Kiin Jaamac & Nasiib Cali | Kaalay Kaalay | Official 2019 Music

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Artists: Kiin & Nasiib
    Song: Kaalay Kaalay
    Lyrics: Mohamed Aden Socdaal
    Melody: Cabdimutalib Cise
    Music: Bulshaawi
    Video & Recording: Waqal

Komentáře • 1,4K

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed2661 Před 5 lety +592

    Igula sali nabigeeen mohamed scw plz hestaba waaad dhagesaneesaa ileene 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 Před 5 lety +9

      farxiyo maxamed Meesha Nabi Mohamed ha keenin Heeso ka socdee ilaahay ka baqoo

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon Před 5 lety +3

      Scw Scw Scw Scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @nimcojaamac4176
      @nimcojaamac4176 Před 5 lety +7

      Farxiyo maxamed naaa maxa ka qaldan in ay hees ka socto wad u jeedayey maxa nabiga ukeenaysa

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 Před 5 lety +3

      Scw

    • @farxiyomaxamed2661
      @farxiyomaxamed2661 Před 5 lety +1

      Nimco Jaamac adoo munkar dhageesanyo hadii aaan ku soo xasuusiyay nabigeeena Ma dhibeee kugu heeesaa laxyhy nayaa hay dhihin bal

  • @Asmashi866
    @Asmashi866 Před 5 lety +249

    Laaska maalmo joogne kalay kaalay
    Away dhashii darwiished like ❤️❤️💪💪🐎🐎

    • @amalsalebanaden4640
      @amalsalebanaden4640 Před 5 lety +12

      Mahi lakin like ku saaraya waayo waan soo maray anigo safar waa magaalo shidan🐎🐎🐎🐎🐎

    • @Xoghaye.
      @Xoghaye. Před 5 lety +4

      Wan kula socdaa bbeh✌

    • @nimcaabdi1773
      @nimcaabdi1773 Před 5 lety +2

      Waa igaan mcn

    • @hafsahubi9574
      @hafsahubi9574 Před 5 lety +1

      Waanakn ee maxad nasiinaysaa

    • @Asmashi866
      @Asmashi866 Před 5 lety

      Suhur Ahmed haa inadero xarunti darwiishta ❤️🥰

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall Před 5 lety +252

    Kiin Jamac boqorada style ka waku aminsanahy nasiib cali sido kale bro keep going ❤️❤️ waqal hore u soco bro

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 Před 5 lety +46

    Laaaski(laasanoood) maaalmo jooogne iga gadan 😍 ina adeer kiin jaama quruxdadan dawada manshallh body timo iyo dherer iskudarsatay

  • @mohamedrashid7117
    @mohamedrashid7117 Před 5 lety +750

    Alle Xaqqa Ha Ina Waafajiyo

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 Před 5 lety +78

    Laaska maalmo joognee kaalay ❤🤩 kiin jaamac yre and nasiib cali 🤩🙏

  • @duybein505
    @duybein505 Před 5 lety +53

    Idaadahe kaale laaska malmojokne kale wat sng waxkale my home laaska mentinot it her wwww keep going my inader qurux genyo jamac dhoodi ❤️💕💕

  • @salaymanfarah6222
    @salaymanfarah6222 Před 5 lety +61

    War naagtu jir qurux badanaa Legend kiin jama horay usoco iyo nasiib Ali wixii bosaso jecel Like hayla dhaafin 2019

    • @Supr93
      @Supr93 Před 11 měsíci

      The i I’m first’s name a into

  • @cabdicasismaxamud4703
    @cabdicasismaxamud4703 Před 5 lety +194

    Intii qur'anka jecel
    👇

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 Před 5 lety +184

    Hargaysaan dagaynaa kaalay kaalay ❤duriyadii like dhaafa💯✌

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Před 5 lety +137

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴kaas cidii ku faanta like ha iisaarto kiin jaamacna tagerta

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 Před 5 lety +320

    inta quranka jecel like isara please 😙😙

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish Před 5 lety +210

    Qof kasta oo commentigayga akhriya wxan u rajayn nolol farxad keh aakhirana janatul fardowsa

  • @ahmedsaidmohamoud7743
    @ahmedsaidmohamoud7743 Před 5 lety +34

    Duriyada daarood ismaciil gabdhahoodu dherer iyo quruxba allah waa ku banaystay.😍 like saar wixii duriyada daarood ah.

    • @ciyaarahadunida2824
      @ciyaarahadunida2824 Před 5 lety +6

      MNZHA ALLAH ILAHY AYAA UGU MHAD CELINAYNAA VIVA DURIYADA DAAROOD ISMAACIIL❤❤❤❤

    • @biche1984
      @biche1984 Před 5 lety +3

      Quruuûûx waa daarod

    • @najmaawil1592
      @najmaawil1592 Před 5 lety +2

      viva darood wahelkiii nafdah geeridu hadin ilowdo

  • @najibabdulkadir6844
    @najibabdulkadir6844 Před 5 lety +71

    Gabadha Dhulbante ee #Kiin_Jamac Wacadale Waa Boqol Milyan🔥🔥

    • @ilhaanmohamedshire4344
      @ilhaanmohamedshire4344 Před 5 lety +1

      Xaqiiq wlhi

    • @abduuwahaap8488
      @abduuwahaap8488 Před 5 lety +1

      Ma bahlkoda ka macan kuwa kale bal waxad nagula hadlaso eg xooloyow

    • @ilhaanmohamedshire4344
      @ilhaanmohamedshire4344 Před 5 lety +2

      @@abduuwahaap8488 Adih mx ku haya Xayawan yohow

    • @feizahdirir2033
      @feizahdirir2033 Před 5 lety +3

      @@abduuwahaap8488 qararka jooji

    • @siciidcabdi464
      @siciidcabdi464 Před 5 lety

      war jahananayku socdaanku waniye alle hasoohanoonsho dhamaan wixiitaagersanina waalamid iyagaabakadarn allow beribaan ka ahy denbigooda war hakudhirigelinee uducerya in alle soohanoonsho

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 Před 5 lety +87

    Wlhi waa hurday ilmaadeerayaal oo waan daacad hadlee like aan lacag laydin kasiinayn ayaan idinka golle fadhiyaa

  • @yamanisahal1076
    @yamanisahal1076 Před 4 lety +3

    Inta taagrta nasiip ali💖👊L0vE U sar

  • @mariahassan9674
    @mariahassan9674 Před 5 lety +24

    Wa heees iyo badh 😍. Kiiin quruxeeey love u inanta darwiisheed 😍😍❤

    • @kingbulshawi1159
      @kingbulshawi1159 Před 5 lety +1

      Kiin jamac quruxda iyo dheerii inta igu racsaan mahadsanidin

  • @wariyeabdirahmanjama2298
    @wariyeabdirahmanjama2298 Před 5 lety +17

    Imiza qofba quranka jecel bal aan arko like saara😢❤

  • @nouradenabdirahmanelmi7601

    Runtu heestu waxaay toos u eegaysa qalanajo qoor dheer hawadu saxdii mansha allah wey isku dubadhacay axyaa hees fiican foog!

  • @alasadi8118
    @alasadi8118 Před 5 lety +78

    Laaska An malMo JoGNe KaLaY
    WiXi Rer LasCanooda. Like 😍❤️🌺😁🤟

    • @najmaawil1592
      @najmaawil1592 Před 5 lety

      Al Asadi qrxey wnakan sooo yaaca rer sool

  • @abdiwaliosman7854
    @abdiwaliosman7854 Před 5 lety

    qof is heysata weeye kiin jaamac mansha alh qurux ley allaha u siyaadiyo heestaan sifiican bad u duubteen halkaas kaga haya shacabkeygow

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 Před 5 lety +15

    Kiin Jaamac😍😰 wlhi wan jeclahay ha la igu sheego

  • @qamarmohamed2046
    @qamarmohamed2046 Před 5 lety

    Nasiib Cali iyo kiin jaamac hees aad u macaan ayaad Soo saarteen safiicane loo Soo duubay waad mahadsantihiin fanaaniitaayne iyo waqal Wstudio intii ka heshay heestaan like ii saaro shanta soomaaliyeeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 Před 5 lety +624

    *wllhi blhi tollhi anigoon like saarin ma dhaafyo commentigan waad dhartye like iska saar wllo* thankz

  • @hanadjamal2610
    @hanadjamal2610 Před 5 lety +1

    kiiin jamac manasato hees leee keeenee yhuuuuu Kalay ku Lahaaa dhimatda

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 Před 5 lety +4

    Waalee kiin jamac fanka wee xureestay cid Ku heesta malahan .👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍💕💕💕

  • @suuraleynaagdhulbahante4454

    Www laaska malmo joognee😘 heez iyo waliba badh *kiin jamac abdi* and *naziib ali* hore usocda❤

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 Před 5 lety +7

    Duruyadii daarood like isara 💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍

  • @bullo-xaartv2601
    @bullo-xaartv2601 Před 5 lety

    Wixii gabar ah aad baan idiin salaamaya
    Wixii garoob ahna aabahayba soo salaamaya
    Wixii inamo ahna walaashay baa soo salaamaysa ✌🏽

  • @cirisaaq____gacmo7989
    @cirisaaq____gacmo7989 Před 5 lety +23

    Nice songs👌
    Hore u soco waqal studio👏👏
    Kiin jamac fananad cod shidan style shidan💯
    Nasib Ali fasion boy💯

  • @akramavich1632
    @akramavich1632 Před 5 lety

    Waqal studio waxsoosarka dalka best studio kiinjamac &nasiib caki isku nuuraysaan

  • @shukriahmed8071
    @shukriahmed8071 Před 5 lety +43

    Hadaa jecashay kiin jamaac like ii sar

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 Před 5 lety

    Wwwww kala is arag waxba lagama qaban karo kiin fankeeda
    Mudug soo dawaafnee kaalay ❤❤❤👌👏👏👏👏👏 keep going

  • @kinghajiali8761
    @kinghajiali8761 Před 5 lety +17

    Xamar aan kugu dawaafsiye Kaalay kaalay❤💯 ciyaal xamar hada tahay 👍isaar

  • @bilanbelo5614
    @bilanbelo5614 Před 4 lety +1

    intiii dawanaysa 2020 like dhac igu siii boqorada reer sool kiin wlshy kiin Jamac io Nasiib Ali ❤️❤️❤️

  • @haajiabdi586
    @haajiabdi586 Před 5 lety +20

    Naagtii dhulbahante wadadii saado calibay haysaa igawalee baxsanow daraada soo qaad

  • @Omarhassan1456
    @Omarhassan1456 Před 5 lety

    I don't understand the meaning but still enjoying with the Music....are these Africans...???

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 Před 5 lety +19

    Aaway Tageerah Kiin Jamac, 😎

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před rokem

    Wah waaah ya kiin jama and nasib ali❤🐎🖐🏼🦋

  • @AaronJoshua
    @AaronJoshua Před 5 lety +16

    Thanks walalkeyga nasib Cali iyo walashey Kiin jamac videogan quruda badan waxa dubay waqal Wstudio 💠

  • @saamiyodarwal9832
    @saamiyodarwal9832 Před 5 lety

    Nice kiin jaamac mar hadaa bada glgashay sifiican ayaa loo dabashaa halkaas ka hay lakiin ha ku tagin mcnto ALLAH mar uun ha ku soo hanooniyo aamin

  • @ibrahimsergio7061
    @ibrahimsergio7061 Před 5 lety +36

    inta Nabi mohamed scw💘 jecel like ta ha igala paqiilina

  • @mohameddoroash5856
    @mohameddoroash5856 Před 5 lety +2

    Kiin Video ay ku jirto isaga iska qurxonanayo Best somali Naag Fanan🙌🙌🙌

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB Před 5 lety +14

    Kiin 10 cunugba ha dhasho
    Wali ma dhaafi laheyn 😋 kii furay nasiib xumaa wuu habaarnaa 😂😂😂

  • @mohamednor5867
    @mohamednor5867 Před 5 lety

    Dhiin Dhiin tan kubadasha maad naleeesahay 👌👌👌

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 Před 5 lety +10

    style 100%
    codka 100%
    ereyada 100%
    laxanka 100%
    super song
    production super waqal studio❤

  • @mimicute4041
    @mimicute4041 Před 5 lety

    Kiin jama kaalay galdagob igula dalxiis lol nice song welcome back.huuno

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 Před 5 lety +4

    Fananinta ugu codka macaan Geyiga somaliyeed ayu kujira #Nasiib ali haybad fannan buu le yahy msha allah keep going bowe 👏👏❤️✅🙋‍♂️

  • @burburis
    @burburis Před 5 lety

    kiin jamac heesta waa ku soo.baxday cunuga halaga badalo cod.mahayee inta igu raacsan like

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 Před 5 lety +13

    hadaa reer xamar reer hargysa rer jigjiga. miduun tahay like saar 👍👍💪

  • @malyounkhadar349
    @malyounkhadar349 Před 5 lety

    asal dhald kiinjaamac naag nool and nsip Ali full support really

  • @ahmeddarbay7234
    @ahmeddarbay7234 Před 5 lety +4

    Hargeysan dageyna kalay kalay meye duriyadii😘

  • @sarrrf2019
    @sarrrf2019 Před 5 lety

    TeamWaqal hore usocda king jaamac walee fananad iga dhex

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 Před 5 lety +3

    Beautiful kiin jama queen of style 😍and dhigeeda nasiib well done 👌

  • @najmoabdullahi8200
    @najmoabdullahi8200 Před 5 lety

    Mudug soo dawaafnee kaalay kaalay bari soo dalxiisne kaalay kaalay🇸🇱😘😍🤩💋♥️

  • @rohindeek7910
    @rohindeek7910 Před 5 lety +5

    Wuuuw Gabdhi Darwish 💯👈🏻 Qurxsan❤️💯👈🏻

  • @abdazinabillow740
    @abdazinabillow740 Před 4 lety

    Fananaad aan ad iyo add utageroo kiney jamac horii usocoo hapo noloow waligaa cadhowga caktaa hosteedha love you

  • @SomaliWorldOfficial
    @SomaliWorldOfficial Před 5 lety +147

    Amazing Video :)
    Well done Khadar Waqal

    • @leylomohammed1742
      @leylomohammed1742 Před 5 lety +1

      Somali World good morning 🌞 is the day you and I have to go to the movies and I have to go to the store to be school and friends and family friends and friends family and friends and family friends and friends family and friends and family friends and friends family and friends and family friends and friends family and friends and family friends and friends family and friends and family friends and friends family and friends and family and I have friends family friends friends family family friends family love family friends family

    • @dalmardeeqsimedia1536
      @dalmardeeqsimedia1536 Před 5 lety

      Well done kiin and nasiib

    • @nuurcade345
      @nuurcade345 Před 5 lety +1

      Waw

    • @murtiilesheikhdoon6584
      @murtiilesheikhdoon6584 Před 5 lety

      Somali World

    • @sacdiyosiman74
      @sacdiyosiman74 Před 3 lety

      Tr6h

  • @famaily5884
    @famaily5884 Před 5 lety

    Wiilka wiil.xishood badan ayuu u egyahay waaye falaq falaq ma ah 😋😋😋

  • @jamaaadan8931
    @jamaaadan8931 Před 5 lety +17

    #Kiin #Jama Gabar #Dhulbahante Caadi Maad tihideee #Sool #Sanaag #Cayn Heeso Uqaaad

  • @kukunuta9047
    @kukunuta9047 Před 5 lety +1

    Jigjiga aan dakaynoo kismaayo aan dagneee #Ogadenia

  • @aizoocadee8130
    @aizoocadee8130 Před 5 lety +28

    Inta Nabiga jecel (SCW) liketa ❤❤

  • @darekfowzi4666
    @darekfowzi4666 Před 5 lety

    Muuqal lagu furo sanadka cusub waqal good job brother

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Před 5 lety +4

    kiin jamac. sidey iskaga reebtey, halimo gobaad.. ayn rabaa in aan iskaga reebo jcylka ii haya"" welldone. nasibali&kiinjamac 100%

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 Před 5 lety

    Waaaw kiin iyo nasiib iyo waqal waad shidanthn

  • @qaranjecelabdilahi228
    @qaranjecelabdilahi228 Před 5 lety +41

    Laaski maalmo joognee kaalay kaalay naagta qudha ee reer lascanod ku fanan

  • @ismailmh679
    @ismailmh679 Před 5 lety

    Mudug soo dawafne kalay cadi ma ahan kiin jamac iyo nasiib horay u socda

  • @mohamethjojo1595
    @mohamethjojo1595 Před 5 lety +13

    i Love kiin jamac inta jeceL like👍

  • @ahmedxasan9040
    @ahmedxasan9040 Před 5 lety

    Eesh caalaa style kiinjaamac
    Somali maryooley heesooga wax weeyan ayeey ka badshey Kiiin jamac

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety +211

    CZcams na waxa unacay dad like tuugsanayo hada ila mid tahay halkan like saar😂😂😂😂😂😂

  • @xubicayn8394
    @xubicayn8394 Před 5 lety

    masha allha khadar waqal malani uban anigina IGA duubi isha alaa

  • @mahadsanja2766
    @mahadsanja2766 Před 5 lety +33

    Hada reer mudug thy liketa ha ila dhaafin

  • @mokadleye4571
    @mokadleye4571 Před 5 lety

    Meshaa mesha nabiga lagu xusaayey ma ahaaan wasaaq ayaad tihiiin wlhi uf

  • @maanjama
    @maanjama Před 5 lety +3

    FanaNin wada shaqeyn naga dhaxeyso nasiib pqorka Nairobi
    Kiin jama boqorda fiilaan❤😘

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 Před 5 lety

    Wewe In waqal Wlhy Wad ka baxsatay Masha alh Well-done 👏👏

  • @Fagarpodcast
    @Fagarpodcast Před 5 lety +7

    Waqal best God jab sxb qaali shaqo wacan Muqal cajab Ah Gul gobanimo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏✍️✍️✍️✍️✍️✍️
    Eratada Abwaan dhaga jilac aad usalamayaa

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 Před 5 lety +2

    Anigu heesta wxn daawada inta kiin jaamac yare qaadayso, wn is dhaafiyaa inta wiilka...ya ila mida oo kle..

  • @ciyaarahadunida2824
    @ciyaarahadunida2824 Před 5 lety +11

    KIIN JAAMAC GABADHAAN IZKU QOLADA NAHAY❤❤❤

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 Před 5 lety

    Kiin jaamac style udaah naag shidan weeyeh

  • @daada1021
    @daada1021 Před 5 lety +25

    Anaa ugu so horeeya Like Waxa iga Dambeeyo plz

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 Před 5 lety +2

    Laaska maalmo joogne kaalay 😍my home laascanood💋 indr waad talaabsatay hees shidan 👌👌👌👌

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Před 5 lety +4

    *Heesta Sanadka Woow* 😱😻😻

  • @buulounitedbossxh3252
    @buulounitedbossxh3252 Před 5 lety +1

    Inta ilahay &rasulkisa jecel like sara

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 Před 5 lety +11

    Gabadha amay xalino gobaad cawridaa kalay iska arag🔥🔥🔥

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 Před 5 lety

    Wooooow kiin jamac xidigta sanadka axsan istel waxasaa fanaan kaa ah nasiib cali nin culus 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirahmanhiraabe2521
    @abdirahmanhiraabe2521 Před 5 lety +3

    kiin jam wlhi wa bajaq ayada dhan dhisan qurux jir io stel😭alow ii sahal nag ayada cml ah inta ila mid ah like isara👍

  • @roodoqorox6938
    @roodoqorox6938 Před 5 lety

    Waaaaaw kin jamac msha alha boqorada istelka wan kuqirnay nag haka ahato kin jamaca

  • @abdirahmanmohamedali1946
    @abdirahmanmohamedali1946 Před 5 lety +3

    Kiin jaamac taageere heeda waan salan sare iga gudooma 🙏🙏🙏

  • @qadanqueen1518
    @qadanqueen1518 Před 5 lety

    Kiin and nasiib ali hore u socoda
    Lkn heestii hobiyo ayaan idinka sugayaa anigu wali

  • @nasiibbadanhassan2513
    @nasiibbadanhassan2513 Před 5 lety +3

    Midkan doortay waa adi maanka deeqay waa adi💋😍😍😍

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 Před 5 lety +3

    aditing wan kahelay iyo muqaalka heestaba hambayo waqal studio onother level

  • @Little_D815
    @Little_D815 Před 5 lety +223

    2016 mar aan is idhi youtube ka eeg inantan kiin jamac waaban ka waayay hal heeso oo saado cali lahayd oo ay copyasay ayaa ku jiray maanatana weak weak ayay heesaha usoo saaraysaa eesh calaa naag bal surwaalkan faraha badan uun inagadaa hees kasta surwaalbaad kusoo qaadaysaa 😆😆

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 Před 5 lety +3

      hhhhhhhhhhh beenta dhaaf wll, 2012 ayay fannaanad ahayd. imse aduun baa bartay 2016

    • @iskaeeggawaadhida5252
      @iskaeeggawaadhida5252 Před 5 lety +4

      hhhhhh beentaa maaha wllhi 2016 waan xasuustaa heesta ay shawgii farxiya kabayare ee london ka qaaday uunbaa youtube ku jirtay😂😂

    • @abdiazizcarlos4192
      @abdiazizcarlos4192 Před 5 lety +5

      Waqti badan ayay fanka Ku jirtay lkn way dhici wayday guushii ugu horaysayna wxay gaadhay maalinkay style kii halimo gobaad copy garaysay hhhh

    • @suhuurcarey
      @suhuurcarey Před 5 lety +4

      Abdiaziz Carlos been ma aadan sheegin inantaan dagaalki haliimo goobaad aad ayey ugu guuleesatey ... sey isu laheeed soo qabo gaaar ka dheerey ayey dhaaftey maanta waa number one ☝🏻 naag adag iga dheh

    • @daudic1829
      @daudic1829 Před 5 lety

      @@suhuurcarey haliimo gobaad 1 night 20,000$ kaalay iska arag

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 Před 5 lety

    Qoftan wiil sxbkey ajnabi ah ayaa ku waashay allow yaa usheego inaan tartanka kula jiro kkkk Ilove you kiiney allah haku xafido qaali ♥

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 Před 5 lety +6

    Nafta dalan awgaa 😍dabacsan cashaqo awgaa 😍❣️❤️ dhowr sano o hada kedib ah ayey iga gadan tahay heestan ❣️❤️mudug baarii Muqdisho jigjiga hargeysa mar dhow tagii raba tlhi ❤️❤️❣️❤️❤️ jecliya ina ku dalxiso❤️❣️

  • @gobadgabdhmajerteen6986

    mnsha alh habar yar kiin jaamaac horey u soco adi iyo nasiib cali

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 Před 5 lety +5

    KIIN JAAMAC 👑👑👑👑 BOQORAD. 🙏🙏🙏

  • @din8wofficial503
    @din8wofficial503 Před 3 lety +2

    BULSHAAWI 🥰✋🔥🔥🔥 The Beat though 😫💯❤

  • @sidiiqyare1184
    @sidiiqyare1184 Před 5 lety +39

    Inta jiif ku daawanys farta like ku qabta

  • @zamiiradajiya4158
    @zamiiradajiya4158 Před 5 lety

    Woow eeshcalaaa kiin like ta iisaara