iska daa 8sano ee kale yaa doortay😼

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Pƙed 3 dny

    INA ABIIB WAA CIILQABE LKN SHARCIGA LABARAYAA E JIILKA LIINTA HAKU CABO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Dhadiga isaaq sidiin qaxii doontaan

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkŰšŰłÙ… Ű§Ù„Ù„Ù‡ Ű§Ù„Ű±Ű­Ù…Ù† Ű§Ù„Ű±Ű­ÙŠÙ… Waxan oo ciilqaba ah ma laga yaaba in aad u dhimatid. Salamaad! Maba garan karo sida aad u seexatid. Illahey xaqa ha kugu sugo Ciil iyo degenaanshoyo la'aan ayaa ka muuqata e đŸ€ČđŸ»

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Pƙed 3 dny

    Kkkkkkkkkkk walaahi waa yaab waa lagu shaqaysanaya inna Abiib.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Munafaqdii dhadiga isaaq habar awale

    • @FREESOMALILAND-m1g
      @FREESOMALILAND-m1g Pƙed 3 dny

      @@hassan-mp1pk edaab yeelo.

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkŰ­ŰłŰšÙ†Ű§ Ű§Ù„Ù„Ù‡ ونŰčم Ű§Ù„ÙˆÙƒÙŠÙ„ فيك

  • @raagemuxumedhabane
    @raagemuxumedhabane Pƙed 3 dny

    aqligaagaad hadashy

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Pƙed 3 dny

    Walle Eeday Awdal Ina Abiib💔

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Pƙed 3 dny

    Doonow Kuladoone Dagaalkad QadatayđŸ‘ŒđŸŸ

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 Pƙed 3 dny

    Maansha Allaa qof na bilaa danbi ah la iskama xidho

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Pƙed 3 dny

      Maxaadka Ogtahay Adigu????

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Pƙed 3 dny

      Mabuu qarsan inlgu adeegto​@@proudcitizen4883

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Pƙed 3 dny

      Dhilloooyinkii habar awale

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk Pƙed 3 dny

      Waryaa mainoo dadka caayo usoo doraten shaqadisa hakuekado 😂

    • @user-wo5hs5zt5g
      @user-wo5hs5zt5g Pƙed 2 dny

      ​@@hassan-mp1pkŰ­ŰłŰšÙ†Ű§ Ű§Ù„Ù„Ù‡ ونŰčم Ű§Ù„ÙˆÙƒÙŠÙ„ فيك

  • @AhmedWairah
    @AhmedWairah Pƙed 3 dny

    Malaa yartani cargeysa ma joogto.

  • @guledcabdiyogol8406
    @guledcabdiyogol8406 Pƙed 4 dny

    ❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀1geesiyad❀❀❀❀❀

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Pƙed 4 dny

    1:58 2:02

  • @Calimaxmed-ql4dn
    @Calimaxmed-ql4dn Pƙed 4 dny

    Beenta is ka daa waxaad tahay nin Wey

  • @Clnaasir-g9h
    @Clnaasir-g9h Pƙed 4 dny

    Aadeer dantaada faro khaniisnimada Lana raro khanis waxaan lagu yaqaan waa idinka dhulbahante sidaa Uma hadlo garaad jamac waa gob go dhashay isaaq isagaa Ka oysiiyey waxaan filayaa oohintaas qofwaliba waa arkaa sidaa looma ooyo adkaysta

  • @FaadumoMaxamed-y6j
    @FaadumoMaxamed-y6j Pƙed 4 dny

    Ale hOw naxariistO đŸ€ČđŸ»â€

  • @Borama1960
    @Borama1960 Pƙed 5 dny

    I should have been arrested a long time ago. Keep him there till elections and recognition. He is being used by the enemy. He is a traitor, and we don't defend him.

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Pƙed 5 dny

    WAXAA JIRA MUCAARID IYO MUKHARIB!!!!!!!! MUCAARID WAA XALALAAL OO CAQLI DHISAN BUU KU SHAQEEYAA. MUKHARIB WAA KUWA KU SOO HOOS DHUUNTA MUCAARIDNIMO IYAGA OO U ADEEGAYA CADAWGA SIDA INA ABIIB, KA XUN EE LA YIDHAA LAABDILAAC, KA XUN EE AFKA KA XAARA EE LA YIDHAA JAMAC SHABEEL, KA XUN EE ISNA LA YIDHAA CALI XAAMUD IYO QUDHMUUN KALOO BADAN OO UU TUUGGA LA YIDHA XIRSI U HORREEYO.

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Pƙed 5 dny

    Amiin amiin đŸ€Č đŸ€Č đŸ€Č đŸ€Č alahaunaxariisto

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 Pƙed 5 dny

    Balkan caloosha wayn ee wajiga naclada leh

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Pƙed 5 dny

    Kuwa huwanta jecel ooyaaye Abiin Idinwas hala Xidho eyega buka

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895 Pƙed 5 dny

    Waa sax xadhigaasu hoooy