Wareysi Cajiib Ah -Ninka Ugu Gaaban & Ninka Ugu Dheer - Ee DDSI | Degmada Ceel-Karre

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 12. 2014
  • Muuse Mukhtaar Sheekh Isxaaq oo Noqday Ninka
    ugu dheer Deegaanka Somalida Itoobiya,
    iyo Weli Aadan oo isna noqday Ninka ugu gaaban,
    Labaduba waxay kasoo jeedaan Degmada Ceel-Karre
    ee Gobola Afdheer - DDSI - Ceel-Karre
    Waxay Ku Taal Buuro Dhaxdood, Waxana Dhax Mara Tog Ama Waadi Biya Mareen Ah.
    Magaaladani Waxay Kamid Tahay Magaalooyinka ugu Da`Da Weyn
    ee Geeska Africa ....
    ..................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Komentáře • 77

  • @gesirerhaji1594
    @gesirerhaji1594 Před 6 lety +1

    Cani gaaban he is gorgeous mansha allah ... Both they got tallent... We gona face the world

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 Před 8 lety +5

    Bismillah war nin yahow barnaamij fiican ayaad keentay hadaadan labadaan fun aad ulajeedin

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 Před 7 lety +3

    kan yariiska caadi m,ahan codkar waye masha allah

  • @hibomohamoud590
    @hibomohamoud590 Před 9 lety +1

    midka gaaban afsoomaali ayuu ku hadlayaa kan dheer lkn afkiisu ma aha afsoomali anigu waxba kama fahmin qoraalka mooyaane waa abuurta allah wax lala yaabo ma aha mansha allah

    • @themadengineer8601
      @themadengineer8601 Před 8 lety

      +Hibo Mohamoud kandheer wuxu ku hadlayo waa afsoomaali lahjada af-mayga la yiraahdo,
      afka soomaliga ayaa loo qeybiya laba lahjadood, maxa tiri iyo may lakiraahde

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      ​@@themadengineer8601wa af gariire

  • @imachehodan2864
    @imachehodan2864 Před 8 lety

    masha allah ilahay ha idin xafido walalayal

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 9 lety +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nice wareysi

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 Před 6 lety +1

    Ninkan dheer afkee buu ku hadlayaa lkn nin xanuunsanaya buu u eegyahay ilaahey ha caafiyo haduu xanuunsanayo

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      Waxa uu ku hadlooyaa af gariire ceel kari looga hadlaa

  • @dayax1411
    @dayax1411 Před 7 lety +8

    ka Dheer ka gaaabana ka hadal fiican. kana hadal qiimo leh Hhh

  • @maxamuudtimo1078
    @maxamuudtimo1078 Před 7 lety

    maansha allah

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka9100 Před 4 lety

    Mashallah

  • @ahmedabdirisak5112
    @ahmedabdirisak5112 Před 5 lety +1

    Kaah Dheer afkee

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 Před 6 lety +2

    nin gaaban hadal u daaa

  • @fatmofarah9757
    @fatmofarah9757 Před 8 lety

    Oshawa
    Isha bursan

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 Před 7 lety +2

    af maxaaweeye oramayna maya may maah walyidhi in kastona aqoon lkn malaha wiilka dheer xaga codkama waaxbaa ka haysta

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      Af gariire

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 Před 8 měsíci

      @@maxamedrizaq oo gariire waa maqlay masaasaa lahjadiisu somali maba aha yaahuu oo qabiilka gurre ladhaho afsomaligiisu waa caadi ee maxaa gariire ku dhcaya

  • @aliabdirizakvevo
    @aliabdirizakvevo Před 7 lety +1

    Kan Yar maba 28 jiro macquul maha

  • @maxamedaden7432
    @maxamedaden7432 Před 6 lety +1

    kkkkmmmmmmmmkkkk war ninka wali caadi maaha

  • @studionirobi8352
    @studionirobi8352 Před 6 lety

    ilaahey awodise daya gosalka

  • @hibakay7255
    @hibakay7255 Před 5 lety +1

    Kaan dheere af maay ayu ku hadlaya

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      Mya waa afka gariire waaye

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 Před 8 měsíci

      @@maxamedrizaq oo siduu u fahmaa hadalka wariyaha marka hadana ku hadlayn maxa weeye gariire waa maqlay laakiin ma arag intaan aduunka joogay waxan ahay reer kismayo

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 Před 7 lety +1

    war ninyahow kangaabani waa mucjiso yar walhy hadakkiisa codkar weeye

  • @cabdirshidmhmedhagi9365

    Kan yaree gaban Fariid karti miidhan

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 Před 8 lety +1

    Brother kabo LA eg was loo soon diraa meel lagala xiriiro kusoo qor

  • @WiseMan9071
    @WiseMan9071 Před 9 lety +1

    hhhhhhh ka gaban Waaa wax garad

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 7 lety

    somali may weeyaan

  • @omarmahmoodkasim5677
    @omarmahmoodkasim5677 Před 6 lety

    Asxaabey kandher laqdukuhadlayo magced qofki kasayo haishego

  • @queenseyna6496
    @queenseyna6496 Před 4 lety

    Masha allah

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Před 8 měsíci

    Waar ninka dheer waxba lagama fahmayee wariyaha markuu su aalayo siduu afsomaliga u fahmayaa hadana ku hadlayn waa ilaahay amarkii

  • @ahmedshafi4909
    @ahmedshafi4909 Před 7 lety +4

    mxu kuhadlayaa midkan dher afkee yayay

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 Před 7 lety

    dhim mawabaan kafahmy innak dheer

  • @ahmedabdirisak5112
    @ahmedabdirisak5112 Před 5 lety

    Ku hadlayaah

  • @abdulwahababdi4416
    @abdulwahababdi4416 Před 8 lety +1

    ka gabaan wa aqlilow

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 9 lety

    kuwa ila dhashey way dhaadheeryihiin kulahaa waa nin adag gaabnida mooyee

  • @ayaneabdi76
    @ayaneabdi76 Před 8 lety +2

    wiilka dheeri afkisa maba lafahmayee

  • @somalilandgirls1878
    @somalilandgirls1878 Před 6 lety

    Waa wax lagu qoslo kabaha hhh😀

  • @fatmofarah9757
    @fatmofarah9757 Před 8 lety

    Oshawa buraan

  • @umuriham25
    @umuriham25 Před 5 lety

    Dhirir dardiis geesgees ayuu qaloocday

  • @somalilandgirls1878
    @somalilandgirls1878 Před 6 lety

    Waa wax lagu qislo😁 hhhhh

  • @lacasojigjigaawi4209
    @lacasojigjigaawi4209 Před 3 lety

    Kusoo koray kulaha mada koray ba Sxb inti aan ogaa tahe hhhhh

  • @samaterdubad6378
    @samaterdubad6378 Před 6 lety

    wax kale waba cajiip aana horay umaqal una arag

  • @nasiibkahiinkahiin2826

    lkn luqada ninka dher manan fahmin

  • @muuseahmed4472
    @muuseahmed4472 Před 4 lety

    Waar ka dheeri af maxey buuu ku Hadlayaa

  • @gdhfhcgdhfgf5165
    @gdhfhcgdhfgf5165 Před 9 lety

    Ethiopio

    • @noorjimale5101
      @noorjimale5101 Před 6 lety

      Biyahaas shumayaa 24hrs miyey socdaan?waa mucjisaha ilaaheey

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 Před rokem

    Ninka dheer Af gariire muu ku hadla? Gariiruhu waa qabiil dir Ah oo dagan ogaadenia oo af maay maay nooc ka mid ah ku hadlo

  • @ahmedahmedcr7862
    @ahmedahmedcr7862 Před 8 lety +2

    lahajadan waa maxay Af May ga anaba ku hatle lahjadan ma fahmin Af May ma ahan miyaa

    • @nimalul6517
      @nimalul6517 Před 6 lety

      Ahmed Ahmed c R 7 waa aaf oromo

    • @hassanabdi4660
      @hassanabdi4660 Před 3 lety

      Nio wey isku yara a yihiin lkn may may ninki ku hadlaa wuuu fahmaya

    • @ismailhassan9369
      @ismailhassan9369 Před 2 lety

      @@nimalul6517 waawalantahay af oroma maa saas ah gariire waaye cali madaweyne direed waaye abtirsi baro

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      ​@@nimalul6517mya waa af gariire

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      ​@@ismailhassan9369waa runtaa

  • @sacadmuuse9357
    @sacadmuuse9357 Před 6 lety +1

    Luqada uu ka hadlayo ninka dheeri mala ii sheegi karaa

    • @mohamedabdullahi1081
      @mohamedabdullahi1081 Před 5 lety +1

      ninkaa dheer waa gariire - Dir wuxuuna ku hadlayaa luuqad u dhow maayga lknse aan ahayn maay

    • @maxamedrizaq
      @maxamedrizaq Před 10 měsíci

      ​@@mohamedabdullahi1081Haa waa sax

  • @fatxixasancali5714
    @fatxixasancali5714 Před 5 lety

    wuxu ku hadalayaha af amariyan bana umaleny

  • @samaterdubad6378
    @samaterdubad6378 Před 6 lety

    wax kale waba cajiip aana horay umaqal una arag