Xog MW Gelle oo Meeqaam Sare ku qaabilay Firdhiye,Xilibanadii Jajuska u ahay Itobiya oo la takooray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 67

  • @YasinboboBoy
    @YasinboboBoy Před 15 dny +5

    asc itobiya iyo wixii hor socda halagafojignado wixiilagu cadeyana halaqabto

  • @alimuhamud3671
    @alimuhamud3671 Před 15 dny +1

    Waa in laga hortago nimanka Amhaarada iyo oromada u shaqeeya, lana geeyo maxkamada sare oo marsiisa abaalkooda.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 15 dny +3

    Awdal state guuuuuul.iyo gobanimo guuul ssc maxaa ka qaadi.kartaa ruufiyaan axmasr.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 15 dny +1

    XILDHIBANNADA LA WADA YAQAAN, IN AY KENYA U JAAJUSAN, IYAGUNA MAXA LAGA SAMEYNAYA.

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 Před 14 dny

    Fiir dhiiye iska huubi siira ha qaarson ismaaciL wa ki naa hagar dameye e muuse judan huubka siiye ha amiinin

  • @ShafeecAdeen
    @ShafeecAdeen Před 15 dny +1

    Xildhibanada xilka halaga qado waliba xabsi halogu daro hana laga mam nuco rajadanbe o xil aykuqabtan

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 15 dny +1

    Hala xidho dhamaan jaajuusiinta cadowga Somaliya xiligan xasaasiga ah shaqa dambo shaqo dembena qaranka somaliya yaan laga siin jaajuusiinta

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 14 dny +1

    Dambi qaran oo dill ah weeye,Dill aan cafilahayn!,,,,,,,,,!

  • @yusufmohamed7680
    @yusufmohamed7680 Před 15 dny +1

    Asw xildhibaanada khiyaanada ku kacay maxkamadda halla taago mahadsanid.

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 Před 15 dny +1

    Kuwa la sheray waa out

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 15 dny +1

    Aqoonsigu xaguu joogaa dad iyo aysan lahayn ayey doonayaan inay afduubaan

  • @Abdulaziztohow-l7l
    @Abdulaziztohow-l7l Před 15 dny +1

    Hahaha saaro Baarlabaanka Xildhibaanada dabafhilifka Ethiopia.

  • @AminetaAdan-ty8zb
    @AminetaAdan-ty8zb Před 14 dny

    Wll xil xalaga saaro baarlamaan ka

  • @SaidAbdi-oy9wm
    @SaidAbdi-oy9wm Před 15 dny

    Maya oo maya

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh Před 14 dny

    Maayaa waa inxiilkaa siiddagdagaa logaaxayuubiyaa

  • @abdirizaqfarah7270
    @abdirizaqfarah7270 Před 14 dny

    Xasan sheekh ba waa jaajuus hakalareebin

  • @MaxamedQaliif-bf4wu
    @MaxamedQaliif-bf4wu Před 15 dny

    Waa lladedalaya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 14 dny +1

    LAASCANOOD IYO BORAME, WALI LOOMA AQOONSAN, MAAMUL GOBOLLED LAKIIN IN SOMALIA LAGU SOO DARO, AYU DADAALKA KU JIRA.

  • @SyadsabanEabar
    @SyadsabanEabar Před 14 dny

    MAAYA.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Před 14 dny

    Muqdishuu ya alla soomaaliyana waa haldal mana kala go i karto waxa laraadinayaa nfd iyo ogaden

  • @AidDjamaabwaan
    @AidDjamaabwaan Před 15 dny

    Waawad
    Baasasiin
    Dhamatod
    Barramun
    Kushegu

  • @JimcaaleAbiibeGudi
    @JimcaaleAbiibeGudi Před 14 dny

    1:55 😮

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi Před 14 dny

    My sxb ciao 😂😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 15 dny

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @Abdikarin768
    @Abdikarin768 Před 14 dny

    Maxkamad ha la soo tago kuwa

  • @user-iv5kf4ys2h
    @user-iv5kf4ys2h Před 15 dny

    2:13

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 14 dny

    Waliba 4tii xiniin eey dhoocartaahe ogow.😅😅

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq

    Maaya xildhasia wan lburya kuwasi

  • @osmanirobe6616
    @osmanirobe6616 Před 14 dny

    Ma mudno inay sii mid ahaadaan parliment

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 Před 14 dny

    Dadka sland waa wada 11:31 ciidan hubaysan tababarandagaalna may galin diyaar baan u u nahay so socda

  • @fartunislaam8494
    @fartunislaam8494 Před 14 dny

    Maya maya maya no more hildhan

  • @normohamed-qm4qr
    @normohamed-qm4qr Před 14 dny

    Zilch la kulmay itobia Waa in laxiraa

  • @NadiifMowliid
    @NadiifMowliid Před 15 dny

    😂halalayo xildhibanada

  • @adanabdiqooqane185
    @adanabdiqooqane185 Před 15 dny

    Jaajuus xaq Uma laha in uu ka mid ahaado BFSoomaaliya

  • @housseindjama4825
    @housseindjama4825 Před 14 dny

    nin cimrigiisa 4 bilood u hadhsantahay muxuu jabhada rida uga baahanyahay? war wax baro waxyahow iska ciyaya.

  • @geljirownuurow9115
    @geljirownuurow9115 Před 15 dny

    War hadii ay xasuuq sheganayan lascanod maxay, ku sameyen

  • @ikacasenin7063
    @ikacasenin7063 Před 14 dny

    Xeeldhebanka mucarad noqda . Majajusba.

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Před 8 dny

    Firdhiyow geele isagaa ka xun muuse oo madaafiicda lagu burburiyey laascaanood isagaa soo dhiibaayey

  • @mohamedaidarus848
    @mohamedaidarus848 Před 14 dny

    Maya Jasuus Barlamanka ma ka mid no go karo was in makamad la soo Sara was qaainul Wadan

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle

    caden ayaa laga rabaa inaay siyaasad tahay ayaay ilatahay sidii ikraan

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 Před 15 dny

    Adeer. Haddii ay xaqiiqa tahay xilxibaano u jaasuusay Ethopia aanan la sitaasadaynin arinta. Waxaan qabaa in xasaanada laga qaado isla msrksana si gaar ahna loola xisaabtamo.

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 14 dny

    In xerig qoorta ugu jura kulaha,,
    hh walee caroole mohamed, suldaan war waxba ha leex leexan cidaasi isna qari karte kk😅 runta u sheeg waxba lahjad ha sixin e.

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před 15 dny

    Sanbaloshe ayaa u shaqeya Ethiopia

  • @HassanBereyAli
    @HassanBereyAli Před 14 dny

    Kuwaasi xabsibayeey mudan yihiin

  • @suudisalaad3933
    @suudisalaad3933 Před 14 dny

    Maya kama sii mid ahaan karaan barlamasnka

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Před 14 dny

    Hala dilo

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 Před 14 dny

    Don't believe anything you hear and half of what you see

  • @YasinboboBoy
    @YasinboboBoy Před 15 dny

    6:17

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 15 dny

    Kuwan waaqaran dumis waa in la geeya maxkamad badbaadada dslka xildhibaanads jaajuuska u ah itoobiya wa cadaw suldaan waa in degdeg loo xiraa intay cararin.oo lgu oogaa cadaw kalkaaal sii jeedna lagu taagtaa sharciga adduunka qiyaaano qaran

  • @bashiircalixasan
    @bashiircalixasan Před 14 dny

    Jaajuus waa qaran dumps ee halal dilo

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 15 dny +1

    Buus beenloow

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 14 dny

    Kuwii Gabre hoos joogey laga soo saaray hoos jooggii Gabre 2017>>> miyaa hadda Cid Ku eedeynaya waxaay u shaqeynayaan !
    Waxaa loo Baahan wax Macquul ah in dadka lala dhex yimaado .

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 15 dny

    Waaar somali land finishes ku waso muuse niixi.axmaar biixi

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 15 dny

    Ssc khaatumo marhore ayey goday

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 15 dny

    Soomaaliland muusaa baabiiyay asayna ku daba feelayn waana ku hoogeen laascaanoosd iyo warsangeli samaroon iyo ciise haday ka baxeen yaa qasbi kare gabooyana waxay raacayasn awdal iyo ssc. beelahaas oo la safan soomaali weyn ayagoo xabashi sheegtay muuse iyo kooxdiisa waxaa dan u ah in ay samaystaan dowlad gobaleed la yiraa waqooyi dhexe soomaaliya ama dowlad gobolaad north centaral state oo noqonaysa iidoor stare xal kale maleh.haday weeraraan hargeyssaa loogo tagaa muuse shani.iyo kooxdiisa muuse orromo.

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 15 dny

    Adiga makula tahay in ay dowlad tahay hargeysa burco iyo berbera oo ah iidoot meesha uu leehe Soomasliland waa lagu kala yaacay.

  • @Cabdi-do9pv
    @Cabdi-do9pv Před 15 dny

    Sxb.khatumo.waa.mamuul.madax.banaan.sxb.hadalka.iska.hagaaji.niin.weyin.baad.tahaye.kagodayi.baad.ledahayi.waad.khaldan.taahayi

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c Před 15 dny

    Beenta kadaaya umada somaliland waala aqoonsanaaya kanaxoo nafta waaa

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 14 dny

    sL Marna nabadgelyo kama jirin mar booramay ku duushay oo Kun ka dishey,laba jeerna khaatumo oo mar buuhoodle iyo mar lascanod baa dagaallo xooggani dhexmareen Marna garxajis bay ku duushay oo dad badani ku dhinteen.meeday nabadda la sheegayaa?

  • @omarhajiosman5225
    @omarhajiosman5225 Před 14 dny

    No

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před 15 dny

    WAA hal qabiil odoonayaan iney dawlad qabiiilsan oxoog inay qabiilo kale xoog ku maamulayaan?? Slaand duqeyn iyo dil barokicin cidna kuma Eedayn karaan beesha isaaq sababtuna waa dagaaladdii lasscaanod iyo veesha samaroon Ay beesha ISaaq kuso qaadeyn isaaq qudhoidu xasuuq badan iyaguna isaaq ugeystayn shacabka reer laascaanod iyo reer boorame laftoodu isaaq ugeystayn waa in isla xisaabtan dhabeh lagu sameeya xasuuqyada cusub oy iyagu usaaqu wada geystayn deeganadii odhan.

  • @Hure31816
    @Hure31816 Před 15 dny

    Dunido Dhan dagaal sokeeye waa ka dhacaaa wana laga gudbaa,fursadii SNM xiligii farmajo ay haysteen umasoo labayaso waa habeen tagay

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 15 dny

      Fursadii carto baa uga fiicneed madaxweyne iyo caasimad qaata la yiri,,farmaajo cidna ma xukumin nin ,,abiye xukumuu ahaa,,muuse wuu ogaa inuu kaas waxba goyn,,daaroodna diideen,,hawiyena rabin

  • @MaxamedQaliif-bf4wu
    @MaxamedQaliif-bf4wu Před 15 dny

    No