Nabsi Ayaa Hal Kaan I keenay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Komentáře • 25

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 2 měsíci +5

    Masha Allah

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před 2 měsíci +8

    Subeer Carab wll aduu noso gudbii qisooyink❤ pis

  • @amaalcandi
    @amaalcandi Před měsícem +1

    Mashallah walhi waa wiilkan waa wiil wanagsa balse Mar un qaldamay walahi waa wiil wanagsan 😢

  • @CaishosalaadMaxamed-kj2nh
    @CaishosalaadMaxamed-kj2nh Před měsícem

    Masha allah

  • @fadumoxasan3300
    @fadumoxasan3300 Před měsícem

    Masha allah ❤❤

  • @SiciidoCalimaxamuud
    @SiciidoCalimaxamuud Před 2 měsíci +6

    Shukran🎉🎉❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 2 měsíci +4

    M. a thanks 😊 pro iska cafi walaalkeena abaayo

  • @FadumoMuhammad
    @FadumoMuhammad Před 2 měsíci

    Mashala

  • @FatimaOsman-nh4rp
    @FatimaOsman-nh4rp Před 2 měsíci +2

    M.a

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před 2 měsíci

    Supercarab wll qisooyinka adi noo soogudbi

  • @Najminaa
    @Najminaa Před 2 měsíci +6

    Mahadsanid team qurac karis👍🙄

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 2 měsíci +1

    🥰🥰🥰 m.a wlll alle haku sahlo badal qer qabo ga ba dhasna iney ku cafiso kura jeyna i.n 🥰😊

  • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b

    Farax somali waligis balan ma oofiyo😢

  • @AnuuNalka
    @AnuuNalka Před 2 měsíci +5

    Alla aniga isoo eega

    • @FarxiyoNuur-p4r
      @FarxiyoNuur-p4r Před 2 dny

      😂😂😂

    • @AnuuNalka
      @AnuuNalka Před 2 dny

      Maxaa igu qoslee xnuunks wali wuu I haayaa wllhi nin dhan ka quustay

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Před 2 měsíci +1

    M.a xaqiiq wlhi wllo 😢

  • @zamzammowliid8019
    @zamzammowliid8019 Před 2 měsíci

    M.a😊

  • @FatimaOsman-nh4rp
    @FatimaOsman-nh4rp Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤m.a😊

  • @safiyaxasan3869
    @safiyaxasan3869 Před 2 měsíci +1

    Dadka qaar caado eeba kadhigteen inee dadka qalbiyadoda kuciyaaraan kuwas nabsi kama cabsadan miyaa.

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 Před 2 měsíci +1

    Ragoow dumarka rabi uga cabsada waxa ay idin yihin marti waaana dad aad u nugul intaad sidaa rabtiin ka yeelatiin aad hadhowti marka nabsigu kaa soo baxo si fudud i cafi ku dheheesaan ma ogid dhibka ay dartaa u martay dumarow anagana aan noqona dad xooga is adkeeyo si waliba aad wax u jclaano hadana ha ilaabin in beri lagaa tegi karo kan ku qabaa kaa tegi karo xiriir iska daaye marka aan noqona dad iska adag o xooga is adkeyn karo

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Před 2 měsíci +2

    Nimanku horta marka la jeclaado maxay u kibraan oo ay u xumeeyaan inanta jeclaatay faaraxoow in lagu jeclaado sow ma ogid inay sharaf tahay mise in laydin naco ayaad jeceshihiin waxa guri dhisan eed aragteen dhamaantood nin naag jeclaaday oo ay soo dhawaysay buu u dhismay ee maxaa idiin diiday sidaanu anagu nahay inaad ahaataan hada gabadhaas intay soo lu go i lahayd waan guursaday muu idhaahdo qalbi jab kuma dhaceen amaba maalintuu xidhiidhka bilaabayey uu u sheegi lahaa 8 bilood ka hor way iska danaysan lahayd laga yaabaa inay iska guursan lahayd

    • @ShukriIsmail-wc6hd
      @ShukriIsmail-wc6hd Před 2 měsíci

      Wa run wllhy gadu run usheegi laha way iska cafin lahayd hada lacagna mahayo naagtiina mahayo hadana gabartu doonaya in ay guursato wasaqa ciil baa iga haya😒

  • @DuniyaAbdi-nl9ud
    @DuniyaAbdi-nl9ud Před 2 měsíci

    Sax