Waraysi Xaasaasi Wasiirka Amniga Hubkii Caabudwaaq Halkee Ku danbeeyey Go'aanka Dowladdu Qaadatay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 12

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před měsícem

    Mareexaanoow fartaag iyo kuwa mareexaan ee xildhibaanada sheeganaya ee hassan dhiiqo caabudwaaq u soo dirayo beri waa horgalayaal ku fasaxa jamaahiirta oo ogaada nin horgele ah inaanuu idinka ahayn meesha dawladi ma jirto ilaahay baa hubkaa gacantiina soo geshay idinkuna ku kala nabad gala hubkana habeeya oo is abaabula oo difaac xidha ninkii hadal jilicsan idiinla yimaadana futada xabad ka geliya sidii aanu u galay ina canbaashe iyo horgaladii dhulbahante alle ha idin xafido tolkay mareexaan viva ssc khaatumo !

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 Před měsícem +1

    Hubkaan meel ayaa lagu hayey, farmaajo ayaana u dhiibay. Kulane jiis, iyo mareexaan oo Dhani waa xog-ogaal.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před měsícem

      Waxba farmaajo haku xoqonina fadeexadi hassan dhiiqo bay dul hoganaysaa mujrimkaa soomali hubka isugu wada dhiibay hantidii qarankana aan waxba dhaafin somaliana chapter 7 bay gelaysaa dalkana xabashi iyo balaayo ayaa qabsanaysa ee bal waxa aad ka faa,iidaan aynu argno

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +1

    walee waaydan helin hubkaa waad waalan kartaan uun shaadh qabiilna looma soogashan karo mr daarood sidhaw baay ulasocdaan dhaqdhaqaaqa hawiye wado car xabadi haka dhacdo caabudwaaq car

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg Před měsícem

      Heedha miyaadan ogeen in iilka aan cidi kula geleen hawiye iyo daarood midna war bal iskaqabo waalagu sitaaye

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 Před měsícem

    Fatataag hubkan waad ogtahay, xilliga la qaaday, meesha laga soo qaaday. Adduunka wax aan laydunku arkin ma jiraan. Kulane xagge kasoo saaray. Xarfaan xarfaan dhashay.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

      kulanahee adeer hubkaan xasansheekh iyo ilmaadeeradii baa lahaa illaahaybaana nasiiyay

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před měsícem

    Caasumada maxaa loo keenayey maa meeshii lagu qabray lagu gubo.

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 Před měsícem

    Hubkan waa kii xamar kasoo degey, gedo ayaa la geeyay. Ugaaskiina iyo idinkuba beeta waad miisataan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    kkkkkkk dhaqlo hubkaan cidii lahaayd sheega haduu sharcidaro ahaa adeer meeye dadkii lahaa see ciidanka daawladu u ilaalinayeen tuug tuug dhalay car caabudwaaq kaalay waakaase ma gadaad mooday iyo kismaanyo caabudwaaq halkaasaad dadkeedii iibsataye xayawaan forom khaatumo tuug fartaag waa lagu dilayaa hadaad waxaa caabudwaaq latimaado midganyohow

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 Před měsícem

    Fartaag adiga bariiskaga aya udhiman doontaa, hubka sharci daro ayuu ahaa mise caruur ay dowladu noo malaynaysaa.