mujaahid Cabdiraxmaan Cismaan Caalin iyo dagaalkii qadhaadhaa ee Cadaadlay iyo madheera

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 23

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 Před 4 lety

    Alle mujaahidiintii snm
    Intii dhimatay ha u naxariisto
    Inta noolna caafimaad iyo cimri dherer
    Ha siiyo

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma3279 Před 4 lety +2

    Faysal fadhfadhle weriye aan tayo lahyn baad tahay raali adigooo ah sax weriyanimadaada waraysiga iyo taariikhda kala saar fadlan daawo sida uu u sameeyo ninka cali la yidhaahdo ee sameeya barnamijka goobjoog qofka oo sheekda wada ayaad su.aal jilicsan ku wareerinysaa wixiiba su.aalad ku waashay qofkuna xasuustiisa ayaa khlakhlaysa ee wllow qofka taarikhda wada warkiisa isaga bilaaw iyo dhmaad akhrinya ee u daah

  • @muxiyodiinabdiqaadir3334

    Man shallaah mujaahid

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 Před 2 lety +1

    Topigii wariyaha ayaa ka saaray waayo taariikh ayuu doonaya inu ka waramo laakiiin waraysi ayuu u bedalay

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 2 lety

      Waan kula dareemay qodobkaa aad ka hadashay.

  • @abdijibarmohamed6388
    @abdijibarmohamed6388 Před 4 lety

    Soo kordhiya taarikhdan waa mid qofkasa oo somalilander Ihi ogado

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 Před 4 lety +3

    Kan Waraysanayaa Wariye Maaha Dhaqan Xumaa Nacdalku War Mujaahidka U daa Taarikhda Haka warame Hoyada Suaalaha Jilicda San Ka wase Wixiiba Hadal Niica Baad nagu Dhaafisay

  • @abdijabarhussenjama3317

    Muj long lif

  • @prince4057
    @prince4057 Před 3 lety

    wareysiyadan iyo laba wareysi oo muj, mujahid siilaaanyo halagu celiyo codkoo xun daraadeed

  • @cabdinajax1516
    @cabdinajax1516 Před 4 lety +1

    Waar tariikhna ma hayaan ee saab ayay ka hinaasen lakin c raxman dheere waa isaaqa lab laakin sanad kolba mid ayay u yeedhaysay

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 Před 4 lety

      adigoo midhan waxad ka midahayd kuwii basasi jiray fashta maxaad duriydaa ukalaqdaysa

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Před 4 lety

      Adeer Zaab waa shalay taariikhda Snm hore loo duubee SNm waa isku mid beri iyo galbeed xushmad baanan uhaynaa balse taariikh laanbaa kuhaysaa soo baadh Snm galbeed kabilaabantay jabhadii 4aad ee maxamed cali haystay galbeed kadagaalamaysay 4sano kadib ayay beriga ugudubtay dhagayso maxed kaahin iyo dhagawayne soo reer beri iyagu maaha

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 Před 4 lety

      Ruriya hakala saarin ragu makala dhacee malaha adigu duriyada matahin wayo maad kala qaybisen duriyada guuul snm dhamaan

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 3 lety

    Waar niyow ninkani waraysiyada ha iska daayo

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 Před 4 lety

    Waraysigani waaa Goorma ma 2003 baaa Tolow ilayn 2005 ka wixii kadan beeyay buu noqday xildhibaane

  • @abokoraadan5648
    @abokoraadan5648 Před 4 lety

    Horta kun wax waraysta weli man arag ragii burco galay oo aha culayska badan ku dhacay idinka waraysanaya arintaasi waxay Ina tusaysaa qabyalad isticmalaysa ama aad xil qarinaysaan ragii baqay reer hargysa wa idin fahanay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety

    Subxaanallaah subxaanallaah ilaahay hakukala kulmiyo gaalnimo ayaad kala kulintay

    • @mxm273
      @mxm273 Před 2 lety

      Hooyada siilkeedii gaalnimo

  • @prince4057
    @prince4057 Před 3 lety

    Alle mujaahidiintii snm
    Intii dhimatay ha u naxariisto
    Inta noolna caafimaad iyo cimri dherer
    Ha siiyo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      Walee naxariis umadhowa qof dhiig islaamed daadiyey