Video není dostupné.
Omlouváme se.

SIDEE QOFKA MUSLIMKA U XOOJIYAA IIMAANKIISA l SHEIKH MUSTAFA XAJI ISMACIL 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 08. 2023
  • Muuqaalka maanta waxa uu ku saabsan yahay Xoojinta iyo Rumeynta Iimaanka Qofka Muslimka ah..
    Fadlan Channelka Subscribe l Like l Share dheh. ‪@xikmadahaabdi‬ mahadsanidiin
    #muxaadaro #muxaadarooyin #xikmado #wacdi #sheekhmustafa #tabliiq #qisooyinka_nabiyada #qisooyin #somali #islamic

Komentáře • 79

  • @muxiyadiinyuusuf6970
    @muxiyadiinyuusuf6970 Před 11 měsíci +7

    Mash allah

  • @samiyamustafe654
    @samiyamustafe654 Před 11 měsíci +10

    Macalinka nolosha❤

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 Před 11 měsíci +14

    Khayr badan Allah ha siiyo sheekha anagana Allah hanagu anfaco. Lkn ka daaya codka sheekha codka aaad ku dhex shideen

    • @xikmadahaabdi
      @xikmadahaabdi  Před 11 měsíci +3

      mahadsanid walalo mar kale ma dhaceyso

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Před 11 měsíci +8

    Shukran Zxp Sheekhana Hoygiisu Waa Jano Inshlh ❤

    • @Mona_mohamoutt
      @Mona_mohamoutt Před 9 měsíci +1

      inshalah wa u rajenaya taas❤❤ wax badan wuu noo shegay wanag iyo kheerba

  • @user-xg6js5tl9w
    @user-xg6js5tl9w Před 11 měsíci +4

    Masha Allah tabarakallah sheikh musdhafe haaji ismaacil haarun ajar io xasanad ilahey Haku siiyo sharaf io karaamo ❤

  • @fikrad8264
    @fikrad8264 Před 11 měsíci +7

    Waa maxay codkaan aad hoos gelisay, muxaadaradii baad qastay allah yahdiik.

    • @xikmadahaabdi
      @xikmadahaabdi  Před 11 měsíci +3

      ka raali noqda, dib danbe u dhici meyso In-Shaa Allah

  • @XuseenAadan-rh1jt
    @XuseenAadan-rh1jt Před 11 měsíci +5

    Maasha allah shiikh mustafe

  • @alisiad7053
    @alisiad7053 Před 11 měsíci +11

    Fatlan ka saar codka aad ku dartay wuxuu wax u dhimayaa fahanka muxaadarada.

  • @zakisaleban8899
    @zakisaleban8899 Před 11 měsíci +10

    Maansha allah ilaahay miisaanka xasanaadka ha ugu daro sheekh mustafe haaji ismaaciil haaruin ❤inagana haynagu anfaco❤

  • @madiinaali5265
    @madiinaali5265 Před 11 měsíci +5

    Jisakalaah sheqa 😊

  • @user-ls1qf8rr5r
    @user-ls1qf8rr5r Před 11 měsíci +13

    Ilahay sheekh mustafe danbigisa ha dhafo intuu inaga wax inoo shegayo (Amiin Insha Allah).🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @Mona_mohamoutt
    @Mona_mohamoutt Před 9 měsíci

    ❤❤Shukran😢 shiikh mustafa

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 Před 11 měsíci +2

    Mansha alaah jasakalah

  • @Suhepo
    @Suhepo Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤Scw allahu akbar 🎉🎉🎉❤

  • @user-dm1uk5yx2b
    @user-dm1uk5yx2b Před 10 měsíci

    Maasha allaah

  • @user-yc8zh3pl4f
    @user-yc8zh3pl4f Před 11 měsíci +4

    Jazakalah qeyr wll mcn❤

  • @rahmomaxamed561
    @rahmomaxamed561 Před 11 měsíci +2

    yaa allh

  • @ayaaniman4401
    @ayaaniman4401 Před rokem +11

    Wll codka ka hoos baxaya sheekha adoo ka jara ayaa fiicnaan lahayd si hadalka sheekha loo dhuuxo
    وجزاك الله خير الجزاء

    • @xikmadahaabdi
      @xikmadahaabdi  Před rokem +2

      mahadsanid walal, waa ka jari doonaa ama hoos u dhigo doonaa marka xigta.

    • @saynabhassan5946
      @saynabhassan5946 Před 11 měsíci

      ​@@xikmadahaabdiwalal haka harin pls balse hoos udhig❤

  • @user-df6lt7ci3r
    @user-df6lt7ci3r Před 10 měsíci

    Ilahay qerka nawafajii😭🤲🤲🤲

  • @XuseenAadan-rh1jt
    @XuseenAadan-rh1jt Před 11 měsíci +3

    Jasaakalaahu khayrun jasaa 👍💯♥️

  • @quenikruush12
    @quenikruush12 Před rokem +4

    Jazakallahu qeyr wll😊

  • @rithwashire8793
    @rithwashire8793 Před 11 měsíci +2

    Masha allaah ilaahay imaanka hanoo xoojiyo

  • @user-dz6gv7zp7w
    @user-dz6gv7zp7w Před 11 měsíci +1

    Alle sheekha haxifido akhiro io aduuba❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @osmanhassan7283
    @osmanhassan7283 Před 11 měsíci +4

    Allaha kaa ajar siiyo sheekh Mustafa.x.ismaaciil.❤

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Před 10 měsíci +2

    إلا بذكر الله تطمئن القلوب ❤
    Qalbigu wuxuu kudaga xuska Allah ❤
    Waa xaqiiq nolasheena dambe iyo nolasheena hadda ahba waxaa libaan kuheli karnaa inaa noqono kuwa Allah raali kayahay farxadeenana waxay kujirtaa inaan Allah maciisa noqono garab aan isaga karaadsano❤😊
    ALLAH NAGA RAALI NOQDO DHAMAANTEEN HANOO DAMBI DHAAFO JANADANA ALLAHA NAGU KULMIYO INSHA ALLAH 🤲

  • @5_Podcast
    @5_Podcast Před 10 měsíci

    Good idea🎉

  • @mahadoqueen6411
    @mahadoqueen6411 Před 8 měsíci +1

    جزاك الله خيرًا يا شيخ مصطفى ❤

  • @user-wo3ip5dv1v
    @user-wo3ip5dv1v Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤🎉🎉

  • @AdnaAsad-kg8sq
    @AdnaAsad-kg8sq Před 11 měsíci +2

    JasakulAhu khayr wlloh ❤

  • @nameless-io5xf
    @nameless-io5xf Před 11 měsíci +1

    🥰🥰🥰

  • @fardowsonuux569
    @fardowsonuux569 Před 11 měsíci +2

    جزاك الله خيرا يا شيخ مصطفى ❤

  • @Samiramuse
    @Samiramuse Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @duniyaahmed6109
    @duniyaahmed6109 Před 10 měsíci

    M.a

  • @user-jd4fp1ry1w
    @user-jd4fp1ry1w Před 10 měsíci

    Manshalah allah haka abaaliyo sheekh mustafe xaji ismaaciil haruun ❤

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Před 11 měsíci +1

    Mashallah shekh alle haku barakeyo ❤

  • @user-lo8pt8ym8z
    @user-lo8pt8ym8z Před 10 měsíci

    M,a😊

  • @user-wo3ip5dv1v
    @user-wo3ip5dv1v Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤Create the

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq Před 11 měsíci +1

    منشا الله صلي الله عليه و سلم💙😔💚😖❤💞😖🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hiismahdisalad7588
    @hiismahdisalad7588 Před 10 měsíci

    Alaahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @saafiabukar7763
    @saafiabukar7763 Před 10 měsíci

    mashallah ❤

  • @KhaderMuhumed-bd3cu
    @KhaderMuhumed-bd3cu Před 11 měsíci

    ALLAH HAA NAGU ANFACO SHIIKHANA KHAYIR ALLAH HAA SIIYO

  • @ruqiyojamac-pd9ub
    @ruqiyojamac-pd9ub Před 11 měsíci

    Manshaallah❤❤

  • @hoodomaxamadaadan2125
    @hoodomaxamadaadan2125 Před 8 měsíci +1

    M.a muxaduro qima badan lkn wll ado raliya codka kadaba baxaya Naga xidh si caadi logu dhagysto muxadirada🥰

  • @user-nb1sk9ve7f
    @user-nb1sk9ve7f Před 11 měsíci +16

    Maca ala arakaa ❤❤❤

  • @caaliyocabdullahi8890
    @caaliyocabdullahi8890 Před 11 měsíci

    M a❤❤

  • @ICYGIRL874
    @ICYGIRL874 Před 10 měsíci +1

    اتمنى ان توقفوا المؤثرات الصوتية حتى تعم الفاءدة

  • @sacdiyaxuseen1336
    @sacdiyaxuseen1336 Před 11 měsíci +1

    Asc wllo sheikh waxaa ka dheer codka saaran plz kadaaya

  • @user-zq4qu8tn9j
    @user-zq4qu8tn9j Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hamadou

  • @qudhachure9598
    @qudhachure9598 Před 10 měsíci

    Khayr alaha kusiiiyo inkastoo aan dhihi lahaa background ka hoos u dhig codkooda

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 Před 6 měsíci

    Maxad music loo saaray muxaadarada

  • @newwiil-waal9398
    @newwiil-waal9398 Před 11 měsíci

    War wadaad codkiisa aan faseex udhagaysanee music qiiradaa kadaaya aad dul saaraysaan

  • @Missdesigner_So
    @Missdesigner_So Před 11 měsíci

    Wll codka gadaal ka qaylinayaa ka saara muxadarada si fican looma maqlee

  • @user-ir6zu9lo6t
    @user-ir6zu9lo6t Před 7 měsíci

    Codka shiikha musiga kadaya

  • @aishamohamed3708
    @aishamohamed3708 Před 11 měsíci

    Wxy wllo music muxadrdba lamqlyn😢

  • @user-or1yl7xn9j
    @user-or1yl7xn9j Před 10 měsíci

    Maahsha allaah

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 Před 11 měsíci +2

    Mansha alaah jasakalah

  • @quenikruush12
    @quenikruush12 Před 11 měsíci

    M.a