Baahida badan ee gabdhaha ku furan ayaa keentay in ay wax kasta ku dhacaan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2024
  • Baahida lacagta ee ay gabdhuhu qabaan ayaa keentay in ragu uga faa'idaystaan.

Komentáře • 12

  • @hodanmaxamed5738
    @hodanmaxamed5738 Před 9 dny +1

    Jimce wangsn ana ku salino xabiibken muhamed salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k Před 27 dny +2

    Masha alah hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @ashwaaqmohamud2835
    @ashwaaqmohamud2835 Před 28 dny +2

    Maasha allsh kheyr allaha siiyo sheekhadaas wa run waxa ay ka hadleyso wa wax jira allaha hanuuniyo gabdheheena allaha xifdiyo aaameeen
    Waqti xun fitnadu badantahy ayaa lagu jiraa
    Yaa kariiim umadaada usahal

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d Před měsícem +2

    Ustadah Nicima casharadadi waan u xiisnay Allah ku cizeeyo kalin muhiim ah bulshada ugu jirtaa❤

  • @majid2968
    @majid2968 Před 20 dny

    Walahi ustada wan gaajaysanaha bakhtiga looma cuno

  • @BareMahamedxaaji
    @BareMahamedxaaji Před 27 dny

    Suala badan ayan rawa inan kuweydiyo number isoder aba

  • @abdilahiyusufyusuf3395

    Gabadhu ninkeeda wixi ay uga bahatto oo aan talax tag ahayn waa iska caadi xaqqa ay dumarku ragga ku leeyihin lama gudi karo

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před měsícem

    Gabadhii timaha tidcaneyd iyo wiilkii geele jirey iyo odagii reer miyiga ahaa waa ka aqlaaq fiicnaayeen kuwa garka dheer iyo gabdha qaba marda qundulkaa.

    • @hassani5y276
      @hassani5y276 Před 27 dny

      mulxid+Calmaani

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 Před 27 dny

      @@hassani5y276
      Wahaabiyadu ayagu diintee ayeey haystaan oo aan ka ahayn gaaleyn ,dil iyo cay ay ka bilaabeen ilaahay iyo rasuulkiisa scw oo ayna ku gabagabeeyeen dilka muslimiinta.