WARAR CUSUB OO KA SOO KORDAY QASA + XISBULLAH + CHINA/USA + NIGER + LIBIYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • WARAR CUSUB OO KA SOO KORDAY QASA + XISBULLAH + CHINA/USA + NIGER + LIBIYA
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
  • Zábava

Komentáře • 36

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 4 dny +4

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤❤

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk Před 4 dny +4

    Maamulka. Ramallah waa munaafaqeen lashaqeeysta Yuhuuda iyo mareeykanka maxamuud Cabaas waa qaain tuug ah ilaaheey haqabto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 4 dny +1

    Mr abiye ama ka dare wuu uga sii daray itoobiya oo.markeedii horeba gacan shisheeye iyo tuugsi ku tiirsanayd

  • @M00199
    @M00199 Před 4 dny +2

    sheekada reer galbeedku waa mashquulin kaliya maahe wlhi ineysan wax turid ah u heyn ee xabadda baa ah xalka alle ha guuleeyo walalheen reer falstiin

  • @shaa1547
    @shaa1547 Před 4 dny +3

    Natanyahu iyo kooxdiisa xakjirkaa ma umalenaayo in eey nabad qaataan inta eey xafiiska joogaan sababtoo ah hadii eey nabad qaataan sii xakumi maayaan yahuuda oo dadka ayaa ku kacaaya

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf Před 4 dny +5

    Okey saxiib war farhad leh nosheeg

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před 4 dny

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před 4 dny

    Maraykanku ma waxay layahay in uu isaga OO qudhihi caqli leeyahay , waxaase layaab ah caalamku muxuu maraykanka ugu daba tukanayaa?!!
    Isugu meeshu doono hubka waa siinaya cunaqabatayna waa sarayaa lkn kuwa kale ee quwada sheegta Rabbi baa quwad lehe, aanay waxba samayn karin!!
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiinba Iyo xisbulaahba Iyo xulufadooda àaaaamiiiin yaa Rab

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 4 dny +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 Před 4 dny

    Allaahu Akbar

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před 4 dny

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 4 dny

    Wacsl waa laga adkaamaayaa Asa xulufadiisa gumeystahu waajabayaa

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    Dagaalka waan ku jirnaa may dhahaan yahuuda iyo raaciyaheeda
    Wasiirkan ma tago.miyaa meelaha cadaanku ku badan yahay cunsuriyenta lagu hayo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 4 dny

    Biden iyo netanyahu nabad iyo xabad joojin ma rabaan lkn riyaawad iyo waqti lumis ayey rabaan

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 4 dny

    Wa eey infhaxun haswajikale

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 Před 4 dny

    Malayo alah kurido mareykanka xaqmaleh miya falastininta lababinayo yuhuda iyo kuwalatagan in ey masakintan xaqoda lababasho masibo hakudhacdo Ialahey hauhiliyo walalahen falastin gul ahasiyo 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-qy6fw3gd8l
    @user-qy6fw3gd8l Před 4 dny

    Dagaaladaan.marabno.inaybaahaan.iyo.israaiil.way.isdifaaceeysaa.maisqabataa.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 4 dny

    Itoobiya weligeedba gaajo iyo colaad caan ayey ku ahayd

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před 4 dny +3

    Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt Před 4 dny

    Asc

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Před 4 dny

    Cadaalad waaya xaqoodu ma inay caruurta laayanbaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 4 dny

    Cid kasta xaq ayey u leedahay in.ay is difaacdo lkn caqliyada reer galbeedku waa wax lagu qoslo oo laga xishoodo waayo waa argagixiso waana quumu luud nacaladi ku dhacday sidaa darteed damiir ma leh

  • @bossman1024
    @bossman1024 Před 4 dny

    Xayaysiintasi waad lahabowdaye wax kale sheeg

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 4 dny

    Waligaa xogtaanhayo maguuleysaneysaneysaan colkiina.colyaaloohayaa .waacolmidagsan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 4 dny

    Nin aad adiga meesha dhigatay sow difaaci meysid gar iyo galdaro ilmo Ingaris yuhuud wey garab taagan yihiin laakin tii allaha ayaa ka weyn munaafaqada xukuumadaha

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 4 dny

    Cadawgu waa naf la caari marka uu jabayo waxbuu sii galaaftaa sida maraykanka markuu ku jabay Vietnam duqayntii ugu xumayd ka fuliyey

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před 4 dny

    Mintid farayar midhii bataa kama macaashan.

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c Před 4 dny

    Allha lajiro xamaas

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před 4 dny

    BENALE WEYE BADAN

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase Před 4 dny

    Muafrica ni mtumwa hanafaida

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 Před 4 dny

    Dhinta obaba alakurido yuhuda cudur andawo lohelin alaha kurido yuhuda odhan

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 4 dny

    Amirka awalaba waa cadawaga reer falsatina illahaya ha jabiya waligen tager yuhud ma laga yaabo ineya gul garan Qasara iyo hoge aya uu dabesa inshallaha gusha waa walaalah reer reer hamasa, Iran, xisabulahi iyo walaalah Yaman

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 4 dny

    HBN

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 4 dny

    Sowti lalaha ninkan fasaxbalasiyay wadahadalkadib ugoan kuqadankaro heshisna kusaxixikaro? Wariye adigaba tas noshegaye tankale waxafashilmay wuxuba inayruwayad yihin tusale xamasba qodoboqar kudhegen buyiri israil anay aqbalayn xamas iyadasogudbisay heshiskan lanashegay inayqodobo khafifisay inrailna walogudbiyay markas maydido maxaykadontay qadar?

  • @libanabdi5337
    @libanabdi5337 Před 4 dny

    Mowlid waan arkaa inaad hardworker tahay shaqadan waad ubisishahy