Raysal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Somaliland fursad u siisay meel ay badda ka gaadhaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 148

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 3 dny +6

    Guul iyo gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅🙏✅👍
    💚🤍♥️💚🤍♥️✅🙏
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👍🙏
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍❤️
    💚🤍♥️💚🤍♥️✅🙏
    🇪🇹👍🇪🇹🙏🇪🇹✅🇪🇹🙏

  • @munirkh
    @munirkh Před 3 dny +13

    Ethio - S/land deal waa guushii qarnigan aynu ku jirno ka hana qaadaya qaarada Afrika💪🏾👍🏾😊. Somalia iyo Jabuuti risiqiina ilaahey baa hayee naga qaleeya oo wixiina cuna maxaaa idinka qaldan???

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před 3 dny +3

      Aby Ahmed oo Xasuuqay Tigree hadana Gumaadaya Amxaaro cidii soo Dhawaysaa waa nin Abeeso Korinaya!

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa Před 3 dny

      Ethio wey ka marmi weyday i lahadasho somaliya adigu xageed ka soo galaysaa markaa

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 3 dny

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Ahmeddeeq123
      @Ahmeddeeq123 Před 3 dny

      Aniga ahaan fikirkagas wan kula qabaa waayo jabuuti waynu tar tamayna dhawana wadamada reer galbeedka oo dhan inaga ayay xidhiidh inala yelanayan sonalia iyadu waxba inoma hayso waxna inalama rabto sida darted ito-aya ino dhaw iyadana ku dan gadhayna

    • @housseinchinemohamed6990
      @housseinchinemohamed6990 Před 3 dny

      Intii uu socday dagaalkii Tigray Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa beesha caalamka ka codsaday in aan la faragelin arrimaha gudaha ee Itoobiya hadda sidee buu u faragelin karaa arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya. waxa uu ka faa’iidaystaa mashaakilaadka ka dhex jira labadooda waxaanu ka codsanaynaa hadii aanu nahay Jabuuti 🇩🇯 in aan la faragelin mashaakil ka dhexeeya Soomaalida sida uu dhigayo sharciga caalamiga ah ilaa iyo inta ay Somaliya iyo Somaliland ku heshiin waayaan in la mideeyo ama la kala tago ma jiro dal kale oo xaq u leh inuu farageliyo ama heshiisyo.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 3 dny +7

    Ethiopia wayku jabi doontaa waanu la dagaalami doonaa wax cabsi ah naguma hayso wlhi from hargaysa

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      Mxd qaadi garaty

    • @nugaal012
      @nugaal012 Před 3 dny +1

      Kkkkkkkk. Adigoo walawayn ah iska dhigaya reer SL. 😂😂😂😂😂

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Před 3 dny +1

      Hehehee😂😂 form hargysa kulaha ama yeey form Kenya hargysa waa xage

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před 3 dny +4

    Abiye iyo guusha geeska afrika mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj Před 3 dny +6

    Kaw iyo jaw
    Badda ma hooyadii ayaa leh
    De badiisu waa Eritrea 🇪🇷 ee ha ka doonto

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 3 dny +9

    hadii Ethiopia timaado ciidayada waxaanu ka xignaa dagaal from hargaysa

    • @Reallander1991
      @Reallander1991 Před 3 dny +6

      Qadaadwaynay ha na sheegan nacalad baa kugu taalee

    • @cabdikariin718
      @cabdikariin718 Před 3 dny +1

      @@Reallander1991 nijaaz xaaraan lagu dalacay orod dabada u dhigo axmaarka soo galaytiyow anagaa tan ka talina Ethiopia iyo wixii soo raacaba waanu naqaana

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 3 dny +2

      Ilma niiko sowka jooga ethiopia 🇪🇹 baydhabo kismaanyo moqdisho gedo.bakool hiiraan 😂😂😂

    • @abbdll
      @abbdll Před 3 dny

      ​@@Reallander1991 kkkkkkk ma axmaar ayaa dooneysaa

    • @abbdll
      @abbdll Před 3 dny

      ​@@nugaal012 badii aad bixisay sowtad la badbaadiyay oo abi meelaha wareegayo kk

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Před 3 dny +4

    𝐚𝐛𝐲𝐞 𝐚𝐡𝐦𝐞𝐭😂💪🏼🇪🇹🤝🇩🇯

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Před 2 dny +2

    Kkk haday mesha qabiilka kusiiyay badooda tag Berbera qaado iyagaa leh isaaqda

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay

    Dawladda iyo dadka Soomaalida haddayna na necbayn ha na ictiraafaan. Nin noo quudhi waayay ictiraaf waa nin nolashayada neceb. Jiritaanka shacabka Somalilandna ka xun

    • @Hciid
      @Hciid Před 3 dny

      DHUL MILIK KUGU BEERAY MIYAAN KUU AQOONSANAA SI AAD AWOWGAA DADKIISA U SII SIISID

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Před 2 dny

    Sheekadu marky bartaa marayso Somalia 🇸🇴 ayaan wataaa nio waxaa muuse sababey from hargeisa
    Walaalaha somaaliyeed ogaada mid kuwa heestii qaadey ama waxaas taageeraya waa 4 midh oo muuse jifadiisa ah oo wllhiya dadka caadigah nijaasnimadaa mayaqaanan

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 Před 3 dny +2

    Si aynu u noqono wadaN dhaqaaLe iyo io dimuqraadi ah waxaynu u bahany in aynu wadamo badan la yeelano wada shaqayn si aynu taa u helno waxa muhiim ah wadamada ino dhaw sida itopiya in aynu la heshiino kadip wadamada hurumary aya ino imanaya wayo inagu waxaynu lenhy bado aad ugu muhiim ah wadama reer galbeedka kadip waxaynu rabno waynu gadhayna

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Před 3 dny

      Taariikhda waxaa loo bartaa in lagu cibrinqaato. Itoobiya waxba idiinma siin karto ee geeyaan idin qabsan.

  • @barreofficial3314
    @barreofficial3314 Před 3 dny +1

    midnimada Dalka soomaaliya Waxba siisan mayno Ayuu Yiri

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před 3 dny +7

    Alshabaab aya so dhawenayna wllhi ana somali aya nadeeqda etobiya markay timado wa markay burburi lahayd somalillan waxanay dadku ogolen yu muuse isku maqiiqin

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 Před 3 dny +5

      qalbadaa ku jabane al shabaab muqdisho joogtaaye ugu tag faqashey 😂😂😂😂😂

    • @Hamzahmed782
      @Hamzahmed782 Před 3 dny +3

      Yaab maxa kaa cabadin😂😂

    • @hamdajama3809
      @hamdajama3809 Před 3 dny

      @@captainusopp4395 Oromo orad dhulaledahay Siide dhulka somali baleh

    • @runiyobeen12
      @runiyobeen12 Před 3 dny

      Alshabab waa dhalin udagaalanta islaamka iyo umadu inay sharaf kunoolaato way kusoo dhowyihiin Awdal markaste haday ethiopia timaadana jihaad baa inoo balana

    • @hamdajama3809
      @hamdajama3809 Před 3 dny +1

      @@runiyobeen12 ana hargaysa jooga idinkuso dhawenaya wa balan Etobiya haday cagaha so dhigato dhulkewna Iyo badahena sodhawada muse Iyo xukimadisan gala raaca qarxiya

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 3 dny +1

    Qorshahaan waxaa ku jirta isaaiil oo rabta in aay Bada cas saldhig ka samesato , walee arinkaas wax badan ayaa laag qariyeyy shacbiga Soomaliyeed.. war reer Haragesow arinkaas ha fuduesanina walayaal

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Před 3 dny +2

    Waraabe Haduudhaho Xoolaha Ayaan Dhaqayaakawarama?

  • @prosl11
    @prosl11 Před 3 dny +1

    Isaaq is not easy ,waa laga yaabay qabiilka raggu waa cajiib wale

    • @asadaxmed218
      @asadaxmed218 Před 2 dny

      Haa sidaa dheh somalilandta Ka reeb isaaq Berbera siiya

  • @Jamila_142
    @Jamila_142 Před 2 dny +2

    Somaliland Guul iyo GopanimoH

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Před 3 dny +3

    Nacalatulaah etoobiya io inta taageertaba soomalinimo iga badan from duriyada xalasha ah ❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 3 dny

      🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny +1

      Kkkkk ader somalilinimo maaha daroode iyu hawiye fuutada uu dhaaqa

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      ​@@awiladen7814warya aktor beenta filmkaga eeye ayaa cuune

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 Před 3 dny

      @@AbdirahmanMohamed-hm8nd mxd ka hadlay iminka dabadaad kashekaysay hadad xabashi thy anigu somali ahy kuna dhshy kuna dhimn adeer

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      @@sahradhoolchannel8657 ader anugo maarabno daroode iyu hawiye labada reer aniga ayaa somaliye marka ayee somali iibarayaaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 3 dny +1

    Viva Ethiopia waa sxp kowbaad ee Somaliland Weeyi

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday Před 3 dny +3

    Maangaab umaleeya in Muuse uu yahay Somaliland. Muuse barriba wuu baxsan, dhulkaa Somaliland baa leh xabashi liita anaga nama khaldi karo. Aaway intii aan Barbara ka siinnay, muxu balanraa oga soo bixi waayay?

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 3 dny

      Hhhh dhulka somali baaleh iyo samaron iyo ciise waa dhul somaliyed🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @FrankManAllday
      @FrankManAllday Před 3 dny

      @@awiladen7814 Haa Soomaali baa leh. Isku wax beeynu leenahay

    • @EngYounis
      @EngYounis Před 3 dny +1

      war zxp alle dhulkiina ha idin brakeyo. Niyahw cid walba haba lasoo dhawaystee .. Ethiopia ayaa udran walhi baysan wax dan ah idiin hayn.

    • @FrankManAllday
      @FrankManAllday Před 2 dny

      @@EngYounis Waan kugu raacsanahay hadalkeeyga malaha lama fahmin. Itoobiya waa duli

  • @user-pj7ge1zx1b
    @user-pj7ge1zx1b Před 3 dny +8

    Comantiga waxa ka cabadaya waa qadaad waynti iyo faqashti oo qalbadu jaban tay waxay iska wada😂 dhigayan reer somalialnd😂 from hargysa kulaha 😂😂 xasan waka u ooyaya ee leh bada hayaga qata ee Somaliland ka noqda marki laga diiday qalbada wada jabtay waxay iska dhigayan reer Somaliland 😂😂😂 jecliya cabad koda iyo jabkoda

    • @AyaanMohamed-nn4ru
      @AyaanMohamed-nn4ru Před 3 dny

      Soo ma aragtid🤣🤣😂

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Před 3 dny

      @@AyaanMohamed-nn4ru haa xppt

    • @sakisaed4636
      @sakisaed4636 Před 2 dny

      Iska dhig dhig kulahaa Waaar xaafdada new hargeysaan kasoo hadlayaa nio from G36 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Před 2 dny

      @@sakisaed4636 😂😂😂ama yeey 789g mad garoowe kaso hadashid macal faqashey

    • @sakisaed4636
      @sakisaed4636 Před 2 dny

      @@user-pj7ge1zx1b adeer hargeysaan 21jir kunoqdey adaa faqashta ka daran oo amxaar noqdey somalia waxa ka daran kiristanka iyo xabasho kolay de heego ayaad tihiino jahligu waa wax idinka caadiya muusana doorashadii waxbah kama hadhin wuuku daayey sacadmuse ilka dheerey🥵😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 3 dny +1

    Abaal ma laha somaliya ninki qodxo beerta isagunbay muda marka iyagunbu dhibku ku dabeeyn

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka Před 3 dny +3

    Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guuleysta waligiin

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem Před 2 dny

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem Před 2 dny +1

    Abiye Ahmed 💫🤴👑🏅🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹😂🇪🇹🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹🇬🇧🇪🇹👑🏅🤴🤴🏆

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Před 2 dny +1

    Meeyay aqoonsigii marna may Soo hadel qadayaan Ethiopia 😂😂😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 dny +2

    Kk Jamhuriyada isaaq dhib badanaa.
    Saldhig ciidan oo ciise iyo ree Awdal leeyihiin ayay yiraahdeen qaaata.
    Maxay berbera saldhig uga siin waayeen

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 3 dny

    Waxaan hubaa inay somaalida iyo ìtoobiynak ay madax is daryaan waanah burburka taas ayaa jeclahay in fooda laysdaroh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 dny

    DAWALADA XANAR MUSLIM MA AH MAR HADII WAXEY SHEEGAANBA BEEN TAHEY WAA ILAA DAWALDII AFWEYNE HAL KALMAD RUN AH MA SHEEGAAN QOLADAA TALYANIGU GUMEYSAN JIREY

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 Před 3 dny

    Somalia 🇸🇴 Haddanay Ethiopia ka celin karayn Badda
    Waxna ka qaban karayn hashiiska Somaliland iyo Itoobiya
    MAXAY SOMALILAND U QORSHAYSAY SI AY UGA CELISO HASHIISKAAS
    MAXAY NOO HAYSAA OO DANTA SOMALILAND AH

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Před 3 dny

      Dannka weyn ma jirto in aan dalkaaga la qabsan. Waxaa soomaali meel walbo oo ey joogto darremeysaa halista idingu soo wajahan.

  • @nawalabdirizak6979
    @nawalabdirizak6979 Před 2 dny

    Benbadanaaa

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 3 dny +1

    Soomaalilaan haddii ay Itoobiya citiraafi karto Meles Zenawi ayaa citiraafi lahaa.
    Dadka wareersan waxaan u sheegaynaa in ay Itoobiya rabto dhul bad ah oo ay qabsato.

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před 3 dny

      Ictiraafka ayaa ka horreeya saxiixa heshiiska.

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 3 dny

      @@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      Ictiraaf Itoobiya kayimaada meel magaadhsiisna, maxaa yeelay waxay yeelato ayay rabtaa.

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před 3 dny

      @@Redspittingcobra Aqoonsiga Itoobiya waa dalka u horreeya ee dalal kale oo badanna waa diyaar. Dabcan Itoobiya waxay rabto (saldhigyo) waan siinanaa. Adduunku waa wax is dhaafsi. Waaka Xasan maalin walba la baryaya Itoobiya badda.

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 3 dny +1

      @@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      Saldhigyada Itoobiya rabtaa hadday xalaal yihiin maxay Jabuuti uga kiraysan wayday. Ilayn Jabuuti ayay wax kala soo degtaa.

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před 3 dny

      @@Redspittingcobra Itoobiya waa dawlad da' wayn oo ka fikiraysa mustaqbalka fog, maaha sida siyaasiinta Somalia ee maalinta la joogo uun ka fikira. Itoobiya ma rabto inay hal dal oo kaliya ku tiirsanaato xag ammaan iyo xag ganacsiba. Hadda ganacsiga Itoobiya 30% wuxuu ka soo degaa Berbera. Geelle (jabuuti) wuxuu la qaylinayaa waa cabsi in ganacsiga Itoobiya dhammaan u wareego Berbera.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před 3 dny

    Somalia Hanolato Aamin Dabo dhilifku Hadhaco Bada Somalia Somali baaleh Amxaro iyo Asxabil Fiil na ma.imankaro Insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      @@awiladen7814 calamaka blug siilka hoooyada kuu astuur kuu somaliland

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      @@awiladen7814 fack daroode niinka hadlayo iska hadlo waleey xiisabe weey daanbsa

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 3 dny

      @@AbdirahmanMohamed-hm8nd hhhh inagumed ciilan baad tahay ee oromo iyo amxaro waxba ku tari mayaan walee iyo inaad habeenba hayb sheegato hhhh mee haybtii aad sheegatay ee urur samale hhhh eey.baa .cunay laangabow dhawaana waa lagusoo afjarayaa🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      @@awiladen7814 muslinimo niin aan kuugo dhaqeeyn muuminii khasa kaale maaxasta kuu dhawooro maagan saato ayaa dhamaa

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 3 dny

      @@awiladen7814 ader anago daroode iyu hawiye miidena uu maabahaaniin labadaa reer axmar ayaa dhamaa

  • @Muna-user-23mn
    @Muna-user-23mn Před 2 dny

    Dadka reer somaliland sheegaya ee leh bada anaka siinayna xaga caqliga laga galiyaay mise soomaliya ku xu mee ayaa loo bixinayaa

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi Před 3 dny +1

    Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 3 dny +1

      Haa, ileen qorshaha ilaa israaiil baa ku jirta ?! oo ma Saylac baad rabtaan in aad israiil dekto .. waad ku mahsantahay xogtaad siisay

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem Před 2 dny

      ​@@Jaalejaale12😂😂😂😂 whaddya you gonna do about it? Nothing you just gonna change your fake name and your location, as usual coward. 🇮🇱🏅

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před 3 dny +3

    Siyaasiyiinta hargeysa weyfashilmiin Mar hadii cadowgii aabayashood iyo awoowayaashuud ay gacantooda kugodgaleen ay maanta iyaga oo raali ah ay dhaxalkii caruurtooda siinayaan

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Před 3 dny +1

      😂😂😂cabad deee qadaad wayney maxa ka galay somalia wata la hoos ordaysa bada hayaga qaado oo somaliland ka jooga😂oo laga diidan yay

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před 3 dny +1

      Awoowyaashayo iyo aabbayaasha waxa laayay oo xasuuqay dawladda Somalia. Carruurtii iyo dumarkiina waxa badbaadiyey Itoobiya oo ay u qaxeen. Dagaalada Somalia iyo Itoobiya ka dhex dhacay waa colaad iyaga ka dhexaysa, maaha tu na khusaysa. Colaaddaana waxa Soomaalida talyaanigu gumaysanayay ku beeray, gumaysigii Talyaaniga oo Itoobiya ka adkaatay.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 3 dny +2

      FAQASH MA XISHOOTO !!!!
      AWOWYADAY WAXAA GAWRACAY OO GUMAADDAY OO XASUUQAY FAQASH, AMXAARO WAA KUWII NA BADBAADIYEY EE NA SIIYEY MAGANGALYADA EE MAANTANA NA ICTIRAAFYA AYADOO CADAWGAYAGU WAA FAQASH E UU DIIDAN YAHAY IN AANUU NOOLAANABA!!!!!!!!
      BARAKA ALLAH BIL XABASH.
      برك الله أرض الحبشة

  • @FadxiCali-o2j
    @FadxiCali-o2j Před 3 dny

    .

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 3 dny +3

    Itpiya way uqalanta somaliland guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤ itopiyana guuuuuuuuyl❤❤❤❤❤❤

    • @Hciid
      @Hciid Před 3 dny +1

      QOF DNA SOMALI AH LAHAYN DHUL SOMALI DEGENAAN MAAYO

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Před 3 dny

      Oromo injirlay afsomaliga baratay

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Před 3 dny

    10000 oo askari itoobiyaan ah ayaa jooga soomaaliya, matabaan ,gedo hiiraan,. 30 sano.
    Meelahaas ay joogaan ee ay ka taliyaan weliba canshuur ayey ka qaataan.
    Taasi waa caadi ayey yiraahdeen.
    Laakiin
    somaliland wey u diidan yihiin iney itoobiyaan yimaadaan.
    Waxaasi waa jaceylka somaliland loo hayo ee aaney dhulkooda u qabin.
    Waad mahad santihiin.

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Před 2 dny

    Alla been badnaa midnimada somaaliya ma dhib uma gaysaneyno oo muqadas ku dar

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před dnem

      Nacam. Nin kuu digay kuma dilin. Hore u sheegay inay dekad soomaliya been iyo khayaamo kaga qaadi doonaan ama xog ku dayi doonaan. Soomaaliduna macal kuwa laan laanka sheeganaya waa iskugu mid xagooda oo wuxu u haystaa dad waalan ama dad aan caqli badan lahayn oo xoolaha lamida oo daaqa la cuna. Runtiina waa aragtida dhabta ah ee itoobiyanka badankooda waligood somaalida ka qabaan. Waxay yidhash daan markay soomaalida sheegayan ከዝንጀሮ ቆንጆ ምን ይመራርጡ. Macnaha Ma danyeer ayaa daanyeer kale ka qurux badan ama dhaama.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Před 3 dny

    Xoolo Xoolo dhalay macaaac

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 3 dny

    Ninkii waalan walaalkiis ayaa u miirqaba. Reer waqooyi waa in oaga qabtaa halista ey madaxdoodu u bareertay.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 3 dny +2

    Guul abiye axmed guul somaliland ❤❤❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 3 dny

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 3 dny +7

    Aby Ahmed oo Xasuuqay Tigree hadana Gumaadaya Amxaaro cidii soo Dhawaysaa waa nin Abeeso Korinaya!

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 3 dny

    Walo weyntii iyo daaroodkii baahnaa adoonka ahaa iska wada dhigaya reer somaliland 😅😅😅😅😅no more dadka liita somaliland wadadii horumarka ayay cagta saartay nabadeey

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Před 3 dny +1

    Bal waakaase hayomaado. Sacad muusow inaad oromo tihiin waanu ognahay. Itoobiya ayaan idinku celineynaa . Adoo oroma ah dhul spomaliyeed taako inaadan bixin karin

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před 3 dny

    Abiye Ahmed Alle ha daayo cadaw jabiiye Abiye Mashallah guulayso marwalba Amiin eithoopi guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE Před 3 dny +2

    Waxa taagan ruuxan garan
    timaado waa u mala awaale
    shaley tuugii dhacey
    hadduu tolmoodey
    caqligaa lagu tamiriyo
    miyaa taag darreeyey.
    dhulkii hore nin laga qaadi kari wayey oo xattaa aanu isku dirirney miyaa in kale maanta iga raba!

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 3 dny

    Soomaaliya soomaali baa leh. Kuwa xabashida u shaqeeyana waa laga hortagayaa.

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 Před 3 dny

    Gobal bay ku arkn 😂

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 Před 3 dny

    Waar beenta kala fadhiista somaliland awood umalaha ay dhul ku bixin karto. Itobiyana dhul somaliyeed yeyna ku riyoon.

  • @abdowali463
    @abdowali463 Před 3 dny +2

    Gooni'ugoosadka SNM ee Hargeysa 30sano ayeey been ku qulaaminayeen shacabkooda.

  • @abbdll
    @abbdll Před 3 dny

    Aby beenaale helimeysid bad iyo bari midna. Aaway itoobiya sowtan kala yaacday. Aawee tigree, aawee axmaaro. Aby awood malaha

  • @Hciid
    @Hciid Před 3 dny

    AMXAAR BAAN NAHAY AYAAD LAYAABAN TIHIIN WAXAA KUXIGA FALAASHO AYAAN NAHAY HADII AAN GO AAN DAG DAG AH LAGA QAADAN ARINTAA BILOWGA AH

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 3 dny +1

      MARKA BINI AADAM SOO NOQOTO, NOO KAALAY!!!!!!.CID WALIBA WAY KU DHAANTAAYE!!!!!.

    • @Hciid
      @Hciid Před 3 dny +1

      DAMIIRKEENU MA GAARIN IN AAN SHEEGANO AMXAARO MARKII AAN WAX KUWAYNANA FALAASHO OO AH NIYUKLEERKA IDIIN QARSAN

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 Před 3 dny

    İnshalah jihaad haloo diyaar garoobo inta dhiig islaam kujiro

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed Před 3 dny

      Argagixiso xaasid nimo Aad Somaliland Oo dad Islam ah xaasidaysaan baa jihaad idiin noqon Qadaad weyney 😂😢😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 3 dny

    QADAAWSYN INTAAS BAA KU FILAN!!!!!.LACAGTA AAD DIYAARAD KU RAACAYSO, DAD KAAGA BAAHAN WAX UGU QABO!!!!!.