KIIN JAAMAC YARE | EEN EEN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 03. 2018
  • COPYRIGHT PROTECTED BY WAQAL STUDIO
    ERAYADII: ABWAAN DEEQ CISE
    LAXANKII: KIIN JAAMAC YARE
    MUSIC: MUFTUUX CADCEED
    VOCAL RECORDING & VIDEO: WAQAL
  • Hudba

Komentáře • 3K

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 Před 6 lety +799

    Kiin jamac keep going inader darawiish dhalada hees iyo bar ayaan kahaynaa

  • @KiinJamac
    @KiinJamac Před 5 lety +163

    My brother Waqal een een miss you walal ❤️

    • @zaynnur9342
      @zaynnur9342 Před 4 lety +3

      Walaley Heesahaaga MA. DAAWATAA? AAD U QURXOON TAHAY wlshay Mcn 🇿🇦South Africa 🇿🇦Noogu IMOW Please Tageerahaaga Ayaa ku Badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @zaynnur9342
      @zaynnur9342 Před 4 lety +1

      Heestaan Waad Kala Kicisay Wlshy.
      Hadaad America Ka soo Dhamaato South Africa Ha Iloowin NOO IMOW Please sharfy Tageerahaaga 💯💯💯 intay jookaanee wlshy

    • @armaanyare3524
      @armaanyare3524 Před 4 lety +2

      kk+ok I

    • @yarabbi5472
      @yarabbi5472 Před 4 lety +1

      My sister Een Een we miss you

    • @khadrayoonis9420
      @khadrayoonis9420 Před 3 lety

      Vlcævñdmbfl

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 Před 5 lety +301

    Somaliyey intaad qabiilka iska dhaaftan qofka bini.aadanka dadnimadiisa kujeclada iyo fankiisa walahi kiin jamac waa fananad qurux bdn style ah waliba waa gabar midab qurux bdn leh iyo qaab stylish ah marka qabiilka iska daaya iyo waa reer hebel cadowga hanoo jabin kaliya dheh waa boqorad somaliyed Ajnabiga dhan fankoda waa u fan kaliya kalama lahan qolo iyo qabiil marka magaca somalinimo hanii deeqo thanks

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 Před 4 lety +12

      Kiin jaamac yare fanaanad qaran weyan qabiil wxba ma sheego somalina tasa reebtay anigu fanaana waa reer hebel Kuma taagero wllhy cidey yihiina masi raadsado

    • @liza-ik4xm
      @liza-ik4xm Před 4 lety +2

      💗💗💗

    • @muniirabashiir6327
      @muniirabashiir6327 Před 4 lety

      @@liza-ik4xmadi blink somali miyaa tahay

    • @liza-ik4xm
      @liza-ik4xm Před 4 lety +2

      @@muniirabashiir6327 haa adigana

    • @muniirabashiir6327
      @muniirabashiir6327 Před 4 lety +2

      @@liza-ik4xm haa sidokale aad ayaan ujacelahay waxeena solabanayaan 2020 march 8 kafilo black pink in you area

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 4 lety +69

    from bangaldesh😡😂 eeg like bay kula ordiye war waa wllkaa somali ah ha igala bakhaylin liketa 😂🙏😊🇸🇴
    ano somalinmo ku faana la iiqatay intan wadan kale ku faani lahaaa🇸🇴😜

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms Před 6 lety +210

    Een eeen 😍 allayacizak heesta qarniga
    Muqaal asal ah👏🏻🙌 waqal macalin💯 horey u soco sxb waad ka baxsatay
    Gabadha qarnigaan looga haray walaasheen kiiin jamac yare horey usoco #dhalfanaan

  • @aronmooy3939
    @aronmooy3939 Před 6 lety +2112

    Inta markey quraanka maqlaan ku oyaa hesahana aan jeclen like ilahy dartisa isara😭🙏

    • @jarijarvinen5542
      @jarijarvinen5542 Před 6 lety +25

      moha ahmed hh wll hadada heeshq neceb thy mxa ku dhageysiyey cajip iga dheh

    • @ifrahyussuf7587
      @ifrahyussuf7587 Před 6 lety +4

      moha ahmed bisinka

    • @caabiahmed781
      @caabiahmed781 Před 6 lety +2

      Mohamed dahir😂

    • @liibaaniscojowhar8658
      @liibaaniscojowhar8658 Před 6 lety +9

      moha ahmed xayawaan like 👍meel xun kagashay duqonyhow alle kacabso☝☝

    • @saammu8231
      @saammu8231 Před 6 lety

      moha ahmed walalo adigabo sidi dumarki timaha kor isugu xidhay ee ma #like ti ba mel xun gashay Allow nasoo wada hadeey ya Rabbi

  • @abdirahmanabshir7624
    @abdirahmanabshir7624 Před 5 lety +20

    Wiil reer mudugan ahey like ta ha ila dhaafin

  • @cambarodabshid7087
    @cambarodabshid7087 Před 5 lety +72

    EEN EEN 2019 inta daawanaysa 👍 i love this song ❤️

  • @raxmaqaliraxmaqali1122
    @raxmaqaliraxmaqali1122 Před 6 lety +641

    Inta diinta jecel like hay sarto

    • @ifrahali5667
      @ifrahali5667 Před 5 lety +1

      raxma qali raxma qali ma kiin baa lagu xuuxinayaa diinta eedo kuwa kale ee heesayaba diin kuma sheegtid heesahood maxaad kiin ila soo doonatay munaafaqnimada diinta ka daa

    • @luulbile8481
      @luulbile8481 Před 5 lety

      Kkkkkk

    • @munamuhumed6822
      @munamuhumed6822 Před 4 lety

      raxma qali raxma qali

    • @ibraahimcabdi467
      @ibraahimcabdi467 Před 4 lety

      Waaw macaan

    • @axmedzassim3110
      @axmedzassim3110 Před 3 lety +2

      Kiin jamac nag fariid

  • @younisfaroole4932
    @younisfaroole4932 Před 6 lety +23

    Eeeen eeen Moyee soo oraahdii afku muugabin
    Inta kiin Jamac tagerta farta taaga ☝

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 Před 3 lety +53

    Heestaan kama daalo wa Super Hit yaa ila daawanaya 2021 ❤🎧
    - Erayada : Sxbky Abwaan Deeq Ciise Midnimo
    - Muusiga : Maftuux Cadceed
    - Codka & Laxanka : Kiin Jaamac

  • @HAMZA-gn3sz
    @HAMZA-gn3sz Před 6 lety +196

    Kiin jamac waa Number 2 style ka
    Xaaskeyga ayuunbaa ka horeysa Allah hay daayee 😍😍

    • @hudihassan2045
      @hudihassan2045 Před 4 lety +5

      Ilaahey hakuxafido xaskage lakini adigu style keda siir hakunoqote qarso

    • @historicalmatches6089
      @historicalmatches6089 Před 4 lety

      Subscribe and like
      Somali maxamed👍👍

    • @scdiyahasan5795
      @scdiyahasan5795 Před 4 lety

      Eetyyytt

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 Před 4 lety

      M.a sas waye wll mcn ninka raga ahi waakan xaaskisa qarsada hadana kufaano good horay usoco wn idin bogadin abid wada jira ragana iney kugu daysadan rajeynaa

    • @hayad7151
      @hayad7151 Před 4 lety +1

      alah kusharfo xaskada ayad sharaftaye isku waaara

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 Před 6 lety +33

    Qoftaan Finland waa loogu soo kala kiciyay runtii🔥🔥
    Haliimo goobaad hawada ayey ka saartay😍👌

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 Před 6 lety +208

    Kiin jaamac naag ka style qurxoon ma jirto 😍😍😍😍😍😍
    Inta igu raacday like saara😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 Před 6 lety +19

    Walaashey ina adertay rabi ha inoo soo hanuuniyo
    Qurux iyo karaamaa ku dhamaatay

  • @Bountylicious
    @Bountylicious Před 6 lety +78

    KIIN Jamac Guul Guul mashallah inadeer 💕 Waqal Studios Guul...Viva Daraawiish ❤ Viva Somalia 💙 💚 💛 💜

  • @meerajal-banat6784
    @meerajal-banat6784 Před 5 lety +71

    Nagta kaliya ee Somali oo dhan hablahoda surwal ugu quruxsan

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt Před 4 lety +1

      Kaas ruun ah wlhi dumarka somalida maha kuwo jirkaa hakajiyo oo is cadeya

  • @nacnacisiibae9504
    @nacnacisiibae9504 Před 6 lety +970

    Inta quraanka jecel like iisaara😘😘

    • @ahmedteddy4493
      @ahmedteddy4493 Před 6 lety +9

      Nacnac Isii bae quraan maa like ku raadinysa😂😂😂waa ku saary quraan dartii

    • @nacnacisiibae9504
      @nacnacisiibae9504 Před 6 lety +2

      Ahmed Teddy 😂😂😂😂😎Thnkz😋

    • @Bwalde
      @Bwalde Před 6 lety +1

      Nacnac Isii bae
      Be careful !!!

    • @cishqiali1610
      @cishqiali1610 Před 6 lety

      Quranka meshan hagenin munkar lakatumayo in likta mel xun kagashay dhiladii kudhashay wase

    • @nacnacisiibae9504
      @nacnacisiibae9504 Před 6 lety +1

      Cishqi Ali adi hadii aad quraanka jeceshahay like Saar hadii kalane tag😎😎

  • @haatufyare8112
    @haatufyare8112 Před 3 lety +11

    InTaH IlaHEy JeCeL liKe IzaRa🤲

  • @irirazalorraine8070
    @irirazalorraine8070 Před 5 lety +190

    The beat you use in your music is nice keep it up, from 🇷🇼

  • @bilalabdi1864
    @bilalabdi1864 Před 6 lety +15

    Music,Erayo,style,wax walba way u dhamaeystirantahy Heestan Waa Mucjiso aan hore Loo arag Thanks Kiin iyo Inti kacawisay Mucjisadan
    🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @islaw940
    @islaw940 Před 6 lety +68

    nagtan saan u fiirsanayo waxan ka baqaa inan igarnimo ku duqow0 😃😃😃😃 war like isiya wan naxsanahee😂😂😂

  • @AsmaYusuf-lt3fg
    @AsmaYusuf-lt3fg Před měsícem +31

    Team 2024♥️😂👋

  • @xalanefilms2711
    @xalanefilms2711 Před 4 lety +18

    Maftuux cadceed the best misician👈

  • @mqabobe3961
    @mqabobe3961 Před 6 lety +13

    Gabadha ugu style ka saxan fanaaninta somalida kiin jaamac inta igu raac san bal aan arko like.ta.

  • @TheGobfilms
    @TheGobfilms Před 6 lety +249

    Nice Video Good Job WaQal & Kiin hawsho ha socoto

  • @ramloabdi8642
    @ramloabdi8642 Před 6 lety +12

    War hedhe dadkan maxaa kaqaldan nabiga iyo quranka iyo allah magacisa like ta kuradsanayo. Alle kabaqaa wallyalow xasbunalah

  • @filsanali7169
    @filsanali7169 Před 6 lety +21

    Growing up in America I never use listen to somali music then I found you and now I love somali music kiin 👑❤️

  • @maarre8316
    @maarre8316 Před 6 lety +58

    The one and only kiin jaamac 😍😍

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 Před 6 lety +23

    Quruxbadanaa mashallaah yaa iskadawada 💪💖

  • @ionutalina1178
    @ionutalina1178 Před 6 lety +566

    I’m from Germany 🇩🇪 l like this song Somali waryaada

  • @diamondluul
    @diamondluul Před 5 lety +55

    From Australia 🇦🇺 ❤️🎤✅

    • @faraxcodey1702
      @faraxcodey1702 Před 5 lety +1

      Nag jirta kinjamac

    • @maligirl892
      @maligirl892 Před 4 lety +1

      Kkkkkkkkk ha i dhhn hee

    • @diamondluul
      @diamondluul Před 4 lety

      FARAX CODEY haa she’s one of my favourite somali female singer ♥️💃🏽

  • @user-ch5dj2gn4p
    @user-ch5dj2gn4p Před 6 lety +34

    Intii kiin taageerta likata laydinka wacayaa

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 Před 6 lety +36

    Kiin Jaamac Dhal Darwiish Axsan Hees Waqal Thnx So Much Soomaaliwayn Inta Heestan Ka Heshay Like Igu Casuuma

  • @leelemaash2998
    @leelemaash2998 Před 26 dny +2

    Been been waan ka heley runti kiin jamac been been 😮😂😂😂😂😂❤

  • @jemieabdull4747
    @jemieabdull4747 Před 5 lety +214

    I'm from Eritrea and I love this song one love East africka❤

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 Před 6 lety +81

    Xalimo gobad ee kula meel dhigayan inad thy boqorada istylka codka quruxda ma ogo miya 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💋😍😍😍✋

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 Před 6 lety +133

    Kkkkkk Fananada Suuqa Cirkaas kamareeyso Cajiib -- well done 👏

  • @user-ur1xk5kg8e
    @user-ur1xk5kg8e Před 4 měsíci +3

    Heesta kliye 😂🎉 mntaa burco champions Somaliand ugu sarysaa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +23

    Musiga waxa een een kaga yeersinaya ma maftuux cadceedba habenka labo kaarjabinu soo liqay...🤣
    EEN EEEN.....
    Have already proved to be another hit well done WaqaL studio 📹📸

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 Před 6 lety +459

    Halimo gobad stylka
    Ka so xadaa naga washeen😁
    Hada ma qirteen iney u dhalty stylka❤🤞
    Kiin jamaac love you more ❤💏💕
    Asal dhaladeey ma kulana🤣

    • @hodanfarah4221
      @hodanfarah4221 Před 6 lety +6

      Kiin jamac i love you

    • @hodanfarah4221
      @hodanfarah4221 Před 6 lety +1

      ❤💞😍😅😘💘

    • @sumayajibril2129
      @sumayajibril2129 Před 6 lety +2

      Ibraahim Shakul Yare love you kiin jamac 💋💋💋

    • @mohamedbluetooth2943
      @mohamedbluetooth2943 Před 6 lety +5

      Ibraahim Shakul Yare hhh taaa farmaajo iyo muse biixiba wey og yu
      Ihiin in steylka surwalka laga soo xaday gopaad

    • @deeqalula8513
      @deeqalula8513 Před 6 lety +2

      mohamed B luetooth 😂😂iga aamus hey farmajeysanee

  • @AHMEDALI-rm3oh
    @AHMEDALI-rm3oh Před 6 lety +123

    Hadaa kiin jaamac taageerto like igu sii dhaaf

  • @ladhanali4899
    @ladhanali4899 Před 6 lety +97

    subxanaAllah my dear sister i just pray for you to be on the right way .........may the almigty Allah guide you to the right path Ameeen 🙌

    • @AliAli-rx6wu
      @AliAli-rx6wu Před rokem

      Wallah you sister or old woman,be ashamed and go back to Islam way!!! JAHANNAM WILL EAT YOU!!! anyway you are not beautiful with hips on your face!!! You are ugly and old!!!

    • @AliAli-rx6wu
      @AliAli-rx6wu Před rokem

      Very ugly and no any beautifullness! You shamed yourself with smelly nickers after the song!!! OK do one thing!!! After you perform your singing go back to your room and take off your panties and smell it!!! Wallah it will smell like rotten HILIB!!!

    • @abdirashiidhassan5146
      @abdirashiidhassan5146 Před rokem +1

      Afsomali ma isga hadashit si aykuufahanto

    • @balqisodarling1122
      @balqisodarling1122 Před rokem

      @@abdirashiidhassan5146 ⁹ j9ko

    • @balqisodarling1122
      @balqisodarling1122 Před rokem

      G5pp⁰0⁰0òťp0t0t

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 Před 6 lety +30

    Kiin jamac qorteeda yo jirkeeda quruxda badan yanan wax lasiisto jirinbo yaa igu qabtaa kiin

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 Před 5 lety +2

      mohamed ali
      Walee aniga kugu raacsan waa dumar kii lagu xarakon jiray quruxdeda dhexda taako luqanta dher
      Hablahena somaliyed♥♥

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 Před 6 lety +5

    Maftuux Talaabo Musiga Heesta Halkeedu Dhigay Wlhi
    Awesome👌👌

  • @gabadhiisoddonkaninguursat2180

    Haplaha Dhulpahante Stylka Dhlad ayay U yhn Nolow Kiin Jma Naag AN jclhy❤❤❤

  • @zuuzamohamed8250
    @zuuzamohamed8250 Před 6 lety +8

    codka muqal ka stylka action ka hight aya katahay kiin jaamac waa laguu maseera fanan aan tageero ayaa thy ALL 100% GOOD FANIS AYA KATAHY

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 Před 3 lety +10

    She’s amazing thou!😻❤️‍🔥 favorite somali singer!

  • @reo9475
    @reo9475 Před 6 lety +132

    Beautiful pure Darwiiish blood
    Authentic voice
    Mad talent
    Darood Ismaciilow inantu qurux badaan... Mashallah 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽

    • @bandargori1045
      @bandargori1045 Před 6 lety +4

      Vilsan A- ka daaya Qabiilka. Most of her fans come in different shapes and colors.
      She is sexy , I admit.

    • @reo9475
      @reo9475 Před 6 lety +1

      DamallaX
      Waa runtaa walalkay
      Thank you!

    • @booqoradareerogadeniamaxam1206
      @booqoradareerogadeniamaxam1206 Před 6 lety

      Vilsan A- 😍😍

    • @honestliar7065
      @honestliar7065 Před 6 lety +7

      Im darood and I think every somali is beautiful in different way. Yes, indeed khin is gorgeous with beautiful voice

    • @luuvis1276
      @luuvis1276 Před 6 lety

      abdi Ali yes true

  • @abdiadan5961
    @abdiadan5961 Před 6 lety +24

    Inta ku dakharan kiin Jaamac
    I love you style waad u dhalatey💯✔✔👏👏👏👌👌👌👌😍😍😍
    Like isaara AHBAABI

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 Před 5 lety +23

    She reminds me of Saado Cali every time. She is the only true fanaan in this generation.

  • @ramlocabdirisaaq1811
    @ramlocabdirisaaq1811 Před 3 lety +4

    Kiin jaamac waankutaa baayo keebgoin horay usoco baayo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @haala6974
    @haala6974 Před 6 lety +9

    Style kaagaba love ku ahay huuno kiin jmc 😍😍😍

  • @hamdaahmed9854
    @hamdaahmed9854 Před 6 lety +13

    Qofkii 5aad😚😗😗kiin the best💖💖🙈🙈

  • @khalidshirwa7007
    @khalidshirwa7007 Před 5 lety +12

    Am falling in love with Somali music coz kiin jamac

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Před 6 lety +2

    Wlhy kiin jaamac waa legend afar bilood kadib soo eegay markay soo baxday kadib mise 1.2M views ku tagera my Legend singer Kiin jaamac yare

  • @amalmohamed661
    @amalmohamed661 Před 6 lety +5

    Wlhiy way ika gatantahy vive king jamac qofki iku racsan like plz

  • @miyaamixirsi9605
    @miyaamixirsi9605 Před 6 lety +13

    Abwaanka heestan sameyay aniga ka eraya mcn heesta dhan een een ayee ku dhamatay ragi ooyinta soo qada ka eraya wanagsan😎😎😎😎

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif701 Před 5 lety +4

    Kiin jaamac waa heego muuq dheer💖😍

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 Před 6 lety +6

    Been been ka baxay ayaanu maqalnay
    Imikana Een Een nookeentay
    GeesiyaD kiiN jamac😍

  • @khaalidabdiraxmaan8660
    @khaalidabdiraxmaan8660 Před 6 lety +10

    een een een... quruxda kiin jaamac mxaan ku tilmaama.
    boqorada fanka.

  • @nuriracheid1262
    @nuriracheid1262 Před 6 lety +21

    best 2018 kiiiiney love more uhayaaaa waqal studio ugudambeyn muqalki ugu fcn wakenten merci 👌

  • @kal-deeqcaddeh9267
    @kal-deeqcaddeh9267 Před 6 lety +3

    best song ever
    kiin jamac dHan walba wa ka dhameystiran tahey adina aad ba umahadsantahy muuqalkaga qurxoon waqal studio horey usoco💗💗💗💗💗

  • @ifkaxasan7433
    @ifkaxasan7433 Před 2 lety +2

    heestan ayaa isoo jiidatay laxanka waxaa saaray musharax madaxwayne ee Somalialnd Dr Cabdiraxman Cirro

  • @rashkamohamed5000
    @rashkamohamed5000 Před 6 lety +309

    Inta jiif ku dawaneysa biraaxa fadlan LIKE ISAARA BILAA CALEEK.👍

  • @maslahahmed7766
    @maslahahmed7766 Před 4 lety +17

    I am from from Bosnia nd I like this song Somalia ♥️🇸🇴

  • @duceysane-pp1vu
    @duceysane-pp1vu Před 6 lety +3

    waaw stylka ku jecladay qoftan inti xiseso kiin jaamc like isaara heeee

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 Před 6 lety +9

    Way kala kicinee video walibo kiin caadi ma ahan😂💯😘👌🏽❤️ waan ka dambeya cml

  • @Fagarpodcast
    @Fagarpodcast Před 6 lety +3

    *Waqal Studoi Muqaal shidan*
    msh Allah Thank you my Brother *Waqal Studio 👏*

  • @waayahaiftiinka57
    @waayahaiftiinka57 Před 4 lety +11

    2020 Een Een Intaa Daawanaysa Like Saar☑️

  • @AloneWalker13
    @AloneWalker13 Před 5 lety +28

    Kiin jama EN EN maku gursada kadib EN EN kadib cunug madhalna😂😂👍👍

  • @saffaomar2251
    @saffaomar2251 Před 6 lety +7

    5days ayaan CZcams ka waardiye ka ahaa
    Ugu danbeyn kiintayda wey iskeentay boqoradda stylka fanka kiin jama❤❤❤❤

  • @queenqadush5901
    @queenqadush5901 Před 6 lety +7

    Fanand Somaliayed fannda ugu stylka qurxan kiin jamac inta igu racsan like haiga ilobin👌👌👌👌👌❤

  • @najiibxidigaistelkaofficia7648

    Wx kle hees iga dheh inta reer xmr eh like isaaraa walayalow najiib xidiga istelka wye kiin jmc uhorey usco

  • @abdifitaahali5360
    @abdifitaahali5360 Před 6 lety +5

    Kiin jaamac 5sanno soo socoto,fanka xagga gabdhaha iyadaa Messi &CR7 ka noqon doonto oo wlhi ah ❤️✌️

  • @tajudinsultan9440
    @tajudinsultan9440 Před 4 lety +83

    I am oromo I like somalia music Oromo and somalia brother and sisiter

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 Před 4 lety +2

    Who is watching this song in 3-----8--------2020 Maftuux Cadceed qurxiyaha heeesaha🙌👍

  • @abdirzakkaahin4920
    @abdirzakkaahin4920 Před 6 lety +20

    Hawsho ha socoto Een Een Arageedii markaan arkey waan Asqoobay ✅👌🏽

  • @buqaarijaalle7861
    @buqaarijaalle7861 Před 6 lety +14

    Kiin bbe iga waal yaqe
    Fananada ugu shidan fananinta somalida👑📷💯🎤

  • @AT-wg1os
    @AT-wg1os Před 5 lety +30

    I love you KllN l am from Eritrea

  • @asoyusuf9745
    @asoyusuf9745 Před 4 lety +8

    2020 aan dawanya my fav song 🙌💕

  • @masudahmad7652
    @masudahmad7652 Před 6 lety +13

    Heesta ano dwanaya cmntiga akhrya yaa ila mida like ta igu qbo indeerow 😀😀 cdurkan wa fahmi wayee😀😀

  • @mustapheqaadiroproduction791

    AA Kiin Jaamac Maad Ii Gaysaanow😭😭🎶😘😘
    Style 100%
    Bodyga 100%
    Viva Naag Dhulpahantaa 🎵🎧

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Před 5 lety +2

    Kiiin Jaamac
    Waan iska taageeraa uun
    Inkastooo somalidu
    Faraha ka qaadi
    Laadahay hadana
    Waa gabar jirta ❤️❤️❤️☝🏻☝🏻💐♥️♥️😘😘😘😘☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻
    Eeen eeeen eeeen eeen

  • @nimaahmed3318
    @nimaahmed3318 Před rokem +1

    Absolutely waa fanaanad! 😍 Hollywood for sure

  • @maxameddahir3406
    @maxameddahir3406 Před 6 lety +8

    axsan heees shidan iyo muqaal shidan
    hadad love❤ku tay hablha somaliyed like ❤

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali Před 6 lety +73

    Yaa manta ila dawanaya farta taaga ☝️👍👍😉

  • @richardellington5315
    @richardellington5315 Před 5 lety +8

    Every song is awesome. I am absolutely thrilled to have here.

  • @ladaneladane3121
    @ladaneladane3121 Před 5 lety +2

    Kiin jmc style lgu ma garayn wyo wa qof yurup kudhalaty nice one song music

  • @yaasirkhalif7540
    @yaasirkhalif7540 Před 6 lety +14

    Nice song kin jamac wadkabaxsatay runtii 4.5 baan kudawanaya aldarodiyah subscribe isara wixi darood ah

  • @adnamo9091
    @adnamo9091 Před 6 lety +3

    Magnifique kiin 💋❤️🔥
    Super clip 🎬👌🏿

  • @MomtazNaser
    @MomtazNaser Před 18 dny

    Een een een dhaaftee asal dhaladoow mays aroosnaa❤

  • @farhia.Mohamed
    @farhia.Mohamed Před 5 lety +2

    Aragiisi ashqararay 😍🎵

  • @beerlulaaysha6011
    @beerlulaaysha6011 Před 6 lety +12

    Hees Somalı tii ugu shıdneed style 😍❤️🇸🇴

  • @fartun4992
    @fartun4992 Před 6 lety +3

    Hees heer sare iyo muqaal aan inaba caadi ahayn..😘😍thanks waqal studio

  • @BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi
    @BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi Před 2 měsíci

    Hees way dhaaftay 🥰

  • @sihamabdulle9278
    @sihamabdulle9278 Před 6 lety +5

    Like israaa because kiin jamaca wa habayarteda MCN 😂😄😘😘😘😁😋

  • @cambarodabshid7087
    @cambarodabshid7087 Před 6 lety +16

    Kiin jama yare quruxda fanka noolow darwisho 🔥❤️

  • @Mohamedsuldaan
    @Mohamedsuldaan Před 6 lety +164

    kiin jamac heestani way iga gadan tahayba ya igu raacsan MOHAMED ZULTAN From hargaysa cadey