Yassin Axmed Digfeer | Buugii Sirta | Biir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
    Google+ goo.gl/ujFnUz
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram goo.gl/xNluhu
    / dalmar_d

Komentáře • 543

  • @fahadhaji2443
    @fahadhaji2443 Před 5 lety +119

    Burji iyo nasiibla'aay
    Barwaaqada kacararaay
    Abaartana ubaydhaay
    Khayrka balo ka jeceleey
    Balo iyo baas ka jeceleey
    Wuxuu dumar ka baqi jiray
    Iyadu u badheedhaay
    Bilic lagu khasaaraay
    Boqoradii haweenkee
    Hablaha lagala soo baxo
    Baryo taaaaaan
    Baryo taaaaaan
    Baryo taaaaaan
    Baryo taan u haystaay
    Jacaylkaan muddada badan
    Baarka u fidhaadhiyaayiyo
    Beerlaxawsigaagii
    Ka bogsoodayee kow DHeh
    Buugii sirtaadiyo
    Boogtaadii waan helay
    KaaganA baxee labo dheh
    Waxaan baaq u dirayaa
    Tacsi ugu bundubayaA
    Jacaylkeenii barigii
    Barbaartii wax ka ogayd
    Eeee galinsoor bankiisiyo
    Baadiyihiisa laga helo
    Beelguba inaaa thy
    Illeen beeni raad maleh
    Na dhexmarin bariidadu
    Illeen waan isbaraneee
    Waxayse balo ka joogtaaa
    Boqol midabyo leeyeey
    Kan dambeed isbarataaan
    Siduu bohosha ugu dhici
    Balwadaadu liidiyo
    Hadday baarka curubiyo
    Bulsho iyo taleex thy
    Dhaqan kala baqooshee
    Biirta iyo dhayladu
    Intee bari intee barri
    Inteeeeee
    Baribay ku wadayaaaan?

    • @abdiqanimo7715
      @abdiqanimo7715 Před 2 lety +3

      Mahadsanid wll

    • @user-eg8ly1nv1x
      @user-eg8ly1nv1x Před 8 měsíci +6

      Biirka iyo dhayladu intee beri bay kuwadayaan Biir waa khamriga

    • @dayax11
      @dayax11 Před 2 měsíci +2

      ugaaskeyga.......waa biirta iyo dheyladu intee beri bey ku wadayaan.......ma ahan beerka iyo dheyladu

    • @fahadhaji2443
      @fahadhaji2443 Před měsícem

      @dayax11 thanks bro waa keyboard error

    • @fahadhaji2443
      @fahadhaji2443 Před měsícem

      ​@@abdiqanimo7715adaa mudan wll

  • @hamseahmed3754
    @hamseahmed3754 Před 5 lety +164

    Wuxuu dumar ka baqi jiray
    Iyadu u badheedhaay
    Bilic lagu khasaaraay 😩
    yaa daawanaya 2020

  • @grhrtey3y443
    @grhrtey3y443 Před 7 lety +39

    Addunka maxaa rag soo maray ina lilaah wa inalilahi rajucuun digfeer allow kuu naxariiso janadu firdawsa ku gee amiin yaa allah

  • @rahmoomar537
    @rahmoomar537 Před 5 lety +48

    Waxayse balo kajoogta boqol midabyo leeyey kan danbeed isbaratan siduu bohosha ugu dhici👈👈👈2019 hada dhagaysatay like ta haila dhafin😄😄

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 Před 3 lety +48

    Caawa oo aan is fahmi weynay gabadh aan la socday 2 sano sida aan qiyaasayo dhaqaalo aanan aheyn ayey iga goobeysaa ama waa la igu diray waxanse kalo amin sanhy fogaanshuhu wax badan sababay heestaan ayan nafta ku sabay dib danbe uma wici doono cawa kadib 👋👋👋👋🤙🤙🤙🤙

    • @jaamacbaashe8208
      @jaamacbaashe8208 Před rokem

      Legend baa tahay shp waa lagula qabaa waxaa

    • @olujoogabdi9207
      @olujoogabdi9207 Před rokem

      Sxb qofta ma heshiseen 1 sano kadib

    • @dayax11
      @dayax11 Před 6 měsíci

      @@olujoogabdi9207 maya mid kale oo iimaan leh ayaan helay sxb

  • @shuceibhassan
    @shuceibhassan Před rokem +8

    One in a million legend Ahmed yassin digfeer wuu dareen heesaa rabow godka ku janee amiin.

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 Před rokem +6

    الي جنات الخلد وفي مقعد صدق عند مليك مقتدر ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 Před 2 lety +13

    14/5/2022 ayan dhageysa bari insha allah wax la doran madaxeynaha somalia inu farmajo so noqda rajeyn insha allah
    Alle ha unaxaristo digfer😓😓

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 Před 3 lety +55

    2021 hadii ad dawaneyso like ha ila dhaafin

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 Před 5 lety +8

    Cajiib cajiib cajiib allaa yaa raxma ahmed yasin digfeer
    Hees qiimo leh hablaha imika ayaa dhinac kaga jira heestani
    😂❤👑👑💪💪

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji Před 5 lety +34

    This is my favorite song

  • @Sakariye_Akabe
    @Sakariye_Akabe Před 2 lety +5

    Mudo Afar-sanno Kabadan ayaan heestan aqaanaa oo aan dhagaystaa maalin walba! Si toos ah ayau nolol maalmeed kayga uga mid noqotay.
    Digfeer runtii waxa uu inta badan heesaha ka sameeyaa Qisooyin cajiib ah! Heestaninna heesahaas Qisooyinka laga sameeyay ayay kow ka tahay.
    Digfeer Dunni kale ayuu ka yimi!
    "Biirka iyo dhayladu
    Intee baribay kuwadayaan"

  • @grhrtey3y443
    @grhrtey3y443 Před 7 lety +6

    ooooooof ooooooof rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi digfeer allow kuu naxariiso Amiin

  • @houskankairo6476
    @houskankairo6476 Před 2 lety +4

    Thank you digfer existe this world and the others so you are a great singer

  • @guuleedkhayre8417
    @guuleedkhayre8417 Před 4 lety +5

    2020 3:30 hbenimo ayan dawanaya ciidul adxa digfer inu aduunka ka tago May ahyn lkn alle aya inaga jecladay ❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @naimamohamed9306
      @naimamohamed9306 Před 3 lety +1

      Ninkasi inuu aduunka ka Haymo may ahayne lkn rabi baa qoraye

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 Před 2 lety +8

    taarikhdu waa 10/5/2022 cawa waxan hestan dareenkeyga ku cabiraya gabadh aan isla socon jirney in leygu direy iyo in kale ma garanyo balse waxan cadeynaya inan cawa isku keen dambeyso alle calaf wagzn hakU siyo 🥺💔 noloshu wayo badna

  • @nastexabdi205
    @nastexabdi205 Před 6 lety +34

    Ahmed Yassin digfeer is from Qoraxey qabri dhar my Allah bless him still I'm watching and listening his song since.april /16/2018

  • @MultiLoverboy13
    @MultiLoverboy13 Před 4 lety +9

    Qof walba qofkiisa way is arkaan, wey kulmaan laakiin isma helaan 99%, haddii ay ishelaana waa mar ay midkasta qarda jeex soo marey oo carruur wata oo soo jabay, oo meel wax laga qabto lahayn , caku jaceyl , mahadsanid caweyska dalmar.

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 Před 3 lety +3

    Rabiyoow u naxarii so marxun ka
    Janatull" firdowza aclaa sii" amiin

  • @hamseharun4645
    @hamseharun4645 Před 6 lety +9

    kama xiiso dhaco heestan wllhi Iam still watching 21/07/2018

  • @xamdaqali1606
    @xamdaqali1606 Před 6 lety +80

    Jacaylkan mudada badan baaarka ufidhaayiyo beeer
    Laxawsigaagi ka boogsodaye kaw dheh
    2018 cida dhagaysanysa hestan liketa igu qabo

    • @alinouh1002
      @alinouh1002 Před 6 lety +1

      Anigaa dhageysanaya oo waliba ku celceshanaya , digfeer ma fanaan loo daayo waa waqti hore miyaa?

    • @xamdaqali1606
      @xamdaqali1606 Před 6 lety

      Ali Nouh haaa wllo waaa wakhti hore
      Allh unaxariiiste
      Waa fanaaaaan dhaba ayuu ahaaaa

    • @dayibahmed4682
      @dayibahmed4682 Před 6 lety +1

      Xamda Qali, waaaaw aniga ayaaa caawa ku qaylaya jaad kii macaan ka waan ba ka yaaaban nahay

    • @amalmohamed5717
      @amalmohamed5717 Před 6 lety

      👆👆👆👆👆👆👆still wan dhagaysanayaa

    • @nimconaleeyenimconaleeye6277
      @nimconaleeyenimconaleeye6277 Před 6 lety

      Xamda Qali ani

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 Před 6 lety +15

    Burji iyo nasiiblaay
    Barwaaqada ka caraaraay
    Abaartana u baydhaay
    Khairka ballo jeceeleey
    Ballo iyo baas ka jeceeleey
    Wuxuu duumar ka baqi jiray
    Iyadu u badheedhaay
    Bilic lagu khasaaraay
    Boqoradii haweenkee
    Hablahaa lagala soo boxoo
    Baryo taan u haystaay
    Jacaylkaan mudada badaan
    Baarka uu fidhaayiyoo
    Beer-laxaysigaagii
    Ka bogsoodayee kow dheh
    Buugii sirtaadiyoo
    Boogtaadii Waan heley
    Kaagana baxee laba dheeh
    Waxaan baaq u diraayaa
    Tacsi uu buun duubayaa
    Jacaylkeeni barigii
    Barbaartii wax ka oogayd
    Ee galin-soor bankiisiyooo
    Baadiyihiisa laga heloo
    Beel-guba inaad tahay
    Iyo beeni raad malee
    Na dhex-marin bariidadu
    Ileen waan is baranee
    Waxayse ballo ka joogtaa
    Boqol midabyaleyeey
    Kan dambeed is barataan
    Siduu bohosha ugu dhici
    Balwadaad u leediyoo
    Hadey baar curubiyoo
    Bulsho iyo taleex tahayeey
    Dhaqan kala boqooshee
    Biirka iyo dhayladuu
    Intee bari bay ku wadayaan
    Yaasiin axmed digfeer AUN

  • @housseinmarin8219
    @housseinmarin8219 Před 2 lety +8

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون

  • @ridwaanmohammed1882
    @ridwaanmohammed1882 Před 6 lety +33

    I am still watching 14/01/2018

  • @caydiidfarah5616
    @caydiidfarah5616 Před 5 lety +20

    2019 inta daawata like ta ha ila dhafin

  • @abdinaasirmohamud5432
    @abdinaasirmohamud5432 Před 3 lety +27

    ●Barwaaqada Ka Cararaay
    ●Abaartana U Baydhaaay
    ●Khayrka Balo Ka Jeceleey
    ●Balo Iyo Baaz Ka Jeceleeey
    Yaa Daawana 2021👆

  • @issesayn1807
    @issesayn1807 Před 6 lety +9

    I'm watching 05 February 2018
    My allh bless him

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443

    2016 2017 2018 2019 waxay ahaayen afarsano igaga qasaaray qof dumara intaas hadaan aqoontayda kudadaali lahaa maanta heer kaan taaganahay midka fiican ayaan taagnaan lahaa

  • @nimomahad7210
    @nimomahad7210 Před 4 lety +2

    Waxaan baaq u diryaa tacsi ugu bundubaya
    Jacylkeeni barigii barbartii wax ka ogayd
    Axyaaa fanaan
    Yaa dawanya 2020☝️👌

  • @ccasiiscismaan9098
    @ccasiiscismaan9098 Před 3 měsíci +2

    Allow unaxariiso digfeer wale bajumaha uu inaga buufiyey

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 Před 3 lety +4

    😍♥️heeso waa kuwii hore dadna waa kuwii qaadayey♥️🥀🥀🤴 11.3.2021

  • @abd7ili993
    @abd7ili993 Před 5 lety +20

    like isaar hadii aad halkan soo gaadhay
    degfeer awgiis lika igu xad

  • @barniiyobaar3812
    @barniiyobaar3812 Před 2 lety +6

    🤝Buuga sirtayda qaado oo waxi ku anfacaya kala baxa lakiin shanqadha laaan iyo kahasho laaaan igu la joog ama iga maqno ccidlada adigo kale kudhaante✍️😍😊😊😊

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 Před 3 lety +8

    Waxayse balo kajoogtaa boqol midabyo leeyey kan danbeed isbarataan siduu bohosha ugu dhici 😂🥺 naagmusibaa loqaday hestan malaha 😂😂 olaga qeyliyey 😒🤔🤔 12.10.2020🥀🔒😘

  • @ahmednuurhonest8131
    @ahmednuurhonest8131 Před 2 lety +7

    Old is gold rest in peace 😰😰

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 Před 5 lety +5

    Hananka masraxa laguso galay dagenaanta Codka raga musiga erayada i dilay
    R.I.P. Digfeer

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms Před 2 lety +1

    Masha Allah fanaanka laguu sheegaya waa kanoo kale maaha sharma boy iyo wixii lamida.
    Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo Axmed Yasin Digfeer legend buu ahaaye.

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 Před 6 lety +2

    Digfeer fanaanka kaliya ee aan waligii qaadin hees calaacal ah ama ammaan dumara heesihiisu wada daadis bay ahaayeen alle haw naxariisto

  • @ibrahimhire3625
    @ibrahimhire3625 Před 3 lety +6

    Old is gold if yuo are listening in 2021 like me 🥰🥰

  • @abwaangaandi5041
    @abwaangaandi5041 Před 6 lety +8

    Burji iyo nasiib lay .Barwaaqada Ka cararaay !!! 18.04.018 Mittwoch . Germany 10:41 Am . Xusuus

  • @simanzakariye7182
    @simanzakariye7182 Před 3 lety +3

    Heestaan naag ciyaala suuqad ah oo cabtooy ah quruxdayda qaab xun ugu faaidesatay ku socota

  • @sayidholac5382
    @sayidholac5382 Před 5 lety +4

    wuxu dumarka baqi jiry
    iyadu ubadheedhay
    bilic lagu khasary
    boqoradi hweenke
    hblha laga soo baxo
    .baryo taan bryo tan
    .uu hahstay
    7/8/2019

  • @dayax11
    @dayax11 Před 6 měsíci

    balwa taad u leediyoo hadey baarka curibiyo, bulsho iyo taleex tahay dhaqan kala baqoosheeneee......biirta iyo dhlayladu intee beri, intee beri, inteeee...intee bari bay ku wadayaan...yaa salaam legend....RIP

  • @hamzearab528
    @hamzearab528 Před 5 lety +7

    Weli waan daawanayaa 2019 june 28
    In HOSPITAL

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 2 lety +10

    قمه في الإبداع والروعه، ،،،،،، لك الرحمة والمغفرة ياسين احمد ديجفير فنان بمعنى الكلمة

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Před 2 lety +2

      Mr Looyaan. Maxaa ku dhacay af Soomaaligii. Ma keyboard kaaga baa carabi kaliya ah

  • @walaxwalaxbeauty7533
    @walaxwalaxbeauty7533 Před 5 lety +4

    digfeeer heesihiisa badankood naag lee isku xumaadeen heestaan ma qiso dhabaa abwaanka leh yaa yaqaano👍✌

    • @asmacarte3706
      @asmacarte3706 Před 3 lety

      Haa wllo waayo Naagtu haba ilmaha u calool galaba so ridi jirtay

    • @abdirashiidahmed2006
      @abdirashiidahmed2006 Před měsícem

      Abwaanka heesihiisa badankood sameeyey waxaa la dhahaa Abwaan Nuur Cagoole ama Nuur Jiis.

  • @abiibbeddel9625
    @abiibbeddel9625 Před 6 měsíci +1

    Bilic lagu qasaaraay😮

  • @aayatiinmediaproduction5668
    @aayatiinmediaproduction5668 Před 4 měsíci +23

    Who watch this song? 2024❤

  • @riyaadam192
    @riyaadam192 Před rokem +1

    My people have the best singers ❤️

  • @GodfatherGoat1
    @GodfatherGoat1 Před 5 lety +7

    Jacaylkaaa mudada badan
    Baaarka u fidhaaayiyo
    Beer la xawsigaaagi
    Ka bogsoodaye kow dheh
    Buugii sirtaaadiyo boogtaadi
    Waan helay kaagana baxee
    Labo dheh

  • @aichamohamed7941
    @aichamohamed7941 Před 6 lety +13

    Barkhad igama aadan xishoon wallaahi saa heestaas ayaad dhageysataaa ❤ jacayl ayaan moodi jiray show waaba daadis tii igu dambeysay yasir allaah

    • @omarmunye6290
      @omarmunye6290 Před 6 lety +1

      weey dhacdaa marmarka qaar huuno, balse waad fahantey soow maaha? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    • @aichamohamed7941
      @aichamohamed7941 Před 6 lety

      Haah waa caynkaas

    • @muxiyadiinapdikariin2684
      @muxiyadiinapdikariin2684 Před 6 lety

      Maad iska hubisid markii hore ma soomaaligaad aqoon

    • @najiibhassan
      @najiibhassan Před 5 lety

      @@muxiyadiinapdikariin2684 gabadhu layab Male sida hada afka la is ka nuxnusdo ma ahayn Live ayuu u hesya marka inada sfcn u fahmin way dhacda.

    • @saetapdi6960
      @saetapdi6960 Před 3 lety

      Asc. Qaali. Dumarey

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Před 6 měsíci

    This was a genuine singer. May his soul rest in peace.

  • @NOIR947
    @NOIR947 Před rokem +3

    Digfeer one and only ❤

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Před měsícem

    Wow heesihii hore bal daawo iyo hada waxa jiro abwaano mulaxamiiste heesaa every thing was good but now wax ladhagaysankaro majiro

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 lety +5

    #LyricsSongBURJI
    Burji iyo nasiib Laay
    Barwaaqada ka cararaay
    Abaartana u baydhaay
    Khayrka belo ka jeceleey
    Belo iyo baas ka Jeceleey
    Wuxuu dumar ka biqi jiray
    Iyaduu u badheedhaay
    Bilic Lagu khasaaraay
    Boqoradii haweenkee
    HabLaha Lagala soo boxo
    Beryo taan U haystaay
    Jacaylkaan mudada badan
    Baarka u fidhaayiyo
    Beer Laxawsigaagii
    Ka bogsoodayee kow dheh
    Buugii sirtaadiyo
    Boogtaadii waan helay
    Kaagana baxee Laba dheh
    Waxaan baaq u dirayaa
    Tacsi ugu bundubayaa
    Jacaylkeenii berigii
    Barbaartii wax ka Ogayd
    Ee gelin soor bankiisiyo
    Baadiyi-hiisa Laga helo
    Beel guba inaad tahay
    ILayn beeni raad ma Leh
    Na dhex marin bariidadu
    ILayn waan is baranee
    Waxay se bello ka joogtaa
    Boqol midab ya Leeyeey
    Ka danbaa is barataan
    Sidduu BOHOSHA ugu dhici
    Balwadaadu Liidiyo
    Haday baarka Ugub iyo
    Bulsho iyo taleex tahay
    Dhaqan kala boqooshee
    Biirka iyo dhayladu
    Intee BERI bay ku wadayaan
    --------------------------
    HEES xusid mudan Old is gold memories
    Mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha kama daalo dhagaysigeeda. I Can't stop Listening this.❤ MY Unique My Favorite
    AHUN THE ONE ONLY LEGEND the Greatest Of all the time AHMED YAASIIN DIGFEER.
    Heestan Original-keeda waxa la sheegaa inuu lahaa Cabdilaahi Cabdi LAYLOON uu isagu qaaday Nuur Jiisna isaga U dhiibay AHUN.
    Erayada ABW Nuur Jiis AHUN 1979
    Laxanka Ahmed ciise Faarax AHUN
    Luuqda hore C C Layloon AHUN
    Luuqda dambe Ahmed Y Digfeer AHUN.
    Mahadsanid saaxiib CAWAYSKA.👍

  • @morcozmoha4501
    @morcozmoha4501 Před 7 měsíci +1

    2024 digfeer Allah unaxariisto 😢

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 Před 4 lety +5

    Inkastoo aaanan jeclayn in hablaha ceebtood la sheego hadana heestan dhawr goor waan dhagaystay

  • @MunitaXirsi
    @MunitaXirsi Před měsícem

    Waligay waan jeclaa heestan waxanan dib ugu so noqday 2024.7.3. Sacaduna 11:36 😢😢😢

  • @grhrtey3y443
    @grhrtey3y443 Před 7 lety +5

    lkn digfeer sawka dhulka la dhacay dumarkii run sheege digfeer aragtidiisu dheeraa ninku digfeer allowkuu naxariiso Amiin

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Před 4 měsíci +1

    We Wuxuu dumar ka biqi jiray
    iyadu u badheedhaay
    bilis lagu khasaaraay😭😭😭😭😭

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 Před 5 lety +5

    2019 Yaa Daawanaya❤❤❤

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 Před 4 lety +2

    Miyaaban ka xiiso dhacaayaa Yasin Ahmed digfer iyo habeen kale
    12/10/2019 saacada 2:00 Am
    Alle ha u naxariisto

  • @Razaam-20
    @Razaam-20 Před 4 lety +3

    *Burji iyo nasiiblaay
    *barwaaqada ka carartaay
    *abaartana u baydhaay
    *kheyrka balo ka jeceleey
    *balo iyo baas ka jeceleey
    *wuxu dumar ka baqi jirey
    *iyaduu u bareeraay
    *bilic lagu khasaaraay
    *boqoradi haweenkee
    *hablo laga la soo baxo
    *baryo taan u haystaay
    *jacaylkan mudada badan
    *baarka ufiraayiyo
    *beer laxowsi gaagii
    *ka bogsoodayee kow dheh
    *buugii sirtaadiyo
    *bogtadaaadiina waan helay
    *kagana baxee labo dheh
    *waxa baaq udirayaa
    *tacsi ugu bun dubayaa
    *caashaqeeni barigii
    *barbaartii wax ka ogeed
    *ee galinsoor bankiisiyo
    *baadiyihiisa laga helo
    *beel guba inaad tahay
    *ileen beeni raad maleh
    *na dhex marin bariidadu
    *ileen waa is baranee
    *waxay see balo ka joogtaa
    *boqol midabya leeyey
    *kan danbo aad is barataan
    *siduu bohosha ugu dhici
    *balwadaadu liidiyo
    *haday baarka curubiyo
    *bulshiyo taleex tahay
    *dhaqan kala boqooshee
    *biirka iyo dheyldu
    *intee barii intee barii
    *intee bari bay ku wadayaan

  • @balldontlie3940
    @balldontlie3940 Před 3 lety

    Jul 8. 2021. Digfeer wa halkisa. lakiin raga musiga tumaya ayaan gacan uu tagay WOW

  • @sallomohaofficial411
    @sallomohaofficial411 Před 3 lety +2

    Qisada heestan intii garaneysa halkan eegu reeb plz 2021

  • @kingmhd8432
    @kingmhd8432 Před 6 lety +3

    I'm still listening 24/9/2018 12:00 am 🔥🔥🔥💓

  • @abdikaafidaleel5741
    @abdikaafidaleel5741 Před 5 lety +2

    Buukii sirtaadiyo boogtadii waan helay kaagana baxaye laba dheh

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 Před 5 lety +8

    baaal guba inaa thy iyo beeni raadi ma leh na dhex marin bariidadu ilayn wn isbaranee 2019 yaa ila dwanaya

    • @farahhalane2081
      @farahhalane2081 Před 5 lety

      Kowther Abdirzak beel guba in aad thy not baaal guba

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama6109 Před 4 lety +2

    Heestani waxa ku haboontahay dumarka dhibta baddan ee axdi ka baxa yaqaana, is rogrogga baddan, hadba nin kale laaca, haddana isku haysta in ay cid kasta ka caqli baddan yihiin ee aan xasilin abidkood. Waa hees macaan xikmad baddana xambaarsan. Eebbow u naxariiso Digfeer muxuu hees xigmad leh uu qaaday

  • @cwahaabdaud3614
    @cwahaabdaud3614 Před 2 lety +1

    Buugii sirtadiyo boogataadii waan helay
    Codkii iyo laxan kii ahmed tasting different
    Erayadii cabdilaahi jawan

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci

      heestaan nin nuur jiis la yidhaahdo baa sameeyay AHUN

  • @ibraahinahmedismail61

    Miraha waxa lahaa abwaan nuur jiis Allaah ha u naxariisto labadaba

  • @katagruuxakaatagay5944
    @katagruuxakaatagay5944 Před 6 lety +2

    Digfeer Alle haw naxaristo waa Fanaanka kaliya ee waligii aan qaadin Hees Calaacal ah ama dumar lagu Amaanayo

    • @alinouh1002
      @alinouh1002 Před 6 lety +1

      ka tag ruuxa ka tagey, walaal waxaa jirtey hees uu u qaadey gabadh oo ahayd " dawada la i cabsiiyo iyo cirbada la igu durayaa cashaqa ma biisaa" oo u qaadaayey gabadh ay kala lumeen koley isaga kumey saabsaneyn ee abwaankii sameeyey uunbaa og ciduu u sameeyey, digfeerse inuu gabdha jeclaa buu ku matalaayey, waxayna ku jirtey ruwaayad, hada magaeedii ma xasuusto.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 3 lety +1

      Boqol heesood baanu kuu HeyNaa oo uu calaaclaayo.

    • @faraaxcabdi2443
      @faraaxcabdi2443 Před rokem

      Wax badan buuqaaday calaacal io midkaleba

  • @aidrousmahmud730
    @aidrousmahmud730 Před 2 lety +8

    Balwadaadu Liidiyo
    Haday Baarka Curubiyo
    Bulsho Iyo Taleex Tahay
    Dhaqan Kala Boqooshee
    Biirka Iyo Dhayladu
    Intee Beri Kuwadayaan!!
    Digfeer AUN.

  • @ismaelabdi201
    @ismaelabdi201 Před rokem +2

    2022 hadad dawaneso oo Waliba ku marqanisid lika isara

  • @mustafeabdi5606
    @mustafeabdi5606 Před 3 lety +2

    Yaa dawanaya heestan 2021 Oo saxiibtiisi 2020 u diray 🤣

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 Před 4 lety +2

    Jaceylkeennii berigii
    Barbaartii wax ka ogayd
    Ee Gelinsoor bankiisiyo
    Baaddiyihiisa laga helo.

  • @haykalsaney3060
    @haykalsaney3060 Před 5 lety

    Buji iyo nasiblay barwaqada kacararay abartana ubayray khayrka belo kajecelay iyo bas kajecelay wa digfer dumar warkoda wa dhameyay wana run sheg alle ha unaxaristo inta uu alle naxaristo

  • @toosanecali
    @toosanecali Před 4 lety +7

    Balwadaada liido iyo haday baarka curubo iyo bulsho iyo taleex tahay dhaqan kala baqoosheen
    Biirka iyo dhaylada intay beri bay ku wadayaaan
    8/1/2020
    Waa meelihii lagu tuman jiray berrigii Nabadda

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 Před 4 lety +7

    Who watch this song 2020?!

  • @Yasminmohamed-hv6lt
    @Yasminmohamed-hv6lt Před 7 měsíci +1

    waxay blo ka jogtaa ta danbeed is barataan🌚✅

  • @charmakemohamed8186
    @charmakemohamed8186 Před 2 lety +8

    Wowww very beautiful words and touching big love for you Ahmed yacin digfeer

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 Před 5 lety +7

    AXMED YASIIN DIGFEER
    la iskama sheegtee waxa hore loo yidhi
    nina alla baray nina alla badey isaga chellenge alle ku beerey ayuu ahaa
    man shalla waxan dareema jawi degen marka odeygu ii baxayo

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro Před 4 lety +7

    Heestan markaan dhagaystaba waxaa igu soo dhacda qiso igu dhacday aniga ahaaan berigaas oo aan burco ku noolaa 2014 waxay ahayd maalin salaaso markaanu is baranay gabadh gashaantiin ah oo joog iyo jamaalba leh iyadoo barashadaa uu sabab u ahaa nin aanu sxbnahay oo la odhan jiray "Axmed kabadhe" Markaas oo gabadh isagu la sheekaysan jiray ay gabadhani soo raacday sidaasna aanu isku baranay gabadhii heblaayo ahayd .....Waxaanu wada soconaba galab ayaanu isku raacnay beer aanu lahayn oo ku taalla Koonaha magaalada iyadoo casar liiq ah ayaanu tagnay beertii markaanu albaabka marayno waxaa is qabsaday roob mahiigan oo ah oo aanan ku talo gelin ,gudubnay gudaha galnay roobkii qaad ku darsoo biyuhu waxay noo joogaan meelaha qaar jilbaha talo ayaa nagu cadaatay Anoo qoyan oo dhaxamoonayna Waxaanu ku jirnaa qol yar oo ah kuwa lagu kaydiyo dalaga beerta ka soo go'a ,Saacadu waxay gaadhay ilaa 8-habeenimo meel loo baxo ma leh ninkii beerta waardiyaha ka ahaa ayaanu talo waydiinay wuxuu noo soo jeediyey in aanu seexo oo aanu subaxdii baxno ,qaadanay taladii in lee wax kale ma furnee,waxanu iska cunay baasto yar oo isagu markaa karsaday iyo khudaartii beerta ka baxday sida saytuunka ,canbaha,moos,liin macaan waanu seexanay weliba hal joodari waxaanu meenu meeshii ka soo kacnay subaxdii ilaaa 6-subaxnimo anagoo ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,habeenkaa wixii dhacay alle uun baa ogaa nio intaas ka dib ayaan soo qabtay telefonn yar oo aan lahaa oo memory iigu jiray ka dib heestan baan gaystay ilaa aanu xaafada ka tagno WAXba yaan hadal kugu daaline gabadhii waxaan ula baxay "khayrka belo ka jecel " wixii intaa loo sii dhaafaa waa denbiye nabadeey 14/2/2020

    • @atisardias9622
      @atisardias9622 Před 4 lety +2

      markaad gabadhi sharafta kaga ciyaartay ayad magacaas ula bahday sow maha balaayada ku qaado kuma dhigto amiiin

    • @Hawlomediapro
      @Hawlomediapro Před 4 lety

      @@atisardias9622 wllo sharaf kaga maan ciyaaarine sidee rabtaa aduu ?

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 Před 3 lety

      @@atisardias9622 🤣😂😂😂😂😂 horta suu,aal bal wiilka gabdhu ma saxdiibay aheed oo ada kalatuuray? dheh mise waa ha socotay ahed hhhhhh

    • @tesmayare4406
      @tesmayare4406 Před 3 lety +2

      Intan comenti akhrinayay ninki ugu lndheraysana batahy hadaad dubeysay khayrka balo kajecl wa u qaLnta😁😁😂

    • @Hawlomediapro
      @Hawlomediapro Před 3 lety

      @@fathiamohamedahmed472 Ha socoto ayay ahayd deee

  • @kingarfax2351
    @kingarfax2351 Před 3 lety +2

    2021 hada daawaneyzo like dhg kusii war zoo nqo dhg kusii kkk

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl Před 4 lety +1

    WAAAAAAAAAAAW WAA GURIGII UMADA JABUUTI WAXA KA QAADAYO HEESAHAN GARAB MAALIN DUBATAA,BUUGII SIRTA.

  • @hannaqurux2427
    @hannaqurux2427 Před 6 lety +3

    A low kuu naxariiso aamiin amiiin amiiiin

  • @mohamedalasali3838
    @mohamedalasali3838 Před 7 měsíci +1

    2024 Ayaan daawanayaa marki ugu horeysay

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 Před 7 lety

    Waaae ilaahy ha unaxariisto Digfeer heesta si dareen leh bu usoo gudbiyaa

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim Před 7 měsíci +1

    Allah unaxaristo digfeer

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 Před rokem +1

    AUN digfeer fanan qiimo badan soo maray tarikhda somalia heestan ugu jeclahay heesahisa waliba iido qaaci ah waxaa dhageysanya talaado arbaco soo galeysa tarikhda thy 31-1-2023 20;33 muqdisho-somalia

  • @aymarmusa225
    @aymarmusa225 Před 5 lety +4

    Yaa wali ila daawanaya 2019

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 Před 2 lety +2

    Caajiib weeye wllhi heeskani waa fariin aad uculus falanqayn uma baahna heesku qofkii garanayaa wuu fahmayaa nscasna loo sheegimaayo 👋🤔

  • @hodaallehaldoor1179
    @hodaallehaldoor1179 Před 5 dny

    I'm still watching 4/9/2024

  • @ahmedsugulle3116
    @ahmedsugulle3116 Před 8 lety +8

    Buugii sirtaadiyo
    boogtaadii waan helay
    kaagana bexee laba dheh
    Waxay see balo kajoogtaa
    boqol midabya leyee
    kan dambeed isbarataan
    sidi bohoosha ugu ridi

  • @sharifgarcadde4248
    @sharifgarcadde4248 Před rokem

    Midka mid ah heesaha aan ugu jeclahay heesa faananka weeyn digfeer Alle ha u naxariisto, heeskan waxan dhageysan jiray waabari ma aan dagana oo isgooska taleex aan gaari ka raaci jiray

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 Před 5 lety +19

    waxan baaq u durayaa
    tacsi ugu bundubayaa
    jacaylkeeni barigii
    barbaartii wax ka ogayd....😍
    Yaa daawanaya 15/07/2019

    • @caamiradehoffical1100
      @caamiradehoffical1100 Před 5 lety

      nin xanuusanaya huduu yidhaahdo flim sharaad halasameeyo waxaa jira dad ku shaqaysta warqaada furitaankeeda

  • @shakaal174
    @shakaal174 Před 5 lety +1

    duqan wa dadki hore waqtigi duq siyaad bare fananta hore ilahy ha u naxaristo dadkas kuli we dhinten

  • @moogecawil5997
    @moogecawil5997 Před 5 lety +1

    Erayada heestatan waxaa lahaa allaha unaxariista abwaan nuur jiis qisadana asaga ayey qabsatey

  • @qadafinuur
    @qadafinuur Před 3 lety +2

    Boqol middab yaleeyeey
    Heestaa 2021 baan dhagaysan hayaa waxaana bartay heestan 2008 ilaa hadda 13 sano tanoo kale baan ka cabsan hayaa inay igu Dhacdo

  • @aminjamanuur9943
    @aminjamanuur9943 Před 3 lety +1

    20/07/2021 yaa dhageysanaya waliba mirmaqayaa like isaar ismujaa. Eid mubarak