PART 2//FANNAANIINTA IYO ABWAANADA AAN WAX UBAD AH DHALIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 09. 2022

Komentáře • 28

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 Před rokem +5

    Ilaahow hadrawi iyo intii dhimatay unaxariiso

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem +1

    Wad mhadsanthay dalma laanta ceb mahan allah aya dasha siyo adomadisa waxn jecla lahay inad noga shekesid gurarkodi inta gursatay iyo intanan guursan fananintena sharafta mudan walalkey alaha unaxaristo inta naga dimatay inta nol alaha nocafiyo amiin yarabi uduceya walalyaal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +2

    Bisinka Iyo Alifka waar Alle Cafisweydiiso
    Ma’ogtahaycurtaankaba Cagaloomawaayine Caykaawaxlooyidhi
    ☝🏾

  • @omardualeh7864
    @omardualeh7864 Před rokem +2

    Fadlan kuwa ka hayaamay dunida ugu yeedh Marxuum mise maba garanaysid.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Inaad kaa shakeyso mahaan subxanalah

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz Před rokem +1

    Hadraawi anagoo dhan ayuu na dhalay

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub  Před rokem +1

    #LIKE & SUBSCRIBE

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 Před rokem +3

    Arsaaqad miyaad waydey
    Irsaaq xalaala raadso badankoodu wey dhinteene alle ha unaxariiste

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Před rokem +1

      Waxaaba kaga daran kuwo caruur dhalay buu laha ilmo ma dhalin wa nin waalan

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před rokem

      @@husseinabdille islamaahan iyo madhali wax runti

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +2

    Illaahow Aynameeldaran like tonalagelin👎🏾

  • @ahmedqanyare1933
    @ahmedqanyare1933 Před rokem +2

    Marka hore ma aha inaad ka been sheegto qof noloshiisa gaarka ah. Mida kale waxaad ka hadleeyso aqoon uma lihid ee xishoo dadkana noloshooda ha fara gashan

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 Před rokem +3

    Ma danbi baa haduu ubad lahayd qofku

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Před rokem +3

    Soo badi xogata fanaaniinta

  • @leylaabdulaahi1358
    @leylaabdulaahi1358 Před rokem

    War ninkaan maxaa ka siya dhasha ilaahay bixiyee ma iyagaa isu diiday dhal la aantu ma wax laysku cambaareeyaa ilaahay u noqo ma wax kalood sheegtaad weyday

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před rokem +1

    xageed kaga tagtey GUDUUDO

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před rokem +1

    qurux ayay maandeeq caan ku ahayd Baxsan waxay ahayd reer Hargeysa wsxaad ilowdey aabihii kaman xudeedi iyo wali rag kale oo badan

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před rokem

      Abdilahi Abdi yusuf Xudeydi caruur wuu dhale wax hubso anaaba garanaye

  • @mohamedahmedmohamed1587

    Nin yohow ha denbaabin. Halaasinna iska daa. Waad ku rafatay.

  • @sagalmoh6537
    @sagalmoh6537 Před rokem +1

    War beenele seynab baxsan caruur wey lhyd wiilban weliba garanya dadka beenta kadaa

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 Před rokem +1

      Sagal Moh wll Saynab Xaaji Cali Baxsan wll caruur may dhalin kuwaasina way korsaty Edo iyo Habaryar ayay uaheed ale hau naxariiste 19 .10.2020kii ayay ku dhimatay muqdisho sidoi kale faadumo maandeeq waynoishy Uk joogta caruur madhalin waa run Abwaan hadrwaawi waa run isna Xaliimo khaliif magool waa dhab caruur kamay tegin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před rokem

    SOOMAALIDA GAADADHEERA OO YAAB BADANA.
    BAL MAXAA KAGALEY QOFKII WAX DHALIN IYO KIIWAXDHALEY ?
    🤔🤔🤔🤔🤔 VIEWS RAADIS KAATAHAY MIYA 🤔 ?
    DAMBIGA KAMABAQAYSID MIYA 🤔?
    BAL INTAA AAD UMADDA XAMANAYSID, MAAD UDUCAUSID, SI ADIGANA BERRITO LAGUDHUCEEYO ?

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před rokem

    Waar xoolaysanidaa umada aflagaadada ka daa munaafaq yahaw