Yaasiin Ahmed Digfeer - Biir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Digfeer oo sidii lagu yiqiin cod iyo muuqba jaahiisa la yaabo.

Komentáře • 86

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 5 lety +33

    Burji iyo nasiiblaay
    Barwaaqada ka cararaay
    Abaartana u beydhaay
    Khairka balo ka jeceleey
    Balo iyo baaska jeceleey
    Wuxuu dumar ka baqi jirey
    Iyadu u badheedhaay
    Bilic lagu khasaaraay
    Boqooradii haweenkee
    Hablaha lagaala soo baxo
    Baryo taan u haystaay
    Jacaylkaan mudada badan
    Baarka uu fidhaayiyoo
    Beer laxawsigaagii
    Ka bogsoodayee Kow dhe
    Buugii sirtaadiyoo
    Boogtaadii waan heley
    Kaagana bexee labadhee
    Waxaan baaq u dirayaa
    Tacsi uu bun dubayaa
    Jacaylkeeni barigii
    Barbaartii wax ka ogeyd
    Ee galinsoor bankiisiyoo
    Baadiyihiisa laga helo
    Beel guba inaad tahay
    Iyo beeni raad malee
    Na dhex marin bariidadu
    Ileen waan is baranee
    Waxayse balo ka joogtaa
    Boqol Midab yaleeyeey
    Kan dambee is barataan
    Siduu bohosha ugu dhici
    Balwadaad u leediyoo
    Haday Baarka curub iyo
    Bulsho iyo taleex tahayee
    Dhaqan kala baqooshee
    Biir ka iyo dhayladu
    Intee bari bay ku wadayaan

    • @aliabdi5800
      @aliabdi5800 Před rokem

      Legend

    • @axmadmuuse-th7xs
      @axmadmuuse-th7xs Před rokem

      6

    • @ahmedsiad2599
      @ahmedsiad2599 Před 9 měsíci

      Well sed

    • @maryancabdicisman
      @maryancabdicisman Před 8 měsíci

      2:05

    • @mohamedyousuf1053
      @mohamedyousuf1053 Před 7 měsíci +1

      Balwaddaadu Liidiyo (Xeebta Liido)
      Hadday baarka Curubiyo
      Bulsho iyo Taleex tahay
      Dhaqan kala baqooshee
      Biirka iyo dhayladu
      intee bari bay ku wadayaa?🤔
      Waxan baaq u dirayaa
      Tacsi ugu bun dubayaa
      Jacaylkeena.................

  • @mohamedabdullahigure8308
    @mohamedabdullahigure8308 Před 8 lety +5

    waa erayo macaan runtii waxaana kamiada burji iyo nasiiblaay barwaaqada kacararaay kheerka belo kajacelee abaartana ubeyraay

  • @jawimedia
    @jawimedia Před 9 lety +13

    walee caadi ma ahan digfeer aliyo raxma

  • @aptidonnour4441
    @aptidonnour4441 Před 8 lety +3

    Axmad yacin digfeer is the best somali artist .

  • @abrahmanabib3159
    @abrahmanabib3159 Před 7 lety +1

    allaya raxma raaximiin ahmed yasiin digfeer nolaba waa dhintee waa lays daba socda wanad. ka daba imanaynaa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 3 měsíci

    Aun Yasin Axmed Digfeer waa fannaan soomaliyeed oo heesaha calaacalka,gocashada iwm ah si heer sare ah ugu luqeeya masraxiyad heerkeedu sarreeyana ku muuja.
    By Beeroof.

  • @Amiir-Saab
    @Amiir-Saab Před 7 lety +1

    Xaqiiq digfeer laga ma daba dhuftaan
    Rabi kuu raaxee macalin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Raxmaanku haw naxariisto AHN digfeer

  • @heersarejuene3557
    @heersarejuene3557 Před 7 lety +1

    Alle yaa raxma digfeer xusuus ayad reebtay

  • @OmarAli-db2ze
    @OmarAli-db2ze Před 5 měsíci +4

    Den 14 01 24

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 Před 3 lety

    Ballo iyo baas Ka jeceleey ) Alle ha u raxmado marxuun A Y Digfeer

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 Před 3 lety

    Illaahooow unaxariiso danbigiisa dhaaf aaamiiin aaamiiin aaaamiiin.

  • @garabcaseofficial
    @garabcaseofficial Před 8 lety +2

    allaha unaxariisto axmed Yaasiin digfeer

  • @use66666
    @use66666 Před 9 lety +1

    Digfeer Ilahay ha unaxariisto

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 Před 3 lety +4

    Wxn ba ka helley style kiisa iyo qaab ka uu u dheelaayo wx klle 🥰🥰🤩🤩

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 Před 4 lety +1

    Ilaahay haunaxaristo fanaankena weyn digfer

  • @q.z.7592
    @q.z.7592 Před 3 lety +5

    2021 yaa daawanaya sidayda like dhac sii DIGFEER AHUN

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 3 měsíci

    Nice jubba baa isna qaada.

  • @mohamedabdullahigure8308

    aad ayaan uga helaa heesaha digfeer ale ha unaxariisto

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před rokem +1

    Allah unaxariisto

  • @maxamedwarsame811
    @maxamedwarsame811 Před 9 lety

    waaw waa hees aad u macaan alala una xariisto yaasiin axmad digfeer

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 11 měsíci

    Nin kale ka raceysa many heysto hotels geyo have mercy digfeer aun

  • @ifk02
    @ifk02 Před 9 měsíci

    Jaceelku maxuu qof doqona kuu ilduufiyaa 😢😢😢

  • @jaabircali2089
    @jaabircali2089 Před 7 lety +2

    waxase balo kajogtaa kadambaad isbarataan siduu bohosha ugu dhaco

  • @user-mo4tw1tv5n
    @user-mo4tw1tv5n Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 Před 7 lety +1

    woooooow bookgii bsirtadiyo boogtadai waa helay

  • @cabdimaaliksiciidyuusuf1451

    Axmed yaasiin digfeer ala yaa raxma

  • @AbdalleYuusuf565
    @AbdalleYuusuf565 Před 3 měsíci

    6/6/2024

  • @hoodowarda2796
    @hoodowarda2796 Před 8 lety +1

    woooow man shallah

  • @CabdiraxmaanFaaid
    @CabdiraxmaanFaaid Před 6 měsíci

    Belo iyo baaska jeveley❤❤❤❤yuo balante

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Před 3 lety +1

    Biirka iyo dhayladu
    Intee beri bay kuwadayaaan😂

  • @AmalOmarHassan
    @AmalOmarHassan Před 5 měsíci

    2024

  • @muunaaliarap6962
    @muunaaliarap6962 Před rokem

    Alle hawnaxariisto fanaanki codka tolmoona

  • @adeercali6794
    @adeercali6794 Před rokem

    Alle ha unaxaristo

  • @nusaybaable
    @nusaybaable Před 5 lety +1

    2019

  • @hoodocu5674
    @hoodocu5674 Před 3 lety +1

    Allow naxaristo yaarbi 🤲😭

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 Před 7 lety +1

    Allaha u naxariisto

  • @ramadanguessaleh7214
    @ramadanguessaleh7214 Před rokem

    Differ it is véritable mouvement in thé songe

  • @saedosman4141
    @saedosman4141 Před 4 lety +1

    Axsan yaa hees

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 Před 4 lety +2

    RIP Digfeer

  • @dahraansheekh7733
    @dahraansheekh7733 Před 2 lety

    Khsmiis/16 /December /2021/ yaa ila dhageeydanaya bal like saara

  • @cawilmadaxay829
    @cawilmadaxay829 Před rokem

    Buugii sirtaadii booktadii waan heley

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem +1

    Balwadada lidiyo hadey barka curubo bulsho iyo talex tahay birka iyo dheylada inte beri ku wadayan bugi sirtadiyo bogtadi wan helay kagana baxe kow dheh waxan baq u diraya barbarti ogeyd jacelkeni beri hore bun an u dubaya iney ila bogsodan

  • @cssantos7281
    @cssantos7281 Před 8 lety +2

    tá saindo da jaula o monstro porra BIIR

  • @qadroqaliqadroqali7
    @qadroqaliqadroqali7 Před 7 lety +1

    Inaba caadi maha heestu wlh

  • @user-ke4te2mr9o
    @user-ke4te2mr9o Před rokem

    Wow oo

  • @suleimanmohammed7862
    @suleimanmohammed7862 Před 9 lety

    legend alla yarxamu

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 Před 7 lety +1

    Buugii sirtaadi
    Boogtadii wan
    Helay 2 dheh

  • @OmarAli-db2ze
    @OmarAli-db2ze Před 5 měsíci

    Novellen

  • @HussenosmanilOsmanil-zc2tm

    😮❤😊

  • @fadumomohamed2968
    @fadumomohamed2968 Před rokem

    Toloow fananka AUN yaa sidaa iga dhibi jiray

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj Před 10 měsíci +1

      Isaga kuma socoto heestu ee waa qiso xanuun badan oo ku dhacay Abwaan Nuur Jiis (AUN), oo ahaa nin Curyaana sarkaal ciidamadda ahaa oo gabadh uu guursadey ,welibana uu aad u jeclaa ay khiyaamayn jirtay,jeer xataa ilmaha iska soo ridi jirtay iwm. Heesaha Digfeer intoo badan qisadaa ayay ku saabsan yihiin.

    • @fadumomohamed2968
      @fadumomohamed2968 Před 10 měsíci

      @@AhmedAhmed-tx6dj mahadsanid wllo heeso badan oo sidaan ah ayan arkay marka wa is weydiyay sababta

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj Před 10 měsíci

      @@fadumomohamed2968 adaa mudan. Walaal wey heeso jaceyl isaga soo marey oo uu qaado balse kuwa ugu murugada badan Abwaanka Nuur Jiis qiso badan oo ku dhacday weeye,bal qiyaas curyaan ah oo gabadh inaabtidii jeclaaday oo ay hagardaamo tii ugu xumayd ku sameyso sida heesta; Maxaa gooni kaa dhigay ama garaba maalin dubato oo ah mid xanuun badan ( ilmaha ayay iskasoo ridi jirtay iwm),taas oo aakhirkii sababtay heestan Biir ama buugii sirtaada,mida kale ee isku ayni baan nahay ama waxaan eegayaa weli adigiyo iyo ilaaahay iyo tan ugu daran ee tidhaahda Wallee naag ma guursado.
      Wallee gabadh ma caashaqo.
      ilaa uu dumar oo dhan cuqdada uu ka qaaday uu hooyaddii kasoo reebo.iyo mida kale tidhaahdo saqda dhexe miyaa dumar,suuqa soo marari jiray. Markaa xataa markii dambe abwaank kale oo qisooyinkaas oo kale ee xumaynta xasaaskoodu kula kacaan ayaa heeso u dhiiban jiray sida heesta Abwaanka reer dhagabuur ee tidhaahda; Dadkii kala geda qarsada.
      Waxbaa ka dhexguuxayee ama sidaan gaalshire kujiro iwm. Kudarsoo cod gudbinta ku fiicana waa lahaa Auntee .

  • @natansouza322
    @natansouza322 Před 8 lety +1

    Hora do Show porra!

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 Před 4 lety

    Waaw

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 Před 7 lety +1

    Qeeyrka ballo ka jeceleey kulahaa kkk

  • @AhmedFarah-tp1ko
    @AhmedFarah-tp1ko Před 9 lety

    cadi ma ahan digfer

  • @SamucaGamer100
    @SamucaGamer100 Před 8 lety +3

    eu vim aqui pelo bambam....... MERDA H3UH3U3H BRBRBR BIRIIR

  • @AbdiMaxamed-vx6qs
    @AbdiMaxamed-vx6qs Před rokem

    A

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 Před 16 lety +1

    heesatan waficantaha aadiyiyo ad bay uficantahay wana jeclahay

    • @najmakhadar3982
      @najmakhadar3982 Před 7 lety

      abdullahi1988 Xayaaka llaah
      Axmed digfer Alle hawna xariisto Aamiin

    • @dahraansheekh7733
      @dahraansheekh7733 Před 2 lety +1

      Nio ma nooshahay kaalay Mar kale dhageeyso 13 years kadib

    • @abdullahi1988
      @abdullahi1988 Před 2 lety +1

      @@dahraansheekh7733 walina waan dhagaystaa anoo si fiican,
      Mahadsanid wll ilahay cimriga haynoo barakeeyo 😆

    • @dahraansheekh7733
      @dahraansheekh7733 Před 2 lety +1

      @@abdullahi1988 maashaa alaah cimriga Allah hakuu barakeeyo cfmaad iyo cibaadane Allah ha ku siiyo wlaal 🙏

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před rokem

      @@abdullahi1988 sxb hadana sanad kadib manooshahay ale cimriga hakuu barakreeyo

  • @FaadumomuuseCali-zn8xc
    @FaadumomuuseCali-zn8xc Před 11 měsíci

    lkkk

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 Před 7 lety +2

    Waxan baaq
    u dirayaa tacsi
    ugu bun dubaya
    Jacaylkeena bohol galay

  • @maxamedcarab8808
    @maxamedcarab8808 Před rokem

    Mmnm

  • @user-rw5le2cx6j
    @user-rw5le2cx6j Před rokem

    ❤❤❤

  • @AbdiMaxamed-vx6qs
    @AbdiMaxamed-vx6qs Před rokem

    A