NINKA UGU IL DHEER BAA DADKA UGU AYAAN DARAN. WAABERI.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • NINKA UGU IL DHEER BAA DADKA UGU AYAAN DARAN. WAABERI.
    heestaan halaasiga ah waxay Maskaxdiisii ka soo maaxatay Abwaan CISMAAN ADAN HUSEEN (CISMAAN ASKARI) aun. waxaana qaaday Hoboladii Waaberi.

Komentáře • 54

  • @somatricks3281
    @somatricks3281 Před 3 lety +18

    2021 cidda ila dhagaysanaysaa like ha ii saarto.

  • @yusufbilaadi3822
    @yusufbilaadi3822 Před 4 lety +21

    2020 yaa iladhagaysanaya🖐

  • @yusuffarah5084
    @yusuffarah5084 Před 5 lety +7

    Alle hawnaxariisto, Abwaan Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari). Runtii wuxuu ahaa Shikhsi qaali ah.

    • @amssaid9583
      @amssaid9583 Před 3 lety

      Agreed, halyeys hu at not with (us) anymore...

  • @axmedcaydid4694
    @axmedcaydid4694 Před 4 lety +3

    Maasha allah dadkii xigmada iyo xaqliga illahay ku manaystay ayey ahaayeen!

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 Před 6 lety +11

    Alle awood waynaaaaa subxanaka yaa cadiiim

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx Před 3 lety +1

    Waynu soo celin karnaa sharafteenii somaliyey hadaynu joojino qabyaalad cibaadada inoo noqotey
    Wlhi inaanad qabiil aakhiro iyo Aduun mid guul ku gaadhayn
    Sharaf waxa lagu helaa alle ka cabsi caqli saliim ah iyo is ixtiraam iyo dal jacayl ogaada qofka gaalo aamina wuxuu ka baxay xayndaabkii alle qof xaydaabka alle ka baxayna waligii guul ma gaadho

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 Před 5 lety +3

    Allah swt naxariistiisa waasaca ah ha ugu deeqo cismaan adan xuseen waa erayadiisii fanaaniinta la soo dhigayaa ma qaadayaan heesta

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 Před 6 měsíci

      Aaamiin waxowba ahaay caalim aqoon yahayn ah, ereyadiisa markaad dhuuxdo masha alah wacyi gelin rasmi ah

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Před 3 lety +1

    Waa xasuustii AUN abwaan cismaan askari

  • @maxamedkadawe9747
    @maxamedkadawe9747 Před 3 lety +4

    Maskaxdaa laga abaaroobay iyo xiligaas Kwrn Manta on joogno 2021 iyo xaalkena soo yahay

  • @amssaid9583
    @amssaid9583 Před 3 lety +2

    So beautiful thnxs wll from the states
    So ideal... archetypal.... subxaanaLah
    Ahay ah...

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 Před 9 měsíci

    Eraydii abwaan cismaan askari

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před rokem

    Waa hees fiican

  • @shodhecumar7741
    @shodhecumar7741 Před 6 lety +9

    Abwaankii aan ugu jeclaa waaberi baa alifey

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem

    Hees macno iyo murti leh

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein5639 Před 6 lety +2

    Cusmaan askari abwaan cajiib ah oon aad ULA yaabay erayada uu u fakaray

  • @mustafeabdirahman1018

    Ninka ugu ildherbaa dadka ugu ayaan daran

  • @khadarmuse2322
    @khadarmuse2322 Před 4 lety

    Illahay

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 Před 8 měsíci

    Xasuus dahab ah

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 Před 6 lety +5

    Fanaaniinta meesha ku sawirani maaha kuwa qaadaya heesta cismaan aadan xuseen aun waa lagu qabsaday heesta waa anti bay faqashtii tidhi

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 Před 5 lety

      Waxa kujirta Tiriig Xaashi iyadoo lawaraysanayo waxay tidhi anti ayey ahayd oo dawladay kusocotay

    • @safwanking9176
      @safwanking9176 Před 5 lety +2

      Asal Hargeysa aabahaa miyuu ahaa faqashtu? kkkkkkk

    • @mohamedabiib8254
      @mohamedabiib8254 Před 5 lety

      @@safwanking9176 af qashuush

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 Před 5 lety +1

      @@fardowsaIsmail maxaad ku qabsanaysaa dadka dhal faqasheey Runtu fanto maaha waydinkaa is cunaaya markaanu iska kiin xakamaynay qaraxa soomaaliyeed Hal waaye halkuna koonfur lee waaye isku basbeela reer cuqubo

    • @hibaaqnur1436
      @hibaaqnur1436 Před 4 lety

      @@fardowsaIsmailnaahooy faqash sow tii Somaliland laga faramaroojiyay dadkeedina faqash wax is qasha oo is halaaga oo lagumaysto shacabkoodii noqday joogto agreed ku faani

  • @cabdallamoxamed473
    @cabdallamoxamed473 Před 4 lety +1

    Lyrics soo raaciya kheyr qabayaal

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Před 3 lety +1

    Barigaa baa dadku lahaa maskaxda laga abaroobay xaqiidii maanta ayaa maskaxda si dhab ah looga abaroobay

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760

    wayo wayo iyo somaliweyn oo isracsaneed wagaas

  • @hakimi2526
    @hakimi2526 Před 3 lety

    Maantana ina xaaji ingiriis baa ku ciyaaraya subxaan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Nunsesesesesee.diqoney gabadha khatraaaaayqarankhayrto lagaa dooqay minyaro bahyar.yarta.kalacayn

  • @abdilaahihussencg9169
    @abdilaahihussencg9169 Před 4 lety

    Heesta waxan arkey yaago qadaya am ku luuqeenaya fanada nimco Degen iyo xaajiged

  • @monahar9128
    @monahar9128 Před 2 lety

    2022

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 Před 4 lety

    m.a

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 2 lety

    👍🇸🇴

  • @omarkazakazakh
    @omarkazakazakh Před rokem

    Fanki hore alla muxu icajab galiyey

  • @xabeebxabeeb8052
    @xabeebxabeeb8052 Před 5 lety +1

    Kooxdaan yaa iisheega? Ma heegan baa, ma halganbaa, horseedbaa mise waaberi?

    • @caddenoor4615
      @caddenoor4615 Před 5 lety

      Wa erayadii abwaan mahmud sungub alla ya cizak

    • @hibaaqnur1436
      @hibaaqnur1436 Před 4 lety +3

      @@caddenoor4615 Beenaale cisman adan xuseen cisman-askari aun iyo w aabari hargaysa

    • @hiboabdibiihi7778
      @hiboabdibiihi7778 Před 3 lety +1

      @@caddenoor4615 ma aha Singub waa Abwaan Cismaan Askari.

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 Před 3 lety

      @@hibaaqnur1436 seef la bodnimadu somali Baan u nahay erayadii caanbaxay ee uu curiyay AUN cismaan adan Xaji xuseen cismaan askari buu ku leyahay sangub baa curiyay wax soo hubso ku dheh walaal

    • @cabdullaahicalixasan9205
      @cabdullaahicalixasan9205 Před rokem

      Waaberi weeyaan

  • @hamsemohamud1707
    @hamsemohamud1707 Před 5 lety

    Midhaha heestan miyaanu lahayn duncarbeed. Abwaan Cali sugule